Hargaysa | Magaalo ku bilaabatay Macalin iyo xertiis | Waaberi Show | Xalqadda 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: / waaberimedia20
    Instagram: www.instagram....
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

ความคิดเห็น • 444

  • @abdikareemomar7364
    @abdikareemomar7364 ปีที่แล้ว +54

    Waa magaladan aduunka ugu jecelahay ❤wixii reer hargayza ah like ta isku muujiya

  • @suhaybmohamed4539
    @suhaybmohamed4539 ปีที่แล้ว +146

    Reer hargysa liketa saara

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN ปีที่แล้ว +2

      👍 from muqdisho 😊

  • @ZaamZamHassan-jc6iw
    @ZaamZamHassan-jc6iw ปีที่แล้ว +24

    Hargeysa hoygi fankaay walahi wan jeclahy iida iyo dadkeedaba form muqdisho Somalia jirn oojog🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @salamkala14
      @salamkala14 6 หลายเดือนก่อน +1

      Calanka yuhuudu muxu aha 🤢🤮

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@salamkala14yuhuuda sota adinka sheganesen😮😮

  • @ikhlazyj5002
    @ikhlazyj5002 ปีที่แล้ว +30

    BEERTII Xuiriyaadaay love you hargeisa from Burco 🥰💯💯

  • @yaasiinmohamed8053
    @yaasiinmohamed8053 ปีที่แล้ว +97

    Mrkaan hrgysa arkay hore kasoo galay😂😂 ramadaan mubaarak

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว +2

      Gobalka togdheer ee somalia mahoo

    • @naazirfuaad4159
      @naazirfuaad4159 ปีที่แล้ว +1

      Aniguba wllhi😂❤

    • @Miskiin111
      @Miskiin111 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAli-xh8vt 🤣🤣🤣

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 ปีที่แล้ว

      ​@@MohamedAli-xh8vt woqooyi galbeed waaye sxb

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud ปีที่แล้ว

      @@MohamedAli-xh8vt togdher mahe wa marodii jeex togdherna wa burco marka kalabaro dhulkaga ana wxan kunolay gobolka xebta kuyala e saxiil e magalada berbera

  • @cumeer2
    @cumeer2 ปีที่แล้ว +57

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

  • @talasameabdihasan4343
    @talasameabdihasan4343 ปีที่แล้ว +41

    1991 zero Ayay ahayd maantana waa Hero da dhulka ay soomalidu dagto 💚🤍❤️ always we are grateful people and one day we will be succeed in the whole of Africa 🌍

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 ปีที่แล้ว +9

    Ex Reer Hargeysadii hore is Muujiya, ku dhashey ku dhaqan i love hargeysa🤍💚❤

  • @hamseisko3247
    @hamseisko3247 ปีที่แล้ว +7

    Hargaysa waxa ugu soo horeeyay sheekh madar oo nuux ismail ah

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allllah hargeysa waa magaalada ugu quruxda badan dhulka soomalidu dagto reer hargaysa nooolaaada ❤

  • @Yahyeyusuf
    @Yahyeyusuf ปีที่แล้ว +15

    inta ku dhalatey ku barbaartey waan salaamay🥰💋

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y ปีที่แล้ว +8

    مدينة المساجد هرجيسا
    Alle amniga ha usiyaadiyo waa magaalo xasiloon oo horu mar ku socdo m.a🥰

  • @nimcaanmohamed4198
    @nimcaanmohamed4198 ปีที่แล้ว +37

    Macha Allah hargeisa hadhwanaag waa magaladaydii aan ku soo barbaaray heerarka Kala duwan ee noloshada, waxbarashadayda an ku soo qaatay ilaa hadana aan ku sugahay wll Waan kaaga mahad celinayaa taariikhda kooban ee ad ka diyaarisay magaaladayda shukran❤

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 ปีที่แล้ว +3

      Nuux ismaaciil baad tahey miyaa wllo Mahadsanid

  • @ilyoagabar7890
    @ilyoagabar7890 ปีที่แล้ว +10

    Mashlah dad badan oo magalda ku nool oo hdana garanayn tariikhdeda ayaad u bidhaamisay manta thank you brother

  • @zhaviciupdi5067
    @zhaviciupdi5067 ปีที่แล้ว +25

    Hoyga fanka oo keliya maaha hargeisi sidoo kale waa hoyga diinta iyo tacliinta ❤

    • @chamanour7918
      @chamanour7918 ปีที่แล้ว

      Abaarso home haka ilaawin.

