Mar kasto xasuusi caruurtada ayadan لقد خلقنا الإنسان في أحسن تقويم Una sheeg inee ka nasiib nadan yihiin oo ey heystaan diinta saxda allene wax kasto inoogu sheegay qurankiisa ❤
Asc hooyo Habiba my Allah bless you and your family you are very simarre mama I’m very sorry hooyo I Live in Canada I’m from Djibouti 🇩🇯 My Allah give you protection you and your family be safe and happy I love you 😘 ❤😢
Sorry abaayo xabiiba❤ Waa xaqiiq cunauriyadda wadamada galbeedka. Ama tu dadban ama mid toos ah. Waa muhiim in caruurta la baraa inaysan cidna cid ka fiicnayn. Good job, qaali. Allaha nagu garab galo barbaarinta caruurta!
M.a m.a aad bn uxusuus ugalay allaha ku xifdiyo wll aabahay sidaas oo kale ayuu noo tar biyaynayay allaha iidaaye waa wakhti aan tamaniyo inuu mar isoo laabto lkn suuro gal maaha
Abaayo marka hore illaahay ha idiin xifdiyo abaayo dhullkan anaga ayaa nimid waxaa nagala raba dullqaad samir aad ayaan uga xumaday ereyga u yiri wiilka yar 😭😭😭habaryar waxaad tihiin illmo aqli badan allaah ha idiin daayo amiin yaa allaah 🌺🌺❤️
Ilmaha kuwa jiro ilmaha kale ku dhibateyo schoolka. Ilmaha wa in la bari inay is difican hadi kale markaste sidas ayey u cayayan. Macalin waxba kama qaban karo arinta. Dayer qofki ku dhaho dofor ha ku dhaho. Markay arkan inu is difaci karo ayey dhafayan saxibna la noqonayan. Macalin lo dacwodo waxba ma qabto ilmo is cayayo
Wxn xasusta ani oo meel kaam ah dagan dhawr bilood kahor in nin muslim sheganaya suriyan ah oo qiyasti 23-24 jir ah ani oo la fac ah uu maalin ani oo funaanad cad xidhan uu igu dhahay "wxd rabtaa inaad caddaan noqoto sidas ayd uso xidhatay funaanada cad, lkn ma noqonaysid madaw ayaad tahay..." Ani buuq dhan lama galin wxn ku idhi naftaada iskugu xishoo muslim ayd sheganaysaaye.. Hoyo xurmaysan ayd thy, alle hakula garab galo koriinka carruurtaas. Aamiin.
Kuwan sas le waye nag madow ah oo ninkega isla shaqeyan aya nag cadan ah aya wexey dhaxdey danyar aya ku egtahay marka shatoda rabi hana motiyo mar waliba iney niyada ka jibiyan aya isku deyayan
Ilmaha si kasta u warayso wax kasta oo lagu samaynayo ma fahmayaan daanyeer, xaar,iyo chocolate intaba waa loo isicmaalaa. School dhan ayaan ka saaray oo Islamic ayaan geeystay. Ilmaha wadankii hala geeyo seey u ogaadaan ineey dad identity leh oo meel kasoo jeeda u aqoonsadaan.
Wiilka waxa ku dhahda kii ku dhaho mardanbe danyer ba thy waxa ugu jawabta:( sidee ku garaty ina danyer ahy bcs adaa eh danyeer danyeerada way is gartaan)😂😂😂 cunugas bal car haso dacwoodo hhh toos bu uga haraa. Bar ini is difaacan. Ilaahy wu jecelyhy muminka xooga badan. قال رسول الله صلى الله وعليه وسلم:" المؤمن القوي خير وأحب الى الله من المؤمن الضعيف".
