Tubeec heesta Xurnimada ee Dharaartaan waxyeeladii dhaqdhaqee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 743

  • @baroakhlaaq1783
    @baroakhlaaq1783 4 ปีที่แล้ว +21

    26 jun Hadaad so radisay like saar 🇸🇴🇸🇴💞

  • @mohahass1057
    @mohahass1057 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa iska ilmeynaa markaan dhegesanaayo heestan waayo waxaan isku maleeyaa inaan joogay waagii berri-samaatka😢.
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 8 ปีที่แล้ว +105

    Soomaalaaay fadlan aynu qabyaalada iska dayno fadlan waxaan hubaa aduunkoo dhan inuu inagu soo hiran lahaa hadaynu midowno waxa inaga dhimman waa midnimo fadlan. Aaan Alle ka baqno.

    • @maxamedbayga4702
      @maxamedbayga4702 8 ปีที่แล้ว +2

      masha allah

    • @fardus5305
      @fardus5305 8 ปีที่แล้ว +2

      waa sax walaal

    • @sagalyusuf2103
      @sagalyusuf2103 8 ปีที่แล้ว +1

      Wan kugu raac sanahay walalken

    • @hamseganey4383
      @hamseganey4383 8 ปีที่แล้ว

      Sagal yusuf
      Cilada inahaysataa waa qofkasta isagu iseegi mahayo ee qofka kale uun buu eegayaa, qofkasta isaga ha´iska bilaabo inuu isasaxo.

    • @sagalyusuf2103
      @sagalyusuf2103 8 ปีที่แล้ว +1

      +Hamse Ganey wa runtaa wall nin kasta qumanihiisa ayaa qoorta ugu Jiro qof wax loo sheegi Karo ma leh. Labada indhoodna waxey Ku arkay qofka Ku qabiil ka ah oo Kaliyah waliba qalad iyo sax wa Lagu garab istaaga wa taas Waxa inala haray

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 6 ปีที่แล้ว +35

    I felt emotional somalia haa nolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 3 ปีที่แล้ว

      Get lost stupid faqash

    • @waayoaragchannel4619
      @waayoaragchannel4619 2 ปีที่แล้ว

      Luuqad ajnabi baad ku hadleysaa sabab walal

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 ปีที่แล้ว

      crocodile tears
      u ooy hees aad leedahay ya faqash

    • @abdulkadirmohamed989
      @abdulkadirmohamed989 10 หลายเดือนก่อน

      Neef jahil tahay aamus somali 🇸🇴 waa Mid 🦁

    • @OsmanKeinan-yr4ie
      @OsmanKeinan-yr4ie 9 หลายเดือนก่อน

      ​asc

  • @somboy8693
    @somboy8693 8 ปีที่แล้ว +280

    heestaan inaan dhagaysto waan ka xishoonaayaa waayo kuwaan soomaalinimada hada isku tilmaamaayo somali ma ahan ilaahow somali xalaal ah dib u soo saar

    • @fadumofarah1485
      @fadumofarah1485 8 ปีที่แล้ว +6

      runbad sheegtey. Somali waa dadki hore ee wadaninimadu dhab ka ahayd

    • @somboy8693
      @somboy8693 8 ปีที่แล้ว +6

      Sax abaaayo

    • @ramlaabdijamac1239
      @ramlaabdijamac1239 8 ปีที่แล้ว +5

      Dood Daaj huuno warun

    • @mjamafarah
      @mjamafarah 7 ปีที่แล้ว +3

      Waa runtaa!

    • @sihamqaran1224
      @sihamqaran1224 7 ปีที่แล้ว +9

      dood daaj Somalia and turkey kkkkk heestan waa hees qaran lakiin iska bilow adiga soomali wanagsan 13 dhalinyaraa ayeey ahaayen kuwii dhiidhiyey ayagoo xili adag oo gumaysi ku jira aqontuna ay yartahay qabyaalada waa in laga koraa dalkeenu hilbuu rabaa dadka sas u sharfay calanka iyo malinta xoriyada ayagoo joga dal qurbaa kana tagay calanka waa wadaniyiin mahad celin bay mudan yahiin alayaa cisag ban leyahay

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 7 ปีที่แล้ว +16

    i m crying 😰😰😰 my your soul rest in peace in jannah tubeec

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 5 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha unaxariisto Tubeec waa hees qiiro leh qofkii Soomaalinimo ku weeyntahay

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 5 ปีที่แล้ว +8

    Alla Somali qurux bdnaa 😍 kaalintuu kaamilkey ku ekeeyay iyo Kobtey is dhigeen Waa " Kaaf Iyo Kala-Dheeri "😭😭😭

  • @kananhashi6368
    @kananhashi6368 9 ปีที่แล้ว +35

    ilhaahow umada Somali iskukeen I cry walaahi when I heard this wonderful song ilaahay qabyaalada nagadawee one Somali

