4tan Qaab Oo Lacagtu Ku Soo Gali Karto.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 หลายเดือนก่อน +21

    Aduunyo waa bilaash Intaad Doonto
    Dhaq Lacagta Waad ka Tagaysa bro
    Marka Aakhiro Aan u da.daalno
    Insha Allah.

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 3 หลายเดือนก่อน

      😊

    • @khalidosman-kl2kg
      @khalidosman-kl2kg หลายเดือนก่อน

      bro aduunka qiimo maleh lkn waxaa la ku dhahay malintaada raadso waxaa cuni lahyd qof walboo muslin eh neh waxuu marada ku ceshan lahaa uu raadsadaa ha ahaato inuu wax badan raadiyo iyo inuu wax yar oo ku filan radsho raadso waxaa ku noolan lahyd adoona ka tageen akhiradaada inaa u dadaasho aduunyada bilash waa lkn inaaa noolatid oo noloshaa u qalantid ku noolatid ma ahan mid xun nolosha jeceshahay u dadaal adoona mar naba hilmaameen akhiradaada

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad masha Allah wan kaga mahad celinaya sida quruxda badan barnamijyadada nola wadagtid jazahaga jana fardowsa allow ka yeel🤲🤲🤲🤲🤲

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน +4

      Allaha ha ku sharfo walaal

    • @asmaamohamedomar1227
      @asmaamohamedomar1227 4 หลายเดือนก่อน

      @@warsamebade aamin ya rabi

  • @haqabtiremedia01
    @haqabtiremedia01 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah alle hakaa awaal mariyo

  • @guleidgallery
    @guleidgallery 4 หลายเดือนก่อน +1

    warsme bade waxan la socdaa 2yr kmnan smyn 1dollar online lkin wuxuu badalay mindsetkyga waxana layira when the mind is ready the money is come. markaa caqabduhu waxan u qaybiyay mid anigaa io mid dalka lkin excuse badani ma ficna dhalinyro waxaynu qaban karyno aynu qabano waxakle dhib mle hadyna awoodin currently i'm 20 so mustaqbal wanagasan baad udun rajynyaa cidwaloo hami io hiigsi ana iso duceya ❤❤❤

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad kheer allaha ku siiyo😊

  • @Nadara54
    @Nadara54 4 หลายเดือนก่อน +4

    lacagta Ilahey baa bixiya. aniga. Car wash. 4 years ka shaqeynaye. 240$. intan shaqeynaye mel digtey ayaa. Askar igaa qadatey. Ilahey. Haiga saaro nolashan.

    • @habsamegraphics6508
      @habsamegraphics6508 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb Istiqfaarta iyo Saliga Nebiga Siiqada ibrahimiyad Akhri Isku Day inad Wax Barato Kaliya Sabab la imow aad Fadliga Alle Ku raadsato Alle Ku xirnow Risiqa alle Ayuu Gacantisa Ku jidha Sxb Allena Haka Qado Murugtas

  • @AbdinorMohamed-bb4sc
    @AbdinorMohamed-bb4sc 4 หลายเดือนก่อน +4

    Asc ustaad ardey ayaa ahy 07:00 ilaa 12:00 duhurnimo school dhigtaa mashaqeyn karaa 01:00 ilaa makhrib

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน +2

      Haa Dabcan Abdinor wakhtigaaga hadaad nidaamisid

    • @AbdinorMohamed-bb4sc
      @AbdinorMohamed-bb4sc 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@warsamebade ustaad shaqo aan kashaqeeyo iitilmaan ama xageen kaalasoo xiriiraa

  • @apdishakuriprahim5985
    @apdishakuriprahim5985 4 หลายเดือนก่อน +1

    Money:is the paper that makes you value ustad i want to say you thankz alot

  • @bushrainspired3124
    @bushrainspired3124 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahsanid wll digital marketing sida lacag looga sameyn kari iyo course nooga soo diyaari

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaalaah habaryar ilaaahay haku barakeeyo

  • @AhmedAli-lt1ic
    @AhmedAli-lt1ic 4 หลายเดือนก่อน

    Mahasanid Ustaad warsame .

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye555 4 หลายเดือนก่อน

    My role model keep on

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 4 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad warsame bade waad mahadsan thy waxaadna noo iftiimisay wadada hormarka iyo dhaqaalaha dhalinyarada inuu kordho

  • @NorAli-z5j
    @NorAli-z5j 4 หลายเดือนก่อน +2

    Su'aal sideen lacag ku sameyn karaa by online adigo mhdsn ma iga caawin kartaa

  • @Macalincamir
    @Macalincamir 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah guulayso maclin 🎉

  • @Abdi.shakuur
    @Abdi.shakuur 4 หลายเดือนก่อน

    Ustad wan isku dayey marar badan hada still wan u bahanahay ma iga caawin karta allh ku sharfe

  • @hiraabdi1952
    @hiraabdi1952 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Ustaade

  • @ALMAHDI12677
    @ALMAHDI12677 4 หลายเดือนก่อน

    I'm wanna. registration with your courses

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 4 หลายเดือนก่อน

    Alla ustaad lacag wax iga sii😢

  • @kaifciseabdulahi1014
    @kaifciseabdulahi1014 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad warsame waxn rabaa ina courses ka aad bixsin ina qaato sidas darted lacag uso diyaarsanoyaa inta igu qaadato bo ma shaqeyee hada