Mihim maha inad tijabiso waxas wayo ma ogid in ad adiga laftadu ku jirto cusurinimo wllo u tali caruurta oo gee dalkoda . Adigo wayn wali lamad kulmin qof indhaha kugu gubay
@@Umufarax2020Farax Soomaali cunsuriyad ka cabaneysa markaan arko waan iska qoslaa wallaaahi, Soomaali noole ka cunsurisan dunida kuma noola, Waddamada Yurubta aad nolosha wanaagsan iyo amniga ku heysataan ilaahay intaad uga mahad celisaan dadka aad la nooshihiin dhexgala oo wax la qabsada, Soomaalida ayaga ayaa dadki ay u yimaadeen iska faquuqa oo gooni u baxa dhibaatadana halkaas ayey uga timaadaa, Kenyada dariskeenna ah ee qaxootiga aan ku nahay maalin & habeen dadkoodi nasoo dhoweeyay ayaan cunsuriyeynaa oo "Adoomeey" aan ku heynaa markaas ayaan "Daanyeer" ayaa nala yiri ka ooyneynaa, What a joke.😂
Abyo sorry qurbaha iyo wadankaba wa same caruurta markasta wey la kulmi karaan kuwa niyada ka jabiya. Sida carurta dugsiga la dhigta ama schoolka macaliminta qaar. Oo dhahaya damiina tahay doqona tahay. marka anaga hadan hooyoyin nahay anaga ilmaheena kalsooni siin karna o bari karna qiimahoda
Beenta joji Somalida ayaaaba Cunsur ah ...Markaaa Ha aaminin CUNSURIYAD KALE ......Weligay Ma arag Cid somalida ka cunsuraysan Nin dhan ayuy Gubeeen😢Cunsuriyad Awgeed
Soomaali cunsuriyad ka cabaneysa markaan arko waan iska qoslaa wallaaahi, Soomaali noole ka cunsurisan dunida kuma noola, Waddamada Yurubta aad nolosha wanaagsan iyo amniga ku heysataan ilaahay intaad uga mahad celisaan dadka aad la nooshihiin dhexgala oo wax la qabsada, Soomaalida ayaga ayaa dadki ay u yimaadeen iska faquuqa oo gooni u baxa dhibaatadana halkaas ayey uga timaadaa, Kenyada dariskeenna ah ee qaxootiga aan ku nahay maalin & habeen dadkoodi nasoo dhoweeyay ayaan cunsuriyeynaa oo "Adoomeey" aan ku heynaa markaas ayaan "Daanyeer" ayaa nala yiri ka ooyneynaa, What a joke.😂
Is difaaca dheh hooyo hadey daanyeer ku dhahaan waxaa dhahdaa adigane faraanfar ama khansiir ayaa u egtahay dheh haba ka dacwoonina ee afkiina ku ciil baxa.
Wlhi gabadhaan waa qof aad u caqli badan oo istaahisho hooyonimada.waana qof cilmi leh bulshadana u faaideyso
Xapiipti ❤ ilmahaaga waa ilmo vcn alle hakuu dhaafo mshlh aniga xitaa waa kula dareemay markuu ku dhahaaye hooyo daanyeera thy ayee idhahde aniga xitaa waa is badalay wlhi Xapiipti 😢😢 lkn wadankaaga hooyo keenso afka hooyo haku bartaan nh io quraanka Xapiipti wax ku dhaamo mlhn Xapiipti ♥️🥺
Abaayo dadaal waad guulaysanaysaa fadhiya wadasheekaysiga ubadi
Mansha allah hoyo dadalaysa tahay diinta usheeg marwalba tusaale uga so qaado alle qurankisa waxa uu ku dhahay ( da'day waxa idinka abuurnay mid lab xagi iyo mid dhedig xageed waxa idinka yeelnay qaramo iyo qabiiloyin sidaad isku garatan ka idinku karaamo badan alle agtii midka idinku cabsi badn) madaw iyo cadan Allah aya wada abuuray mid ka sareya mid midkle majiro
Asc ilmaha dhis kalasoinida naftooda kuqabaan waa caruur kuligood waa lasaxibidooinan hamurugoon
Mar kasto xasuusi caruurtada ayadan لقد خلقنا الإنسان في أحسن تقويم
Una sheeg inee ka nasiib nadan yihiin oo ey heystaan diinta saxda allene wax kasto inoogu sheegay qurankiisa ❤
Masha alh tabarakalah alh kuxifdiyo abyo cruurta
Walhi qalbiga ayaa i xanuunay. Allah ha idin xifdiyo Owlaada.
Mashaa alah markee macalimad ku dhasho waa saas ❤ guuleesta sharta gaalada alaha idinka ilaaliyo 😢
Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu.
Waa arrin murugo leh.
Ilaahay qurbaha ha inaga soo ururiyo.
Eebe qalbiga ubadka ha inoo dhowro.
