Subhaanallaah waa wax lagu cibra qaato Allah ka badbaadiyo soomaaliyeey Allah ha loo noqdo khatar ayaynu ugu jirna cadhada Allah dhiiga daadanaya qabiil iyo kibir ku daadanaya Muslim muslim dilayaa waa waxa umadaha lagu rogo ilaahow na badbaadi
Gready Ethiopia aka Xinjiro liqoyaal want to access to Somali water but Somalis sent hot water to have access to Ethiopia 😂 Unuka Africa waa ka’ognaa dhamaanteed! Madowgaan quuquuqda waabadatey 😊 Wixii Soomaali ah nasooraaci rabana horey ayaan usiikaxaysaneynaaniin! Khaati bilaahi ayaankataaganahay umadaan dhuxusha u’eg!😂
13 years ago baan maqaley mar Aan ADIS sabab tagay baan wadadaa biyo qul wulayen saa dadkii ba siwaydiye biyahan marka waxay dhahen foolkasno baa qarxisonat
RABBI WAA AWOODA RABBI BADDA SAYLAC ILAA XEEBAHA MJ BUU MARAYAA 25 SANO KA HOR BAAN ARKAY RUUSHKA OO QORAALO AF SOOMAALI LAGU QORAY BOOSAASO XEEBAHEEDA XQAAR KA MID AH BAY MARI DOONTAA CIRKA AYAY ISKU SHAREERI DOONAAN BAA QORAALKA KU QORAYD AFRICA 2 QAARADOOD OO BAD U DHAXAYSO BAY U KALA GOAYSAA BAA KU QORAYD LAAKIIN RABBI BAA OG.ISHALLAAH KHAYR IYO KHAATUMO SAN.
Ilaahay ha ka badbaadiyo dadka muslimkaa ilaahayna ha noo soo celiyo dadlkii iyo dadkii soomaaliyed ee gaaladu naga goosgoosten waana hiil ilaahay soomaali ugu hiilinaayo lkn somaaliyay isku daya in aan noqono dad walaalo ah oo dalkooda iyo dadkoida mideeya itoobian iyo kenyaan baan xukumi doonaa shanta soomaaliyed oo aan cidi kala xadideen waa hiil ilaahay ee ku shugriya salaadana masaajidada ha looga tukado
Amiin ya Rabi 5ta somaliyeed
From jabuti 🇩🇯
Subhaanallaah waa wax lagu cibra qaato Allah ka badbaadiyo soomaaliyeey Allah ha loo noqdo khatar ayaynu ugu jirna cadhada Allah dhiiga daadanaya qabiil iyo kibir ku daadanaya Muslim muslim dilayaa waa waxa umadaha lagu rogo ilaahow na badbaadi
Cadowgii isku keen diri jiray alaah ha inaga mooso somalidana heshiis run ah ha dhexdhigo.
Dhibaatadu cidkastay kudhickartaa cid Somali isgagacadowsan majirto
Markaa ilaahay hausahlo iyaguba waa muslimiin
Umatul muxammed illaahay xaqa hatuso xitaa gaalada Allah hasoohadeeyo
Subxaana allaah waa in ilaahay loo noqdo oo dambi dhaaf la way diisto Sababtoo ah waa musiibo rabaani ah oo dadka ay ku cimri qaataan awooda allaah. Ilaahow umadda muslimka ah dhibatasa ku habsatay ka,bad baadi aamiin.
