Maxaa ka socda dalka sudan? Yaase ku dagaalamaya?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Maxaa ka socda dalka sudan? Yaase ku dagaalamaya?
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 82

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 ปีที่แล้ว +8

    Allaah Waxaan Ka Baryaynaa in Aysan Ku dhicin Dabinada shisheeye ee U Sharta Maleegaya Shacabka Walaalaha Ee Sudan,Allaha kala Bad-baadiyo.

  • @anasabuukar9662
    @anasabuukar9662 ปีที่แล้ว +22

    Sudan waxay cagta saartay wadadii halaaga ee aan soo marnay hadee hada laga gaarin way sii dheeraan doontaa allow badbaadi dalka suudaan iyo shacabkiisa

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhi, amiin

    • @Cadceed-editor
      @Cadceed-editor ปีที่แล้ว +5

      Haa hada ayey wax ka qabasho leedahay

    • @mohameddaahirwarsame6826
      @mohameddaahirwarsame6826 ปีที่แล้ว

      Illahow xaal wanaksan ken yaarabiyow musliiminta ugargar saqiirada wayeelka dhiiga baxaya illahow kheyr ugu Beedel sudan naabad somalia naabad iyo musliminta amiin

  • @Maalinlechannel
    @Maalinlechannel ปีที่แล้ว +13

    Yaa allah ilaahow muslimiinta meel walbey joogan colaada iyo dhibaatada ka saar 😢

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 ปีที่แล้ว +3

    Imarad waxan bililiqo aheyn ma raadsado, dad dayacan iyo dhul dayacan ayuu kala shukansadaa oo isku dira si uu hantidooda uga faaiideysto, walee dhawaa Inta Imarad musiibada ay geystey ka soo baxeyso

  • @abdullahixaydar4937
    @abdullahixaydar4937 ปีที่แล้ว +12

    Alla Haku Sharfo Wlkie ❤️

  • @apdiwqhB2804
    @apdiwqhB2804 ปีที่แล้ว +15

    Allow kala qabooji muslimiinta auudaan ya allaah

  • @maryamadam8697
    @maryamadam8697 ปีที่แล้ว +9

    اللهم فرج عن اخواننا

  • @abdikarimomer5501
    @abdikarimomer5501 ปีที่แล้ว +4

    Marka horaba wa khalad in laba ciidan layska garab dhiso

  • @m.a.d5400
    @m.a.d5400 ปีที่แล้ว +4

    allaw bad baadi suudan in badan bay taageereen soomilada , waxaynu ka barankarnaa dhibaatada ay leedahay ciidan aan hoos tagin madaxda qaranka

  • @sakariyeabdirisaaq3390
    @sakariyeabdirisaaq3390 ปีที่แล้ว +12

    Allha ka badbaadiyo wllhen sudan🤲

  • @sowdadahir4473
    @sowdadahir4473 ปีที่แล้ว +4

    horta musliminta lee maxa qabiilka baray ilahey hakala qabojiyo😢

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +6

    Subxaanallaah Alloow bad baadi walaalaheen sudan

  • @kai_lino
    @kai_lino ปีที่แล้ว +6

    Emarat allaha ka dhex saaro islaamka ayaka ka dhex shaqeynayee

    • @kai_lino
      @kai_lino ปีที่แล้ว +2

      @Ahmed wxa garabka siinaya kooxda dowlada sudan kasoo horjeeda ee RSF waa ayaka, libya cidii ku duushay waa ayaka, yemen cidii ku duushay waa ayaka....intabana hddaa been moodaysid google ka raadi

    • @kai_lino
      @kai_lino ปีที่แล้ว

      @Ahmed ahh war saa rabtid uqaado nio ma garanayo wxaad ka faaidaysid inaa difaacdo cadowga muslimiinte

    • @kai_lino
      @kai_lino ปีที่แล้ว

      @Ahmed imaaarat maahan cadow muslim baad leedahay ciidanka rsf ee sudan la dagaalamaya cidda fan gareysa waa imaarat cidda ay ka amar qaataan waa imaarat haddana cida garab taagan inay sudan la dagaalaman waa imarat...cadeyn hddaa rabtid isla muuqaalkan waaberi daawo inuu imarat garab taaganyahay rsf waad arkee🤏🤏🤏

