HABENKA AROSKEEDA GABAR MEY NOQON KING CK REACTION

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 328

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  ปีที่แล้ว +213

    Guys cilad yar Ayaa jirta like hanaga iloowina thanks all

    • @aminaabdulahi4321
      @aminaabdulahi4321 ปีที่แล้ว +3

      Eweeer waaye😂😂😂😂

    • @Fatima-ff-e
      @Fatima-ff-e ปีที่แล้ว +1

      Ck caawinaad aakaa rawaa

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 ปีที่แล้ว

      Welcome back again legend hore usoco legend ck king 🤴 ❤❤

    • @nasraisir2993
      @nasraisir2993 ปีที่แล้ว

      Ck iyo azxabtisa please 🙏 😢 10 dollars 💸 igu cawiya

    • @ummuintisaarchannel3655
      @ummuintisaarchannel3655 ปีที่แล้ว

      Kin ck gawar walasha ayan ahay sher isamey youtub cusob ayan ahay icawe

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 ปีที่แล้ว +106

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤❤❤

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud ปีที่แล้ว +115

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxriista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanaheena 💞💙🕋

    • @Stvrrlight123
      @Stvrrlight123 ปีที่แล้ว

      Salalahu Calayhi wasalam ❤

    • @fadumomohamed1143
      @fadumomohamed1143 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @sabnaqurux6710
      @sabnaqurux6710 ปีที่แล้ว

      Scw❤

    • @sucaadofaarax4207
      @sucaadofaarax4207 ปีที่แล้ว

      Sallallaahu caleyhi wasallam

    • @mariizaofficialchanel8503
      @mariizaofficialchanel8503 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @khayrjecel-yt5lj
    @khayrjecel-yt5lj ปีที่แล้ว +18

    Hhhhhhhh Waxaan aad uga helay sida uu CK u wareysanayo family gan iyo hadana siduu ugu garnaqayo , Expert reaction.

  • @ismaacildhure951
    @ismaacildhure951 ปีที่แล้ว +39

    Hadaad u jeedo magaca nabigeen Mohamed ku salani
    🧡🧡🤲🤲🧡 like saar ❤🤝🤝🤝🤝🧡🤲🤲🤲🤲

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +9

    Ck wa ka helaa reaction kaaga qosol miiran baa tahay keep going bro and wellcome USA 🇺🇸

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 ปีที่แล้ว +35

    One of my favorite TH-camr somalia King ck Happy to see you back brother the goat of social media 🤜

  • @AxmedMoola
    @AxmedMoola ปีที่แล้ว +15

    THE ONE AN ONLY LEGEND KING CK KEEP GOING ❤

  • @4429
    @4429 ปีที่แล้ว +14

    the legend is back 🙌 ❤

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr ปีที่แล้ว +19

    Allaahuma salicalaa muxamad wacalaa ahlihii wasacbihii wasalam yaa xabiibullaah waa ku jcllhy❤❤❤❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 ปีที่แล้ว +14

    Hhhhhh ck walalkey waa iga qoslisay saa ubooday qeeylada kowad iyo muufada mugdi ku cuntay 😂😂😂

  • @mustafeabdilahi132
    @mustafeabdilahi132 ปีที่แล้ว +7

    The legend is back back 🙌

  • @cadecali6243
    @cadecali6243 ปีที่แล้ว +10

    Sxp sharafteda wa sharafteyda it’s ok wa u ceeb Qarin laha ❤️🐐

  • @abdirazak2229
    @abdirazak2229 ปีที่แล้ว +5

    King of reaction is back🎉🎉🎉🎉

  • @alaabhagio
    @alaabhagio ปีที่แล้ว +2

    Goatka of social media
    @king ck

  • @Young_qani
    @Young_qani ปีที่แล้ว +11

    Welcome back ayaantan ma qoslin wlh sxkeyow 😂😂

  • @ayaanmuhiyadiin8115
    @ayaanmuhiyadiin8115 ปีที่แล้ว +13

    Filmaka adaaba i fahansiiyay wllahi ck isn't easy 😂

  • @abdulahiyahyeshilal9970
    @abdulahiyahyeshilal9970 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂😂 shuunka lagaa xiiir aan ku qoslay king ck 👍

