Daawo Afhayeenka ONLF Caddaani O Sheegay in madaxda Deegaanku ka Masayreen ONLF Kdb samaysteen Maali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 34

  • @ArdoCismaan-p5i
    @ArdoCismaan-p5i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    GUUL GUUL. GUULEESTA WALAALAYAAL.

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul iyo Gobonimo ONLF. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guuuul wadaniha halgama libaxyada jawxo geesiyada ONLF gobanimo 🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁💪🇬🇲💪🇬🇲💪🇬🇲🇬🇲💪🇬🇲💪💚💙🤍🦁🇬🇲🇬🇲💪💪💪🥰🥰🥰🥰💋💋👍✌️🙏

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HA NOOLAATO ONLF.
    HAMBALYO SANAD XUSKA ASAASKI DDS. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alinoor6515
    @alinoor6515 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Very wonderful and intellect guy cadani hirmoge

  • @HusseinsheAdan
    @HusseinsheAdan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc Axmad yaaain iyo cadaani xaaji hirmoge waan idin salamay

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Guul onlf they leaders always copied by aby regime

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cadani hirmoge good spokesman and Anfac tv guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      DDS guul but they got the fruits of Onlf ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allah sw bless Onlf those who died for Somalis land against the Eithiopian empire that persecuted Somalis for long.

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa labo utashaday dacada deganka

  • @GaasCilmi
    @GaasCilmi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @IstahilYusuf-w7k
    @IstahilYusuf-w7k ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ONLF AYAA SAMAYSAY CALANKA DEGANKA WAYNA KU MAHAD SANTAHAY

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caqligaa ayay rabaan in ay kuxukumaan yaa kayeelaya wax ladhaho ogaadenya meesha halagukalatago

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogadeenku dhiiga dadka aan ogadeenka ahayn ayay dawlad ku donayaan

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascwariye runbaan kuu sheegiye markii hore anigu onlf ta waan diidana oo hadaf qaldan inay wataan baan aaminsana balse markii aan sidhab ah udarsay waxaan aaminay in ay ahaayeen xaqu diriir dhab ah waayo run ahaan waxay onlf qabatay intii mw soomaray maysan qabinin mana qaban doonaan oo walaahiya mudo badan baan ka shaqeeyay dds markaa waxa mw ne soomaray hal m mw yaa doorasho kuyimid kaasina onlf buu ahaa med sacdi hadii layidhahdo yaa kale majiro balse halkale oo magaca onlf ku yimidbaa jiray oo ahaa mw aad ufiicnaa kasina waxa uu ahaa khadar macalin cali oo xiligiisi labo arimood

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 ogadeen diidow dilaac guuul geesiyada halgama rumudka adunka tariikhdu xusto ee taloyin losameyay guuul ogadeen waa wadani libaxyo soomsli xalala allow xafidoo ilaali xasidintu hajaban ogadeen ximinaya guuul ONLF guuul liyuu geesi 🤲🤲🤲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁💚💙🤍🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲🦁🦁💪💪🥰🥰💋💋👍👍✌️🙏

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halganka ogaadeeniya hadmu dhacay maalina degmo qudha meydaan qabsane ?

  • @MaxamudIndho-f2s
    @MaxamudIndho-f2s 44 วินาทีที่ผ่านมา

    Haan.lakamarmir.maxad.xududka
    Usamaynasaan.dalku.wa.iskumide
    Khaladkina.isushega

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calanka ogadeenka ee jabhada iyo kan kililku waa isku mid waa calan qabiil oo ogadeen lagu xusayo markaa ma khuseeyo dirka ku nool degaanka somalida

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naag naagi dhashay cagdheer caqligu futaduu kaga jiraa waar calankii cagdheer waa la tuuray

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1 dhismo dawli ah ka fuliyay dhamaan dagmo ilaa gobal talabaa abaartii taarikhda axmaaradu ahayd 1993 takalena ahaayd 2000 ama 2001 siduu yeelay uu itoobiya uga dhaadhiyay dakadaha soomaaliya odhan in raashinku ka soivago itoobiya oo rabta casab iyo jubuuti oo qudha in ay wax kasoo dago

  • @HusseinsheAdan
    @HusseinsheAdan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadaani maxaa ka jira calankan ega laxusaayo dad ayaa waxey qabaan iu yahay wajiga kala o onlf ledahy

  • @cismanmbooss8463
    @cismanmbooss8463 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Argagixisada onlf xagay ka halgantaa ma cirka dhulka itobiya ma joogaane.60 Sano uunbay leeyihiin waan halgamaynaa caqliga cagdheertu waa kaa.dawlad deeganka waxa degen 38qabiil ogaden wuxu ka yahay boqolkiiba 16% calankii ogadeenka waa la Dejiyey. Itobiyan federal ha guuleysato.itoobiya ha waarto.cagdheer down.argagixiso onlf down

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogadeeniya waa dad iyo dhul gaara, dhulka ingiriisku dhulka ethopi ku meelgaadhka loogu dhiibay maaha ogadeeniya

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay nagu khasbayaan calan ogadeen dhul loogu doonayo

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka waxa kala kaxeynaya awood qeybsiga ku saleysan degmooyinka waraaba utaaga ahaa ee ina iley sida beeleysan u sameeyey iyo magaca qabiilka ee larabo in wadanka lagu maamulo

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogadeen iyo safeer aria isku calan ma noqonayaan waayo laba gobol ayay ahayeen

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 57 นาทีที่ผ่านมา

    Ogaadeeniya waa dhulka ogaadeen dego. Mee magacii somali galbeed ee RESERVE AREA. Waxa wadaan waa dhul boob.
    Dhulka ethiopia haysataa waa laba gobol. HAWD. and. RESERVE AREA

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninyahow waxaad wereysata dadka hadalka naxli leh DDS kala dhexdhiga sida cadaani oo yiri besha Dhulbahante ayaa DDS kaga dhul weyn beelaha isaaq

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DHALSHO WACAN GUUL IYO GOBANIMO

  • @HusseinsheAdan
    @HusseinsheAdan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cadaani maxaa ka jira calankan ega laxusaayo dad ayaa waxey qabaan iu yahay wajiga kala o onlf ledahy

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Onlf guul guul plus DDS guul ❤❤❤❤❤