ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

MARAQA MAAJIGA MA SUN BAA IYO KANSAR MIYOOW LEEYAHAY WAA MAXEEY MAADAD OO DHIWAATADA LEH KU JIRTO?!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 เม.ย. 2021
  • #miisaanka#caafimaad#somali#xuseenalje
    MARAQA MAAJIGA MA SUN BAA IYO KANSAR MIYOOW LEEYAHAY CULUMADA BAARITAANKA LAGA SAMEEY MAXEEY KA HELEEN
    -------------------------------------------------------------------
    WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
    WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
    JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
    DOONO
    NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
    ------------------------------------------------
    subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
    / @husseinalje
    muuqaaladeyda kale
    • miisaanka dhimid, miis...
    my Facebook page
    / somali.onlinecoach
    my Instagram
    / husseinalje1
    my facebook groep
    / 415471879387343
    IYO
    / 1663149887156526
    -----------------------------------------------------
    soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

ความคิดเห็น • 133

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 3 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allaah Akhii , Xadiiska macnihiisa waa qofkii laga helay imaan o rumeyey Allaah iyo malinta danbe ee Aakhro wax wanaagsan ha sheego ama hayska aamuso

  • @nimcomahamed8731
    @nimcomahamed8731 3 ปีที่แล้ว +7

    من كان يؤمن بالله واليوم اخر فاليقل خير او ليصمت

  • @mohamudcolaad7198
    @mohamudcolaad7198 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc qofka Allah rumeeysan iyo maalinta aakhiro kheyr haku hadlo ama heeyska aamuso
    wbillhi tawfiq.

  • @shaymajimale3672
    @shaymajimale3672 3 ปีที่แล้ว +2

    قال صلى الله عليه وسلم( من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيرا أو ليصمت )

  • @AmalCadey-in6hl
    @AmalCadey-in6hl 3 ปีที่แล้ว +9

    من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فاليقل خيرا أوليصمت ومن كان يؤمن بالله واليوم الآخر فاليكرم جاره

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +2

    Maraq Maaji waa qashin, qanjiro, milix, iyo kiimiko waaye... Kanser, Xasaasiyad iyo Xasuus yari ayuu keenaa.... 10 sano ka hor bn iska joojiyey anigu.... Hadana Keto Diet Healthy Food ah baan cunaa.... No Bur, No Sonkor, No Bariis, No Fructose, low Carbs...High Fat... Waaye.... Maashaa Allah.

    • @move-on1833
      @move-on1833 3 ปีที่แล้ว +1

      Walsheyda aniga xitaa healthy food inaa cuno ayaa bilaaway. Marka waladheey madaama soonka ina soo heeyso maxaa ikula talin laheed inaa cuno ahaan u sameysto Plz ilaa wadaag hadaa ika roon tahay

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +2

      @@move-on1833 Wll Rabbi Soonka ha inoo dhib yareeyo dhamaanteen.... Afurka... Digaag, Hilib lo, jiir ah, Hilib ari, Kaluun, Ukun, Bataati macaan iyo tan caadiga ah, Avokado, Kabej, Spinach iyo Khudaarta cagaaran oo dhan.... Saxuur... Digir gaduud, Saalamuko, Chick peans.... Saareen ama Soor Marmar ah,.... Iidaan Caano, Saliid Seytuun iyo Saliid Qumbe.... Taladeydu waa taas.... Hadey wax kuu tartey ila soo wadaag wlalo.

    • @move-on1833
      @move-on1833 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fouzianuura2327 jazakallahu kheyr walasheyda ilaah kheyr ha ku siiyo.Haye inasha allah

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin 🤲

  • @sacdiyobusuri2286
    @sacdiyobusuri2286 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah jazaakumalaah qeer anoo yar sucudiga ayaa noolaga kayn jiray ilaa hata isticmaalaa waa 30 sano kahor

  • @hawadahir8082
    @hawadahir8082 3 ปีที่แล้ว +2

    Man maan yuminu billaahi wal yoomul aaqir fal Yaqul Kheer aw li yasmut

  • @hibakhusein6451
    @hibakhusein6451 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wallkay ilahay ha kubarakeeyo