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry ปีที่แล้ว +12

    Good morning neighbor have a great day 🥰👑🤚🏼
    Sad story 😢

  • @aliabduqaadirmohamed8788
    @aliabduqaadirmohamed8788 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi wan rafty 😂😂😂😂ck umadena ma tihid 😂

  • @AadanDalangax-qc4zd
    @AadanDalangax-qc4zd ปีที่แล้ว +7

    Gabadhii gabartaan ookale ah oo comment gayga aragtay love iisaar😂😂

    • @quenwafa7790
      @quenwafa7790 ปีที่แล้ว +1

      Afar dhana like sare secml 😂

  • @dirsheyare2006
    @dirsheyare2006 ปีที่แล้ว +35

    Somaliyey ajnabi miyaad lahadleysan English kaan kumeel gaarka naga daafa 😂

    • @ifraahcige5750
      @ifraahcige5750 ปีที่แล้ว +1

      Malaybtay melabadan ayanku arka wxn isidha dadka lalahadlaya somali maha miya

    • @husseinmalyun8843
      @husseinmalyun8843 ปีที่แล้ว

      Bisinka maxa qaldan

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed ♥

  • @ahmednour7560
    @ahmednour7560 ปีที่แล้ว +5

    Wxan ku qoslay kamal baqsan layabanen hadane dhimashaa 😂😂 ar ck umadena ma ahan 😅

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial ปีที่แล้ว +6

    Yaaaaa another level😂😂😂😂😂

  • @maxameddhaqane1515
    @maxameddhaqane1515 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂ck reactionkaga another level ayuu ahaa

  • @LajanYuukazi-nm5kb
    @LajanYuukazi-nm5kb ปีที่แล้ว +7

    Kusali nabi muxamed sallahu calehim

  • @CimraanXuseen-ms5kw
    @CimraanXuseen-ms5kw ปีที่แล้ว +1

    Midka mid aha TH-cam kii u gufcn oo nolasheyda aan arko wlhi qof kulamid ah maba arkin king ck cadi matihid sxb hore u soco

  • @ahmedaden9596
    @ahmedaden9596 ปีที่แล้ว +3

    King of reaction is back, but i have one opinion if you take it, just do some renovation of your background. It is not badd, but make some arrangements of changing it,

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +6

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @profalcadaala
    @profalcadaala ปีที่แล้ว +12

    1Asc all❤🎉🎉 hadaad fariintan aragto fadlan noo cimamad oo ku soo biir janaalkan waxan soo wadnaa Qisooyin iyo sheekooyin ku xiiso galin doona insha Allah

  • @Xanfresh7
    @Xanfresh7 ปีที่แล้ว +4

    what a short movie thanks for you reaction king ck

  • @maxamedipraahim455
    @maxamedipraahim455 ปีที่แล้ว +3

    the best you tube king 👑 ck ❤

  • @abdjrtheintertainer6589
    @abdjrtheintertainer6589 ปีที่แล้ว +5

    THE ONE AND ONLY THE GOAT🐐

  • @nuurmaxamad2182
    @nuurmaxamad2182 ปีที่แล้ว +1

    Mas kiinka sokortaa kukacde kulahaa😂😂😂😂ck waakuwataa walhi 😁😁😁qosolka iga dhameyse😂

  • @Babnz
    @Babnz ปีที่แล้ว +6

    Reaction gacana kugu taagay wlhi 😂

  • @simansoomaali3756
    @simansoomaali3756 ปีที่แล้ว +2

    ck reaction kadaa film ka i jeclesiyay keep going

  • @msszakiya
    @msszakiya ปีที่แล้ว +2

    War ck cadi a gabadha uga jaftee 😅😅😅

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 ปีที่แล้ว +4

    fatax naag hoosteed lee usheeg, horumar kale majiro😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 ปีที่แล้ว +5