    • @anwarwaa.jiis12dooyoow12
      @anwarwaa.jiis12dooyoow12 8 ปีที่แล้ว +5

      xusuus igu qaali ah weyaan

    • @abdiqafarabdullahi9313
      @abdiqafarabdullahi9313 7 ปีที่แล้ว +1

      Kanan hashi
      Amiin

    • @ahmedhaybe7352
      @ahmedhaybe7352 6 ปีที่แล้ว

      soomaali isku imanaysaa ma jirto ee nin walba halkiisa ha iska calafsado way is eeday walee midnamadii waanu eed nay ubadkayga soomaali dambe la midoobi mayso oo anga wixii nagu dhacay u gayenmaayo

    • @user-kq4kf2sk1f
      @user-kq4kf2sk1f 6 ปีที่แล้ว +2

      Kanan hashi amiiin wlh waan oyas mar walbo waxana jira jira 22sano wali dawlad somali hal shacab waxa nakala reebay waa qabyaalad

    • @muuminhaaji
      @muuminhaaji 6 ปีที่แล้ว

      amin yaa Allah

  • @Somali_Wadani
    @Somali_Wadani 8 ปีที่แล้ว +33

    AUN Abwan Sugule Duncarbeed
    AUN Mohamed Suleyman
    Manto Kale 1 Lulyo
    Labada Gobol Markey Israacan Masha Allah
    Allow Mantana Midee
    Allow Mantana is jecleysi
    Allow Mantana Walaale
    Somalia Hanolato
    Somali weyn Hanolato✊✊✊✊✊

    • @imbashiir1825
      @imbashiir1825 6 ปีที่แล้ว +8

      Love ONLF been taariikhda haka sheegin, 1 luulyo may ahayn heestan, waa 26 june iyo kooxdii walaalaha Hargeisa, Heesaha Dhamaan Xornimmadu waa Heesihii La tiriyay 26 kii june.

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +1

      26/jun ayey ahayd heestani ader
      Fuck Somalia

    • @abdiganiidris860
      @abdiganiidris860 2 ปีที่แล้ว +1

      Heestan somalilandba iska leh markaas konfur xornimaba may haysan

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 ปีที่แล้ว

      love ONLF
      beenaale heestan waxa la qaaday 26 june waxana qaaday Maxamed Yuusuf Cabdi
      Tubeen mar dambe ayuu qaaday lkn 3 duba waa reer somaliland

  • @hayshkaapdulahi1151
    @hayshkaapdulahi1151 4 ปีที่แล้ว +9

    Heart touching😅
    ILaahow somalida qalpigooda qabyalada ka saar🤲

    • @mohamudishak9994
      @mohamudishak9994 4 ปีที่แล้ว

      Amin yaarabbi
      Sixid:-
      Sxb qormada afka somaliga P kuma jirto
      Badalkeeda "B" la adeegsadaa
      meesha aadka tiri Qalpigooda❌
      Waa Qalbigooda✔
      Waanka xumahay hadalkada aadka u qiimaha badnaa inan hal qalad oo kama' ka dhax arko..
      Mahadsanid.

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 ปีที่แล้ว

      idinkaa qabyaalad kukala diley somali walaalo ah
      marka yaa qayaalada laga saarayaa?

  • @ubahkeyse5350
    @ubahkeyse5350 7 ปีที่แล้ว +29

    😭😭😭😭😭😭😭😭 dharaartan waxyeeldii dhaq dhaqee calnka dhidbay saw ma soo dhicney
    dhalinyarooy awoowysheen dhaxlkoodii ay inooga tagren wakuwse plz dhulka inoo kicya

    • @Asha-ok5yg
      @Asha-ok5yg 3 ปีที่แล้ว

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Asha-ok5yg
      @Asha-ok5yg 3 ปีที่แล้ว

      😡🍭🍦

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 ปีที่แล้ว

      ma isku dhul baynu nahay?
      dhulkaaga hagaajiso

  • @soomaaliweyn7600
    @soomaaliweyn7600 9 ปีที่แล้ว +9

    wlhi way iga ooysiisay heestaaan yaa Rabbi inoo soo celi waayahii quruxda bdnaa ee aan soo marnay.
    amiin

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 ปีที่แล้ว

      beenaale
      crocodile tears
      ilmada yaxaaska yaad u sheehaysaa

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hawnaxariisto abwaankii waynaa cali sugule cigaal adan cabdi farax cabdi cismaan xildiid duncarbeed iyo boqorka codka maxamed saleeban tubeec

  • @sarurahenna2628
    @sarurahenna2628 8 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waa hees qiiro iyo wadaninimo leh Kama daalo Ina dhagesto Allow ku naxariiso Maxamed suleyban tubeec

  • @RAAGE-rq1ke
    @RAAGE-rq1ke ปีที่แล้ว

    Sayid maxamad iyo daraawiishtiisii iyo intii xoriyada usoo halgantay allow janatul fardowsa gee illaahow somali galbeed iyo nfd xoriyadooda sii iyagana aamiin

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 ปีที่แล้ว +1

    allah hawnaxariisto abwaan kii waynaa Cali sugule cigaal duncarbeed erayada isaga lahaa codkii boqorka codka king of voice maxamed saleban tubeec

