ISMACIL AARKA | WAA MAMNUUC | OFFICIAL VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • SONG : WAA MAMNUUC
    SONG WRITER :ABWAAN TALASAME
    MELODY : ABDIKARIN ALI SHAH
    MUSIC MAFTUUX CADCEED
    CAMERA & EDITED : ABDIWAASAC KHADAR
    Copyright@Hawraar Music

ความคิดเห็น • 625

  • @Aviationsta
    @Aviationsta 2 ปีที่แล้ว +467

    Another level 🔥✌🏽

  • @ayaanleliipaan7719
    @ayaanleliipaan7719 2 ปีที่แล้ว +26

    LaxaN kamida LaxaMaDa ugu qalisan waqti xaadirkan ABDI KARIIN ALI SHAAH🥰❤️

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 2 ปีที่แล้ว +7

    Hargeisi Hadayna jiri lahayn Fan Quruxdiisa maynaan aragneen FroM MoqdishU🇸🇴

  • @moali6299
    @moali6299 2 ปีที่แล้ว +16

    Haaheeyo Laxankii Wiilka reer burco waa tagey wlhi 🔥🔥❤

  • @kabtanmahad9361
    @kabtanmahad9361 2 ปีที่แล้ว +6

    Laxanka cabdi kariin cali shaah iyo codka ismacil aarka inay isku so baxayan inta ila araktay like₩₩₩

  • @dhakhtarshorts7183
    @dhakhtarshorts7183 2 ปีที่แล้ว +26

    IsmaciL aarka hipadi oo qova legends waa mamnuuc imaan masaalka helaa🥰❤️🌹😍💙

  • @Shiremilictube
    @Shiremilictube 2 ปีที่แล้ว +29

    Waa reer hargaisa dhamantood raga hesta sameyay msha allh

    • @ibraahimalli8154
      @ibraahimalli8154 2 ปีที่แล้ว +5

      Yaan ogeyn marka o uzhegeyzah🤣

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 2 ปีที่แล้ว +1

      Wada hrgyza maaha wayse kunool yihiin imanak lkn rag badan o dacalada kaso galayba jira😃 vart tydu labay hysaa imankaba 😃😃

    • @hood0omar184
      @hood0omar184 2 ปีที่แล้ว +1

      war waa reer hargisa ragu yan lagula yabin😂😂

  • @salaxsanaagofficials5618
    @salaxsanaagofficials5618 2 ปีที่แล้ว +367

    The legend Aarka 💫😍

    • @faxiyoaraksan2649
      @faxiyoaraksan2649 2 ปีที่แล้ว +15

      Wn kusalaame salax sanag ✋Wllky

    • @cabdiqanihassan5
      @cabdiqanihassan5 2 ปีที่แล้ว +4

      Sxp salax laxanka c karim wuu isku wada eeg yahay lakn adi baro

    • @khadrofarah7604
      @khadrofarah7604 2 ปีที่แล้ว +2

      Tageerahaga nambar one an ahay salax sanaag walalkey iinoolow abid🥰🥰🤴

    • @xafaxuppi9907
      @xafaxuppi9907 2 ปีที่แล้ว +1

      @@faxiyoaraksan2649 Xxxa

    • @bishaaroclaahi6167
      @bishaaroclaahi6167 2 ปีที่แล้ว +1

      War kasaxda ma ahan wa feg

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 2 ปีที่แล้ว +24

    Saalax sanaag baa heesta I jeclaysiiyey ❤️

  • @abdirisaqdeeqsi5956
    @abdirisaqdeeqsi5956 2 ปีที่แล้ว +26

    His voice another level wllhi 🥰 waa mamnuuc in masaalka hela waa mamnuuc in marlay kula simaa waa mamnuuc in maanka gashaa 🥰 ereyo miisaaman io laxan 100%
    Ismail Aarka back