    Qofki iso booqda wan uso celinaya inshaAllaah❤❤️❤️❤️❤️

  • @waxiidocumarcusmaan6649
    @waxiidocumarcusmaan6649 ปีที่แล้ว +7

    Ck waa iga qoslisey wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @huskapoy1856
    @huskapoy1856 ปีที่แล้ว +3

    King of reaction wll tageero kuu ahay🙏🖤

  • @WllLHGHG057
    @WllLHGHG057 ปีที่แล้ว +3

    Kamal baqsana ukene hadana dhimasha kulaha CK isbak😅😅

  • @sahra-yb4on
    @sahra-yb4on ปีที่แล้ว +4

    Asc abowe ck waxan kacod sana ina hal talefan igado wlhi mid halesan iska wataa mana awodo ina goto abowe ilahey darti igu gad wlhi manta mahesto hoyo iyo abo igada anigana ma awodo ina gato abowe wa codsi wll nimo igad abowe isoo jawaab

  • @abdijabarshimoyali7409
    @abdijabarshimoyali7409 ปีที่แล้ว +5

    Talliye Gym bilawdey wakuarkooyna 😅

  • @user-uk4qy2uh8i
    @user-uk4qy2uh8i ปีที่แล้ว +2

    Abti I miss you waa gabar marexaan oo abti utahay jah😢❤

    • @shadiafuad
      @shadiafuad ปีที่แล้ว

      Abaha waze qabilka mesha kala tag😂😂😂

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 ปีที่แล้ว +3

    good reaction king ck ❤

  • @almubarakherbal7067
    @almubarakherbal7067 ปีที่แล้ว +2

    Xaa ,lafahma adhaa mufada mugdiga ku cunaay legend ck 😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @user-oy7wb1ii4k
    @user-oy7wb1ii4k ปีที่แล้ว +4

    King 👑 best somali reaction😊

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein3899 ปีที่แล้ว +8

    Aniga gabar garoob aan ka jeclahay xaa igaliyey wareer iyo stress

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

      heee mara maa wadataaa 😮😮

  • @engmaahir8408
    @engmaahir8408 ปีที่แล้ว +6

    7 cisho ayaan lacagtii kasoo saari lahaa waan fasaxi lahaa wllhi😂

    • @abdialiyarow
      @abdialiyarow ปีที่แล้ว +3

      Waxaa la dhahay iskaabulo naagtiisa wey furanthy 😁😄😁😁😁😁

  • @Khadijo-oz4yp
    @Khadijo-oz4yp ปีที่แล้ว +3

    King ck qofa aad u tageero❤❤

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi ปีที่แล้ว +2

    King Reaction❤✌️🥰😍

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +5

    Waa funny 😆 tahay 😊king 🤴 ck

  • @cabaazcabdi3605
    @cabaazcabdi3605 ปีที่แล้ว +2

    King ck waa fani walaahi 😂😂😂

  • @lulali6059
    @lulali6059 ปีที่แล้ว +4

    Ck somalida lee gadaal ka bixiyaan meherka. Lakin meher ka gabdha ee laga soo gaarey sunida nabigeena salallahu caleeykum uu dhahay meher ka siiya gabdhaha giursaneeysaan u hormariyaa habeenkii ugu horeeyo ama markuu nikaaxa dhaco ka bacdi meherka siiya. Lakin somaliyoow markuu furo ayuu meher ka bixiyaa ama asigoo xoog looga qaadayo ama deen ahaan ayuu u bixinayaa🤣🤣🤣🤣.