  • @boqorkaganacsiga3831
    @boqorkaganacsiga3831 8 ปีที่แล้ว +41

    heestan markan maqlo wan iska oyaa wlhi somali waa Somali no qabiil plz and plz

    • @boqorkaganacsiga3831
      @boqorkaganacsiga3831 8 ปีที่แล้ว +2

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭❤❤❤😉😉😉😍😍😍😘😘

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 8 ปีที่แล้ว

      wakaadee caqlika reer xamarku markay hees maqlaanbay soo baraarugaane anigu waxaan idin odhanlahaa qarixiinaa iska dhex fadhiya habaarbaa idinku dhecee waataa maandeeq aasteene dibna soomaaliyi isku imanmaysee somalilandna nabadedasay joogaysaa nin dagaal danbe iyo qarax doonayaa majiree somaliland haku soo wareerina

    • @boqorkaganacsiga3831
      @boqorkaganacsiga3831 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed hassan​ hada maxan dhahay Somaliland miyaa iga maqashy huuno dee waa kaas in eey cuqdad ku heyso walee

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 7 ปีที่แล้ว

      Hadii aad leedihiin luuqad iyo somalinimo ayaa
      Inaga dhaxaysa khaliijka maxaa loo odhon waayay waa 1 dal

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed hassan waxaad heesato oo gooniya bal noo sheeg tahriib, shaqo la'aan, qabyaalad aadu daran maxaa kaloo idiin hirgalay rubac qarni marka laga reebo inaad qarax la'aan tihiin.? wixi aad heesataan waa cad yihiin wixi idinka maqanna waa cad yihiin waxbana haka xanaaqin hadaad aqriso qoraalkaan.

  • @AdnanAli-xq4ho
    @AdnanAli-xq4ho 9 ปีที่แล้ว +68

    Waxaad Mooda Dad Wadani ah laakiin Wadaninimado Qalbiga Majirto Hadhow Markey Guryahoodii kulaabtaan Bay Waxoodii Qabiilka iyo Qurunkii bilaabaayaan. Mindhey Aniga ima Qaladaan saan waa ina aqaana

    • @nimosaid3844
      @nimosaid3844 5 ปีที่แล้ว

      walee been ma adan sheegin heer ay dad kii wadamadooda ku so dhawayay bay is barreen xataa qabyaalad ini dishay waa ba ini dishaye

    • @mumtaazcfalifaarax8061
      @mumtaazcfalifaarax8061 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa runtaa lkn way qiirodan somalida si dhab ah markay mesha latagan yahay lkn markii guriga lagu noqdo wlhi mo.ogi meshah aado lkn hada waa ka dhab

    • @mumtaazcfalifaarax8061
      @mumtaazcfalifaarax8061 5 ปีที่แล้ว

      @Man Dharag oo sabab ayaad may jorati uga dhigaysaa dadkoo dhanbaa ah my jorati wasaq somali waxay isku raci la.dahay qof baa wax walbo asaga kaligii isla raba doqon ka tahay cun offfa calayk

    • @z012y
      @z012y 4 ปีที่แล้ว +1

      @Man Dharag Daarood kurdida somalida
      Hal caasimad oo xor ah kuma laha umada somaliyed
      Muqdisho ~Hawiye
      Hargeysa ~ Isaaq
      Jabuuti ~ Ciise
      *”Muqdisho daarood ciilan baa isku qarxiya”*

    • @zacimaspurs9100
      @zacimaspurs9100 4 ปีที่แล้ว +1

      @@z012y hhhh daarood bad ku sastey ee cml yeelo muqdisho bal car wagase nabad ka dhigo daarood wagas nabad ku noole 😎

  • @mustafemohumad5029
    @mustafemohumad5029 2 ปีที่แล้ว +1

    Real patriotic tubec may Allah grant you highest rank of janah fardowsa my eyes shed tears due to amazing lyrics of song

  • @zakariaabdikadir9296
    @zakariaabdikadir9296 4 ปีที่แล้ว +5

    Dhaaxaan gunimiyo dhibaato mutoow
    Dhooba aa laygasaaray dhinacyadee
    Dharaartaan waxyeeladdii dhaqdhaqee
    Calankan dhidbay soo ma soo dhicinee
    Dhaxaan baqay sidaan dhufaan ahoo
    Dhiigaay i qaraacaan ka dhoorsnayay
    dharaartaan asaageey dhinac galayaan
    ku dheresaday soo ma soo dhicin
    Dharaartaan waxyeeladdii dhaqdhaqee
    Calankan dhidbay soo ma soo dhicinee
    Dhaaxuu gaalka qaatay dheeraadoow
    Anigoon dhiman maalka layga dhaxloo
    Dharaarteey xaqeyga la ii dhigay
    la ii dhiibay soo ma soo dhicinee
    Dharaartaan waxyeeladdii dhaqdhaqee
    Calankan dhidbay soo ma soo dhicinee
    Dhaxaan biyo moodnay dhalanteedo
    Dhab loo qaatay Been la soo dhadhabeer
    Dharaartaan shiisheeye dhoofinee
    la ii dhaafay soo ma soo dhicinee
    Dharaartaan waxyeeladdii dhaqdhaqee
    Calankan dhidbay soo ma soo dhicinee
    Dhaxaan gaajo iyo haraad danqalmee
    Dharaartaan u soo dhibaato mutaay
    dhoola qosol ma igu dhacayee
    Dharaartaan waxyeeladdii dhaqdhaqee
    Calankan dhidbay soo ma soo dhicinee.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 8 ปีที่แล้ว +4

