ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SOMALI BAAN KADHASHAY MANA QOSLIN BEEN DHEH🤣 | BARNAAMIJ-KA ARAGTIDA DAD-WAYNAHA & REER COMMETLAND 🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มิ.ย. 2022

ความคิดเห็น • 1K

  • @farahofficial9877
    @farahofficial9877 2 ปีที่แล้ว +508

    Wlhi qaabka aad barmamijka usoo diyaarisay way iga gadan tahay Wasiir ❤️✅

    • @zakibinxaaji
      @zakibinxaaji  2 ปีที่แล้ว +118

      New Model isbadal badan baa ku muuqda so ma aha ✌

    • @shahad2629
      @shahad2629 2 ปีที่แล้ว +6

      haa maasha alaah aniga khosolki uu iga dhameeynaa waa fani

    • @farahofficial9877
      @farahofficial9877 2 ปีที่แล้ว +6

      Aad iyo Aad wasiir 👍

    • @cilaansaarchannel4121
      @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +3

      Wasiirku waa maxay? 🤨

    • @asadabroone5104
      @asadabroone5104 2 ปีที่แล้ว +2

      @@zakibinxaaji haa wasiir

  • @zackmoahmed770
    @zackmoahmed770 2 ปีที่แล้ว +98

    He don't have face book Twitter TH-cam Instagram But He Have 100.000 B follower's only prophet Muhammad scw❤️

    • @queenb1003
      @queenb1003 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 2 ปีที่แล้ว +2

      أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝

    • @Hijabilover102
      @Hijabilover102 2 ปีที่แล้ว

      Sallalahu caleyhi wa Salam

    • @alikiibadeking3011
      @alikiibadeking3011 2 ปีที่แล้ว

      it is 2billion bro

    • @mimi11663
      @mimi11663 2 ปีที่แล้ว

      @@alikiibadeking3011 more than 2 billion bro🕊🕊🕊

  • @kingmahrez3116
    @kingmahrez3116 2 ปีที่แล้ว +31

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @mohaaking635
      @mohaaking635 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk

    • @mimi11663
      @mimi11663 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohaaking635 dhiqdhiqdhiq maxaa ladhahaa micnaha🙄

  • @mohamedzakir2241
    @mohamedzakir2241 2 ปีที่แล้ว +134

    Walal Haddey tahay waqtiga Salaada Fadlaan Diib U Dhiigo Muuqalkaa oo Gudoo Waajibka Rabbiii🙏🙏.

    • @tuykj5933
      @tuykj5933 2 ปีที่แล้ว +3

      ok pro hadaba la,aqimoyaye👊💯✅

    • @Humblegirll
      @Humblegirll 2 ปีที่แล้ว +1

      Shukran wlhi waa la ii gadhahy waan dhigay salada dukana 😢

    • @nuurahmedhussein5120
      @nuurahmedhussein5120 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 2 ปีที่แล้ว +25

    Aragtida dadwaynaha is my favourite really........very funny 😂 thanks wazir

  • @queenqurux3478
    @queenqurux3478 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa run ragga somaliyeed waa wada quruxlowshin keep going pro👌👍

  • @iftincali9955
    @iftincali9955 2 ปีที่แล้ว +8

    Wasiir caawa Anoo xanaaqsan jawiga iga qasanyahay iga qoslisey Tlhi wasiir respect kuu haayaa❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @Abdisamad1
    @Abdisamad1 2 ปีที่แล้ว +82

    Waa baramaamaamijka aan jacclhy 🤣🤣🤣🤣💕💕 thanks you my brother saki 💕💕💕🤣

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +15

    Walahi barnamijkaan Ayaan jeclahey, waa free qosol🤣🤣🤣🤣

  • @rayaansalaad1086
    @rayaansalaad1086 2 ปีที่แล้ว +3

    Farax luga baastayaal manta wey najecleesiyeen bee one love somali man's

  • @saabiriinsaba5114
    @saabiriinsaba5114 2 ปีที่แล้ว +1

    Wazie walhi adi darta nus dolor uku shubtay si aaan ufiirsado barnaamijkaan 🥰thnks waziir🥰😊🤴🥰🥰

  • @mohamedismail8333
    @mohamedismail8333 2 ปีที่แล้ว +51

    Mudane Waziir Wan Kaheley Muqaaldaada Full of funny moments 😂👍✅
    Keep going

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 ปีที่แล้ว +11

    Barnaamijka aan ugu jeclahay barnaamijyada wazaarada Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji ♥ ❤ 👌

