DHISMUHU IGU SOO OROD MAAHA LAAKIIN WAXAA LAGAA RABAA DADAAL IYO INAAD XISAABTANTO WAKHTINA GALISO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • HADAAD WAX DHISANAYSO CIDNA HA AAMININ EE XOOLAHAAGA ILAALSO INTA DHISMUHU SOCDO MEEL KALE HAKU MASHQUULIN
    SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS
    II SAARA WADNA MAHADSANTIHIIN

ความคิดเห็น • 105

  • @ahmarinaborto5918
    @ahmarinaborto5918 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaallah Tabaraka Allah ilahi haku barakyo mama malyun mel aad ay u ficantahy dulkaga

  • @abdurahmanhirsi9601
    @abdurahmanhirsi9601 2 หลายเดือนก่อน +4

    Malyuuneey mahadsaniid. Ina adeer waagii hore waan ka xanaaqijirey lakiinse hada waan kubartay oo wax kudhaama majiraan oo dad badan baad dhaanta. Oo talo fiican baad nasiisay.

  • @madinakhalif544
    @madinakhalif544 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Allah ku barakeyo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 หลายเดือนก่อน +12

    Thank you for your advice ❤❤🌿🌿🌿💐💐💐🌿🌿🌿🌿👏👏👍💪🏻🕊️👍

  • @udgooney
    @udgooney 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xagee guriga ka dhisanee mama malyuun ma somaaliyaa ilaahay hakuu sahlo hoowsha

  • @qamarahmed9236
    @qamarahmed9236 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha allaah malyuuneey baaraka lllaah rusheeya dheh galabki inteeysan bixin derbiga si uuwsan derbigu jeexjeex kaaga yeelan

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 หลายเดือนก่อน

    Malyuuney hadii aad sooxajisid oo xajkag xejistid ah kaag wnaamoyaane xuman kasoobin aduun iyo aakhirabawaad libaani wanaga kashaqaysid horomar baad gaari❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mamasuperk4001
    @mamasuperk4001 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allaha ku garab galo Amiin yaa Rabi 💚💚💚🕋🕋🕋🤲🤲🤲

  • @HindABDALLA-k4o
    @HindABDALLA-k4o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha Allah, Allahuma barak fariid mama malyuun waa guri weyn

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ma Sha ALLAAH, Mama MALYUUNQalbiwanaag, you are so kind to your shaqaalaha, At: (8:40-8:55….)
    Qofka haddii unaxriisto ama u tuso naxariis xagga shaqaaleheeda, oo hadal naxriis leh ulahadlo, Ayadana waxaa unaxriista (ALLAAH Subxaanahu Watacaala), Runti tusaalo fiican ayaa utahay Soomaalibadan.😊
    Mahadsanid abaayo M.M.Qalbiwanaag ❤😊

  • @XaliimoSacdiyo-n5z
    @XaliimoSacdiyo-n5z 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah ilashay hakuu fududeeyo

  • @saynabmohammed9499
    @saynabmohammed9499 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah sahro waa run waa farxada

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobonimo maama Malyuun❤

  • @jawajama9389
    @jawajama9389 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah beautiful Eedo 😍 🤩 ❤

  • @farhiyomohamed-cz3cu
    @farhiyomohamed-cz3cu 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @faizaibrahim4850
    @faizaibrahim4850 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah 🙏🏿🙏🏿🙏🏿❤❤❤ May Allah bless you and protect you ❤❤❤🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @saynabmohammed9499
    @saynabmohammed9499 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaaah illaahay hakuu barakeeyo macaanto

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah maamo malyun Allah haku barakeeyo

  • @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd
    @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah Good job

  • @somcana
    @somcana 2 หลายเดือนก่อน

    Intee waaye meeshaan. Waa run gabdhaha eex bay wajahaan.

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah malyuun ilaahey ha kuu fududeyo 🎉❤

  • @fadumoyusuf8926
    @fadumoyusuf8926 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah mama waaye nooso aqliiy ceelisay qeer allah ku siiyo guuriga never guuriga baarako leeh aa ku xaasisho allah kaaga dhiiga waa dhiibtotay mam❤❤❤❤🎉

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc abaayo wacaney warda iyo warsaney waaxidked kaashatay waligeed wacaneey waayeel iyo dhalaan kafarxisoy weyne hakula jiro caafimaad tamana allaha ku siiyo aamiin yaarabi❤❤❤❤❤💘🥰💖👍💞💜♥️♥️♥️💖💖💖💖

  • @Fransiis
    @Fransiis 2 หลายเดือนก่อน

    Maashalah

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mms Good job 👍🏾 in shah Allah

  • @lulhagi4510
    @lulhagi4510 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @21zazak14
    @21zazak14 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤

  • @miskudata6428
    @miskudata6428 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow kugu guuleee oo kuu barakeee momy