  • @IsmaciilCalow
    @IsmaciilCalow 14 วันที่ผ่านมา +2

    Heeskasto macan max kamacan quran ka ale❤❤❤😊

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 2 ปีที่แล้ว +141

    Codka:Ismacil Aarka💯
    Ereyada:Mohamet talasame💯
    Music:Cadceed💯
    Melody:Cabdikariim ali shah💯
    Hawraar production Wax kaleH🥬😇
    Alla Maxay Legends Is Helen👌🤠✅🔥

  • @habsahassan3189
    @habsahassan3189 2 ปีที่แล้ว +11

    Manshallah wow wuu shidan yahay Ismaaciil aarka 🌹🔥❤️

  • @abdirahmanahmed9618
    @abdirahmanahmed9618 2 ปีที่แล้ว +13

    Walhy ISMAIL 🤴💛 iyo MAFTUUX cadced 🎹🎺🪕🥁 wey isku baxan War Mar walba Ka TUMO legends wan idin salamey From Addis abba 🇪🇹🌃🌆 ✌🏻

  • @fartunmohamed1115
    @fartunmohamed1115 2 ปีที่แล้ว +7

    Laxanka Abdikariin Ali shaaH another level 🔥💝❤️‍🔥

  • @sharmarkey.5165
    @sharmarkey.5165 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninka Abdikariin la yidhahda wa laxamaystihi sannadka

  • @Hassanleftty
    @Hassanleftty 2 ปีที่แล้ว +9

    The legend aarka wuu solaabtay hayaaay ✊✌🏿

  • @istaahilabdirahman3933
    @istaahilabdirahman3933 2 ปีที่แล้ว +35

    Waa hubaal hees hoyga fanka timd in ay qarxyso arkow laxankii ina ali shaah MUSIC cadceed ❤🤍💚🥳

    • @faraahcali1175
      @faraahcali1175 2 ปีที่แล้ว +1

      Talasame ereyada haka ilwainn

    • @caynitv7707
      @caynitv7707 2 ปีที่แล้ว +3

      Xata camera da waa lagu tagay xamar

    • @istaahilabdirahman3933
      @istaahilabdirahman3933 2 ปีที่แล้ว +6

      Ilhyba muriti ingu dhameeyay hadn nahy rer somaliland garhaan isaaq😍🥰😂😂😂😂😂

    • @meymamohamett8784
      @meymamohamett8784 2 ปีที่แล้ว

      @@istaahilabdirahman3933 Aᴀᴅ ɪʏᴏ ᴀᴀᴅ🔥🔥

  • @queenallisa5107
    @queenallisa5107 2 ปีที่แล้ว +52

    Cadceed on the beat✍️

    • @safiyaisse5065
      @safiyaisse5065 2 ปีที่แล้ว +1

      Ardayda furinle ka ugu wanagsan

    • @Mahir52143
      @Mahir52143 2 ปีที่แล้ว

      @@safiyaisse5065 furinle cadceed ayaa Ka wanaagsan cadceed beat kiisu quality ayuu leeyahy!!

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว

      @@Mahir52143 furinle Wax gaaro sxb ma jiro music ahaan

    • @queenallisa5107
      @queenallisa5107 2 ปีที่แล้ว +1

      @@safiyaisse5065 Laga barayba laga badi weli ma maqashay 😅

    • @EmranlBr
      @EmranlBr 2 ปีที่แล้ว

      @@Mahir52143 furinLe cid GaaDha weLi☝️ mahaYnee❤️‍🔥🖇

  • @inaosman7440
    @inaosman7440 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta ilaa araagtey inoo ismaael iskuu daayey ino oo iyaro sida cabdikarim Ali shaah love daac hakuu sii soo😅❤️📌