  • @hayatttali
    @hayatttali ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂 alla soo yirah🤣😂😂😂

  • @mursalxariir1603
    @mursalxariir1603 ปีที่แล้ว

    Run ahaan tii inmuda ah ayaan iloowsanaaa inaan jiliin dawanaayo o dhab ayaan moodaayey ck had iyo jeer wadku mahadsan tahay

  • @guuleedguuleed1811
    @guuleedguuleed1811 ปีที่แล้ว +1

    Igadaaya ciyaarta

  • @AYuuBIBrahImMoHaMEtt-b1z
    @AYuuBIBrahImMoHaMEtt-b1z ปีที่แล้ว +1

    Nio xafadooda ucelina pilahiye garoonkii kolis intaa ku dheeĺo la ima eedèn karee😅😅😅😅😅😅

  • @maxamuudcamir3967
    @maxamuudcamir3967 ปีที่แล้ว +7

    ᴋɪɴɢ ᴄᴋ ᴡᴀᴀɴ ᴋᴜ ᴡᴀᴛᴀᴀ ʙɪɢᴀ ᴛᴀɢᴇᴇʀᴏ ᴡʟʟᴋᴇʏ ʀᴇᴀᴄᴛɪᴏɴᴋᴀᴅᴀ ᴀɴᴛʜᴇʀ ʟᴇᴠᴇʟ ᴡᴀᴀʏᴇ ɢᴜᴜʟᴀʏsᴏ ᴍᴀʀ ᴡʟʙᴏ ❤

  • @Smile-bm3lf
    @Smile-bm3lf ปีที่แล้ว +1

    sharmake ani waku jeclahy
    ck. shuunka halaga xiiri wayo😂😂😂

  • @walalnaxariiz7318
    @walalnaxariiz7318 ปีที่แล้ว

    Wlhi Hbnkeyga ii Nuurisey King Ck
    Respect
    😂😂😂😂 Muufadi apa Mugdi ku Cunte xaala fahma marka kulaha.mmm😂😂

  • @user-shadia143-sharaph-2
    @user-shadia143-sharaph-2 11 หลายเดือนก่อน

    ZhpoW erayadaada controll please lkn funny tahy😂 bye

  • @SaSa-jr5re
    @SaSa-jr5re ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk
    Gabdhaadii ma sheegtay sheekadan meel meey u socotaa

  • @abdiasiisahmed4811
    @abdiasiisahmed4811 ปีที่แล้ว +1

    Inta kama sheegaayi waaba sheegtee 😂😂😂

  • @KingJamaL777
    @KingJamaL777 ปีที่แล้ว

    10k isii gabar yar ayaan ku gursanaa adigana kuma furaayo welcome dhihi lahaa

  • @abdikarimahmed444
    @abdikarimahmed444 ปีที่แล้ว +3

    flimkan xagee laga daawana

  • @abdiqaadirahmed144
    @abdiqaadirahmed144 ปีที่แล้ว +3

    Walalka ck sidee loogu fahmaa iney thy holof holof 😃😃

  • @مريممريم-ح2ق
    @مريممريم-ح2ق ปีที่แล้ว +2

    Keep going wll ❤❤

  • @shukridaud5736
    @shukridaud5736 ปีที่แล้ว

    Filimka adaa idawasisay wlee maba dawani. Awalkii hore ❤

  • @abdiraxmanmaxamuudMaanka-wr7uj
    @abdiraxmanmaxamuudMaanka-wr7uj ปีที่แล้ว

    Filmkan waa taarikhdisa king ck lagend waye manaal gabar maysan eheen nh king ck 👑 lagend

  • @liipaastoofficiall3537
    @liipaastoofficiall3537 ปีที่แล้ว +2

    Film kiyaa cadi igaaga gaday 😂❤

  • @hanadxaji3268
    @hanadxaji3268 ปีที่แล้ว +1

    Arya Udaxayow Dhub madnida.
    Mufadi Aya Mugdi kucuntay Kula Haaa😂

  • @yousuph6329
    @yousuph6329 ปีที่แล้ว +2

    Markan guursanayi haaskeyga in gabar ahed in kele maba ogi walahi

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂Wlhi one of my relative/friend oo back home jiro told qisadan oo kale iney Soo martay!!! Kulaha Feer Sidan ugu waday baan aniga na dul suuxay🤣🤣🤣Marka she was lucky Hadey ka badbaaday….Miyir Bey la tagtee meeday aysan ka dhicin kkkkkk!
    Hora waxa loo yiri Gud qiyaano ha qodin ku dhici dontaa mooyiye….Amazing Movie👌💯