Alxamdulillaah Illaahey Ha Noosoo Celiyo Dhulkà Naga Maqan Oo Dawlad Noosoo Celisa Aan Laheysan Aamiin
Itobiya Illaahey Ha U Siyaadiyo Masiibada Folkaanaha Iyo Dhulgariiŕka Ayadoo Dhulnaga Heysato Ayey Hadana Badeena Nagu Heystaan Nacaladna Haku Dhacdo Aamiin
Amin Amin duceyo fican wlhii reer masikine oo Ismail omar laayahe baa hiiqaku diibna oo aby axmed uusoorayah
Waar nio alle u toobad celi sow itoobiyaan Muslim ahi Kuma jirto subxana llaah
Aamiin Yaa Rabbi
@@MohametDarajoh❤❤❤
Allaahu akbar waa awooda ilaaheey oowax yar nagala tusay
KUSLIYA❤NABIGEENA SCW❤
subxaan allaah illaahoow naga nabadgali masiibadan soomaaliya inaay isu soo godo waaba alle mahadii
Allaw itoobiya bad na kala dhex dhig sidii juu wamaa juuj oo kale meel nagaga xidh
😂kkkkkk😂
Waa masiibo aad uwayn awooda alle cidjoojinkartaa majirto allahasahlo waa mucjiso rabaaniya
2024 sowki dhamaadey wariye. Allâh ha u gargaaro
SUBXAANAALLAH, SUBXAANAALLAH,
WAX LAGU FARXO MAHAN, WAANA WAX UU KU CIBA QAATO QOF MUUMIN AH OO ALLAH IYO MAALINTA QIYAAMO AAMINSA. WAAN CAAQIBA XUMIDA SUGEEYSA QOFKASTAA OO AALLIHII ABUURTAY INKIRA
Biyahaas naarta aad moodo hadii dad hurda ay helaan wlhy wey shiilmayaan😢subxanallah ilahow kuwas sharkooda naga du, iyo umadahaga waxa aad ku ciqaabeyso
Waa war lagu farxo 5soomaliya is raacdo
Awelba sow xuduuduhu isuma furnayn,oo hadana maynu is cunayn!!!!
قال تعالي :اذا زلزلة الأرض زلزالها واخرجت الأرض أثقالها وقال الإنسان مالها
Illaahay Caudilsanaa. imisay xoog noo sheeganayeen.
Waa masiibom rabaani ah allaw na badbadi
Haddii dhulka Somalidah uu gaar u go,o oo uu is raaco , Hal dal ayaynu ka dhiganaa Shanta Somali kii kasoo horjeestana waa la karbaashayaa.
Malaa badbuu ilaahay siinayaa Ethiopia taasi waay fiicantahay dhibkooda ayeynu ka raysan.
Alxamdulilaah ilahaygiu nakala jaray anaga iyo itoobiya
Ethiopia macaa canfarteda way isla go ayaan insha allah
Subxaanalaah waa cibro qaadasho
In buurihii ey dhalaalan😢😢😢😢😢😢😢😢
Dhulka soomaalidoo dhan haduu wadan gaara noqonayo khyr allaha nooga dhigo inagu filan xabashi iyo gumeysina laga kor
Waaba wax fiican haday 5somali bad isu keen to good job
Allah akbaar allah is great
inaalilah wainaileyhi rajicuun allaha kabadbadiyo allah awoodisa weysareysa ilaahayow hana fisneynin
Cafarta dulmigii ee soomaalida kuhayeen ayaa maanta laguciqaabayaa
Asc wll Allah ayaa kumahadsan musiibadaan itoobiya kudhacdey Allah usiyaadiyo aamiin
Wll dad badan oo Muslim aan ah ayaa ku noole ha habaarin
سبحان الله اللهم اكفني شر كل ذي شر يارب العالمين
Gready Ethiopia aka Xinjiro liqoyaal want to access to Somali water but Somalis sent hot water to have access to Ethiopia 😂
Unuka Africa waa ka’ognaa dhamaanteed! Madowgaan quuquuqda waabadatey 😊
Wixii Soomaali ah nasooraaci rabana horey ayaan usiikaxaysaneynaaniin!