  • @maanoibraahimsaalax
    @maanoibraahimsaalax ปีที่แล้ว

    قال رسول الله صلي الله عليه وسلم من كان يؤمن باالله واليوم الاخر فاليكرم ضيفه ومن كان يؤمن بالله واليوم الاخر فاليكرم جاره ومن كان يؤمن بالله واليوم الاخر فاليقل خيرا اوليصمت

  • @kaltuunmuuse3046
    @kaltuunmuuse3046 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wllkay waxn raba inad ka so hadasho adigu rali ah vaseline no sheego waxy tarto mahdsanid

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha.allah

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 3 ปีที่แล้ว

    Maaasha alaah thank you macalinkeena

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Qeer ilahey haku siiyo

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @khadra40
    @khadra40 3 ปีที่แล้ว +4

    vegetarian magic ee budada aha kawaran maiskumidaa please iso jawab aan iska dhafe

  • @sudeyskhalif4803
    @sudeyskhalif4803 3 ปีที่แล้ว

    akhliga illaahay ha kuu siyaadiyo alje aaamiin

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallahu kheyr wa jzk

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 3 ปีที่แล้ว +2

    Jizaakallahu khayran couch ani waxba maku darsado cusbada caadiga aanku darsadaa

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax wll ha dhawaan maraq Maaji waa qashine

  • @liyaomars
    @liyaomars 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waaba joojiyay maraq maaji dhan himaam badan uu leeyahay saan u maqlay cusbo naturel aan isticmaalaa magrain waa qawaa inuu u fiicneen aan kaa faaiday Shukran bro

    • @smfgamers667
      @smfgamers667 3 ปีที่แล้ว

      Maraq digaag miyaa

    • @liyaomars
      @liyaomars 3 ปีที่แล้ว +1

      @@smfgamers667 Haa walaal

    • @smfgamers667
      @smfgamers667 3 ปีที่แล้ว

      @@liyaomars mhdsnd wll

  • @towfiqcookingandbeauty1197
    @towfiqcookingandbeauty1197 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ramdaan mubrag walhey thanks for sharing bro

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs alxmdulilaah maba isticmaalno family mar horan ka saarnay gurigeena alxmdulilaah muddo fog ma anan isticmalin

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 3 ปีที่แล้ว +2

    Khayr allah kusiiyo waanaga jaahilbixisay

  • @hamidaabdi5680
    @hamidaabdi5680 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran wll ❤❤❤❤❤

  • @maryamamaxamed7095
    @maryamamaxamed7095 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ahku barakaayo walalkey

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc ustaad Xuseen Ramadan Mubaarak ka waran maraq magic ka sameysan qudaarta.
    Mahadsanid.

  • @hawash4217
    @hawash4217 3 ปีที่แล้ว

    من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيراً او يسكت wax qeer sheek ama aamus

  • @saidaali412
    @saidaali412 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallaha brother

  • @user-qg5we5hi6b
    @user-qg5we5hi6b 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله عليك

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 3 ปีที่แล้ว

    Shukran xuseen ramadan mubarak

  • @sahramohamed4069
    @sahramohamed4069 3 ปีที่แล้ว +1

    waa mahadsantahay walaal

  • @mohamedsayid342
    @mohamedsayid342 3 ปีที่แล้ว

    من كان يؤمن بالله واليوم الاخر فليقل خيرا او ليصمت

  • @zainababukar6077
    @zainababukar6077 3 ปีที่แล้ว +1

    Maajika waa dilaga qarsoon mana aha caafimad waxana ufiican qofka in isticmalo waxyalaha naturalka sida raqayga linta cusbada caadiga ah.

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wll xusen masha Allah tabrikllha jizakalaha qeer wll qali Allah haku barakeyo Aamiin Yaa rabi Ramadan Mubarak wll dhaman inta musli meel walbo joogtin waxan idin leyahay Ramadan karim ⭐🌙❤❤❤❤

  • @Haa-s7q
    @Haa-s7q 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan TH-cam soo galiya kheyar soo boqda channelkeyaga

  • @esclavededieu4562
    @esclavededieu4562 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc, sheekh alje awalan wad kuu mahadsantahay cilmigaga intad noga faidaysay misanka xasanadka Allaha kugu buxiyo.hadi an dhamaystiro jawabti suashi diniga ahed waxaa ay tahay haa amusoo, afka haa xidho ama bouche be