    Waaa Hees Xusuus Mudan Oo Taariikhi Ah Dharaartaan Waxyeeladii Dhaqdhaqee Calanka Dhidbay Soo Masoo Dhicin ...Erayadii Abwaaan Cali Sugulle Dun Carbeed Allayaram Oo Weeekaan Geeriyooday & Mohamed Saleebaan Tubeeec Allaha Unaxariisto Asagane .

    • @medhayanmed4883
      @medhayanmed4883 4 ปีที่แล้ว

      Dadkii dhaliyay midnimada ee heesahaa u sameeyayba abaalkoodii muxuu noqday.
      Somalinimo rag baa hog madaw ku ridaye , Samir iyo iimaan ayaanu idin leenahay.

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 ปีที่แล้ว

      Aun janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah 🤲🤲🤲

  • @elmijaras1202
    @elmijaras1202 ปีที่แล้ว +1

    1luulyo Somaali Hanolaato hbnki 1luulyo 2023❤ Somalia 🇸🇴 Mogadishu 00:01

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 5 ปีที่แล้ว +3

    Waan jeclahy Dalkayga iyo Dadkaygaba SOOMAALIYEED ALLOW NABAD NOOGA DHIG AAAMIIN ALLAHAYOW AAAMIIN

  • @mideeyeoffcial3876
    @mideeyeoffcial3876 6 ปีที่แล้ว

    Wa midhihii abwaan cali sugule dun carbeed
    Iyo maxamed saleeban tubeec waa rer waqoyi ma jirto cid ka jeclayd wadaniyad wa qooyi wana somalida dhabta ah allow u naxariso labaduba way dhinteen
    Heesihii gobonimo doobka waxa wada lahaa rer waqoyi rer konfur walahi ilaahay baa nabaday

  • @salebanabdi395
    @salebanabdi395 7 ปีที่แล้ว +12

    waa goobtu wa hargiesa hesihii 26.jun 1960 uu u alifay halabuurki waynaa ee wadaniga MARXUUM CALI SUGULE DUNCARBEED ILAAHAY HA U NAXARIISTEE
    IYO CODKII MARXUUMMUXAMMED SULAYMAAN TUBEEC DHAMAANTOOD ( AHN )

  • @kooshin9090
    @kooshin9090 4 ปีที่แล้ว +3

    Isaaq keliya somali dhab ah inta kale soomalidu waa Oromo, bal u fiirso waxa heeso wadaniya markii xoriyada la qaatay 1960 abwaano Isaaqa curiyey. Reer Sheikj Isaxaaq Somalida dhabta ah !

  • @abrahamfarah3421
    @abrahamfarah3421 11 ปีที่แล้ว +6

    Well done to Swedish Somali community by celebrating our history and been proud. Shame to my town London.

    • @Mohamedali69411
      @Mohamedali69411 3 ปีที่แล้ว +1

      Bro they r not Swedish bro they r Somali

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 5 ปีที่แล้ว +1

    Alleh ha u naxariisto Tubeec iyo abwaankii heestan sameemeeyey Abwaan Cali Sugule

  • @me12345177
    @me12345177 8 ปีที่แล้ว +12

    We are one ppl! May our land and people thrive and become strong again. Stop with this somaliland vs the rest of the country. WE ARE ONE! And We will never become strong again if we forget that! I hope we the youth will change this mentality AMEEN ❤️

    • @377abdirahman
      @377abdirahman 8 ปีที่แล้ว

      hadii allah si qalbi furan halmar loo wada baryo oo xumaanta iyo waxa uu allah raali ka eheen laka fogaado wlhi nasri iyo naxariis dag dag ayuu allaah nasinaya lkn inta dhiiga uma musliminta lasii daadinayo xaladu weey nakusi adkanesa aloow adaa talo ku filan

    • @abdisalamamin4416
      @abdisalamamin4416 8 ปีที่แล้ว

      MaxadBarre hh

    • @abdulkadirdhagane8183
      @abdulkadirdhagane8183 6 ปีที่แล้ว

      Walee sadkagu Somalia ayuu yaal ama diid ama yeel viva 5 Somaliyeed guul

    • @osmanvilla6669
      @osmanvilla6669 6 ปีที่แล้ว

      thankz bro for ur great advice

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 ปีที่แล้ว +1

      ciyaalki faqashtu dhashay e somali sidaa u galay ayaa iska dhigaya wadaniyiin munaafaqiin
      markaad dadki heesta lahaa qaarna jazeera maydkoda lagu daadinayney qaarna hargiesa iyo burco lagu duqaynaayey maxaad wasinyiin u noqon waydeen
      viva somaliland
      noo daaya heesahayaga uun wuxuush yahay