  • @nuurzekingo
    @nuurzekingo 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxaan ahay wiil Somaliyeed . Waxaan leyahay TH-cam. Wana finish gareyey sharuda haa TH-cam ka. Lakin maysan ifuri lacagta .Waxaan kunolahay Kenya

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 4 หลายเดือนก่อน

    Soo boqashada channelkeyga kuma qasaari doontid inshaallah ❤

  • @ABDO-f9c
    @ABDO-f9c 4 หลายเดือนก่อน

    Location is mater

  • @muhiyodiingeneraltrading115
    @muhiyodiingeneraltrading115 4 หลายเดือนก่อน

    Hello ustaad way ii suurto gali wayday in aad isdiiwaan galiyo

  • @maxamedaxmedcrisaaq-gr1bd
    @maxamedaxmedcrisaaq-gr1bd 4 หลายเดือนก่อน

    mahad sanid ❤ ustaad

  • @muhiyodiingeneraltrading115
    @muhiyodiingeneraltrading115 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ka wadaa waan garan waayay qaabkii aan isku diiwaan galinlahaa

  • @qosoliyoqaraaxo417
    @qosoliyoqaraaxo417 4 หลายเดือนก่อน

    aniga soomali jooga waxaa rabo ma iga caawin karta wan wayay qog iga caawiyo

  • @LuulLuul-g4u
    @LuulLuul-g4u 4 หลายเดือนก่อน

    Ustdow inte kala so xirira iisheg plz

  • @Sifomedia1
    @Sifomedia1 4 หลายเดือนก่อน

    Horta comments ley majiraa qof wali online kaan la sheegayo lacag ka sameeyay

  • @Jeegnews
    @Jeegnews 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad warsame waxaan kamid ahay dadka kugu xiran isla markaasna aadka ujecel bartana khibradaha millions of dollar ka ah ee aad nala wadaagto, ustaad kooraskii 5 hours ka ahaa ee shopify ga a kusharaxday wax badan baan kabartay lkn waxaanan kuarag kadib markaa diyaariso price aa siineyso sidee logu darayaa order kaas shipping ka shey walba marka uu macmiilku dalbanayo alaabta, fadlan muuqaal kaasoo samee hadaa swoodo alaabta ilaa Soo xareysashada ama import ilaa customer order. Thanks.

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 หลายเดือนก่อน

      Dropshipping ma bilowday

    • @Jeegnews
      @Jeegnews 4 หลายเดือนก่อน

      @@queenliza596 haa wan bilaabay lkn wax ba iga yara qaldan

    • @Kamadaaye-o5l
      @Kamadaaye-o5l 4 หลายเดือนก่อน

      Asc wll

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 หลายเดือนก่อน

      @@Kamadaaye-o5l wcs

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 4 หลายเดือนก่อน +1

    Luck of computer 😢

  • @Mo_Saqiiro
    @Mo_Saqiiro 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa Idoor nalo yiri wa Xadarada😂😂
    Ustad Reerka I qate igu qado😂

  • @NuurdiincaliFaarax
    @NuurdiincaliFaarax 4 หลายเดือนก่อน

    Si degan noolahaday boobsiiska naga dhaaf si aan waxa ufahano sxb shaqo la aan aana haysa somaliya aysan wax walba kashaqayn aan joognaaye Alle no tuug in isbadal nasiiyo

  • @AboBoris
    @AboBoris 4 หลายเดือนก่อน +1

    First commont 😮 team warsame bade

  • @JaaliyayaasiinIsxaaq
    @JaaliyayaasiinIsxaaq 4 หลายเดือนก่อน

    Qof igu caawiyo ma helaaa 😢😭

  • @dalmarcade1237
    @dalmarcade1237 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb 100$ isii xalad ba iheyse😢 please

  • @youtubettik6632
    @youtubettik6632 4 หลายเดือนก่อน

    You take a quote 😂 " If we split the money of wealthy people fairly among all people, this money will eventually return to the original owners." Thank you, even if this video doesn’t provide me with new details, but instead it helps me remember it.

    • @pilotxvi9476
      @pilotxvi9476 4 หลายเดือนก่อน

      U are overseasoned

  • @MaxamedNuur-dl8qf
    @MaxamedNuur-dl8qf 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wll warsame waxan ku weydinaya suaalo ku saabsan course ga dropshipping ka TH-cam aad so dhigtay
    1 marka ay macaamiisha so dalbadaan lacagta ma adiga ka bixinayo marka hore mise marka so dalbanayan lacag so dirayan
    2 transfer wise qasab miyaa

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 หลายเดือนก่อน

      Hada rabto Wan ku cawinaa si aad order badan u hesho

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 หลายเดือนก่อน

      Shopify lacag jarayo

    • @horusocod4156
      @horusocod4156 4 หลายเดือนก่อน

      Saaxiib haddii aad dalkii joogto course ka qaadashadiisa lacag uunbaa kaaga khasaaraysa oo anagaa hore ugu daganay

  • @muniiromohamoud4287
    @muniiromohamoud4287 4 หลายเดือนก่อน

    😂