Alxamdulillaah calaa nicmatil islaam
Hooyo ku dayasho mudan baa thy abyo m.a allaha ku xifdiyo adi iyo ilmahaaga 🎉❤🎉❤❤🎉🎉🎉❤ we love my sister waa aduunyo ku sabi abyo mcnto
Wlhi anoo ciyaal aheyn oo 18jir ah ayaa wax kaa faaiday ma tihid hooya kaliya macalimadna wAa tahy mashaa allaah ❤️❤️❤️❤️❤️
بارك الله فيك انتي شخص اراك انك تعرف سيكوليجه ❤
Masha ALLAAH ALLAAHA kuxifdiyo carurtada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxan umada muslimka kulatalinlaa inay iyaga iyo ubadkooduba diinta bartaan intay waxan iskadayaan wanala takooray iyo wanalacayay ma soomali isamaanta oo waxa isu ogol ayaa jirta inyar oo allah unaxariistay mooyee allah kalaamkiisa barta oo ku dhaqma waxa haku mashqulinee ❤❤ guul ayaa idiin rajaynayaa hadalka dadku idinma dhibaayo hadaa dad allah ku xidhan noqotaan 😢 maxna maidiinsamaynayo
Masha alaah ilma fiica. Ayaatohiin. Habo. Hooyo. Usheega. Wax kas ta aad lakilan taan ayagaaa faran far. U eg dunida wiil. Kaa qur xan. Majoogo. Maasha alaah
Asc hooyo Habiba my Allah bless you and your family you are very simarre mama I’m very sorry hooyo I Live in Canada I’m from Djibouti 🇩🇯 My Allah give you protection you and your family be safe and happy I love you 😘 ❤😢
Hooyo fican tahay wallha mnshallha alle cimriga ha ku dheereyo ❤️❤️❤️❤️
😭😭😭😭😭😭😭waa xanuun wa runta abayo
Masha allah alle ha idin barakeeyo
masha Allah❤❤❤❤
ومن ءاياته خلق السماوات والأرض وإختلاف ألسنتكم والوانكم
Waxa kamida ayadaha illahey aburka samawadka iyo dulka iyo kaladuwananta luqadahina iyo nocyadina
Allah haidingarabnoqdo wllo
Abaayo ilmaha la sheegeso markasta ee school ka ka imaadan qalbiga ayey ka hadlan wllhi markay wax ku sheegayan sheegada u badi😢
Love you all habo be strong 💪
Waana ka xumahay in ilmahaaga la cunsiriyeeyo
Abayo sabar habibo cadow
allaha ku xiftiyo adiga caruutaba
Abaayo alle ha ka qabto cadoga
MashaAllah xabibti shukran ❤❤❤❤
Sorry abaayo xabiiba❤ Waa xaqiiq cunauriyadda wadamada galbeedka. Ama tu dadban ama mid toos ah. Waa muhiim in caruurta la baraa inaysan cidna cid ka fiicnayn. Good job, qaali. Allaha nagu garab galo barbaarinta caruurta!
Taas waa xaqiiq macalinka ayaa cunsiriyaynaya xataa si toosna ma ahan.
Jazakallah qeyr
Waa tijaabo aad ufiican
Abayo allah haidin xafido ❤❤
ماشاءالله عائلتك يت حبيبة
Abaayo Waa Kula muruguudi
Masha allah horay usoco hubby Addow ❤
Allah ku xifdiyo adiga iyo caruurtaada abaayo
Wll sheekooyinka noosoo badi iyo casharada tarbiyada
M.a m.a aad bn uxusuus ugalay allaha ku xifdiyo wll aabahay sidaas oo kale ayuu noo tar biyaynayay allaha iidaaye waa wakhti aan tamaniyo inuu mar isoo laabto lkn suuro gal maaha
Abaayo marka hore illaahay ha idiin xifdiyo abaayo dhullkan anaga ayaa nimid waxaa nagala raba dullqaad samir aad ayaan uga xumaday ereyga u yiri wiilka yar 😭😭😭habaryar waxaad tihiin illmo aqli badan allaah ha idiin daayo amiin yaa allaah 🌺🌺❤️
بارك الله فيك وفي عائلتك❤❤❤❤❤❤
Wlahi Aniga xitaa waan weydiiyay sedaäxä ciyaaälkeegaä ah labo cadkee dhaheen Midna waxa uudhahay isku mid waaye lkn abaayo cadka ayaa badanaa la arkaa
Sorry xabbti allaha kula xafido caruurta
Habaryar labo baaqule inaa kukala shubtid ee aheed maadaama ilmo fahansiineesid
Wll Qof caqli iyo kartoi isku darsatay ayaad tahay .
