Masha Allah anoo go aankey aan garey in aan yurub kaguuro meel aan uli kaco weysan ayaan Yutubka bartey Alx gurigi ugu horeyey aan kirestey yutubka ku arkey markii kenya imaadey gurigana iyo hafda I canfici weysey ayaa hada yutubka guri qurux badan ku arkey waana iso dhoweysey thanks farxadey ma lasoo koowi karo in aan yurub kaso guurey thanks sida qurux badan aad noo dhirigiliso ❤
Masha Allaah ❤❤❤ Abayo dadka wayelka iyo nafada kasoo hadal ee qurbaha jooga meelaha barafka iyo noloshoda dowladu lacag kadharjisaa ladhahaa oo Waa xaasidiin bangiyada u buuxa. Haday galada u ooyan dad badan bay two week bay Ku dhoofin karan. 😂😂 ulaa loo haysta!
😮😮😮😮 dadka qurbaha xanunka maskaxda wuxu ugu dhacey wa hurdo la aanta nasino la aanta maskaxda Ka daalen jirka hdu daalo hurudo waxyar wa bogsanesa balse qofka hdu maskaxda Ka daalo mental illness noqona canshurta dalka laga rabaa biilka Africa udheeryahay ma sahlano
Gabadhani waa marwo fariid ah oo caqli badan. Dadka qurbaha joogaa badankoodu intaas ayaanay fahmin. Anigu waan joogi jiray dalalka reer Galbeedka laakiin waan kasoo guuray. Intaas ay gabadhu sheegtayba way jiraan waana sababta aan ugasoo guuray. Illaahay ummadda qurbaha joogta ha u gargaaro. Adigana muraadkaga Alle hakuu fududeeyo wll
Walaahi inaga kashaqeeyay Amizon
Thats thrue aniga lacag ban dira wax idhahay thank you ama isowaca
Alhamdulillah ellahay hanoo fududeeyo
Caruurtaydaan u baqay diintooda iyo dadnimadooda Qiyamkooda.
Ilaahayow Dalkena Nabad noga dhig
Qurbe Rajo kama lihi Umana socdo
Arzaaqda ilaahay baa bixiya iina balanqaaday inuu i arzaaqayo Dhul gaaled anigoon tagin Alle waa isiin karaa Maaha ? Alxamdulilah.
Masha Allah anoo go aankey aan garey in aan yurub kaguuro meel aan uli kaco weysan ayaan Yutubka bartey Alx gurigi ugu horeyey aan kirestey yutubka ku arkey markii kenya imaadey gurigana iyo hafda I canfici weysey ayaa hada yutubka guri qurux badan ku arkey waana iso dhoweysey thanks farxadey ma lasoo koowi karo in aan yurub kaso guurey thanks sida qurux badan aad noo dhirigiliso ❤
Masha Allah waa runtiis
Africa wa mesha kali ee Lama uhu waqti isla qadan karan allow qabaaco nasiii😢
Xagee joogtsa hada abaayo?
Xaliimo Maantoo dhan Dad cayaysa sidee lacak ku Heli maba shaqeese
Mash Allah waa sax ❤❤
Masha Allaah
Ninkaas hadlayay waa wariye wardhere kusugan minnesota.
Waa runtaa walal anigoo ka yaaban culayska qurbaha ayaan arkay muqalkan.
Maxaa daymo iyo biilal isugaya maxaa telefon Africa igu soo dhacaya maxaa canaan iyo afkagaado igu dhacaysa.
waa runtaa.
Asc wallee Illaahay baanu been d u sheegin
Allaa run badanaa
Waan kulaqabay raligaas
Masha Allaah ❤❤❤ Abayo dadka wayelka iyo nafada kasoo hadal ee qurbaha jooga meelaha barafka iyo noloshoda dowladu lacag kadharjisaa ladhahaa oo Waa xaasidiin bangiyada u buuxa. Haday galada u ooyan dad badan bay two week bay Ku dhoofin karan. 😂😂 ulaa loo haysta!
Abalone runtaad sheegtay
Allow kusiii wax ka qayr badan wa xaqiiqo hadalkagu😢
😮😮😮😮 dadka qurbaha xanunka maskaxda wuxu ugu dhacey wa hurdo la aanta nasino la aanta maskaxda Ka daalen jirka hdu daalo hurudo waxyar wa bogsanesa balse qofka hdu maskaxda Ka daalo mental illness noqona canshurta dalka laga rabaa biilka Africa udheeryahay ma sahlano
Walahi hada ayey heystaa qof aan jeclahay 😢😢😢
Waxaa iska dhaafa oo lacag waa wayn soo dira hh oo weliba biilasha noo soo kordhiya
Hahaahahah been mahan wale
Walee anoo googarad ku baxaan xasuustaa
🤣❤️
😅😅😅😅 caadi iiga qoslisey gogarada markaad kubexeeysey ma degdegii baad ku hilmaantay alow idin dhib yareey
Maanshaa Allaah waa runtaa intaad sheegtey iyo wax kasii daran xaga caruurta ta kasoo hadal dhibku kasii badan runtii 😢😢
Waxaan xusuustaa inay gabadh yar oo sideed iyo toban jira isku dal dalshey Canada iyadoo waxyar uun joogtey markii ay lakulantey waxeeysan ka filaneyn,marka Ilaahay hawaa fajiyo inay iskag soo tagaan meeshaas irsaaqada alle ayaa baxsahe e😮
😂waxas markan tagnaa xaqiiqda oganynaa hhh ilahow meel fican nage oo fursadaha shaqada leh sida 🇺🇸 😂