  • @iammzack
    @iammzack 2 ปีที่แล้ว +8

    A.kariin Ali shaH ismaciil arka ❤🙌

  • @ilhansaid5659
    @ilhansaid5659 2 ปีที่แล้ว +22

    Wuu waynaday misee waa indhahayga?....marwalba the Best of songs keep going bro

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 ปีที่แล้ว +2

      Ragu Way Ka Xanaqan Wad Waynataydaase Hoos Uga Dhig😅😅✌

    • @mojagaming3817
      @mojagaming3817 2 ปีที่แล้ว

      Allah ku cafiyo😎

  • @selmayosuf1145
    @selmayosuf1145 2 ปีที่แล้ว +23

    Mugdishan arkaa qeerkedii dhaftay❤️❤️🇸🇴🇸🇴go forward my country

  • @abdishakursuleiman9885
    @abdishakursuleiman9885 2 ปีที่แล้ว +16

    Everything in this song is Fire.........%%%
    ISMAEL ARKAH

  • @MrDuqow
    @MrDuqow 2 ปีที่แล้ว +102

    Thank you Somaliland for showing us this great voice Waligiis Lama arkeen Wlh what a Voice Hore usoco Aarkow aar guuxiisa sidataa 🤝🤝🤝

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +9

    Amazing song waa sugaa heesta shidan eryada 💯laxanka💯music good well done🎻🎼🔥🎹🎶🔥💯 hawraar music the one only always good man muuqal diyaar saan 🥰🥰🥰♥️♥️🔥💯💯

  • @sharmaarke-mohamed-nour8033
    @sharmaarke-mohamed-nour8033 2 ปีที่แล้ว +13

    Walaal ilahay baa kugu dhaarshay Like isaar 😋😂

  • @guledomer5997
    @guledomer5997 2 ปีที่แล้ว +9

    Lengard paa is helay Another level 👊
    TalazamE
    AarkaH
    Abdikarin
    Cadceed
    Hawraar

  • @hirjacaylofficialchannel5563
    @hirjacaylofficialchannel5563 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaanku Wuxuu Yidhi Maantaba Naftaan kaamaarmi Karin
    Anana Waxaan Kulemahay Maantaba Fankaan Kaamaarmi Karin
    Keep Going Wllkyga Aan Taageernoow

  • @husseinismail9036
    @husseinismail9036 2 ปีที่แล้ว

    Abwan tala same ,abdikariin Ali shaax maftuux cadced, wale hargeisa fanbaa yaaLa

  • @homzesuniil4872
    @homzesuniil4872 2 ปีที่แล้ว +22

    Legend Always Legend💯Aarka Fanka Wa kukaah WaLaaaL💪Caydaruus Hawraar Qurxiyaha Fanka🎶🎤📷ibnu Ali Shaah Another LeveL💥Cadceed Fara DahabLe

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mamnuuc inaan 4 kula guursan
    Waa mamnuuc inaan nafta kaligaa ku siiyaaa
    Waa mamnuuc macaan inaan kali kuu go'aaa😍😍

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 2 ปีที่แล้ว +5

    Laxanka cabdikariim cali shaah markii hore is isaga ayuunbaa badanaa ku koobnaa laakiin imika ilaa dabayaaqadii 2020ka waa laysla arkay oo fanaaniin badan ayuu u saaray laxanka.
    Ismail aarka siduu hargeisa uga tagay maanan hayn hadase HAA ✋👏

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว +27

    The one and only legend ismaciil aarka best song on fire 🔥💯

  • @eprahinhaykal4758
    @eprahinhaykal4758 2 ปีที่แล้ว +5

    Laxankii ina Ali shaaH and other level

  • @dr.abdirahman3068
    @dr.abdirahman3068 2 ปีที่แล้ว +6

    Mi ❤️ (z).
    Waa mamnuuc in aan masaalkaa helaa,
    Waa mamnuun in aan marlay kula simaa,
    waa mamnuuc inan kula meel dhigaa,
    Waa mamnuuc in aan maankba gashaa.
    ❤️👑❤️