    • @kai_lino
      @kai_lino ปีที่แล้ว +1

      @Ahmed ciida fan gareysaa waa imaarat hadda ayakaana garab socda si ay ula dagaalan sudan cadeyn hadaad rabtidna tag.....middle east news iyo reuters

    • @kai_lino
      @kai_lino ปีที่แล้ว

      @Ahmed hhh hadan meeshaas ma aadey adeer anigu wasiirka maaliyada ma ihi sirdoona ma ihi sbbta aad imarat ugu doodaysana waan fahmaaya ee ibashaala

  • @khaalidcabdalla6686
    @khaalidcabdalla6686 ปีที่แล้ว +2

    Suudaanta haloosheego inay gaadhayso halkaanu maanta joogno.🇸🇴

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 ปีที่แล้ว +4

    Warka no so badi please 🙏

  • @Mind_trainers
    @Mind_trainers ปีที่แล้ว +1

    sxp emaratka danta ay somali ka leeyhn mla dhihi kra waa in ay burburiyan sida yaman syria kso hdl

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 ปีที่แล้ว +16

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 ปีที่แล้ว +4

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

    • @Aries22391
      @Aries22391 ปีที่แล้ว +1

      Halken kala so xiriiraya wll

    • @abshirohassen5
      @abshirohassen5 ปีที่แล้ว +1

      Xagee kala soo xirirnaa

    • @sahrocrypto9621
      @sahrocrypto9621 ปีที่แล้ว +1

      @@Aries22391 walaal nagu soo biir youtubekega sahro crypto, sababtoo ah waxaad waxaa ku jira casharo badan mahadsanid

    • @sahrocrypto9621
      @sahrocrypto9621 ปีที่แล้ว

      @@abshirohassen5 walaal waxaan fahmay crypto waana ku faa'iiday,waxaan rabaa inaan lawadaago dhalinyarada somaliyed ee nagu soo biir youtubekega sahro crypto channel mahadsanid.

  • @ahmeduuni
    @ahmeduuni ปีที่แล้ว +2

    imarad dalka hanooga baxan waa danestayaal

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 ปีที่แล้ว +2

    Masoomaliybaaa kuwani wxy qaabiilkuu😂😂😂😂

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 ปีที่แล้ว +1

    Ceerigaabo kasoo hadal fadlan magaalada awooweyaasha

  • @mohametmohamut7709
    @mohametmohamut7709 ปีที่แล้ว +2

    Walaalaheena Suudaan Alle ha siiyo amni iyo heshiis

  • @mustafmaxamed4622
    @mustafmaxamed4622 ปีที่แล้ว +2

    Asalka alqacida kasohadal sidee somalia ku imaaden

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 ปีที่แล้ว +10

    Rabbow Caalamul Islam Qabooji

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 ปีที่แล้ว +2

    Yaa allah waa wadan Muslim ah ilaahoow kala qabooji adaa waynoo waxidee)

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Mahad. Sanid. Sxb

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว +2

    Abudabai ayaa dagaal kawada dalka sudan

  • @ShaficiMaxamud-wu7or
    @ShaficiMaxamud-wu7or ปีที่แล้ว +5

    Qardho sxb kasoo hadal

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 ปีที่แล้ว +1

    Masar iyo reer galbeed oo isku garab ah
    Itoobiya iyo imaaraadka oo isku garab ayaa ka dambeeyo nijaasta

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 ปีที่แล้ว

    SUUDAAN ILAAHAY HAKA BADBAADIYO SHIRQOOLKA LOO MALEEGAAYO

  • @mohameddaahirwarsame6826
    @mohameddaahirwarsame6826 ปีที่แล้ว

    Daalka sudan caadaw baadan ayuu leeyahay doowladaha deeriska la ah kuxeyndaban hagu horeyane madoonayan sudan siidas daraded sudan waa in aqligu taliiya janamadan hertamaya shacabku haka hortagan

  • @asadkimmich7847
    @asadkimmich7847 ปีที่แล้ว +1

    Wadamada Muslimka qabiil facood kareebay 😢

  • @obsiiyeilkacase4652
    @obsiiyeilkacase4652 ปีที่แล้ว

    Wabari midia waxaad soomaali usheegtaa hogaamiyaha midandoonaa waxaan uudhashay maalintii malas sanawi xamar qabsaday