Khaati bilaahi ayaankataaganahay umadaan dhuxusha u’eg!😂
Mar hore ayey sheegeen iney kala goi doonaan itoobiya iyo somali
13 years ago baan maqaley mar Aan ADIS sabab tagay baan wadadaa biyo qul wulayen saa dadkii ba siwaydiye biyahan marka waxay dhahen foolkasno baa qarxisonat
Masiibadani malaha waa Nabsigii dulmiga Xanfartu ku Xasuuqeen walaahood Somaliyed oon waxba u dhimin.
Haa wa dhici karta
Somalidu dad jira maha intii xorta ahayd baa isdilaysa
wa cadho ilaahay ilaahayow naga qabo
Waa caroo ilahy ilahy adomadiiisaa haa amansado baad leenee uska amuu wll😢😢😢
ما اعظمك ربي ما اعظمك
Allow nolosha ha nagu cadabin yaa allaah
Illaahay umada ha kabadbbaadiyo waana aayaad lagucimro qaato
Muslimiin ashahadanaya ku jiro allow no naxariso
Subhaanallah
Suhbana allah
Subxana laah Allow sahal umuraha Subxana laah Subxana laah Subxana laah
Canfareey Nabsigii Somalida Ilaahay idinkasoo saar.
إنا لله وإنّا اليه راجعون.
Allahu Yaclam
Subxana Allah 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭
Subxana Allah
ilahay haa kuhalaago gaalda
Waa hore ayaa lasiisaadaaliyay 😊😊
سبحان الله
لاحول ولاقوة الا بالله
War meesha malaa baadbaa
Wasoo socoda
Ya rabii anaka iyo itobiya bad nadhex dhig
Subhanallah
Aar ninkan sawirka ka muuqdo ma ciisihii canfarta galaa?
Canfarta iyaga somalida gobolka sitti xasuuqey sanadkii hore hadana iyaga mucjisadan la tusay
Allow naga goo cadowga amiin 🤲🤲🤲
Allow umada Islam’s ka baadi dadkaas umad badan oo Muslim ah ayaa ku jira
Canfarta iyaga somalida gobolka sitti xasuuqey sanadkii hore hadana iyaga mucjisadan la tusay
Xasbunallaahu wanimcal wakiil
Shanta soomaliya ha isku goddo aamiin❤❤❤❤
Dadkuu Illaahay gubo ayaa gubta iyo kuwa xaqdarada ku socda.
Sumxanalah bisinka sumxanalah
Subxaana laah abiy iyo etopiya allaah ayaan ku dacwey nay oromo walaal baan ka dhiganay abiy markii ladoortay waan ku faraxnay waxaan moodnay iney iney walaala heen xoroobeen balse annakkey naga billaabeen mallasanawi ayaa nagumaaday reer muqdisho allaah ayaa nooga aaray oo gumaaday isaga iyo qabiil kiisiiba tikree oo buuraha geliyey allow abiy iyo qabiil kiisa noo jebi oo nadhex dhig derbigii dulkifli etopiyan allaah hanaga reebo illaa maalin taan caqli yeeshay weyna dhibayeen kuwii dalkeena lagu koriyey ayaaba noogu daran yuhuudbey nagu noqdeen baddu waa guri qof allaah ku irsaaqay waxa kasoo dega iyo deeq deedaba waan kala iibsan karnaa somali wax kama dhintaan maanta haddaad iquursato ma illoobin tuulo kasto ood ku siqdaan weysoo laaban maalin inshaa allaah kamaa asarbajaan iyo romaaniya
Wisiirkii Gaashaandhiga oo ITooboya haloodiro meeshaas😂
Si’aydabka uqaboojiso😂
Culusoow Ina Gurguurte isagana horey ha’usiikaxaysato😂
😂😂
Your baankuleenahay doqonoow
@ xulusxulus fadhaa😂
Dhibka soomalida ilaahey ha jaro aduunyada.