  • @kiphahtaheranod4668
    @kiphahtaheranod4668 2 ปีที่แล้ว +3

    Aarka legend like iisaara markuu 1m gaaďho❤🥰

  • @NuSAbdi
    @NuSAbdi 2 ปีที่แล้ว +47

    Waa reer somaliland heesta waxa gidigeed sameeyay❤❤

    • @caynitv7707
      @caynitv7707 2 ปีที่แล้ว +7

      😂😂 Haa camera da maca abdiwasac kader inanka layidha aya xamar ugu tagay si u uga soo duubo

    • @ayaanfarah2246
      @ayaanfarah2246 2 ปีที่แล้ว

      Hees iyo badh 👍👌👌

    • @nimcoxasan2386
      @nimcoxasan2386 2 ปีที่แล้ว

      @@caynitv7707 oo iygu camerd sida u shidan malha miyaa 🤔

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcoxasan2386 MaLe😅

  • @djnucmanlyrics4422
    @djnucmanlyrics4422 2 ปีที่แล้ว +9

    Micneeyaha fanka HAWRAAAR MEDIA
    100% wax Walpa keep up ❤

  • @Sacki63
    @Sacki63 2 ปีที่แล้ว +11

    HawraaR MusiC
    AbwaaN TalasmE
    Cabdikariin cali shaah
    Ismaacilka aarka
    MaftUux cadeed
    CabdiwasaC khadaR
    AMAZING 👏 ❤👍

  • @user-kw8up5yw5g
    @user-kw8up5yw5g 2 ปีที่แล้ว +11

    Howraar music production legend ✌

  • @mehmetziad9629
    @mehmetziad9629 2 ปีที่แล้ว +14

    Aarka one of the best of his generation if not the best 🙏

  • @abdi4316
    @abdi4316 2 ปีที่แล้ว +1

    Cad ceed bes naga dheh waa buubi rabnaa🎷🥁🎹👌❤

  • @bishaaroxaaji1704
    @bishaaroxaaji1704 ปีที่แล้ว +4

    aarkow abowe mcn masha allah uwad kher qawo alle hakusiiyo wll qali

  • @abshirobishar2918
    @abshirobishar2918 2 ปีที่แล้ว +4

    Boqrka iladhashey Ismail arka wan ku wataaa❤️❤️🥰🥰

  • @mustafe_kante
    @mustafe_kante 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa ubaahan inaan Qoraal kasoo sameeyo like iisaar

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 2 ปีที่แล้ว +4

    ISMAÏL arka keep going 🤩🤩🤩 waa xubaal inan heesto iskuku timid howgii fanka ERAYADA LAXANKA MUSIC 💖

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayyyy wooow amazing songs best the one and only ISMAACIIL aarka welcome back lenged always lenged keep going pro pest dance 👏👏👏👏❣🥰🥰❣😍❣😍❣😍❣

  • @faraahcali1175
    @faraahcali1175 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio ninkan calankida dhacay wlhi sidu hargeisa uga tegey inta ila midka like saar

  • @salimsahal8883
    @salimsahal8883 2 ปีที่แล้ว +1

    Maftuux maxamud ducale cadceed inanka musiga macaan tumaya legend 💯

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 2 ปีที่แล้ว +7

    Another level ismaacil aarka 💯🥰 welcome back

  • @Sahal_khataroz
    @Sahal_khataroz 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan wlahi fankiisa la iskama indho tiri karayo ❤️❤️

    • @ibraahimalli8154
      @ibraahimalli8154 2 ปีที่แล้ว

      Aad io aad apo ninkan aarka bilazh malo dhihin wlhida wapa aarka fanka✊🏿❣️🥁

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +5

    Ismail Aarka Waa Onother Level Lagend Lkn Wll Taladaan Qaado Hargaisa ku Laabo Haddaa Fan Hormar Ka Rabto💪

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 2 ปีที่แล้ว

      Maxeey tahay Hargesa huus

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 ปีที่แล้ว +1

      @@funnytvtv9654 Hargeisadaad Inkirayso Waata Leh Channelkan, Aad Ka Boganayso Heesta✌😅

