DEG DEG Odayaasha Beesha Mareexaan Oo Caawa Afka Furteen Xasan Sheekh Dhibaato Ayuu Nagu Hayaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 7

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad, sheekada Xassan Gurguurte wado nin rag ahi waa ogyahay doqonna loo sheegimaayo.
    Gurguurte sharkiisa Ilaahay isaga haku celiyo.

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Sax sax. Iska ilaaliya Xasan dhiiqo. Iyo Maamulkiisa Hawiye Action group ee USC ee. Ciilqabaha ah ee Nacabku La Degey. Xasan dhiiqo wuxuu Doonayaa inuu Keeno Gobolka GEDO. Ciidanka MASAR. iyo. Jabhado HAWIYE ah. Ka Digtoonaada Reer Gedoow. Halistaas XASAN DHIIQO. Idiin Maleegayo. WAA HALIS Muuqata iska jira....

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 วันที่ผ่านมา

    meel ay kajirto majiro nin sharci uu haysto iyadoo aysan jirin hadana xilal magacaabayo

  • @AbdirahmanIsse-pw8lj
    @AbdirahmanIsse-pw8lj วันที่ผ่านมา

    Amnigu waa mihiim talo mareexaanow iska qabta horgalada. Inka dhashay. Ee xasan inku. Burburinayo. Go. Aan ka. Gadha horgalada. Dhafoorka ka toogta

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 วันที่ผ่านมา

    waa markii sadexaad ee reer gado saraakiil marixaan ah oo la adeegsanayo loodirayo iyadoo ujeedka ugu wayn in la iskulaayo

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 วันที่ผ่านมา

    reer gado ama marixaan 30kii sano ee dawlad la aanta la ahaa waxay ku fashilmeen in ay ujilicsanyihiin daneystayaasha hunguri raadis ah oo aan shacabka kaxishonayn war illahay ayaa idanleh ee sargaalka hunguriga wata nadaa kudhaha

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 วันที่ผ่านมา

    talo bixin dadka noocaasi ah markay xukunkooda dhameystaan dagmoyinka shaqo kasiiya ninba waxa uu kuhaboonyahay