اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كماباركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد
Black History awalba wax jira a maba ahayn oo intay Black tariikhdooda loo dabaal deggaya markaasa waxaa loo keena ardayda tariikhdi Greek ama Spanish adiga tariikhda caddanka waa yabay ani in uu joojiya waaba fiicantahay Black waxba kuma qabin haddi da ay lacagaha iska wadan jireyn ma ogi.
Masha alah somali hanolato sa walal kiin 👍👍 sulka ugu tujisen 🇸🇴🇸🇴 sasa nobalana Elmina war wanagsan bankaga baranay e halkas kasiwad 🙏
Qodobka jinsiga waan ku raacsanahay!
Masha Allah shaqo fican ayu qabtay waban kaqaxaynay wadanka ❤🎉
Maasha allaah alleyle ha joojiyo uk waxan rajeynayaa iney ku daydaan
Elmi wariye wanagsan
Jumca Mubarak to All Muslims in the world ❤❤🎉❤🎉 I'm from oromia ❤🎉❤🎉❤🎉 horey usoco sxb ware❤🎉🎉
MAASHAA ALLAH WAA RUNTIIS BALAAYO LGBQ THANK YOU ALLAH AND THANK YOU PRESIDENT TRUMP
Good 👍 job 👏
Thank God
Trump intaas ayuu ku fiican yahay ❤❤
Waa arinka kaliix ee jusaxan yahay guul arinkaas
good job❤❤❤❤
Thank you
Waa sax nin iyo nag wax u dhexeyo maleh
Alxamdulilah rabil calamin❤❤❤ nebigena (SCW SCW SCW SCW SCW SCW )Akusalino wa jumca ❤
thank you wallo
Thanks bro Elmi.
Jizaka Allah hu khery brother for your hard work
Mahadsanid cilmi nin cuqdadaysan ayaa meesha qabsaday
Thank you president trump
Thank you brother
Msha Allah hadii uu Khaniisanta diiday
Thank you, Trump
Maalin kasta waxan is dhahaa kinalkii boqol kun buu gaadhay asxabey dadaala🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Thank for news
Much thanks, brother!!
Shukran sxb for the updates..
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كماباركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد
Mahadsanid walaalkey ❤🇺🇸
Thanks for the job you have for us give us update about the meeting with welcome corps
Mahadsanid walaal Cilmi.
Thanks trump Saan u nacay dadkaan wax nag iska dhigay kuusoo galo musqul. Dumar ah wlhi xitaa ma waysaysan kartid
Donald Trump faaido iyo khasaaraba labadaba wuu yaqaan ninka ragaa wuuna kudilayaa wuuna kunooleynaya Allah weyn haga leexiyo Musliminda amiin yarabi
Thanks elmi
😅😅😅😅😅😅 shaqo wacan ayuu sameyey. Duqu
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏
War qiima lah ‘mahadsanid Waare
Elmi walaal mahadseeniid
Hajoojiyo wasakhda qowmoluud meesha haka saaro 🌎✅✅✅✅✅
Wcs sxb
That is only things that I support about him
Walaal Cilmi waad Mahadsantahay Oday Trump wax kaliya ee aan kuwato wax uu meesha kasaaray nimow naageedkii habaar baan kuriday,in uu dhaqaalaha Wadankiisa dhiso,Danbiilayaasha in Dalkiisa kamasaafuriyo intaas waan ku taageersanahay balse waxii intaas soohara waa qar-iska tuur caadi ah.
Soomaaliyeey u codeeya fadlan Republic waayo meelo xaga diinta ay ku fiican yahiin baa jirta, xisbiga kale ee laga roonayaasha waa ibliis
Asc scw scw scw scw scw scw scw
Viva Trump
Wcs walalkey jimco eyey notahy jimca wanaagsan dhamaantiin
👍👍👍
Good job present trump alle HA naga qabto Qoomaanluud
Elmi waare wll meeting group five 6 bisha mx ka soo baxay
Wixii dulmi wada duumo ilaahey haku soo rogo
Elmi, Sheeko aan ku haaya oo weliba sida ay igu dhacday oo kale ugu dhacday in USA xafadihiina side kula soo xiriira
Igala soo xiriir Snapchat@waare99
@ ma qabo snapchat sorry
Good job president Trump
😁😁 she and he
🎉
Waad mahad San tahay elmi ware. Ilaahow Naga qabo qooma luud
dadka xun ha ka saaro meesha❤
Ninkan wàa gal gal dhalay qaxotigi wuu diday
Wadankii oo dhan waa dhalin rogi hayaa gacmaha laqaban karaa waa layaab
Fbi cia cadalad daradii ay sameyn jireen nabsigooda ayaa qabtay
Asc elmi trump malaga yaaba inuu joojiyo dv lottery
Iyagu dalka miyay ka tagi waxay raban hasameyan
Oo dadbaashaqala aan kunoqday Trump
Cabsi cabsi
😂😂😂 walaalkeed ay guursatay aa sideey walaalkeed u guursatay?
waar ilhaan hala dhoofiyo dhalashada halaga qaado !
Asc sxb elmi arimaha dv lottery mala joojiye kasoo hadal
U hiilin maayo turnb laakiin xaar dhuuqyada in la titiro waan jeclahay shaqaa la iiga erayay nin naag iska dhigay dartiis.
Trump rag waaye mac sonkor qowmuluud
Ilhaan omar maxa u naf ah marka🤔🤣🤣
qowmul luudka ha borsado taa waa ku mahadsan yahay wasaqda trump runta ayaan ku jeclahay beenta ma yaqaan warkiisa waa cadyahay
Somalida waxba ma fahmaan adeer siyaasada waxankan fahan adeer xisbi kastaa siyaasadiida intuu kursiga hayo ayuu uga faaiidayiistaan markaa sidaa u fahan wax kasta oo fulin ah madaxwaynuhu isga ayaa awooda uleh cida siyaasadiisa ku shaqayinaysa ayuu keen sanayaa wax fahan
😂😂😂😂
Trump waa uu ku mahadsan yahay in uu la dagaallamo qawmu-luudka.
😂😂
Black History awalba wax jira a maba ahayn oo intay Black tariikhdooda loo dabaal deggaya markaasa waxaa loo keena ardayda tariikhdi Greek ama Spanish adiga tariikhda caddanka waa yabay ani in uu joojiya waaba fiicantahay Black waxba kuma qabin haddi da ay lacagaha iska wadan jireyn ma ogi.
😂😂😂😂 Ware waxaa hore loo yiri labadii laqdabo iyo lugoyo isku ku heshiiyay aya runta isku laaya kkkkk
Adeer ma laga roonayaasha ayaad rabtaa Maxaa kaa qaldan
Thank you bro
Good job president Trump