  • @neimahassan6448
    @neimahassan6448 2 ปีที่แล้ว +5

    Woow hestu inama cadi mahaan good job 👏 Ismael

  • @shaaficisacad8541
    @shaaficisacad8541 2 ปีที่แล้ว +2

    cadceeD on the peaT

  • @cabaassuudi4664
    @cabaassuudi4664 2 ปีที่แล้ว

    Hargeysa dheyman muqdishu ku qarsanaa bey soo saareen great voice arka😱

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +3

    Aarka guuxa🔥

  • @khadar8820
    @khadar8820 2 ปีที่แล้ว +1

    Wr nio waxni way hees dhaafty isteel qurux cod jaas intapa way ka dhnthy arka ❤️❤️🖤

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay

  • @sumayomaxamed3466
    @sumayomaxamed3466 2 ปีที่แล้ว +5

    Laxankaan gartayba 👌

    • @ibraahimalli8154
      @ibraahimalli8154 2 ปีที่แล้ว +1

      Ayamahan comments ka sharma boy kuguma arag cml👊🏿🤣🤣🤣

  • @nazhathpea3060
    @nazhathpea3060 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan waa legend of legend✨🍂

  • @caydaruusasonto8745
    @caydaruusasonto8745 2 ปีที่แล้ว +21

    This’s what am talking about my boy,
    Legend always legends 🤴 wankuwataa walhi zxp macn ✊✊!

  • @saahirmusic
    @saahirmusic 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestu macana Ma Hargeisay ka timi

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 2 ปีที่แล้ว +3

    *cadceed beatz*
    Onther level

  • @mustalifaxasan4
    @mustalifaxasan4 2 ปีที่แล้ว +1

    🥵✊♥️wa mamnuuuc inaaan Fanaan kla dhageeesto aaarka😱💯✊🦋⚠️

  • @Qalanjo18
    @Qalanjo18 2 ปีที่แล้ว +5

    Eesh calaa 😍🥰😍😍 I love his voice🤩😍😍🥰🥰😍

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 2 ปีที่แล้ว +4

    MaFtuux AptiH MxaD Zamaysay 💥🤌

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 2 ปีที่แล้ว +1

    Aarka Isthe Best Wooow
    🎹📸🥳

  • @mohaofficial7766
    @mohaofficial7766 2 ปีที่แล้ว +28

    The one an only ismaacil arka legend always Legend

  • @djmoha6091
    @djmoha6091 2 ปีที่แล้ว +2

    Aarka Mogadishu 🇸🇴

  • @fadxiyaahmed9594
    @fadxiyaahmed9594 ปีที่แล้ว +1

    Heestiiii heesaha eryatay waligay ma dhagaysan wllhi hees ka zhidam✨️

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 2 ปีที่แล้ว +8

    Wow Another Lever 🔥

  • @abdisamedyusuf12
    @abdisamedyusuf12 2 ปีที่แล้ว +1

    Top weeyeee wllhi laxanka abdikarin cali shaaah ku haystabaa

  • @sidiiqwidhwidh4507
    @sidiiqwidhwidh4507 2 ปีที่แล้ว +5

    Ereyada habar yoonis
    Musica ciise muuse
    Laxanka habar jeclo
    Codka hawiye abgaal
    Camera man sacad muuse
    Soo saaraha barnaamijkan aniga oo hawar jeclo ah 😎

  • @najaxqurux7272
    @najaxqurux7272 2 ปีที่แล้ว +1

    Aarka wan u bahany aryada igu so xero legend 👏codkiisa

    • @muhubohassan3111
      @muhubohassan3111 2 ปีที่แล้ว +1

      Baasaboorka ayay kashidan tahye ayaantaane maleedahay basabo

  • @Mahad_apthull
    @Mahad_apthull 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mamnuuc inan heestan like la dhaafo 👍👍👍👍