  • @daarulislamquranonline9512
    @daarulislamquranonline9512 9 หลายเดือนก่อน +2

    Fanka iyo suugaanta reer somaliland ayaa iska leh somalida kale iyaguun Bay ku daydaan
    Iminka waa reer somaliland waa dawlad gooniya.
    Reer somalia ha doonteen fan ay gaar uleeyihiin
    Viva Republic of somaliland 🇮🇹 ❤❤❤

  • @aal-rl2pb
    @aal-rl2pb 4 ปีที่แล้ว +4

    Am wetting fast July ilahow wadnkena wada nabada na tus 😭🙏

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 6 ปีที่แล้ว

    heestan ma ka dhargo mar walbo waan dhageysta waana qiirooda Allaha u naxariisto Tubeec😭😭😭😭😭😨😨😨💔💔💔😓😓😓😰😰😰😥😥😥😥😥

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 9 ปีที่แล้ว +4

    dharaartaan waxyeeladiii dhaqdhaqeee calanka dhidbay sooma soo dhici waa heestii xoriyada iyo codkii king voice mahamed Suleiman tubeec AHU..........

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 ปีที่แล้ว +2

    1.july.2020 😭allaw wadankeena nabad nooga dhig 🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴

  • @hornofafricaking3543
    @hornofafricaking3543 6 ปีที่แล้ว

    Maxamed Saleeban tubeec allow kuu naxariisto qabrigana uwaasici aaamiin aaamiin aaamiin

  • @raxmacabas1420
    @raxmacabas1420 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 ilahay nabad nasii from mugdisho❤

  • @sahankawararka9922
    @sahankawararka9922 5 ปีที่แล้ว +1

    Heeskaan markaan dhegeysanaayo waa qiiroodaa wlh allow wadaniyadeeni quruxda badneed noosoo celi aamiin .

  • @naruuriyehassan8037
    @naruuriyehassan8037 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah May allah bless the blue 🇸🇴🇸🇴🇸🇴land

  • @nour.husseini
    @nour.husseini ปีที่แล้ว +2

    26/June/2023 sanad guuradii 63aad ee kasoo wareegtay maalintii calanka buluuga ah laga taagay dhul soomaaliyeed ayaan dhagaysanayaa, run ahaantii nasiib uma yeelan inan dhadhamiyo dareenka dowladnimo iyo nabadi ay leedahay, waxan ku dhashay dhul ay nabadi mustaxiil ka tahay, dilka, dhaca, kufsiga, iyo isu awood sheegasho ay caadi ka tahay, ninka hubka haysta uu ka arrimiyo, kan aan hubka awoodin ama haysan uu yahay kan loo taliyo lana boobo hantidiisa, isla dhulkaas ayaan ku garaadsaday waxna ku bartay, alle mahadii rajadii aan lahayn 10 sano kahor mid ka duwan ayaan maanta leenahay, umadda soomaaliyed meel kasta ay joogto waxa ay rajo wayn ka qabaan ianay maalin arkaan qaranka soomaaliyeed oo la tartamaya quruumo ka da' weyn kana hormarsan maanta, maalintii ay noqotaba waxan rajaynayaa inan soo booqdo isla muuqaalkan maanta isoo xasuusiyay halkii aam ka nimid iyo halka aan hiigsanayno farqiga u dhexeeya iyo sida ay isu badashay raja beelkii qarannimo oo ay u noqotay ubax hada soo baxaya oo aan kor ka ialashanayno maalinna aan ku il doogsan doono quruxda iyo bilicda nidaamka dowladnimo INSHA ALLAH.
    SOOMAALIYA HA NOOLAATO🇸🇴💙

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +3

    Viva Republic of Somaliland

  • @cashaabdi9418
    @cashaabdi9418 8 ปีที่แล้ว +7

    somali flag is the most beautiful flag in the world. Somalia rise from the ashes please

    • @Asha-ok5yg
      @Asha-ok5yg 3 ปีที่แล้ว

      Swear Somalia Fuck OFF

  • @reymaz8
    @reymaz8 5 ปีที่แล้ว +5

    Hal mar baa xaad i istaagtay🇸🇴😭😭❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @amorewadani2584
      @amorewadani2584 4 ปีที่แล้ว

      WLLHI wan ilmeeyaaaa mrkaan dhageysto ama aan meel ka maqlo😭😭😭 gormaa modoobi doonaaaa I. A

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 ปีที่แล้ว

      ilmada yaxaaska ya faqash

  • @abdillahimoodhikaar7523
    @abdillahimoodhikaar7523 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka codka somaliyeed tubeec Alle haw naxariisto 1943 ilaa 2014kii
    Heestu waa qiiro waxaa ina soo maray maalmo macaan oo laynaga haybadaysto🇸🇴

  • @abdiomarymohammed4341
    @abdiomarymohammed4341 5 ปีที่แล้ว +5

    1st July 2019 crocodile tears is running out my checks.... I love my Somalia

  • @بحبكياروحي-ظ3د
    @بحبكياروحي-ظ3د 9 ปีที่แล้ว +19

    Allaah Allah
    Allow midee qulubtayada Amiid

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 4 ปีที่แล้ว +1

    Calankeyna baluuga eh sidu unuurayo ila eega soomaalaay Masha Allah wiliga jir oo jir ❤❤❤❤❤

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 7 ปีที่แล้ว +1

    Ala ciil iyo murugo badana calanka qiimaha leh iyo sida Somali thy hada ilahow mar Gacan tayda soo Gali Aamin

  • @mashaalaah7402
    @mashaalaah7402 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh maxamed suleymaan ilaahey ha u naxariisto

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 ปีที่แล้ว

    Allaya Raxma Soomalidii runta aheyd . M S Tubeec iyo C Sugulleh , AUN !