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy8444 2 ปีที่แล้ว +6

    Legend always lagend ✌😎
    Big fan from cabudwaaq
    Video walbo so dhigto wan dawada wlh hda rabin xita ina shido iloo ka dhamaado howshy sii qabsada
    Like ina saarana waa wajib kliya comment bixisky mabadno sorry

  • @mustafamohamed2130
    @mustafamohamed2130 2 ปีที่แล้ว +8

    FArxad markan iska waaya aan meshada kugu boqda wazirow waligaa jir🥰🌝✌️💝

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 2 ปีที่แล้ว +4

    🤣😅😂🤣 Ministre Zaki binu Xaj Excellent & Nice Programme ,. ayad so sameysay, ein Raga Masakinta ayey iskugu ururene , Dumarkana wa in ad-kentid tour-kodi bodhka laga jafayay ... Thanks a lot & keep going legend

  • @samadonka1028
    @samadonka1028 2 ปีที่แล้ว +24

    Waxaan Soo xasuustaY maanta Wagii Ciyaal school Ka ahayn Ee 15 Minutes la Isa siin jiraY break time 😅

  • @Waddaag
    @Waddaag 2 ปีที่แล้ว +10

    Ustaad Barnaamijkii Kaftanka cataleya Maa noo Soo Celiso From Sarkaal Wayn 😂

  • @cutegirl4988
    @cutegirl4988 2 ปีที่แล้ว +9

    wasir qosolkan cusubee qaylada iga cun noo 😁😁😁😁😁😁😂😂

  • @HassanAli-sv1ip
    @HassanAli-sv1ip 2 ปีที่แล้ว +27

    Legend waziir respects 🙏 ❤ 😍

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah wiilasheena Illaahay qurux wuu siiyey

  • @bilanbilkhayr2895
    @bilanbilkhayr2895 2 ปีที่แล้ว +3

    Wasiir Ani barnamuj kanaa ku haystaa Soo Badi qosol iguma hadhin waan Rafanooyaa😂😂😂😂

  • @amransugule7040
    @amransugule7040 2 ปีที่แล้ว +1

    Waziir wanku salamy barnamijyadada wan wataa keep going wallky

  • @BreakTime184
    @BreakTime184 2 ปีที่แล้ว +2

    The best youtuper brotherkey Wan ku wataa 100/100 ilhy haku sharfo🤞

  • @naciimaapdirashiid4563
    @naciimaapdirashiid4563 2 ปีที่แล้ว +7

    Astaqfurull 😂😂😂😂free xalimo kuseey 😂😂😂wasiir Zaki legend 💙

  • @hassannoor9323
    @hassannoor9323 2 ปีที่แล้ว +12

    Another level wasiir I give u Salute ❤️📌 keep going 🤞

  • @ramloaadan256
    @ramloaadan256 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla rabiyoow anee saanoo kle igu dhacdy wlaahi cabaar aa fiirinaaye markuu iga dafay naxdin lee lamarooyaa

  • @drsmunagaraad2456
    @drsmunagaraad2456 2 ปีที่แล้ว +1

    legenow ani subscribeta maanta waaka heysan waayeh wlhi
    big respect wasiir❤💯💪✌️

  • @leila5546
    @leila5546 2 ปีที่แล้ว +18

    Manta video gaaga oo 1 minute yaala arkay internet ka ii hiiliyay manta lacagta bixiyay malaha data da cusub wye 🤣🤣🤣

  • @quennalka919
    @quennalka919 2 ปีที่แล้ว +3

    Aadbaay u qurux badan yihiin wiilashena❤️♥️🥀

  • @salman-fu2bp
    @salman-fu2bp 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir barnaajim wuu fiican waqti ku yar fariimo ma aqrisid wad soo koobta qosal qabyo iku dhacay manta

  • @zakibinyonisciiltire9787
    @zakibinyonisciiltire9787 2 ปีที่แล้ว +4

    anigoo sakiin ku xoqin allah isoo bixiyey alx waa heybad❤😅

  • @Noirgg683
    @Noirgg683 2 ปีที่แล้ว +11

    siida aad usocotay abuurka Allah maad qosol kadhigatay. subxanallah , qof wanaagsan baa ku moodi jirey