  • @somalimusiclyricshd2825
    @somalimusiclyricshd2825 2 ปีที่แล้ว +38

    Ereyada: Abwaan Talasame
    Laxanka : Abdikarim Ali shaah
    Music legend : Maftuux Cadceed
    Ismaaciil Aarka 🔥
    Lyrics ,
    Coming soon

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 2 ปีที่แล้ว +5

    Abdikariin cali shaah uunbaansoo xasuusta markay heesaha laxanka noocani saaran yahay iyo music ga maftuux cadceed is helaan
    Ismail Aarka mid kamida shamacyada fanka👏🏻

  • @Nimco551
    @Nimco551 2 ปีที่แล้ว +2

    My king 🤪🥀💖✌🥀😲🦋

    • @Nimco551
      @Nimco551 4 หลายเดือนก่อน

      🥺😩👋🏻2024, Wye nolshida

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 2 ปีที่แล้ว +2

    Cadceed 🔥🔥👏

  • @mullahshow4743
    @mullahshow4743 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa mamnuuc in hargeisa laabta kabaxdo

  • @raxmoxasan2903
    @raxmoxasan2903 2 ปีที่แล้ว +4

    Heesta alaah hakunacsiiyo

  • @mohakhadarmoha801
    @mohakhadarmoha801 2 ปีที่แล้ว +3

    Abdikariin Ali shaaah ka dhadhamaya heesta 😅😅

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdiwasac khadar Another level 😱🙄

  • @caaisha71
    @caaisha71 2 ปีที่แล้ว +1

    Igaarka wa no shideen hargeesa

  • @ardiahmed5387
    @ardiahmed5387 2 ปีที่แล้ว +2

    Only Abdikariin Cali Shah ❤❤❤

  • @sagalahmed1283
    @sagalahmed1283 2 ปีที่แล้ว +3

    Hees way dhaaftay waa heeso❤🤴

  • @amirofficial2718
    @amirofficial2718 2 ปีที่แล้ว +1

    war fananka hargaysa miyu .iizka dayeyey marka igu danbeysssssssssssse waaaaaaaaala dhalrsanaye

  • @muniirayahye7491
    @muniirayahye7491 2 ปีที่แล้ว +1

    Music 🎶 muftax cadced tumah o qarxen waliged lama shegin

  • @nadapeo3536
    @nadapeo3536 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ismaaciil aarka

    • @nadapeo3536
      @nadapeo3536 2 ปีที่แล้ว +2

      😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 2 ปีที่แล้ว +3

    Somali museum Ismail Aarka Legendry

  • @HassanOmarIsmail
    @HassanOmarIsmail 2 ปีที่แล้ว +3

    Cadceed waxba lagama qaban karo 🌟🎗🏆

  • @user-rl9vh4td7d
    @user-rl9vh4td7d ปีที่แล้ว

    Is calaahees libaax taliye horaye usaco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 2 ปีที่แล้ว

    Waa manuuc in aad maankaba gashaa, markuu leeyahay muxuu ka wadaa

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 2 ปีที่แล้ว

      Waa Mamnuuc Inad Maan Kale Gashaa Inay Ahaydban U Maleya Oo Cod Qabashadii Erer Ka Galay

  • @holacpi7933
    @holacpi7933 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mamnuc ina miyaro kula sima ✌✌

  • @farhanapdinour9371
    @farhanapdinour9371 2 ปีที่แล้ว +1

    Laxanka Apdikariin ali shaaH
    Waa wax kleh🖤

  • @Inaboordaan571
    @Inaboordaan571 7 หลายเดือนก่อน

    best song al fanan ismaciiL arka ❤

  • @cabdixakiimhaybe4875
    @cabdixakiimhaybe4875 2 ปีที่แล้ว +2

    Ina Ali shaaH wax kle ku ah ❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @jikadhajukadha6811
    @jikadhajukadha6811 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdikariin ali shaah 🙏👏

  • @haweeyoadan938
    @haweeyoadan938 2 ปีที่แล้ว +2

    esh calaa hees 😍❤️🥰