  • @madihaali595
    @madihaali595 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan in oqer kuhadlaa AMA oamusaa .waxad samesaa ramadaan sualo odiini ah jalanji

  • @hibakhusein6451
    @hibakhusein6451 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ubaahna barmaamijkanwalahay

  • @Ruunbashiirofficail
    @Ruunbashiirofficail 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xafido walal

  • @qalimohamed2109
    @qalimohamed2109 3 ปีที่แล้ว

    (Ow yaskut ama ha iska aamuso) kheyr haku hadlo ama ha iska aamuso

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 3 ปีที่แล้ว

    Insha allahu ilahay waxnama tuso waan cunaye

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah cool

  • @munaabdi777
    @munaabdi777 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc qar hada shaganin iska amuus

  • @jiddowmuridi8532
    @jiddowmuridi8532 3 ปีที่แล้ว

    🕋ماشاءالله تبارك الله فيك 🕋

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 2 ปีที่แล้ว

    Salahu calayhi wasalam

  • @anzilducaale6911
    @anzilducaale6911 3 ปีที่แล้ว

    Khayr haku hadlo ama hayska aamuso👍

  • @fadumomohammed5615
    @fadumomohammed5615 3 ปีที่แล้ว

    Ramadana mubaarak

  • @drssamara9499
    @drssamara9499 2 ปีที่แล้ว

    Asc Dr waxan rabaa inaad isheegto jilba xanunka iyo dhabarka xanunka maxa uroon adigo mahadsan

  • @MohamedAhmed-gz9ub
    @MohamedAhmed-gz9ub 3 ปีที่แล้ว

    Asc Ustaadii Ramadaan kariim , Coach ukunta hadii biyo lagukariyo waxtarkeeda mayaraanaa? Waa is muhiim Mahadsanid .

  • @haawaabdulqadir6644
    @haawaabdulqadir6644 2 ปีที่แล้ว

    Guuulayso hussan❤❤❤❤🇸🇴

  • @aishasheikh9785
    @aishasheikh9785 3 ปีที่แล้ว +1

    Qayr haku hadlo ama ha aamuso

  • @arafomoussa563
    @arafomoussa563 3 ปีที่แล้ว

    Macha Allah

  • @quranchannel5961
    @quranchannel5961 3 ปีที่แล้ว +2

    Ka qeyb qaado walaal wanaga oo isoboqo

  • @ahmednorhersi1198
    @ahmednorhersi1198 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @nffamily3240
    @nffamily3240 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll

  • @ubahdhaqane1884
    @ubahdhaqane1884 3 ปีที่แล้ว +1

    من كان بومن بالله واليوم الاخر فاليقرخيرا اوليصمت

  • @aliayamaxamed225
    @aliayamaxamed225 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wll xuseen

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 3 ปีที่แล้ว +2

    Lkn aniga gurigeyga mayaalo

  • @nadifasiraj4964
    @nadifasiraj4964 3 ปีที่แล้ว +1

    Man kana yu minu bilaahi wal yowmil aaqir fal yaqul qeyran aw li yasmut

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wallkey

  • @salmomahamud6979
    @salmomahamud6979 3 ปีที่แล้ว +1

    maraq digaag la aantiis cunto ma cuni karo lkn alle ha noo daaweyo

  • @hassanwali9301
    @hassanwali9301 3 ปีที่แล้ว

    Madadaan cunooyinka ay KU jirto liste ahaan manoosiin karta ustaadi adoo mahadsan

  • @fadumomohammed5615
    @fadumomohammed5615 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalah abowe

  • @ceyniabdullahishsiidow278
    @ceyniabdullahishsiidow278 3 ปีที่แล้ว

    Asc wall waxan ku waydinaa vitaminka skinka.tinta iyo nails imisaa bil aya la wadi karaa

  • @hawaabdirahman4322
    @hawaabdirahman4322 3 ปีที่แล้ว +1

    Maraq powderka ah oo qudaarta kasamaysan kawran asaga bro

  • @naciima8799
    @naciima8799 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my brother 😍

  • @fatimaabukar9352
    @fatimaabukar9352 3 ปีที่แล้ว +1

    Ama hayska aamuso. Ha aamuso waaye.