Subxana laah Wala xowla Wala quwata ilaa bi laah alaah alaah
yaa rabbi u gargaaar umadaada😢😢
Soomaaliyeey ducaysta quraan badan aqrista waayo shanties soomaali baa ilaahay inoo soo calaamadeeyey
Alaahuakabar alaahuakabr alaahuakabar
Awowgaa Alla gub ayaa heysata
Awoowahey labaad lug buu kusoo xajiyey yaman iyo puntland bad uma dhexeyn
Allah akbar
walal wa cadho ilahey adomadisa ku cabsinayo ilahay hanaga dhawre
wayo dunubtii iyo macasidii Aya badatay oo xadda ka baxday...
Subxanalh 😢
Dulmiga allaah ma jecla
Ilaahayoow run kadhig, balaayo waxay kudhici doontaa kuwa aan soomaalida ahayn ee xuduudaas cusub inoo soogala..😂😂😂😂
😂😂😂
Waa Bassin waa barwaaqo waa gas dahab ayaa ka dhalanayaa
somali iland✅
ascww sanadka iska sax fadlan
.alle.hau.siyaadiyo.holca.iyo.dhulgariirka..dhulkeena.alle.hanooga.soo.celiyo.dhibkii.soomaalida.ey.ku.hayeen.ayaa.alle.kasoo.saaray
25 dh
Xaqdaray kulaynayee soomaalida. Dhuleena ilaahay gaynoga soocesho. AWoodumahaynee
اللهم زازل أرض الحبشه زلزالا مدمرًا بأكملها شرقها وغربها جنوبها وشمالها ولاتذر منهم احدا
Allow nagareeb adiga awodulehe kalareb dhulkayaga iyo ithobiya .
subxaana llaah
Subxanallaah allaahu akbar
Morning
SubxanaAllah SubxanaAllah SubxanaAllah
Illahow dadka ka badbaadi dadka xasbunallah
idaa zulzillatul ardu zulzaalahaa😢😢😢😢
RABBI WAA AWOODA RABBI BADDA SAYLAC ILAA XEEBAHA MJ BUU MARAYAA 25 SANO KA HOR BAAN ARKAY RUUSHKA OO QORAALO AF SOOMAALI LAGU QORAY BOOSAASO XEEBAHEEDA XQAAR KA MID AH BAY MARI DOONTAA CIRKA AYAY ISKU SHAREERI DOONAAN BAA QORAALKA KU QORAYD AFRICA 2 QAARADOOD OO BAD U DHAXAYSO BAY U KALA GOAYSAA BAA KU QORAYD LAAKIIN RABBI BAA OG.ISHALLAAH KHAYR IYO KHAATUMO SAN.
Subxaana allah
Inaalilaahi wa ina ilayhi raajuun
Allwo inig ilili djbuti
Allahu akbar wa mucjiso
Canfarta iyaga somalida gobolka sitti xasuuqey sanadkii hore hadana iyaga mucjisadan la tusay
Ilaahay ha ka badbaadiyo dadka muslimkaa ilaahayna ha noo soo celiyo dadlkii iyo dadkii soomaaliyed ee gaaladu naga goosgoosten waana hiil ilaahay soomaali ugu hiilinaayo lkn somaaliyay isku daya in aan noqono dad walaalo ah oo dalkooda iyo dadkoida mideeya itoobian iyo kenyaan baan xukumi doonaa shanta soomaaliyed oo aan cidi kala xadideen waa hiil ilaahay ee ku shugriya salaadana masaajidada ha looga tukado
😂
Foolkaano maaha waa bad. Wuu goayaa dhulka canfarta. Inay ethopia bad hekayso horaa loo sheegay
Subxaanallaah
Subxaana laah
Waa shidaal qarxay,
Canfarta iyaga somalida gobolka sitti xasuuqey sanadkii hore hadana iyaga mucjisadan la tusay
Gaal ayaa kala qaybiyey Allow isku gee 5ta
Ninkii Xoog is bida Illaahay ayaa ka xoog badan ee canfar iyo Oromo wax ha ku qaataan haday Illaahay yaqaanaan.
Subxaan laah