Ilaahay ha kula qabto hawshaa qiimaha badan ee hooyo macalimad, dhakhtar maskaxeed, iyo qeybo kaloo badsn isugu jurta.
Ilaahay korrinta ubad myslimiin ah oo qawiya Eebe ha inoo fududeeyo dhammaanteen. Mahadsanid wll.
جزاك الله خيرا
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Sorry abaayo😥😭
Mansha allaah tabaraka llaah xbbti
subxaanaAllah my Allah protect all our kids of Muslim aamiin
Qalbigaa ka oyay😢haboo be strong inshallah emontional weye videoga
Masha Allaah waa caadi waxa dhacaya wax Aad u xun haka soo qaadina ee ilmaha bara Aqligooda isticmaalaan iyo Afkiisa inuu isku difaaco bara caruurta iney hore uga socdaan Aniga 30 sano Ayaan ku noolahay Yurub waana ku dhaley waxaad ogaataan waalidiinta Anaga gaalo u imaaney isku daya inaad xalinkarto dhib walbo oo kugu soo wajaho inshallaah Qeer Ayaan idin rajeenaayaa Mahadsanid ☀️🌻✨
Haa waa sx inee isdifaacan inla baro gabadheyda waxee dhihi jireen brown ayaa tahay xaarka cml waxee dhiga jirtay xanaano Turki iyo carab u badan waa dhibsatay waxee I dhahday hooyo yaa brown ka iga dhigay oo iyaka cadaan ka dhigay waxaa dhahay illaahey waxaa nahay soomali african hada ka dib dheh african ahay waa na ku faraxsanahay illaahey I siiyay idinka doofar u ektihiin cadaanka doofar cml waaye dheh wllhi waa dhahday waxee dhaheen doofar xaaraam waaye ha na dhihin muslim nahay waa necibnahay uf waaye maalintii kale iyadoo faraxsan ii imaaday waa ka badi yay dhahday doofar hadaa dhahay waa yaaben
@@fahimomohamed8261 Masha Allaah Adiga gabadhaada subax walbo Dhiiri gali ineytahay gabadha Aduunka ugu quxur badantahay ugu karakeeda Aduunka laheli karin ugana caqli babadan tahay Adigana Abaayo ha fiirinin ciyaalka kale ee Ajanabiga Ah caruurtaada maskaxiyan u dhis taada uun fiirso 😊☀️🌻✨
@@fahimomohamed8261😅😅😅 way ka reysey
Kkkkkkkkkkkk sas waye qofkii kud ku dhaxo wa inaad kir dhaxdo
Been mahan kalmadan xanun waaye alah no xifdiyo 😢 inshalah kheyr
Masha allah
Subxaanallaah yurubtaan baas dhib baa yaala ilamaha yaryarka ah ilaahay ha ka badbaadiyo cunsuriyada gaalada
Somliya mark qabiil iyo suuradii Allah abuury dadka lagu caaynayo cunsurinimo ma ahan miyaa😂
@@MahaAbukar wa 2 dal oo kala dabci iyo dhaqan duwan 90% baa noo fiican 10% baa Naga xun
Yagana 90% baa ka xun
Dalkaga ilmaha keenso meeli kagama fiicna
Sorry hoyo mcn😢😢😢
Asc abayo wahadehey carurtada muslin ayatahe kuwasne gal waye
This is make me cry😢😢lkn wxn meelkasty ka dhacan wax wayn ha uqadan byo aduunkaba sidan iska ah
Mashaa Allah
Hbo xbbibo gabadh yar bn ahay ma guursan wax ilmo Hana mahaysti lkn dareen hooyonimo oo qurux badan bana kaa dareemayaa danke hbo casharo badan baad nasiisaa❤
Abyo habibo wlhi ani xta wan ka xumaday inaa maqlo plz wlshey mrkey scholka ka imaden wareso ilmaha m.a wey qalbi wanagsan yahiin
😢😢😢
anaayo ilmahaaga halmar ha iskasoo wada dhigin
Abayo ilahey haidin sacido
Good mother❤❤
Ilmaha kuwa jiro ilmaha kale ku dhibateyo schoolka. Ilmaha wa in la bari inay is difican hadi kale markaste sidas ayey u cayayan. Macalin waxba kama qaban karo arinta. Dayer qofki ku dhaho dofor ha ku dhaho. Markay arkan inu is difaci karo ayey dhafayan saxibna la noqonayan. Macalin lo dacwodo waxba ma qabto ilmo is cayayo
School abaayo ka saar wilka qalbiga ayaa ka dhacayaan Subxanallah
Mashallah tabarkallah ❤
Waxba kaama galin walashey afkiisana danyeer Kuma noqoneesidadiga haqanaaqin waxbarta inta ay yaryihiin hadey weymaadan dal weyleeyihiin alxmd dhahaha kaciro is adkee
😢😢😢😢😢
Abaayo ha ooyin waxaad tahay hooyo adag oo aad u fiican ilaahey hano xafido ilmaha sorry abayo inaad ilmeyso uma qalantid ❤❤❤❤❤ ich liebe dich
Subxaanallah ❤❤❤
😭😭😭
Wada madan qalbi jab😢😢😢
Asc 😢😮😢❤
Wxn xasusta ani oo meel kaam ah dagan dhawr bilood kahor in nin muslim sheganaya suriyan ah oo qiyasti 23-24 jir ah ani oo la fac ah uu maalin ani oo funaanad cad xidhan uu igu dhahay "wxd rabtaa inaad caddaan noqoto sidas ayd uso xidhatay funaanada cad, lkn ma noqonaysid madaw ayaad tahay..."
