Qisadii Nabi Yuushac (N.N.K.H)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 18

  • @Jamaalaxmed449
    @Jamaalaxmed449 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caleyhi Sallatu Wasalam

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allah ku xafido sh allah naso hadayyo allahuma aamiin yaa allaah

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ❤❤

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @abdihashi1649
    @abdihashi1649 8 ปีที่แล้ว

    ajir iyo asanaad alaha kaasiiyo shekh

  • @Abdulkarama22
    @Abdulkarama22 7 ปีที่แล้ว +7

    Yuushac ibnu csw qabrigiisa istambul.ayuu ku yala tiro laba jeer ayaan booqday

  • @miskifarah4082
    @miskifarah4082 6 ปีที่แล้ว

    Jzkheyr Akhii

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll nabi muuse markuu dhintay miyaanu nabi haaruun cs sii noolayn oo dadka xaqa ugu yeedhayn mise nabi haaruun cs ayaaba ka hordhintay nabi muuse cs teeda kale wll noosoo daa qisadii nabi haaruun cs iyo siduu qoomkiisa xaqa ugu yeedhi jiray

    • @mohamudmohamed8545
      @mohamudmohamed8545 4 ปีที่แล้ว

      Xamse Baashe wll nabi haaruun baa kahor dhintay nabi muuse oo waxaa dambeeyay nabi muuse muddo 2 sano ah sida inta bdn culumadu isku waafaqeen

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 7 ปีที่แล้ว +4

    al khidr macnaha ninka uu nabi muse cilmiga udoontay nabi muu ahaa walal hadan shekada kadhax gala misi misi nin shaqsi ah oo alle weyne cilmi iyo xikmad sii buu ahaa walal gaaldid suashas igasojawab wanogahy videogaan inu marhore ahaa lkn iskuday inad ii jawabtit

    • @somalicentervoice4105
      @somalicentervoice4105 6 ปีที่แล้ว +1

      Canab mukhtar wll nabi khadar cs ayu udonte nabi muse cilmi

    • @libanmaxamud6021
      @libanmaxamud6021 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll khilaaf baa ka taagan halkaas culumada qaarna nabi bay ku sheegaan qaarna adoon alle cilmi siiyay lkn waxaa xoog badan qowlka nabi inuu yahay waayo waxay daliishadaan marka eebe quraankiisa ku yiri cibaadanaa erayga cibaadanaa quraanka inbadan ayuu kusoo arooray dhamaan nabiyaasha markuu eebe wayne lahadlayay wuxuu dhahayay cibaadanaa oo ah anaga adoonkaanagii marka waa saas wll hadaad wax nagu dhaantana waad nagu kordhin kartaa

    • @N30.N30
      @N30.N30 6 ปีที่แล้ว

      Nebi ayuu ahaa khadar csw

    • @craxiin_key797
      @craxiin_key797 5 ปีที่แล้ว

      Wll waa laysku khilaafa blse nabi ayaaa lo badiyaa

    • @xamsebaashe816
      @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว

      Nabi khadar cs

  • @qadanjamac7420
    @qadanjamac7420 6 ปีที่แล้ว

    mabsha Allaah

  • @adamali2663
    @adamali2663 8 ปีที่แล้ว

    شكرا اخي