  • @sharifmaxamad1801
    @sharifmaxamad1801 ปีที่แล้ว +2

    filinka adaba na liqsiiyey wiliba wa nagasii qoslisey mahsanid

  • @abdijoker3292
    @abdijoker3292 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂 ma nooli ck you are not easy 😂

  • @maxamedipraahim455
    @maxamedipraahim455 ปีที่แล้ว

    Best you tuber king 👑 ck

  • @mohanadofficial6959
    @mohanadofficial6959 ปีที่แล้ว +1

    Kings of reaction

  • @lulali6059
    @lulali6059 ปีที่แล้ว

    Mac sonkor , quf waliba ee qayaano quf bina aadan ah asigana ama iyadana waa la qayaanayaa. God sireed ha qodin ku dhicidoontiyee ma ogid🤣🤣🤣🤪👍👍👍. I like the the short film.

  • @mohanadow5995
    @mohanadow5995 ปีที่แล้ว

    Aniga wa iska xumesanlahaay😂😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +1

    BALAAYO KUKUFSATEY. GABAR BEYL. NIN SOOMAALI. ILAH. WAAAG. HANI. TUSO😊😊😊😊

  • @shariifmaxmuud-t6f
    @shariifmaxmuud-t6f ปีที่แล้ว

    king ck arintaan gabdho badaneey heysataa oo bikro aheen 5 gabaraa arkay wax i celiii malahn

  • @user-mf1mz9xz9x
    @user-mf1mz9xz9x ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaw anigoo really game ciyaarin ha,idin xanuun waaye😂😊

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

    Aroosadkasto habeenkeeda waa naxdaa waana xishootaa kuwa hada meelaha kaniikinaayo oo xishooneyn aaba kayaabee mase horee leysku soodubtay

  • @abdirahmansaxane1005
    @abdirahmansaxane1005 ปีที่แล้ว +1

    Eber waaye😂😂😂😂😂

  • @khadiijo7099
    @khadiijo7099 ปีที่แล้ว

    Subxanallh xishood malahan miyaaa diintiina ilaliyah

  • @FarxaanGaawe
    @FarxaanGaawe ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂 5:47

  • @hadiyoshakai9317
    @hadiyoshakai9317 ปีที่แล้ว

    Mashallah ck kkkk allah kucaafiyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +1

    CK. WAA LAHASYAA. BALAAYO. BEEN. KUUSHEEGTEY. GABADHA. FHSSF. BIGRO. WAX KAMATAQAANAA. 😊😊😊😊

  • @jamaalmaxamuud3263
    @jamaalmaxamuud3263 ปีที่แล้ว

    The king is back

  • @umimohamed2323
    @umimohamed2323 ปีที่แล้ว

    King ck, goormuu America yimid

  • @abdiraxmanmaxamuudMaanka-wr7uj
    @abdiraxmanmaxamuudMaanka-wr7uj ปีที่แล้ว

    Ck saxip manaal ka qalee nooh geed ayee kasoo dhacdayee kkk

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv ปีที่แล้ว +1

    SAA weey😂😂

  • @bilalfarah2388
    @bilalfarah2388 ปีที่แล้ว +3

    HORTA NAAGTU INAY BIKRO TAHY IYO IN KALE SIDEE NINKU KU OGAN KARAA YAAB😂😂😂😂

  • @ruuxi88
    @ruuxi88 ปีที่แล้ว

    The king is back wlhi wan qoslay .kubada arya bax San eraygaas iga qoslisay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nuhnuh8769
    @nuhnuh8769 ปีที่แล้ว +1

    Ck legend

  • @CabdilaahiyareReermagaal-dr3ps
    @CabdilaahiyareReermagaal-dr3ps ปีที่แล้ว

    Waa udhameen lahaa walaahi

  • @user-qe2ip1fx5g
    @user-qe2ip1fx5g 11 หลายเดือนก่อน

    Ala.kani dhib badanaa😂😂😂😂