  • @SalahAliAbdi
    @SalahAliAbdi 9 ปีที่แล้ว +1

    Esh calaa hees wadani ah wlhi wlhi wlhi ilin aya iga timid inta aan ku guda jirey dawashadda hestan wadaniga ah bal ruux miraha iyo micnaha ey ka turjumeyso heessta ALLOE Somalia xasilli

  • @abdisamadsulieman2833
    @abdisamadsulieman2833 8 ปีที่แล้ว +6

    waa ereyadii cali sugule duncarbeed waa heesihii loogu tagalay xoriyada 26 june 1960

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +4

    Allah yarxam Tubeec 😢

  • @GBal-bd4de
    @GBal-bd4de 6 ปีที่แล้ว

    Codkani waa Allah how naxariistee maxamed Yusuf ee saxa fadlan

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว

    Aan idiin sheegee heesta waxa ku ku luuqaynaya Maxamed Yuusuf ee maaha Tubeec labadaba Rabbi haw naxariisto

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว

    SOMALIA iyo somalinimo nin jeclaa iyo nin necbaaba way ku daysay ee ilaahay ha inoo wada gargaaro. Aamiin

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 7 ปีที่แล้ว +3

    Walhy Dadka meesha jooga oo dhan shir in tan u qabto ayan askari iyo Wada wadani ayan ka dhigi Laha

  • @shucaybismail1738
    @shucaybismail1738 2 ปีที่แล้ว

    Sanad guuro wcn 26 june 2022 From Hargeisa

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 9 ปีที่แล้ว +2

    just awesome,dadkeeygoow iskala qaybinta iyo qabiilka aasa,hadaad rabtaan gobtaan aheeyn in aan noqone mar kale.

  • @user-vr6rj4ud6c
    @user-vr6rj4ud6c ปีที่แล้ว +1

    1 July 2023 💙

  • @mahamedilbir7666
    @mahamedilbir7666 6 ปีที่แล้ว +2

    Wow very beautiful! This song touches my heart, the beauty of the lyrics is astounding!

  • @xamseaadan6017
    @xamseaadan6017 6 ปีที่แล้ว +1

    Ereryadii dun carbeed iyo codkii maxamed salemaan(tubeec) alla haw naxariisto labadaba waayo waayo waa maalmihii dabylihi xornimadu ka dhacayeen guud ahaan dhulka sooomalida 26 june 1960

  • @khadaryusuf7301
    @khadaryusuf7301 8 ปีที่แล้ว +29

    wadan aan wadankaga aheyn wadan kuma noqdo hadaad run shegeysan Somalia kudabal daga

  • @abulhusseinabulhassan8389
    @abulhusseinabulhassan8389 6 ปีที่แล้ว

    Rabbi Janooyinkiisa ha ka waraabiyo Mohamed Saleban Tubeec

  • @abdirizakmuktar
    @abdirizakmuktar 4 ปีที่แล้ว +5

    Oohinba iguso istaagtey wlhi 😢😢Calankii Aan sidaa ugu heesaynay Ayey Koofur Aayar Bahdishey oo Hoostiisa dad ku xasuuqday iminkana Calan argagixiso u badaleen 😢😢
    Bal Hal hees oo Ay Maalmihi Xuriyada ay ku darsadeen Ha Sheegan Dadka sidaa ugu heesayey e Somalinimadu ku weyneyd Waqooyi bay aheyd Lkn horaa loo yidhi Barasho horteed ha I nicin😢😢😢

    • @abdullahicanada8880
      @abdullahicanada8880 4 ปีที่แล้ว

      Brother System ayaa kulaaye. Aniga madhalan xitaa siyaad bare marku dhintay . DAMBI MAXAA IGA GALEYSAA BROTHER

    • @bakarali5086
      @bakarali5086 2 ปีที่แล้ว

      Bro wa sax lkn hda waqoyi hala helo diyaar ayaa nahaaye

    • @abdishiniile1342
      @abdishiniile1342 ปีที่แล้ว

      Hees bad sheegtee anagu naf Ayam uhurnay adiga sheeg waxad qabatay oon heesaha an ka aheyn,waqooyi marka laga hadlo sayid maxamed aya halganka lootiriyaa Wana dhulbahante ,dagaaladii adkaa ee koonfur kadhacay so ogow taariikhda gumeystihii itaaliya halaaga ku dhacay,xornimo doonkii syl hal nin kuma eydan laheyn ,xawa taako,dagaalkii itaaliyaanka lagu xasuuqay ee lafoole ka dhacay ,halgamaagii sheikh xasan barsane konfur ayu kasojeday ,mataariikh ayad ledahay caac tiriye wax ku xisaabiyaad weysay gaalada adaa daba orda

