Abdinasir Sola & Nin HiLibka Doonfarka - Sheekha Maxaa Kala Qabsaday
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025
- Abdinasir Sola & Nin HiLibka Doonfarka - Sheekha Maxaa Kala Qabsaday,abdinasir sola,abdinasir sola cryptocurrency,abdinasir sola hees,abdinasir sola portal,abdinasir sola bitcoin,abdinasir sola iyo xaaskiisa,abdinasir sola binance,abdinasir sola apple id,abdinasir sola forex,abdinasir sola stock market,abdinasir sola waraysi,bitcoin abdinasir sola,cryptocurrency abdinasir sola,sola portal,sola abdinasir,hees abdinasir sola,abdinasir ismail sola,Sheekh Umal,Sheekh Umal muxaadaro,Sheekh
Nin Koofi habeenkii site…….Muxudiin qariyaa😊😊😊😊
Luuqad cilmi ma,ahan inaad inta ku hadasho luuqad aan taada ahayn ku sheegto erayo aad iska dhigtaa qof waxbartay oo aad muujiso inaad cilmi taqaanno waa nooc jaahilnimada ka mid ah .
Hadaad waaya arag tagay si sharaf badan u sheeg lkn noocyada qaar waa la fiican yahay.
Waan jeclahay dhamaan dadka soomaaliyeed ❤
Ha Ku mashuulin wadadaada cilmiga allaah baray ,waxaad iloway gabadhii ilmahayar aad kudayacday oo Ku oynaysay TH-cam culumada yaanlagaaraacin gaarta ayaan sh umal
Ninkaan ma waalan rabaa hadalkiisu waa batay.
istaqfurlah dhimashada ha odhan waa la iga hor dhimanaya wayo cafimad laguma noolado adoo cafimad qaba hadu waqtiga ka dhamado wa dhimanaysa wadadna ma ahi baad tidhi dee qof wayn baad tahaye noqo wadad yaa ku diiday inaad noqto wadad schooladba boqol boook baad akhrida qurankana wa book yar orod baro aduunka waxa xun nin meel la fadhiya diin ma aqano wadad ma ahi maxaaa lagu keenay meesha waana runtaayo wadaado qaar sheekata sharkana ka shaqeyaa jira qabayalada iyo beelayo uun ka shaqeeya qaar caruuurta u dhala maxa ka galay way kori oo walahay waxaa jira rag ubadkooda aaan garayn imisu gadhay muxu bartay ma nool yahay ma dhintya kuwasina wa dhab waxay rabaan wa nagtaas iyo waxeeda ubadkeedana ma rabo naagaha somalida doqomo ayaanu u badanhay ilamahiisa ma siino ee waxan mooda inanu keligeen dhalay xataa makamada islamka iyo maxakamdaee kaleba way kaga soo qadi karan xaqaga lakiin kama doontan ma ku khasaban inu la hayo isago furay haduu magalo qurabaha la joogo xaqaa way u leedhay inu la hayo mana diidi karo lakiin iyada keligeed culays isa saray
dumarka wax wayn ka khaldan yahay sababto ah iyada guuursanaysa mid labatan soo dhalay iyada khalad walaba qadanaysa iyada caruurtii dusha iska saraysa war iyaga caanayo miidhan ah
Doofaaar Marna Diinta islaamka ma sheegin nijaaasyiisa Lkn Xaaraaam in aw yahay Ayow Allah. Sheegay Sida Dameerka waaye hilibkiisa Nabi Mohamed csw❤ u Xarimay. Dameer waa la dhaqdhaa Lkn doofaar lama dhaqdho Lkn waxii nadhaafad ah wax Danbi ah kuma jiro Sxb nisaaasta Lkn cunista waaye xaraamta🧐
odaga culumada miyuu mic u qaatay waaba ka leeleexan jiryee
Sheekadan ma fahmin runti
Kibirka! Kibirka!
Cabdisaar xamar xaafadee degeneeyd?.go ahead
Labo xabo oo ingiriisa mutacalim laguna noqdo saaxiib
Reer magaal bayasane.
Kan waa isku buuqey miyaa, Solo cimri kuu dhiman ma jiro, wadad ama sheikh iyo qof aan aheyn.maaf kala.garan weysey
Somalida kenya waa Kenyan.Kenyaati waa magac
Sxb Abiy Axmed is more Handsom than you. So don't be confuse with him.
*Sxb anuu shiici ayaa ka ahay howshaas*
Somalida hadaad wax qaldan oo ay ku dhaqmaan badhkood aad hoos ugu sheegto waxay ku moodayaan in aad iska weynay siinaysid diinta siday rabaan ayey u marsadaan masjidka illahay dad ka dhex qayliya oo sheeko dhaadheer la fadhiistaa waa somali hadaad aragto caruur duli ah waa somali oo loo quudhi waayey maro qurux badan wuu gaaloobayaa hadii maryo hagaagsan loo gado
NACASKAA ORAMADA AH YAA SOOMAALIDA KA CILAYA! AFKIISA BAL FIIRIYA SIDA AAY QAMRIGA U GOOGAYSEY ...PLEASE KA DHEX BAX SOOMAALIDA
Adigu iska fadhiiso waxaad ka sheegayso waa la yaqaan qabiili qudhunyahaw
Hollywood maxaa la dhahaa?
WAHAABIYADU WAA QUDHUN AAN XISHOON WAAYO RASUULKA "SCW" CAAYAANE KA WARAN?
Hasan adan samatar wa ka tanasulay fankana wu ka baxay
Idris alba zediga kkkk
Odeyga wuu gaala jecelyahay😂
Sheeko somalinimo iyo usku ekaasho shaqo iskuma laha idiris elba iyo Abiye Ahmed 2daba waad u egtahay diid ama doon
This guy don’t speak Somali!!!!!!
WAR WUXU CULIMO MAAHA EE WAA SHAYAADIIN WAANA WAHAABIYA XUN XUN.
Horta adigu caruur maleedahay si aan ku shegeysano qof la dhegeysto ma tihid waayo waxad iska dhigeysaa in aad dad u caqli celineyso waayo si dadban ayaad diinta ugh gafeysaa
Polish aya wiil u haysa
xalimo somali ah tiktok ku argey waxey dhahee raga somalida ma jecli sababtoo gadaal ma jecla raga somali futo naagaha ajnabiga raaca
Wax kasta oo aad maqasho oo aan anshaxa iyo Iskaamnimada ku fiicneyn lama sii faafiyo
Somali wadaad baa walaay
War ninyohow iska aamus kaas doofaarka qalayaa ku dhaama duliyow
Oromaad ueegtahay malaha
Laftagareen ayaad u eegtahay
Beenaale ka hadh dadka haduu wakhtigu kuu fiicanyahay
Faanwayna jahilsana