  • @ceyniabdullahishsiidow278
    @ceyniabdullahishsiidow278 3 ปีที่แล้ว +1

    Ama ha iska aamuso waaye jawaabta

  • @umusaalim5494
    @umusaalim5494 3 ปีที่แล้ว +1

    Ama hayska aamuso🤗

  • @abdiomar179
    @abdiomar179 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc bro

  • @fadumorobie862
    @fadumorobie862 3 ปีที่แล้ว +1

    Shugran

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 3 ปีที่แล้ว

    Aniguba kuma darsado waan nebcahay anigo haysto qudrad barbarooni basal kamsare xawaaji manafaanayee aad ayan u nebcahay

  • @qaasimahmed5680
    @qaasimahmed5680 3 ปีที่แล้ว +2

    Ama ha aamuso

  • @user-do3hd7ru4h
    @user-do3hd7ru4h 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga macis ticmaalo badalkiisa raqayda ayan raashiinka ku Kar sadaa

    • @khadra40
      @khadra40 3 ปีที่แล้ว

      Abayo maxa kudarta rashinka

    • @khadra40
      @khadra40 3 ปีที่แล้ว

      Sifican usoqor please ankafaidnee

    • @yaasmiinaxmad6952
      @yaasmiinaxmad6952 3 ปีที่แล้ว +1

      HAMZA A abayo raqay ayee ka wadaa hadan qaldanen mahadsanid abaayo

    • @user-do3hd7ru4h
      @user-do3hd7ru4h 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yaasmiinaxmad6952 haa

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 3 ปีที่แล้ว +1

    Qeyr Ku hadal ama iska aamus

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 3 ปีที่แล้ว

    Nashiidadan yaa magaceda ishegi kara?

  • @xushmoabdi9545
    @xushmoabdi9545 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @siradm
    @siradm 3 ปีที่แล้ว

    Ama ha iska aamusso, ilaahay ha xaq hana waafajiyo

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 11 หลายเดือนก่อน

    Adigu ma dr baadtahay iska aamus waxba garan maysidr

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 3 ปีที่แล้ว

    waa cunto maceeye aniga maraq digaag haduu laheyn raa shiinka maba cunayo dadka war ler hayan 203 ilaa hada cunoo hayaa

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 3 ปีที่แล้ว

    Ama ha iska amuuso ama kheyr ha ku hadlo

  • @hoodoxasancabdilaahi
    @hoodoxasancabdilaahi 3 ปีที่แล้ว +1

    او ليصمت

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 2 ปีที่แล้ว

    Khayre Ku hadal Ama aamus waaye

  • @qadradahir3151
    @qadradahir3151 3 ปีที่แล้ว

    Awli yasmud

  • @zeynbcabdulahi1990
    @zeynbcabdulahi1990 3 ปีที่แล้ว +1

    Ow li yasmug

  • @maayakhader1229
    @maayakhader1229 3 ปีที่แล้ว

    Dait Ramadan noso gali

  • @maryanosman5728
    @maryanosman5728 3 ปีที่แล้ว +1

    اوليصمت

  • @hawohusseinadan8253
    @hawohusseinadan8253 3 ปีที่แล้ว

    Ama ha iska Aamuso

  • @jamilaabdullahi2817
    @jamilaabdullahi2817 3 ปีที่แล้ว

    Wax qeyr ha sheego ama ha iska aamuso

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 3 ปีที่แล้ว +1

    Ama haska aamuso

  • @maweladadhalanka6925
    @maweladadhalanka6925 3 ปีที่แล้ว +1

    Ama ha is ka amuso

  • @mohammedmanann9977
    @mohammedmanann9977 3 ปีที่แล้ว +1

    Ama ha iska aamuso

  • @abdullahabdurrahman3409
    @abdullahabdurrahman3409 3 ปีที่แล้ว

    اول يسمت

  • @xafsoahmed2223
    @xafsoahmed2223 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw yasmud ama iska aamus

  • @gambolaxmed4129
    @gambolaxmed4129 3 ปีที่แล้ว

    AW YASMUT

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 3 ปีที่แล้ว

    Asc ama hayska aamuso

  • @user-do3hd7ru4h
    @user-do3hd7ru4h 3 ปีที่แล้ว +1

    أوليصمت ama haiska aamuso

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 3 ปีที่แล้ว

    Liyeskum❤️

  • @MustafeAhmed-dh1ri
    @MustafeAhmed-dh1ri 7 หลายเดือนก่อน

    0