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 ปีที่แล้ว +4

      ​@@chamanour7918 Aamu idinka cid xumaantasi idinkaga badani ma jirte xata waabad u doodane(ilhaan cumar) don't forget 😉 😂

    • @hamdaabdi6779
      @hamdaabdi6779 ปีที่แล้ว

      @@chamanour7918 abaarso waa meel Hargaysa udhaw ee maha wax Laga fano

    • @chamanour7918
      @chamanour7918 ปีที่แล้ว

      @@hamdaabdi6779 oo la isku fuulo soomaaha

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@chamanour7918maadaa lagugu fuulay quruxeey😮

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne ปีที่แล้ว +4

    ❤hageesa waa meel wiligeed laheed ilbax waana meel umuhiima dalkeena soomaaliya❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalaah dawlada cusmaniyiinta ayaasoofaragashatay cajiib caawakahor man maqal

  • @jalaalmedia
    @jalaalmedia ปีที่แล้ว +9

    Qudhac Dheer Ismuujiya
    Ramadan Mubarak 🌙🌠🌛

  • @cabdallesterling6196
    @cabdallesterling6196 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Madar Waa Looga horeeyayy c.raxmaanoow hargaysa SuLdaaNpaa kuSoo dhaweeyay Shekh madar

    • @IdirisadamIsmaacil
      @IdirisadamIsmaacil 2 หลายเดือนก่อน

      Suldankasu kebu aha ma saldanada rer shekh isaxaq ayu aha rerka ah

  • @Haykal5
    @Haykal5 ปีที่แล้ว +5

    Hargaysa waxaa daganayd boqortooyo ee sheekh madar ugu muu horayn wll iska sax

    • @Mohangoat11
      @Mohangoat11 ปีที่แล้ว

      Haykal usheeg in Ciidagale meesha daganaa kadib sheekh madar yimi😂😂😂

    • @AnsaarCarbeed
      @AnsaarCarbeed ปีที่แล้ว +1

      Waa magaalo Nuux Ismail. Ramadan Kareem 😂😂😂😂

    • @Mohangoat11
      @Mohangoat11 ปีที่แล้ว +1

      @@AnsaarCarbeed sheekhan uu ka been sheegayo allah ha unaxariistee 60 sano kadib ayuu yimi hargasa waxaana keenay Suldaan Diiriye Suldaan xasan Suldaan faarax Jameeco wayn baana lasoo dajiyay waaxanu uyimi sheekhu Ciidagale wayne oo is dilay inuu uduceeyo quraankana baro walhi hhhhhhhh

  • @khaalidmaxamuudyuusuf9017
    @khaalidmaxamuudyuusuf9017 ปีที่แล้ว +9

    My city hargeisa ❤

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi ปีที่แล้ว +8

    manzha Allah shalay muqdisho mantana my home sweet home hargeisa
    next garawe

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 ปีที่แล้ว +30

    Ramadan kariim qof kastoo muslim ah, kii naarta noo laga xureeya oo dambi aan ku helno Allah nooga dhigo insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulqanicismaanibrahim2279
    @abdulqanicismaanibrahim2279 ปีที่แล้ว +20

    Hargeisa runtii waa magaalo ilbax iyo diiniba biyo dhigtay dadka caayaana waa dad ka xun horumarkeeda from boorama. Wll next boorama ka soo dhig

  • @abwaanxasandabare7166
    @abwaanxasandabare7166 ปีที่แล้ว +3

    Walaalkey dar Allah aan u jeclow waan ku salaamey ha iloowin diinsoor

  • @ZENGEBOY
    @ZENGEBOY ปีที่แล้ว +12

    Zxp waad mahad santahay from dalka Somaliland💚💬❤️Caasimada hargeisa🤌Berbera kusoo dar zxp waa Iga Codsi bls🙏🙏🙏🙏

  • @landergirl5664
    @landergirl5664 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ hargaysa cadeey

  • @idiriscabdiraxman9915
    @idiriscabdiraxman9915 ปีที่แล้ว +2

    Hargeisa magalada hoyga fanka iyo suuganta somalida

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 ปีที่แล้ว +4

    Alhamdulilah magaaladaydii

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว +8

    Hargaysaay habooneey madashii tacliintiyo Halkay diintu taalaay ❤ hala hakudhawro
    اللهم احفظ بلادي و جميع بلاد المسلمين
    اللهم انا نسألك بالإيمان واليقين والسلامة ❤

  • @sagalmohamedhassen7468
    @sagalmohamedhassen7468 ปีที่แล้ว +3

    😍😍casimadaydii

  • @maria-125
    @maria-125 ปีที่แล้ว +2

    Hargaisa ❤magaladaydii

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc ปีที่แล้ว +6

    Thank you cabdiraxman cumar ano ah awladul casima ee reer hargeisa kuma arag wxbeena intad sheegtyna badi waa inaan maqly