Ani buuq dhan lama galin wxn ku idhi naftaada iskugu xishoo muslim ayd sheganaysaaye..
Hoyo xurmaysan ayd thy, alle hakula garab galo koriinka carruurtaas. Aamiin.
It’s too hard in ilmo dhisan laga sosaro qurbaha 😢
Abayo amus hauyin Wlh wakula oyay ilahy waxan kaga barya inaysan qalbi jabkas idinku sonoqon 😢
Sorry 😢
😢 sory
Abyo ha murugoon waxathy hooyo karti leh sidookale ilmahgana wa ilmo wax fahmaaya marwalba diinta barashadeeda kula dadal siiba tafsiirka quraanka sababtoo ah illhey baa quranka noogu sheegey biniaadamka waxeyihin wixii lga abuurey Iyo in midwalba midka kle inuu uka fiicanyahey eytahy dhawanshaha iyo xiriirka uulaleeyahey allhihi abuurtey .marka abyo diintooda kula dadaal kudhihlhaa , illhyna hagula garab gallo.mahadsand
Abaayo 2ayad iyo 1siiro ayaa loo shidaa habeenkasta sifiican ayey fahmayaan abe iyo hooyaduna ay qoraan suaalo jimcada ayaa laga jawaabaa
❤😢
Somalidii baa calorkooda ka Carrara oo nin iyo naagba is cadeeyey😢iyagoo wadankii jooga taas ayaa muruugo ah wlhi😢
Kuwan sas le waye nag madow ah oo ninkega isla shaqeyan aya nag cadan ah aya wexey dhaxdey danyar aya ku egtahay marka shatoda rabi hana motiyo mar waliba iney niyada ka jibiyan aya isku deyayan
habartiina danyeer ah inuu dhoho bar😂 adigana jini u egtihiin maa bartitoiii
Jarmal aan ku noolahay cunsurinimo lama kulmin taasi waa riyo.
😂❤❤❤❤❤MashaAllah
Ilmaha si kasta u warayso wax kasta oo lagu samaynayo ma fahmayaan daanyeer, xaar,iyo chocolate intaba waa loo isicmaalaa. School dhan ayaan ka saaray oo Islamic ayaan geeystay. Ilmaha wadankii hala geeyo seey u ogaadaan ineey dad identity leh oo meel kasoo jeeda u aqoonsadaan.
Wiilka waxa ku dhahda kii ku dhaho mardanbe danyer ba thy waxa ugu jawabta:( sidee ku garaty ina danyer ahy bcs adaa eh danyeer danyeerada way is gartaan)😂😂😂 cunugas bal car haso dacwoodo hhh toos bu uga haraa. Bar ini is difaacan. Ilaahy wu jecelyhy muminka xooga badan.
قال رسول الله صلى الله وعليه وسلم:" المؤمن القوي خير وأحب الى الله من المؤمن الضعيف".
Haku celiyo adaa danyeer iyo doofarba ah hasoo dacwoodan adi halagu woco marka waxaas dhibmaleh
Mihim maha inad tijabiso waxas wayo ma ogid in ad adiga laftadu ku jirto cusurinimo wllo u tali caruurta oo gee dalkoda .