    • @MAHM7458
      @MAHM7458 2 ปีที่แล้ว +1

      Asi ma wax ka sheegay

    • @shakibzuber6732
      @shakibzuber6732 2 ปีที่แล้ว

      Jeh ado kalena wahayina allaw samirka nosiyadi

  • @najmahazzan311
    @najmahazzan311 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnamijka Update Ayaa ka dhigtay Thanks wasiir♥️

  • @appandollar5546
    @appandollar5546 ปีที่แล้ว +1

    Xagagad ku salamatay wasiir🖐🖐

  • @abumuna8870
    @abumuna8870 2 ปีที่แล้ว +6

    Alaabtaan surprise a ladhahaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣walhi waa furay garacsana kaas comentiga soqoray

  • @MAHIRPRO121
    @MAHIRPRO121 2 ปีที่แล้ว +3

    Zaki Pin Xaji Wasiir Keep Going
    HORMAR WACAN GULEYSO SXB

  • @mumx_pro
    @mumx_pro 2 ปีที่แล้ว +2

    sidaan hadaa kusii wado xaqiiqdii 1 million ka mudo Kooban aaku gaaree waziir ninka raga libin tiisa waaloo qiraa keep going waziir🏅💯🎉

  • @user-yx6ov1fv3r
    @user-yx6ov1fv3r ปีที่แล้ว +1

    Inan barnamij kale fiirsado ficiladada ayaa idiiday wlhi wasiir nayada keep goin ka dhahay❤😢

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 2 ปีที่แล้ว +7

    1:10 waziir qoftaan xadreeneyso iga dabagee 😂😂😂😂

  • @mohamedaliabdullahi1821
    @mohamedaliabdullahi1821 2 ปีที่แล้ว +13

    Full respect waiziir❤

  • @sucdihoosh6582
    @sucdihoosh6582 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasir waan ku salamay bacada saln Walhi barnamijka waad habesay well done 👍 love ❤️ so happy 😀

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 ปีที่แล้ว +1

    Amuur admaaaba noo dhaartey hayeey zaki ga🤣🤣😂😂😂👍dhextaalka heersare wye sxb👌💯

  • @adnaaniita5278
    @adnaaniita5278 2 ปีที่แล้ว +5

    Faarax lugo baazto nagama badno🤣

  • @abdifatahahmed8451
    @abdifatahahmed8451 2 ปีที่แล้ว +9

    Xafada Aniga Jogo Waa inaan Kaso Wardono Waserka Zaki😂😂😂

  • @hamdaismail4079
    @hamdaismail4079 2 ปีที่แล้ว

    wasiir hore u soco ani barnamijyadaada quruxda badan aad ban u xiiseya m.a

  • @hayati888ahmed8
    @hayati888ahmed8 2 ปีที่แล้ว +1

    Zaki yo ayanta wad qurux badnatey Masha allah

  • @elizaaraale9556
    @elizaaraale9556 2 ปีที่แล้ว +9

    🤣🤣🤣🤣🤣your make my day zaki

  • @roro-rx
    @roro-rx 2 ปีที่แล้ว +7

    waziir caadi aaba u amintee cadanka iska ilaali 😂😂

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 ปีที่แล้ว

    Waa hormooneyga qalqaley waaye waxanuun yaanlagu yaabin plz cafimad allha siiyo walasheen

  • @salmanuura2113
    @salmanuura2113 2 ปีที่แล้ว +2

    reer tiktok maihi sido klena Facebook......
    reer TH-cam waika wasiir markasto garabkaaga 😍😍😍

  • @somaliboyofficial8205
    @somaliboyofficial8205 2 ปีที่แล้ว +7

    First pin wasiir

  • @amiirabdilahi1413
    @amiirabdilahi1413 2 ปีที่แล้ว +4

    Wasiirku maalina comments keyga maso qabatid amar alle iso raaca inta ila mida 😂

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh zaki barnamijkagu waa funny wlhi qosolkad iga dhamaysay

  • @aishaabdiwahab3550
    @aishaabdiwahab3550 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh ninka kaliya ee iga qosliyo saki Bina xaji baramij yada noo Soo badi