  • @mascudyare1478
    @mascudyare1478 ปีที่แล้ว +27

    Ramadaan mubaarak and jumca kareem all Muslims❤❤🎉

  • @suhaybxasan7725
    @suhaybxasan7725 ปีที่แล้ว +11

    Hargeisa ,my city , i love you💓✔️

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 ปีที่แล้ว +2

    HargaYsa ha liiciN📍❤️🦁caasimadayDiHH

  • @Engadenmaxamedaden44
    @Engadenmaxamedaden44 ปีที่แล้ว +3

    Manta uun bad xaqiiqka hadadhay hore u soco❤

  • @salamkala14
    @salamkala14 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hargaysa 😊Casimada Jamuuriyada Barkaysan ee Somaliland ❤

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllh warbixin fiican thanks ustad

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 ปีที่แล้ว +64

    Dhaqan xishood akhlaaq diin waa astaamaha ay ku suntanyihiin dhalinyarada hargaysa iyo guud ahaan somaliland❤❤❤

    • @muhanadfarah1553
      @muhanadfarah1553 ปีที่แล้ว +5

      Taas oo inoo dheer soomali jacayl❤

    • @90films69
      @90films69 ปีที่แล้ว +4

      @@Tutulisho ilahay kabari inuu casimada labaad ee somali kadhigo halkan anagaa iskale adigu amaxaarada iska xoree

    • @azli5079
      @azli5079 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Tutulisho Izku xishood in yar ka hor wan jeclahay bad lahayd lkn Edeb yeelo adeer 😡

    • @cabdiraxmaanmaxamed2288
      @cabdiraxmaanmaxamed2288 ปีที่แล้ว

      ​@@Tutulisho ilbaxnimadu sidaazmaaha

    • @abdirahmansalaan5564
      @abdirahmansalaan5564 ปีที่แล้ว

      @@Tutulisho 🤣 adeer qadaadwaynbaad tehee jigjiga waxba hakusoo daba dhuuman

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 ปีที่แล้ว +5

    Jameeco wayn waanku dhashay xaafadas si aaad uquruxbadan baaad usoo tabisay codkaguna waa heer sare sooo badi inshallah kuna so dhakhso

  • @khaazihimad7751
    @khaazihimad7751 ปีที่แล้ว +2

    Ma. Zxp caasimada 3 kuso xiji kismaayo❤

  • @HBielb
    @HBielb ปีที่แล้ว +3

    Hargeisa , Somaliland I miss 😢❤❤❤

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 ปีที่แล้ว +3

    Caasiimada hargaysa ❤

  • @ikraanahmedxasanikriito5642
    @ikraanahmedxasanikriito5642 ปีที่แล้ว +3

    Mashala walal mahdsanid

  • @AbdifatahH
    @AbdifatahH ปีที่แล้ว +3

    Caasimada barakaysan, magaaladeydiiiiiii 😍

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 ปีที่แล้ว +2

    thanks bro affur wanagsan, Hargeysa kaso salaamaya

  • @apthiladiifxusen169
    @apthiladiifxusen169 ปีที่แล้ว +5

    Hargaysa aday❤

  • @azli5079
    @azli5079 ปีที่แล้ว +14

    Hargeysa xudunta Dalkayga Hooyo Somaliland Allaw ii Barakee Amnigeedana Noo Xafid 💚🤍❤🤘

    • @caliirshaad945
      @caliirshaad945 ปีที่แล้ว +1

      Somali

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 ปีที่แล้ว +3

      ​@@caliirshaad945 saudi waa carab UAE waa carab hadana waa kala wadan, somaliland iyo somalia waa somali lakin waaa kala wadan.

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 ปีที่แล้ว

      ​@@guletizmail8349 haa wllo wadan baynu nahaey wasidaaaa

    • @Tutulisho
      @Tutulisho ปีที่แล้ว

      @@guletizmail8349 RIYO AYAAD KUJIRTAA WALAALO

  • @ciisemuuse2504
    @ciisemuuse2504 ปีที่แล้ว +3

    HOYGA ILBAXA IYO ABWAAN ADA

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว +3

    Cadiraxmaan cumar
    Waabari media halkaa
    Kasiiwad mawduucyadan
    Aad baad umahadsantahay
    👍👍👍💚💚💛💛

