Lacakta Biilka Qaabk

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 42

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah coach Amaal illahow kheer kusii sax waye

    • @amaalcooking
      @amaalcooking  5 ปีที่แล้ว +1

      My coach muniira

    • @nasibhali9638
      @nasibhali9638 5 ปีที่แล้ว

      Abayo nambarkaga adho raali ah

  • @umuyahyanaima9405
    @umuyahyanaima9405 3 ปีที่แล้ว

    Mashá Allah shukran walashey
    Dhirigalinta da wankahelay
    Kher allaha kusiyo xabibti

  • @farxiyoqaali5992
    @farxiyoqaali5992 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah mcnto alaha ku xafido wlhi wan kafaiday

  • @Foosahmed33-j7i
    @Foosahmed33-j7i 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukran walashay aniga qaabka an u nidaaamiyo marka guriga u so adeeego oo daymaha dhan ka bixiyo ayuuutadana wan ka gala markay igu yara go do xaajiga ka sasabta marka horeba ayuuuto uu raali iiiga yahay gala si uuu iiiga bixiyo marka waaaayo

    • @amaalcooking
      @amaalcooking  4 ปีที่แล้ว

      Mashalaah qaali rayi wanaagsan nalawadagtay ❤️❤️💯💯

  • @habibanatural6895
    @habibanatural6895 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh walashy Jazakalh kher xabibti

  • @samiiroshire4917
    @samiiroshire4917 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alllh allha kuubarakeeyoajarkaaga iyo qowskaaga

  • @khadraahmed731
    @khadraahmed731 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah kheer alaha ku siiyo

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 4 ปีที่แล้ว +3

    Cafwan
    Dadka public ahaan wax u soo gudbiya oo bulshada la hadla waxaan ka codsanayaa inay jojiyaan heblay salantii ban ka qaday, hebla wan ku jeclahay iwm, ee kaliya ay ku gaabsadaan maqduuca markaa neesha yaalla oo tifaf tiran.
    Waa fikirkayga.
    Mahadsanidiin.

  • @maryamamohamed1588
    @maryamamohamed1588 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jasakallah arin fican no faidese

  • @mumtaasbarwanichannel9454
    @mumtaasbarwanichannel9454 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh ale haku barakeeyo qaali

  • @naimahaashi2389
    @naimahaashi2389 5 ปีที่แล้ว +1

    Wcs qali wa idhafe

  • @asmaabdullahiahmed9565
    @asmaabdullahiahmed9565 4 ปีที่แล้ว

    abaayo inoo soo badi dhiiri galinta mashaa aalah

  • @edabsan1308
    @edabsan1308 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah inaad aniga iga hadleyso modaa abyo

    • @deqogurey3372
      @deqogurey3372 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk anigana sido kale inay iga hadleyso mooda

  • @asmamxmd6487
    @asmamxmd6487 5 ปีที่แล้ว +3

    qof ciyaleya uma ficnaba tilifon qaliya

  • @asmamxmd6487
    @asmamxmd6487 5 ปีที่แล้ว +2

    ala maxa runshegty abayo dhakhtar baa naga dhameyay lacgtiii kenya iyo cano

  • @umulkheyryusuf9253
    @umulkheyryusuf9253 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaah tbarka allah baraka allahu fiki

  • @minyu8493
    @minyu8493 5 ปีที่แล้ว

    Mashalaah

  • @ileynaamustaf7183
    @ileynaamustaf7183 4 ปีที่แล้ว

    Hbo Mcn in aan Kula soxirir. Ayan rabaa

  • @ileynaamustaf7183
    @ileynaamustaf7183 4 ปีที่แล้ว

    Talo Ayan karaaba

  • @aaminabintuabdiqani8869
    @aaminabintuabdiqani8869 5 ปีที่แล้ว +2

    Man Shall Allah

  • @aalaa2023
    @aalaa2023 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wa wax lo baahanyahay mawaadiicdano kale in laga hadlo wacyi galin lo sameyo gabdhaha somaliyeed

  • @fadumiinaayasiin9311
    @fadumiinaayasiin9311 5 ปีที่แล้ว +1

    Shuugrn

    • @zaki-ij1by
      @zaki-ij1by 3 ปีที่แล้ว

      Ala gabadhu run badana dhaqtar ba na dhameyay iyo cano hhhh

  • @indhauronindha6390
    @indhauronindha6390 4 ปีที่แล้ว

    Sax waye

  • @gabadhaisjecel5930
    @gabadhaisjecel5930 5 ปีที่แล้ว +3

    Sax ayaad ka hadashay

  • @minyu8493
    @minyu8493 5 ปีที่แล้ว

    Sax weye

  • @aaminabintuabdiqani8869
    @aaminabintuabdiqani8869 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @maryanshariif9719
    @maryanshariif9719 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @nastexaokey8279
    @nastexaokey8279 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo wax ka hatlo waba laweysan

  • @maaidaxaashi4637
    @maaidaxaashi4637 4 ปีที่แล้ว

    Sax waye