  • @aminocabdi2856
    @aminocabdi2856 2 ปีที่แล้ว +6

    Waad qurux badn tihiin lkn lugahaa balaayo kaqabtiin🤣🤣🤣

    • @dahirsahal4225
      @dahirsahal4225 2 ปีที่แล้ว

      Adaa ma na arkay hhh

    • @aminocabdi2856
      @aminocabdi2856 2 ปีที่แล้ว

      @@dahirsahal4225 haah faarax luga qurxoon waligay ma arkin🤣🤣

  • @yahyamohamoud2954
    @yahyamohamoud2954 2 ปีที่แล้ว +3

    This is phenomenon
    This is normal
    This is ..........
    Si dhamaystir wazir

  • @salmanmagalle502
    @salmanmagalle502 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro 😊 muuqaaladaada caadi maahan maanta ayaa iigu horeeysa. Keep going 🤗 sxb waan rukumanayaa

  • @alimuqtar6085
    @alimuqtar6085 2 ปีที่แล้ว

    layaab maleh waa hibo eebe siiyay rag ayaa nbalaheyn gar hala dhoho mashaa allaah ayadaaba nasiibleh oohibe eebe siiyey

  • @user-dc5hz3ic5c
    @user-dc5hz3ic5c 2 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂 ninka sey ujafeen baan kayaabay

  • @sahromuxudiinsahromuxudiin1862
    @sahromuxudiinsahromuxudiin1862 2 ปีที่แล้ว +15

    Waziir keep going 🥰💞🙏

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +2

    Respect wasiirka legend good luck 👍🙏soo badi aragtida dadaweynaha🙏🙏💯💯✅

  • @maymuunmaxamed2577
    @maymuunmaxamed2577 2 ปีที่แล้ว

    Saki binu xaji alle haku xafiido 🇸🇴💯

  • @abdullahibuqaari5384
    @abdullahibuqaari5384 2 ปีที่แล้ว +6

    waziir malin waliba introw cusub ma la imane 😅😅😅😅😅😅 wan kusalamayaa

  • @adnanahmed5639
    @adnanahmed5639 2 ปีที่แล้ว +7

    Hhh ani garkaan wx cusub uma arko wliba waa mid yar lkn wxaan arkay islaan oo garka odayaasha leh😂😂lkn dhibta maaha wx kle kliya hormoneska ragga ayaa ku badan😁

  • @xasankaafi9415
    @xasankaafi9415 2 ปีที่แล้ว

    Seeyelenahee hada iskadhafnana oo cadanka naf karadinana wan nadayacen ee nadha hayane illahow sawar ka nobadi aamin

  • @khatrasamatar2995
    @khatrasamatar2995 2 ปีที่แล้ว

    Waahi taageere waxayga wey dhaaftay dariska xita waxaan taaganahay daawada zaki Allah kuxifdiyo walaalkey

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +4

    Kaliyaha waxaa Iga gadan Markii La soo Gaadhay Wiilasha aduunugu Qurxan waa Somalia Saad Isu Hagaajisay Waziir😂😂😂😂

  • @teachernuur897
    @teachernuur897 2 ปีที่แล้ว +21

    You make my day everyday 🤣

  • @abdikhadiribrahim90
    @abdikhadiribrahim90 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabdha hada jogo waa casi nin ajnabi I love will soomaaliyeed wey ku qosl folxumada Allah bixi qurax sido kale waziir salan zare keep going libaax

    • @nasracartanhassan4882
      @nasracartanhassan4882 2 ปีที่แล้ว

      Waalaga keensadaa saaxiib mcn Nolasha wax ka fahma in buug iyo qalin la idiin qaata mooyee xal kale maleh tan

    • @abdikhadiribrahim90
      @abdikhadiribrahim90 2 ปีที่แล้ว

      @@nasracartanhassan4882 🤣🤣👌 🆗️ lkn bah dil naka dhaaf macalin

  • @user-dh6zx8ye5c
    @user-dh6zx8ye5c 10 หลายเดือนก่อน

    Wasir walahi barnamijadad imadafan horoy usoco🤣🤣❤

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 2 ปีที่แล้ว +4

    Manta anaa u horeeya igu qaata saraakiishay🔥💯♥️👑

  • @guledyahye9453
    @guledyahye9453 2 ปีที่แล้ว +13

    The One only legend Zaki binu hajji🤣

  • @ibroinstuate748
    @ibroinstuate748 2 ปีที่แล้ว +2

    Wasiir Qofta xitaa aniga wlhi wey iga gadh weyntahay
    Wasiir salaan sharaf igo hoo