  • @QuruxBadan-kc2zx
    @QuruxBadan-kc2zx ปีที่แล้ว +5

    Masha alah mahadsnid cabdi rahman
    Magaaladaydi hargaysa hadhwanaag❤😚

  • @quruxleydahargaysa7415
    @quruxleydahargaysa7415 ปีที่แล้ว +3

    from reer hargaysa aadna waan kuu taageera wll hore usoco

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ปีที่แล้ว +5

    Hargaysaay ha dheeliyin ha dhantaalin waligaa,dhulkii eebbe doortaad dhalashada ku raacdoo,xaramkaad ku dhowdahay dhaqanka iyo diintoo.Allow magaalada madaxda jamuuriyada somaliland ee HARGEISA oo ay XUDUNTAYDU TAALO.Aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @haphzamohamed
    @haphzamohamed ปีที่แล้ว +5

    Mhdsanid ustaad❤

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan ahay reer HARGAYSA 🎉❤🎉😊😊

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 ปีที่แล้ว +2

    Love SNM

  • @hassan5896
    @hassan5896 ปีที่แล้ว +3

    Hargeisa ayan idinka soo salaamayaa💪👍

  • @Zirilkacade
    @Zirilkacade ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Hargeisa mug wayn
    Mahadsanid @Waaberi Media

  • @NemoOmarrr
    @NemoOmarrr ปีที่แล้ว +3

    Masha allah mahadsanid walal🙏🥰

  • @m.a.d5400
    @m.a.d5400 ปีที่แล้ว +3

    maansha allah hargeysa waa magaalo ay ku duugantahay taariikh facwayn

  • @king...3695
    @king...3695 ปีที่แล้ว +3

    M.a hargeisa hadh wanaag ayaan joogaa waliba xaafada shacabka

  • @Hamzaafx
    @Hamzaafx ปีที่แล้ว +4

    Hargeysa cadey🖤♥️

  • @enjoytv439
    @enjoytv439 ปีที่แล้ว +4

    H A R G E I S A ayaan maqloo waan soo cararay

  • @ibraahin-ed5zs
    @ibraahin-ed5zs ปีที่แล้ว +7

    ❤ Hargaysa

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 ปีที่แล้ว +5

    Thank you.
    Aadbaad ugu mahadsanty wll macluumaadka aad nooso diyaarisay
    Hargeisa cadey my home town❤️

  • @abdiaziizmohamed-vw4gr
    @abdiaziizmohamed-vw4gr ปีที่แล้ว +5

    🎉masha allah sharfanid sida quruxoon ee aad uso tabisay

  • @abshirfaysal2728
    @abshirfaysal2728 ปีที่แล้ว +7

    Jameeco weyn ana dagan maanta❤

  • @cumeer2
    @cumeer2 ปีที่แล้ว +11

    SOMALILAND GUUL I.A ❤️🎖

    • @MassPUBG-gx3jm
      @MassPUBG-gx3jm ปีที่แล้ว +1

      Somalia❤

    • @azli5079
      @azli5079 ปีที่แล้ว

      ​@@MassPUBG-gx3jm Wax soo baro wll

    • @MassPUBG-gx3jm
      @MassPUBG-gx3jm ปีที่แล้ว +1

      @@azli5079 mxa so baranaa wll somalia le dhahee😀

  • @ismailmohamed9940
    @ismailmohamed9940 ปีที่แล้ว +3

    Home city hadhwanaag ❤️❤️👏 masha Allah mahadsanid bro you got Talent 🙏

  • @mohamadkhadar4274
    @mohamadkhadar4274 ปีที่แล้ว +12

    Intii hargeisa ka daawanaysaa like ha saarto. ❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

    Guulayso walaalkay Cabdiraxmaan Cumar

  • @mohamedabdirahman5072
    @mohamedabdirahman5072 ปีที่แล้ว +9

    Aad bn kaga mahadcelinayna wll sida quruxda badan ee runtu ku dhehan tahay eed ugaso warantay taariikhda hargeisa oo dhameys tiran runti anigo kunol bd hadana wax badan i fa’idYsay🥰

  • @hajiabdurahman8083
    @hajiabdurahman8083 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiraxmanow Next Jigjiga Ka dhig

  • @Awraali
    @Awraali ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah magaaladayda hargeisa

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 ปีที่แล้ว +5

    Hargaysa taariikhdeeda maaha sidan aad u dhigtay wayna ka horeysay . Marka intaad umadda wax usoo gudbin si wacan usoo baadh. Shiikhu hadii aanay magaalo jirin ma yuu wax u dhigi lahaa.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq ปีที่แล้ว

      sheekh madar ciduu wax u dhigay waxay ahayeen reer miiga magalada miigeeda degaanaa asaaska magalada waa isaga