  • @kadardahir301
    @kadardahir301 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah maamowaa dhul aad uwayn allaha kuu barakeeyo
    Lkn show maamo waa yara baadio meeshu

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 หลายเดือนก่อน

    Masha'Allaah MM Malyuun libaaxad😊❤🇸🇴👍

  • @SakariyeXuseen-c5r
    @SakariyeXuseen-c5r 2 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah alle hakula garab galo ❤❤

  • @hmhayatio9877
    @hmhayatio9877 2 หลายเดือนก่อน

    In shaa Allah

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 หลายเดือนก่อน

    Horumar wacan 👍

  • @MmMm-jp8yu
    @MmMm-jp8yu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah kuugu xafido meel kasta joog to

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 2 หลายเดือนก่อน

    Mama malyuun legend mombasa miyaa

  • @MaandeeqDaud-p5c
    @MaandeeqDaud-p5c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maha Allah ❤❤

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah baraka Allah ❤

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 หลายเดือนก่อน

    Malyuun maasha Allah

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah tabarakalaah illahow illahow kuu fududee goolkaaga waad gaari guriga markaad dhisayso it's depressing but you have to egnore at end you will be happy inshallah every one happened waa caadi 🎉

  • @Ahmedceynte-g1q
    @Ahmedceynte-g1q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux bdn mom ❤

  • @HiboSaid-h8s
    @HiboSaid-h8s 2 หลายเดือนก่อน

    Mash Allaah ❤

  • @xasantimo-team
    @xasantimo-team 2 หลายเดือนก่อน

    Isha alaah mamo

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 2 หลายเดือนก่อน

    Good job

  • @umuzaynab4749
    @umuzaynab4749 2 หลายเดือนก่อน

    Maashallaa ❤❤❤🎉🎉🎉allaha kuu barakeeyo ❤❤🎉🎉queen 👸

  • @malabosaid2434
    @malabosaid2434 2 หลายเดือนก่อน

    waaw HABO booska qaali miyaa kenya

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah ❤️

  • @nuragure2954
    @nuragure2954 2 หลายเดือนก่อน +1

    manshaallah ❤🎉🎉🎉❤ Abaayo malyuun Qayr ilahy hakaaga dhigo mcaanto

  • @MaryanSahal-m1c
    @MaryanSahal-m1c หลายเดือนก่อน

    👍👍

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iinshalaah
    Xajkeey aheeyd in aad hormarisid

  • @halimo1255
    @halimo1255 2 หลายเดือนก่อน

    Mash ALLAH💪💪💪💪❤❤❤

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน +1

    Meeshu waa xagee ma Galaadi baa?

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 2 หลายเดือนก่อน

    Qaymaha shamiintada iyo ciidda ka warran.

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan Xasuustaa Marwalba oo aan Maqlo Galaadi Heestii Cabdi Xassan Dige Ee ahayd Waxey Dhudi Kunooshay Dhudubiyo Gallaadiyo.
    Salaan Kal iyo Laab Waanjeclahay In aan Mar un Dhulka Hooyo Soobooqdo Salan From Hiiraan.

  • @naimo33
    @naimo33 2 หลายเดือนก่อน +2

    manshlh mama malyuun ma guri bay dhisanaysaaa ilahy ha ufududeeyo

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa 2 หลายเดือนก่อน +5

    Abaayo Guriga meesha eey dhameeyaanba waa in biyo badan lagu shubaa Macnaha wuu Ildilaacayaa dhismaha BIYAHA subax iyo galabkii intaysan nimanku bixin kushuba dheh walaasheey

    • @suubanyareyosman4133
      @suubanyareyosman4133 2 หลายเดือนก่อน

      walaashey aniga doonayo bisha soo socoto. bal ii faa.iidey biyaha xagee lagu shubi. imisa jeer baa lagu shubi. faahfaahin yar oo kale ma dushaa looga soo shubi ?

    • @udgooney
      @udgooney 2 หลายเดือนก่อน

      Bidinka biyuhu soo ma duminaayaan ilaa waa shamiito iyo ciid dhismuhu

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 หลายเดือนก่อน

    Mama xaajiyo malyuun dhisma iyo Kenya igu soo orad ma aha ilaah ha kuu fududeeyo Kenya waa wadan wanaagsan hadana xasid ku ku badanyahay

  • @Raquel-pm9fc
    @Raquel-pm9fc 2 หลายเดือนก่อน

    Hory usoco🎉🎉🎉

  • @umusumayawabare3697
    @umusumayawabare3697 2 หลายเดือนก่อน

    My queen

  • @Muxiyadin.cabdinadifKowy
    @Muxiyadin.cabdinadifKowy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kawaran mamo hadan gurigaas kuwada bashaalno oo abqada kaaga hafo anigu lacag mahayo walakiin handii kale ayan kuuhayaa oo nool

  • @jamaomar1261
    @jamaomar1261 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mama galaadi mxaa ogadhisi weydey