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 ปีที่แล้ว +1

    faa,iidadiisa saliga napiga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puukugu salinayaa culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududanaya aan dhaman teen badino saliga xapiiipkeena scw scw scw❤❤❤

  • @queen_____reds___ynwa___gi6145
    @queen_____reds___ynwa___gi6145 2 ปีที่แล้ว +10

    Viva Liverpool 😁🤣🔴⚽️💉

  • @abdullahikahee1508
    @abdullahikahee1508 2 ปีที่แล้ว +12

    You make my day 😂

  • @nimca5728
    @nimca5728 ปีที่แล้ว

    Waa run mss wol iyo ayuub kaarlo u kala egyihiin

  • @saahilfilmsstudio
    @saahilfilmsstudio 2 ปีที่แล้ว +2

    Shuruudaha 300 Subscribe Kaliyaa iiga Dhiman Asxaabta Haleey Cimaamado Codsi Waaye Keep Going Wasiir ✌️

  • @cabdifitax276
    @cabdifitax276 2 ปีที่แล้ว +3

    Legenow I can't stop laughing waa ku wataa 😆

  • @xadaari______poy3656
    @xadaari______poy3656 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend Always Legend ❤ ♥

  • @abdiwahidissa2473
    @abdiwahidissa2473 2 ปีที่แล้ว

    Waziir legend horey usoco walal

  • @calimideeye2666
    @calimideeye2666 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir tiktok gacanta gali 11 cesho oo maqanyahay ee soo soco hee lajanow

  • @abdirahiinofficial5594
    @abdirahiinofficial5594 2 ปีที่แล้ว +8

    Lɢᴇɴᴅ ᴡᴀᴢɪɪʀ....❤️💪💪

  • @apdirizakmohamedlucky7646
    @apdirizakmohamedlucky7646 2 ปีที่แล้ว +3

    This is normal 😂

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂markaa qosol ubaahdo youtubekaga lee soo aadaa wlh legend zakiyoow🤸‍♂️😂😂

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar. War gabadhaan dusha ha ka korin ee mèsha. Sakiin ku xoqo. Adaa iga qosliyey

  • @clkhaliqhazzan6362
    @clkhaliqhazzan6362 2 ปีที่แล้ว +3

    Ku sali nabiga scw

  • @fahadabuukar4516
    @fahadabuukar4516 2 ปีที่แล้ว +3

    War zaki xaaji DUMARKA SOMALIDA WAY QALBI WANAGSANYIHEN. SAWAB TOO AH QALBIGA MAJIRTO😂😂😂😂😂

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 2 ปีที่แล้ว

    mansha alh wlahi wasirka wala jecel yahay one day 9k mansha alh habalyo wallkay qof nadiifa ayaa tahay 👍🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @salman-fu2bp
    @salman-fu2bp 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir barnaajim wuu fiican waqti ku yar fariimo ka filaney

  • @Wllbka143
    @Wllbka143 2 ปีที่แล้ว

    Waziir intarowga cusub wuu iga gadanyhy🫡🫡

  • @cabdinaasirmaxamed4038
    @cabdinaasirmaxamed4038 2 ปีที่แล้ว

    Wazir aad iyo aad aya uu tageera❤🥰

  • @anasceegaag2536
    @anasceegaag2536 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir dhalanyarta soo kacaysaa aa ahay marka igu qaado ❤ isii

  • @saed4442
    @saed4442 2 ปีที่แล้ว +2

    Waziir anigoo ku hadlaayo codka Saraakiisha, barnaamij-ka aragtida dadweynaha 20 - 30 minutes nooga dhig please 🙏.

  • @feysalakshey1798
    @feysalakshey1798 2 ปีที่แล้ว

    Tnx sxb sare hormar wcn zaki

  • @Cupcut9
    @Cupcut9 2 ปีที่แล้ว +1

    WASIR WA ANIGE CID NA HA ISHEEGIN PLZ
    الله وبركاته كيف حالك وكيف عيالك

  • @riyaaqmaxamed8864
    @riyaaqmaxamed8864 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnamishka ugu jeclahay barnamishyadada waziir🤣🤣

  • @abdirizackcaafi5415
    @abdirizackcaafi5415 2 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijkaan waa markii labaad ee kasoomuqanaya talent ban leyahay mistar pinka somalia waan noqon karaa malahoo 😂😂😂

  • @sucadmw9109
    @sucadmw9109 ปีที่แล้ว

    Qurux beela minjo basto farax somali