    • @maxamedhubbi6860
      @maxamedhubbi6860 ปีที่แล้ว

      @@abdishiniile1342 kow benale ay tahay sababto ah sayid dhulbahante maaha waa ogaden wanna maxorayn oo 1920 ayuu baxsaday waakii laaha caamir waa saleele anaa hatan caymadi wuuna jabay xornimaduna 1960 bayhayd koonfur waa runoo anaga xornimadedu namay khusayn ee idnka xoraysaty England 🇬🇧 anaga namay gumaysan oo wabiga nagagma tallaabin
      Ee heshiisbay ku joogty

    • @abdishiniile1342
      @abdishiniile1342 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedhubbi6860 halkaas waxaa ka cad tariikhda somalida iyo halgan wixi dhacay ineydan nin ku laheyn waqoyi iyo konfurba ,hees laheeso tariikh kuma noqoto dalka ragaa u halgamay ku daba feyla

  • @alidhuux2949
    @alidhuux2949 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto tubeec waxaan la arag oo la maqal buu ahaa

  • @Sakibrahimzaki
    @Sakibrahimzaki 4 ปีที่แล้ว +2

    Our generation don't know the pain our ancestors went through to get the the freedom we have today.i hope our country move on from tribal wars and have Better future.otherwise nothing will be Left of our country but dark deep abyss we will never get out

  • @cabdicasiistimajilic2190
    @cabdicasiistimajilic2190 6 ปีที่แล้ว

    xusuus walahi radio muqdisho ayaan ka dhageysan jiray anigo yar o arday ah

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 6 ปีที่แล้ว

    Waan ka xumahay in Dhulkii loo soo Halgamay aan xaqiisa ka soo bixi weyno waayo wadaniyiin manihinba anaga mana Gaarno Soomaalidii hore 100 sano xitaa Allahyoow Xal Soomaalia u raadi

  • @mustafeemohammad7161
    @mustafeemohammad7161 7 ปีที่แล้ว +2

    26June 1960 goobtu waa hargaysa somaliland codki tubeec

  • @mustafesayid764
    @mustafesayid764 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan cali sugule cigaal iyo alfnan boqorka codka maxamed saleeban tubeec alle labadaba haw naxariisto

  • @maxamedsoomaali500
    @maxamedsoomaali500 5 ปีที่แล้ว

    Nin soomaali sheeganaya hdana shisheeye u reryeysan alle ayaan ka sugayaanaa mid dhaba

  • @ubahibrahim9050
    @ubahibrahim9050 4 ปีที่แล้ว

    Ax yaa wadaniyal ilahay sharafti iyo karamadi hano soceliyo aamiin yaa ila dhagaysanaya 1 luulyo 2020 ga from jigjiga

  • @omarnuh
    @omarnuh ปีที่แล้ว

    Allah Yarhamahum Raaximiin ( The star Legend with golden voice) Alustad Marhum Mohamed Saleban Tubec & Maytaadkeeniiba Aun. Axyaa Qaraami & Wadaniyad Jaanta isla helay
    Allaw Umaddeena Soomaalida Quluubtooda kamasax Vireska Dilaaga ah ee Qabyaalada Qurbihiina inagu soo Booqday. mon.16:25pm.Omarpk.2023.holland.

  • @غلوشمحمودى
    @غلوشمحمودى 8 ปีที่แล้ว +3

    Happy independence Day Somaliwayn❤❤💪

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 7 ปีที่แล้ว +5

    Aniga ma soo Gaadhi marki Somali midka ahyd lkn hada swirada marka aan arko oohin ayaa iska IL meeyay

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 4 ปีที่แล้ว +2

    Good job my Somali community
    Celebrate for your independent day

  • @axmedcali8762
    @axmedcali8762 6 ปีที่แล้ว +1

    dhaaxaan riyo moodnay been la soo dhodhobay hadday ina haysataa somalia will soon get recover

  • @sowdaali1905
    @sowdaali1905 7 ปีที่แล้ว +3

    allaha unaxariisto mst alla ya raxma tubeec soomaaliya kor in sha allah

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    I wish we could go back to where we were😢

  • @mohamedmohamed-sl1tf
    @mohamedmohamed-sl1tf ปีที่แล้ว

    Wow what a beautiful faces 😍 and beautiful song

  • @ozzyduale9303
    @ozzyduale9303 3 ปีที่แล้ว

    Illahay haw naxariisto cali sugule duncarbeed iyo tubeec

  • @dhanbaalhurusa6010
    @dhanbaalhurusa6010 3 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto s m tubeec Iyo islama aamiin aamiin aamiin

  • @muscabhasan1937
    @muscabhasan1937 9 ปีที่แล้ว +1

    walahey goortaad joogto dal shisheeye waxaad ogaan wadanimadu waxey tahey dalkaagana waad jeclaan heestan oo hin beey iga keentey

  • @cabdicali1448
    @cabdicali1448 8 ปีที่แล้ว +1

    maxamed yusuf cabdi iyo dun carbeed alow idiin naxariiso SOMALILAN kor

    • @yusufmlm5638
      @yusufmlm5638 7 ปีที่แล้ว

      cabdi cali
      Mohamed Suleyman aa qaaday walaal.
      Mohamed Yusuf heesa waddani ah waa uu leeyahay lkn tan ma ahan.