  • @FardowsaAliVIDEOS
    @FardowsaAliVIDEOS 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍🌹

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 หลายเดือนก่อน +2

    Malyuney maashallah lkn meesha wa cidla aad guriga ka dhisanayso is ilaali

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 หลายเดือนก่อน

    Malyun waxa tahay geesiyed duurkaa cidlada ah isku aamintay meel musqul laheen duur cidla ah alle s.wc Haku nabad yeelo qaaliyeey

  • @kimfarah6559
    @kimfarah6559 2 หลายเดือนก่อน +1

    allah ku fududeeyo

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hello malyuun cali ferry setahay walaalo

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 2 หลายเดือนก่อน +2

    Habo malyuunay meel aan kaala soo yiriiro iisoo sheeg duca qabto

  • @abdimaxumed5929
    @abdimaxumed5929 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maama saan ayaa lagaa rabay mar hure hada waad fiicantahay ee alaha kuxaafiyo

  • @ducaaleahmed6354
    @ducaaleahmed6354 2 หลายเดือนก่อน

    Ragu dadka aad wax ushegeyso ayay kujiran oo waxa hadaba kusaxay waa rag marka rag wax uma sheegayo iyo wiilba isaxay kala reeb mamo malyuun dumar rag la aantii wax ba maaha

  • @moasparo6444
    @moasparo6444 2 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉🎉❤❤❤

  • @Cawlcawlnuur
    @Cawlcawlnuur 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadada bilowday miya walagag horeyay

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 2 หลายเดือนก่อน +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q 2 หลายเดือนก่อน +1

    MALYUUN why U don't token about QUURKA FIKIR a gursaan in Somaliland..

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂 mama Qof nool

  • @abshirali313
    @abshirali313 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gaalkacyo baan kaala socdaa

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mamo mayun dhulbaa rabaye agtada xage kasoo wacaa

  • @learn_quran_with_umu
    @learn_quran_with_umu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mama malyun away biririi shubka.ahaay

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 2 หลายเดือนก่อน +1

    We love you mms❤❤❤

  • @AmaalmohamedFaarah
    @AmaalmohamedFaarah 2 หลายเดือนก่อน +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏

  • @NuuroMaxamud-bv9qz
    @NuuroMaxamud-bv9qz 2 หลายเดือนก่อน +2

    Malaysiya kala socdaa

  • @RahmoOsman-ug6kp
    @RahmoOsman-ug6kp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warunted nimanka wey isxushmeyan hadi ad dhado ninkan waxas bu iga haleyay waxey kuleyaha waxab kama haley bey ku dhahayan war iska ilaliya ninmaka gabdho fara jignada

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sww naa maxay tahay meesha cid lada ah

  • @ZamzammMahamuud
    @ZamzammMahamuud 2 หลายเดือนก่อน

    Waan ku daa noolowu

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 2 หลายเดือนก่อน

    Malyuun geedku ma lebi baa.

  • @Qabooje
    @Qabooje 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guriga Qaloocan iyo Dhaqayaboor adoo ka dhista ayaa kuu dhaantey, Kenya malihid maalin kale ayaad ogaan doontaa

  • @UbaxaSayid
    @UbaxaSayid 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 2 หลายเดือนก่อน

    Naa meshan duurka yanan lagugu wasin kaso carar

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mama Malyuuneen walaal kalmada in shaa Allaah ha iska iloobin mar kasta Ilaah ayaa kuu kaalmeene.

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 2 หลายเดือนก่อน

    O gurigu ma bilaa seesba malyuunay galadi ma xadka itoobiua

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 2 หลายเดือนก่อน

    LACAGTAAD KASTUUMADA IYO SOCIAL MEDIA KA SAMYSAY XAJ MALAGU TEGI KARAA? NAA OROD SHAQAYSO LACAGTAASI XALAAL MAAHANE.

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน +1

    TUUGO WA SIRDON QOFTAN

    • @MustafD54
      @MustafD54 2 หลายเดือนก่อน

      Ceeb waye in mama Hoyada la mid ah aad caydo wexey Doono ha ahaato

    • @Halgame334
      @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน

      @@MustafD54 Waa dhilo WAALAN .HOYADABA NOCAN OO KALE AH

    • @munadeg-aware1022
      @munadeg-aware1022 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Halgame334 labo Malak ayaa ku saaran e Allah swt ka baq

    • @Halgame334
      @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน

      @@munadeg-aware1022 Xad kawadana duqdan wa nisa ka fogow

    • @AyanAhmed-l4z
      @AyanAhmed-l4z 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hadana ma mama Malyun baa wax kasheegi iyo karti deeda. War waa shan ka roon ee orda shaqesta.

  • @HamdiAliHassan-u1x
    @HamdiAliHassan-u1x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Hindacabdilahi-el6hk
    @Hindacabdilahi-el6hk 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sahraqueenshoppinguk8699
    @sahraqueenshoppinguk8699 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