  • @abdiazizmohammed1753
    @abdiazizmohammed1753 ปีที่แล้ว +2

    Inay aasaasmaan dowlada Sudan ayaa ka dambeysa

  • @MohammedHassana-vp4qq
    @MohammedHassana-vp4qq ปีที่แล้ว

    سوداني
    اخبار السودان في خلاف الجيش

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 ปีที่แล้ว +2

    Uztaad abdirahman👏

  • @zuperzamenaaji6692
    @zuperzamenaaji6692 ปีที่แล้ว +2

    Reply ustaad

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว +1

    Geeljire ayaa waalaya suudaan
    Subxaanak

  • @SavantiinTalaada
    @SavantiinTalaada 3 หลายเดือนก่อน

    Maclinkeeniyoow waankusalaamey

  • @califuaad
    @califuaad ปีที่แล้ว

    Wax lasku sego may ahayn intasi

  • @ameennikke
    @ameennikke ปีที่แล้ว +1

    Like Somalia 1988

  • @amalabdi1856
    @amalabdi1856 ปีที่แล้ว +1

    Wlaal noo soobadi wararka dagaalka

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @fahmomacalin-xt9pz
    @fahmomacalin-xt9pz 5 หลายเดือนก่อน

    aamiin aamiin amiin aamiin

  • @Hassandabarhassan1036
    @Hassandabarhassan1036 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @SultanNour
    @SultanNour ปีที่แล้ว +1

    Nabad Allah hadhaxdhigo

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว +1

    ASC wabari media

  • @Fiqishow
    @Fiqishow ปีที่แล้ว

    Hadda waxaan ka cabsi qabaa in kuwan hadda dalkeena jooga Ee Lagu macaabo Macwislayda Inay Sidaan camal nowdaan

  • @ODaroor-xy7hb
    @ODaroor-xy7hb ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy cadaabta hakaa xoreeyo

  • @luulmohmuod5837
    @luulmohmuod5837 ปีที่แล้ว

    Afrika xataa mataqaan dhulka adinkaa iska leh ilaa in laxado maahani bismilaah ilaahoow qabooji dagaalka

  • @maxamed_axmed
    @maxamed_axmed ปีที่แล้ว

    Aadbaad ugu mahadsantahay xogtaad na siisay, waana kaaga mahadcelinaynaa waqtigaad noogu bixisay soo gudbinta xogtan.

  • @ridwaansiciid9555
    @ridwaansiciid9555 ปีที่แล้ว +1

    Shugran wlal

  • @cannaan6151
    @cannaan6151 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohameddaahirwarsame6826
      @mohameddaahirwarsame6826 ปีที่แล้ว +1

      Mexey Burburineysa iraan maxeyse heysa oo Allada baal sheek bun buunin looma bahne

  • @karaamapoi9582
    @karaamapoi9582 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @hamseMaxamud-jw3zu
    @hamseMaxamud-jw3zu ปีที่แล้ว

    C/raxman cumar aad ayaan uxiiseyaa chanalkaaga wll

  • @nasrocabdiraxmaan4960
    @nasrocabdiraxmaan4960 ปีที่แล้ว

    Imaraadka waxo bilabay dhaqanka rer galbedka in doladaha Africa la burbursho dahab kodana la dhaco waxona saxib la naqda qabilada io maleshiyadka anaka hadan somali nahay ilahey hanaga qabto dalka rabi hano bad badsho

  • @XasanXaliye-lm1kx
    @XasanXaliye-lm1kx ปีที่แล้ว

    Wakaxumahay dagaalkaas😭😭😢😭

  • @Girls-if2ye
    @Girls-if2ye ปีที่แล้ว

    Ilahay nabad waarta hawgu badalo 🤲

  • @mohamedsheikhhassan4297
    @mohamedsheikhhassan4297 ปีที่แล้ว

    Imaaraadka iyo masar

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 ปีที่แล้ว

    Maahadsanid👍

  • @maxamedsiciid123
    @maxamedsiciid123 ปีที่แล้ว

    Allaha ugargaaro

  • @OmarJemes-mc3dq
    @OmarJemes-mc3dq ปีที่แล้ว

    No hkkhuuu

  • @Abdikarm
    @Abdikarm ปีที่แล้ว +1

    Imaaraatka qasaay waaye😂😂😊

  • @cumarcabdi8459
    @cumarcabdi8459 ปีที่แล้ว +1

    First comment 🖐