Adigo wayn wali lamad kulmin qof indhaha kugu gubay
Kow wll kibirbaad la ooyeysaa
Waayo markaad Gaalo diin iyo dhaqan aanay wadaagin adaa ugeeyey Haday run kaatahay
Soowad ciyaalka oo keen soomaliya
Soomalida wax ka cunsurisan majiro😂😂😂
Wadankiina kaalaya ma cunsurinimaa
Wadankiina kaalaya ma cunsurinimaa
@@MahaAbukarabsolutely runbaa sheegtay
Sorry abyo kulamid baa nahay 😢
Maxaa waye abayo mafahmin 😮😊
Maad iskaga soo guurtaan walaalo wadanka Gaalada irzaaqadda ilaahay ayaa hayo meel
Kastaad ka heleysaane maxaaa idin badan dulliga & ooyinta?
@@HamzaMalik-ez4rosaid waye Germany wadankan dadka kunol dhan kuwa udhashay iyo kuwa yimi wacunsuruyin Malin waliba nacunsiriyeyaan waan nacay
@@Umufarax2020Farax
Soomaali cunsuriyad ka cabaneysa markaan arko waan iska qoslaa wallaaahi, Soomaali noole ka cunsurisan dunida kuma noola, Waddamada Yurubta aad nolosha wanaagsan iyo amniga ku heysataan ilaahay intaad uga mahad celisaan dadka aad la nooshihiin dhexgala oo wax la qabsada, Soomaalida ayaga ayaa dadki ay u yimaadeen iska faquuqa oo gooni u baxa dhibaatadana halkaas ayey uga timaadaa, Kenyada dariskeenna ah ee qaxootiga aan ku nahay maalin & habeen dadkoodi nasoo dhoweeyay ayaan cunsuriyeynaa oo "Adoomeey" aan ku heynaa markaas ayaan "Daanyeer" ayaa nala yiri ka ooyneynaa, What a joke.😂
Abyo sorry qurbaha iyo wadankaba wa same caruurta markasta wey la kulmi karaan kuwa niyada ka jabiya. Sida carurta dugsiga la dhigta ama schoolka macaliminta qaar. Oo dhahaya damiina tahay doqona tahay. marka anaga hadan hooyoyin nahay anaga ilmaheena kalsooni siin karna o bari karna qiimahoda
Beenta joji Somalida ayaaaba Cunsur ah ...Markaaa Ha aaminin CUNSURIYAD KALE ......Weligay Ma arag Cid somalida ka cunsuraysan Nin dhan ayuy Gubeeen😢Cunsuriyad Awgeed
sorry siz ❤
Soomaali cunsuriyad ka cabaneysa markaan arko waan iska qoslaa wallaaahi, Soomaali noole ka cunsurisan dunida kuma noola, Waddamada Yurubta aad nolosha wanaagsan iyo amniga ku heysataan ilaahay intaad uga mahad celisaan dadka aad la nooshihiin dhexgala oo wax la qabsada, Soomaalida ayaga ayaa dadki ay u yimaadeen iska faquuqa oo gooni u baxa dhibaatadana halkaas ayey uga timaadaa, Kenyada dariskeenna ah ee qaxootiga aan ku nahay maalin & habeen dadkoodi nasoo dhoweeyay ayaan cunsuriyeynaa oo "Adoomeey" aan ku heynaa markaas ayaan "Daanyeer" ayaa nala yiri ka ooyneynaa, What a joke.😂
Daanyeer qofkii ku yiraahdo Doofaar le la dhaha😅Aniga daanyer adiga doofaar,
Is difaaca dheh hooyo hadey daanyeer ku dhahaan waxaa dhahdaa adigane faraanfar ama khansiir ayaa u egtahay dheh haba ka dacwoonina ee afkiina ku ciil baxa.
😂😂😂😂
@@umumascuud3307 😂😂😂 sidaas hadaan la yeelin walaahi bani aadamka dhabarkey kaa korayaan aniga turkiga daganahay waxaas iyo ka daran baan la kulannaa laakiin bannaanka isma marinay.
@@d.c.m.m1338 sax faranfar baa ku qoslay hhh
Saan cilmi maahan qoftan dadka yeesan waalin dooq waaye kalarka ok dadka markay dharka soogadanayan midabka ayaa doorta dadka cadaanka ah badankooda dharka midabka madow ayeey iibsadaan marka qoftan cilmi meesha kuma hayso
Waxa laga hadlayo maadan fahmin rali noqo