Dear Marish beauty mash Allah I love your manner and how you respect yourself mash Allah you are a good Muslima may Allah proctor you from all evils and may Allah bless you one love beautiful mash Allah keep going my fabulous sister 👏❤️🌹👍
Baaba jey 2garab waxaa fadhiyo 2 qof naxariista ale ugu deyqay intaa 2 qof garabkaaka fadhiyaan ilhey kuma tusiyo dhiwaato mariish cadey iyo Qurux ku dhigle waa dad nolasha wax ka yaqaano wa dad isla weynin ku jirin o dadkooda kala socin wa dad qalbi nadiif leh alaha na tusiyo mariish cadey o Qurux ku dhiigle olaad u dasho amiinta wa xakiina inta iku raacsan ismojiya
M.a baabajey farxadaada waa farxadeena Waxa ku leeyahy Mar walbo faraxsanow Allah waxaa kaa baryeenaa In uu kuu soo fududeeyo wax walbo aad rajeneysid Caafimaad taam ah Allah ha ku siiyo 🥰🥰
Masha allah baba ilaaheey ha ku barakeeyo walaalkeen aan jecel nahay ayaad tahay horey u soco garabkaaga ayaan taaganahay wax walba oo kheyr ah waa istaahishaa guul iyo gobonimo
MASHA ALLAH asxaab wanagsan Keep going 🌍💥🔥 INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
BABA JAY HORTA MARKA HORE WA KU SALAMAY SALAN KA DIP WAXA KU RIYODAY ADO LUAGAHAGA KU SOCDO OO YUTUBKAAGA KA SO MUQDO I.A WANA SUGUNEE DUCO AN KU SO WADANA BABA 🙏
Asc Baaba Jey cuntada iska yarey qaliin aa ku sugaayo. Cayilka inta Korea dadka ka galo heart attack oo leyahay Allah kuuguma keeno lakinse dadaal kaama muqdo raashin wax ma sheegayo aan cudur ka eheen. Be careful. ❤💙 take care.
Baaba jey allaha ku caafiyo lkn talo ayaan kusiinayaa dumarka aad gacan qaadeeso oo ajanabiga kaa ah iska daa si illaahey kuu caafiyo waayo ajanabi kala tihiin Mahrish adigoo gacan qaad usameen raba hadda Qurux kudhiigle kaa qabtay marka illahay ka cabso wiilana ajinabi kala tihiin
Congratulations to reaching 300k Wana kuladabal dagenaa guusha tan ee aad Ka gartay social media Wana bilow wanagsan oo mujinaya boska wanagsan ee aad kega jurto social media Waxan kuleyahay hampalyo Alfa Alfa mara sidokale Waxan ayagane mahadcelinayaa boqartoyada baxada weyn the family empire dadalkodii iyo tageradodi jogtada ahed e aykusiyeen
Subxanallah 99jeer
Alxamdulillah 99jeer
Allahu akbar 99jeer
La,illaaha illaallaah 99jeer
Aqri walal maalintaada
Allaah kuu nuuriyo
Ma heli karnaa 500 qof oo khayrka jecel
sabiskarayb ka gee kaga saaraa huuno
ogow dar Allah Ayaan kugu sari laahaa hadii illaahayyiraa
@@ayaanahmed9152 wll waxad uga sarta meesha cas
Shukran
Hye wll qli
AlhamduliaH 99jeer
Subxanalah 99jeer
Allaahu akbar 99jeer
Laa illaaha illaalaah 99jeer
Aqri walal insha Allah
Ilahay malintada hakuu
Nuuriyo
Inta murugeysan Allah murugta hakaqaado Ameen, isoboqo wll macan
Aamiin yaarabi 🤲😢
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭
Baba jeeeeey saxiibkaa qurux ku dhiigle u sheeg 2022 haduu aroosi waayo qol cidlo oo buulo tikniko Ku yaalo aan ku soo xireyna u sheeg jeck
Dear Marish beauty mash Allah I love your manner and how you respect yourself mash Allah you are a good Muslima may Allah proctor you from all evils and may Allah bless you one love beautiful mash Allah keep going my fabulous sister 👏❤️🌹👍
اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه شفاء لا يغادر 🤲
♥️♥️♥️👏 inta so dawate jeeg o xanaqsan o meel so sare kuwii kale😁😁😁🤪
Asc baba jeeye waxan kuriyoday wlhy adigo lugahaga kusoconaya runti waa farxad alle haku rumeyo riyadayda wlky alle cafumad sareca ah alle hakusiyo oo haku tuso adigo lugahaga kusocda yaaaraabi amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yarabi