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 5 ปีที่แล้ว

      @@yusufmlm5638 maxamed yusuf weye sxb

  • @sulubmohamed1584
    @sulubmohamed1584 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan dhagaysanaya 26 juun maalin jimca ah 2020 waxan ku noolahay hargeysa waxan dareemaya ifa faalo midnimo waxan arkayaa dad isku bahalyoobay allow mid naga dhig

    • @hiboabdi8893
      @hiboabdi8893 4 ปีที่แล้ว

      Amin inshllah

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 ปีที่แล้ว

      beenta jooji waa xaraane
      ala lkn iska wado maba kala taqaanaan xaaraanta iyo xalaashe
      somaliland guul isha allah

  • @nuurhajji7258
    @nuurhajji7258 5 ปีที่แล้ว

    Dagaal baanu kudhalany caruur teenane sidokle Allow somali is fahan sii yaa rabi 🇸🇴🇸🇴❤❤💕💕👈😭😭😭😭😭

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow ku naxariiso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 hestan markan dhagetsto Wlhi ilmada maceshan karo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Xifdulah my flag somaliyed guul Somalia cadawgena ha ha jabo amiin somalinima I deqday

  • @shidaneabdiali1339
    @shidaneabdiali1339 9 ปีที่แล้ว

    Masha,alaha walahi aad beey i xamaasad galisay Videogan iyo heesta maamaha xuriyada ee tubeec ilaahow sidi aan beri ahaan jirnay nagu celi

  • @safarle9284
    @safarle9284 9 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah waa bandig aan aad uugu faraxnay intii unlike dhahdayna koleey lama yaabeeno dad walbo oo dunido oo wanaagsan dadbeey wanaagooda dhibeysss Allow Alle lkn cadow qalbigiisa wixii noogu jiro waxba nagama galine ee Alla weynoow adaan lagaa weyneenne Soomaali isku keen oo nabad galyo dhax dhig barwaaqo eey ku waarasna sii Aamiin yaa Rabi. Allah saves Somalia✋✋✋✋✋

    • @sooyaal8424
      @sooyaal8424 2 ปีที่แล้ว

      7-sanno kadib ayan daawanaya 26-juun 20222.

  • @akuqju8472
    @akuqju8472 10 ปีที่แล้ว +1

    OMG kuwaan ayaa nooga leh hadaan nahay reer Minneapolis, thumps up!

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 3 ปีที่แล้ว +1

    Old is gold cajiib tubeec dharaartaan ❣

  • @abdala7882
    @abdala7882 4 ปีที่แล้ว

    Ayaan daran hayzata jiilka cusub ayaan la yaabey qof wyn oo 30sodon jira ayaa ku dhahaya waligey qaran ma arag adigu xgee jogta somaliyeeey ma sidaaba dan mooooodeen 😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴

  • @maxamedcaydaruus9929
    @maxamedcaydaruus9929 2 ปีที่แล้ว

    HESTAN EREYADA WAXA LEH ABWAAN CALI SUGULE DUN CARBEED ALLE HAW NAXARIISTO ABWAANKA

  • @mohamedsuleiman3826
    @mohamedsuleiman3826 9 ปีที่แล้ว +1

    wow waa somalidii asal ka ahayad am so happy today

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 6 ปีที่แล้ว +5

    ياريت نرجع متل ماكنا😢

  • @ananmohamuud9018
    @ananmohamuud9018 4 ปีที่แล้ว

    Hamabalyo soomaaliyeey 12/92020 maalinta calanka ❣🙏🇸🇴🇸🇴

  • @amranabdullahi325
    @amranabdullahi325 9 ปีที่แล้ว +6

    viv somaliyaa ha is racdo

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 6 ปีที่แล้ว

      Amran Abdullahi
      Haday shaqayn waydina?
      Madhaxcayse hadad donaysan waxad ku biirtan itopia aya idin rabtee ordoo ku biira

    • @alilucky1507
      @alilucky1507 5 ปีที่แล้ว

      Walhi heestaan iyo kuwa kaloo badan markaan dhagaysto waan ilmeeyaaa sidii soomalidii hore ahaan jirtau iyo maanta sidaan nahay wx laga xumaado weeye illhayoow soomali isku soo celi mar labaad dunida hala jaan qaaadeee

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 3 ปีที่แล้ว

    Booska maxamad Suleimaan tubeec Hadaan joogi lahaa Heestan iyo wax lamid ah ma qaadeen. Qaran aniga la igu dhex takooro Oo qabiilkayga nasab dhimman loo arko Anna ma wayneeyeen.
    Bur burka ina haystaba sababtiisu waa dadkaas walaaleheena ah Ee la hayb soocayo.