    • @AnsaarCarbeed
      @AnsaarCarbeed ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว +3

    Hargaysa ❤soomaaliland ❤

  • @mohaxiis1132
    @mohaxiis1132 ปีที่แล้ว

    Hargayza is may HEART

  • @badrimustafe7830
    @badrimustafe7830 ปีที่แล้ว +8

    Nina haybadadiyo hibo eebe kuu qorey habeen kama qaade horeybey abwaanoyo hobolo kuu amaaaneen hatheysaaay❤

  • @suhaybcabdicasiis6221
    @suhaybcabdicasiis6221 ปีที่แล้ว +2

    Waabari meadia wllo illhay haku sharfo ❤❤❤

  • @cabdiqafaarxasan1670
    @cabdiqafaarxasan1670 ปีที่แล้ว +23

    رب اجعل هذا البلد آمنا وارزق أهله من الثمرات
    Magaalada aan ku dhashay kuna barbaaray Hargeysa (Hadh-Wanaag).

    • @Tutulisho
      @Tutulisho ปีที่แล้ว +5

      ANI WAXAAN KUDHASHAY JIGJIGA KUNA BARBAARAY LKN WAAN JECLAHAY HARGAYSA IYO MUQDISHO

    • @azli5079
      @azli5079 ปีที่แล้ว

      ​@@Tutulisho Thankz wll From Hargeysa Alle haku xafido😊❤

  • @MuuseAbdirahman-dr4hu
    @MuuseAbdirahman-dr4hu ปีที่แล้ว

    Waaberi media best you tube channel

  • @mahachemists6776
    @mahachemists6776 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsanthy wllo☺from hargaysa

  • @tawxiid_channel4167
    @tawxiid_channel4167 ปีที่แล้ว +1

    Alle dhawr hargaysa ❤

  • @khadrahasan8090
    @khadrahasan8090 ปีที่แล้ว

    Hargyisa Hadhwanaag Magldaayidiii ane kudhshyi kuna barbareyi❤❤❤

  • @omalkhyrmahamuut8528
    @omalkhyrmahamuut8528 ปีที่แล้ว +2

    awoowe Sheekh madarrrr😿🖤

    • @azli5079
      @azli5079 ปีที่แล้ว

      ALLE HAW NAXARIISTO 🤲

    • @omalkhyrmahamuut8528
      @omalkhyrmahamuut8528 ปีที่แล้ว

      @@azli5079 Amiiin walaal Mahdsanid 🤌🏾

  • @guuleedmohamed
    @guuleedmohamed ปีที่แล้ว +1

    hargeisa magaladan ugu jeclahay aduunka kadib maka

  • @shuriashuria5800
    @shuriashuria5800 ปีที่แล้ว

    Hargysa my city
    alah ha barakeeyo

  • @diiriyefaysal1231
    @diiriyefaysal1231 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaa allaaah ❤

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 ปีที่แล้ว +2

    Walahay waa run 😢😢

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan mubarak Abdirahman Waaberi ❤❤❤

  • @Sumayaise
    @Sumayaise ปีที่แล้ว

    Abdirhmn omar
    Allah ku ziyaadiyo cilmigaga

  • @subeertiger4628
    @subeertiger4628 ปีที่แล้ว +7

    Zhp Burco ku xigsii hadaad xeerka raga wax ka taqaano 😁✊
    gobalka raga dad adag baa kasoo baxee ✌️

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 ปีที่แล้ว +2

    Hargeisa waa magaalada aan ku nool nahay aniga iyo qosykayaguba ilaahay waxaan u weydiinayaa inuu amniga u siyaadiyo wax kasta oo dhibaato ku ahna ka qabto.

  • @mahamoudiabdirahmanhusein9569
    @mahamoudiabdirahmanhusein9569 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah warbixin wngsan ayaad ka diyarisay wllo❤

  • @mohammedul_amiin
    @mohammedul_amiin ปีที่แล้ว +1

    Kismayo

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 ปีที่แล้ว +12

    رمضان مبارك تقبل الله منا و منكم صالحل أعمال♥️♥️♥️

  • @mascudyare1478
    @mascudyare1478 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ❤

  • @munajama6042
    @munajama6042 ปีที่แล้ว +4

    runtii waa muuqal aad looga soo shaqeeyey wakhtina la galiyey in tariikhda caasimadeena in badan laga sheekeya ama la qoraana waa wax aad uqurux badan

  • @ibraahin-ed5zs
    @ibraahin-ed5zs ปีที่แล้ว +6

    Duqay mo aan loo meel dayin ayay kula kac day dowladii soomaalia Hargaysa