Baaba jey 2garab waxaa fadhiyo 2 qof naxariista ale ugu deyqay intaa 2 qof garabkaaka fadhiyaan ilhey kuma tusiyo dhiwaato mariish cadey iyo Qurux ku dhigle waa dad nolasha wax ka yaqaano wa dad isla weynin ku jirin o dadkooda kala socin wa dad qalbi nadiif leh alaha na tusiyo mariish cadey o Qurux ku dhiigle olaad u dasho amiinta wa xakiina inta iku raacsan ismojiya
M.a baabajey farxadaada waa farxadeena Waxa ku leeyahy Mar walbo faraxsanow Allah waxaa kaa baryeenaa In uu kuu soo fududeeyo wax walbo aad rajeneysid Caafimaad taam ah Allah ha ku siiyo 🥰🥰
Farxadada waa ino muhim rabi hakusiyadiyo cafimadna hakugu deqo InshaAllah
Wll qalbiyadena ku wayn caafimad iyo cimri dheer alle haku siiyo🤲 farxadaada aayan jecelnahy nolow wllkey baba jey
Baaba Jeey Ilaah Haku CafiyoH.. Team Astaan Films Maanta Final Ayey Gaareen Waan Kuu Xiisney Ciyow Noo Soo Laabo Adoo Caafimaad Qaba I, a 🤲🙏
Baaba jey qofkii adiga ku caawiyaa waa lahubaa inuu aakharo wax fiican shaqystay dhamaan dhalitaradaas saaxibadaa sida qurux kudhiigle amiin cadnaan mariish si khaas ah baan ugu mahad celinaa
Baaba jey luuqada wuu yaqaanaa lkn jiliin kawadaa si uu inaga inooga qosliyo becose hindi aala fasirooyaas waa another level keep up baaba 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Alle hay tuso qurux ku dhiigloo ku wacaya marish boqoradayda.🤲🤲
Baajeey hambalyo 300k rabiga casa wajalaa Ahna cafimaadbaan kaaga baryayaa wllo.
Baba jey mahadsanid wll año ubaahan qosol OO uu iga oohiyey qof II dhow ayaad iga qoslisaa allah farxad ha uu siiyo abdkaa😥😥
Babajay rabi hako caafiyo wallo qalbi wanaagsan qalbin jilicsan rabi haku caafiyo wallky
Congratulations to all of you guys for making us feel better.
# four lions in the building.
Hampalyo wllken baba jay 300k 🎂🍽🍷🍷🍩🍩🍨🍨🌹💐🍧🍧🌹💐🇸🇱
Masha allah baba ilaaheey ha ku barakeeyo walaalkeen aan jecel nahay ayaad tahay horey u soco garabkaaga ayaan taaganahay wax walba oo kheyr ah waa istaahishaa guul iyo gobonimo
Hambalyo wllkay 300k subscribe
Mash Allah baba jey Allah ku barkeyo wllo
MASHA ALLAH asxaab wanagsan Keep going 🌍💥🔥
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
BABA JAY HORTA MARKA HORE WA KU SALAMAY SALAN KA DIP WAXA KU RIYODAY ADO LUAGAHAGA KU SOCDO OO YUTUBKAAGA KA SO MUQDO I.A WANA SUGUNEE DUCO AN KU SO WADANA BABA 🙏
Baan jeeY 300K inshallH Wll0 Qalbi Furan
walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🥰🇸🇴 Mahadsanid😍
Babajeey alaha kucafiyo inshaallh lkn inta adan sobixin maxad iskugu arosi waysay jack iyo marish wa kaftan horay usocda asxb an tagero lkn away gbdh wilo ahayd ma arke
Wallhi anigoo idin ka fog ayaa umaleeya iney idin lajoogaa sida iga qoslinysiin allh idin sharfo wllahyga🙏🥰
When I watching their videos really I feel enjoy and happiness guys thnk you so much ❤️
hanbalyo baaba jeey 300k gaartay kula faraxsanahay wllky
Hambalyo babajey qurxkudhigle marish amiin idin wata 🥰🥰
300k Congratulation Waaw Boqorada Iyo Boqorka Nerobi Marish And Qurux ku Dhiige Keep Going Waan Idin Wataa Soomaaliyey I Soo booqo hadaad qisooyinka familka iyo maseyrka jeceshahy welcome aan ilaalino familadeena wall hadaad qiso heyso ila wadaag iyo Arimaha Bulshada
Kkk keep going sis
#Three brilliant lions.😍🙋♂️
Mariish gabadhan aad iyo ufaraxsan alhaa idin xafido
Kindly take him to Shela Beach once u reach Lamu.
Quruxkudhigle make Babajey proud.
Qurux kudigle kasohadal arinti kamal abdull
Baba jey runti qof an jeclhy Aya tahy dar Allah marka allow ku zii xibinta Ka maqan i.a yarabi 🤲😭
Baaba JeY Walhi Waa Lagened QiRaaL Miidhana
Qurux Ku Dhiigle
Aamiin
Mariya
Wara mariish iyo jeck amiinkeyga wax fcn siiya🥰😔
Baabo jeeey illahay aya ku baryaa markasto Qof fiican aya tahay Ee Allow ku badbaadi wax allaale waxe kugu 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲dawenayaan insha Allaah
Babajey waan ku soo ducaynayaa ilahay haku caafiyo
Walalnimadu waa wehel four lions Qurux kudhigle Marish Babajey iyo Aamin salam boqortoyo
Ilahay ha kuu rumeeyo riyadaada
Sidoo kle ilhay neh haku caafiyo Baaba jeey 🤲🤲🤲
Insha allha wx waliba wad heleysa niyada kher usheg babajey 🥰🥰🥰🥰🥰✌✌✌✌✌
Congratulations brother baaba jeey for 300k well done 👏👏👏🎉🎉🎉🎂🎂🎂❤️❤️❤️
Asc Baaba Jey cuntada iska yarey qaliin aa ku sugaayo. Cayilka inta Korea dadka ka galo heart attack oo leyahay Allah kuuguma keeno lakinse dadaal kaama muqdo raashin wax ma sheegayo aan cudur ka eheen. Be careful. ❤💙 take care.
Masha allh farxadiinu wa tayada wiilo qosol wanag away uma jeed nee
Mansha allah keep going babej congratulations 💘 alle cafimaad taam haku siiyo isaga wixii Muslim ah
Farxadiina Waaka maseyraa xaasidnimana ma ahan guys guuleysta aduun iyo Aakhiro
Waxaan kugu duceynaa farxad aan dhamaan ilxuna Kuma aragto
Haduu jiro xiriir hoose maariyo iyo jeek sidiisi u qariya hadii kale markuu jeek maariyo guursado xariif kalaa soo qeylin doona oo dhihi doona maariyo anaa 30 sano qabay waana qabaa hayey dooliga
Isha aqoonta channel ujeedkisa waa barashada luqadaha sida Sawaaxiliga , Turkiga iwm
Waa idin salama dhanaantiin asaaxabay background guy mr amin waa salama babaje ssxib caafimad allah ku siiyo
Maanshaa Allah We love you ❤️👏
M.a baba jey alaha ku caafiyo
Hambaliyo baabajeey 300k subscrib🥰
Mansha allah hambalyo babajeey iyo iyo marish keep going
Well done guys three lion qurux Ku dhigal iyo Marish beauty iyo amiin tube iyo Adnan model best TH-camrs in Kenya one love guys ❤️❤️❤️👏👏👏🌹🌹🌹
Baaba jey wax kasta aad rajaynayso ilah hakuu saqiro wall riyadaada alah hakuu rumeyo waxa tahy qof niyad wanagsan tagerahaga nahay iyo garabkaga baba
Hambalyo baba jey 300k
baba Jay alle bari waad cafimadi insha allaah
Baaba jeey markad faraxsan thy ayaan farxad darema Wlhi Wan Ku Xiisne Hada Reer Mogadishu Nahay Noso Noqo Ado Nabad Ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qofka aan ku shugrinin dadka ilaahay kuma shugriyo m.a
Baaba jeey iyo jack dadka ikaqosolsiyoh Markan dawanayoh love guys
ماشاء الله
Ma sha Allah baabaa jey may Allah protect you from all evils and In Sha Allah soon u wl recover bcz of our Dua and we hve to u clean heart
Baaba jey allaha ku caafiyo lkn talo ayaan kusiinayaa dumarka aad gacan qaadeeso oo ajanabiga kaa ah iska daa si illaahey kuu caafiyo waayo ajanabi kala tihiin Mahrish adigoo gacan qaad usameen raba hadda Qurux kudhiigle kaa qabtay marka illahay ka cabso wiilana ajinabi kala tihiin
Congratulations to reaching 300k Wana kuladabal dagenaa guusha tan ee aad Ka gartay social media Wana bilow wanagsan oo mujinaya boska wanagsan ee aad kega jurto social media Waxan kuleyahay hampalyo Alfa Alfa mara sidokale Waxan ayagane mahadcelinayaa boqartoyada baxada weyn the family empire dadalkodii iyo tageradodi jogtada ahed e aykusiyeen
Baabajey iyo Bumbum in the house..
Babajey ilaahay haku cafiyo waxa tahay qaf qalbi wanagsan leh
Masha allah baba jey wlhi qof ka kaliyah iga qosliyah tahy❤
The three lions💕💖💖
The family empire
💕💖💓
Hapalyo baabajey oo 300k gaaray hapalyo inbadanayaasugaaye
Waxad ka dhigtaan xflda kaliya
Wiilo 100k
Marish 300k youtp 500k tiktoke
Babab jey 300k yutupe 500k tiktok
Hal meel oo xafladkaliya ah onlher leval han noqte
Masoconaa aaa masoconaa aaaaa 🤣🤣🤣🤣💯💯💯👋👋👍👍
Baaba jeey xamar maad ilowday
darausalaam adiga iyo familkaaga kusoo waqti qaadanayseen so dalxiis ma ahayn
WLHI PILHI TLHI BAABAJEEY HADAAN AWOOD U LHAANLHA INAAN GERMNY K GEYO WLHI KU GYN LHAA LKN QALBIGA KAAGA DUCEYAA ZHB MCN😫❤️❤️
0:34 baabajey labo meelo kasacbiya kor iyo hoos😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hambaliyo Hambaliyo congrats baaba jeey 300k Lajend kabadan aa u qalata m.a
Babajey nin caaqilaa Tahay Labada isku dhamee Iinsha Allah
Apow
Sa.u qoslayso aa.iska.jeclhy wlhi____
Wad cafimadii in sha allaha abowe ____😋😙😚
😂waan idiin baryayaaye kuwaan isku dara dadkii wlhi wey is aroosayan kuwaan bas baaa dadkii ka hadhey
Babajey illahay caafimad taama ha ku siiyo 🤲 Hanbalyo Hanbalyo 300k subscribe 🎉🥰
Masha Allah
Asxaab wada faraxsan
WCS DAD AANJECLY GUULAYSTA BABAJEEY MAXAMED MARIYA
Baaba jeeya insha allah waa cafimaadeysaa wllhi markas aan salaada tukada waa kuu duceyaa
Masha allaah baabajey waxaa tahay qalbi nadiif faxad ku nolow waligaa
Wan xasuusta habenki liveka babajey uu kuguyeedhay neirobi lanti jack farxada kamujqata majirteen thnks jack
Walahi aad baan u qosley maanta dad wanaagsan baa meesha isku helay
Mazha Allah dad Qiimo Badan
300k subs great work masha Allah
Allaah caafiyo baba jeey
M.a sxp alaha idin xafido cafimad tam ahna alaha kusiiyo wllky😘😘
masha alllah wllhyg
horey usocda horey uscd wngzn idin rjynaa insha allah
Farxada Allah idhin siyadhiyo amin
Hampalyo sxp baaba Jey keep going horary usoco hormar wacan Ayaan kuu rajaynayaa
Masha Allah
Marish abaayo haysticmalin kofiyadaha raga adoo raliya
Congratulations 🎈🎈 300k wllky
Baba jeey visaha waad cusbonaysiin kartaa visaha hadii uu Kaa dhaco
Farxadada waan jecelnahey ilaahet haka farxiyo aduunyada imtixaan waaye u saber