ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Markabka Reer Baardheere ay Sameeyeen Wuxuu ka qaali sanyahay $100M oo Dolar Haddaba sidee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ค. 2024
  • Soomaali weyn

ความคิดเห็น • 40

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 หลายเดือนก่อน +8

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaah somali hadey caqliga ka shaqeeyan waxkastoo wanaagsan ayey qabsankaraan❤❤❤❤❤❤❤💞💜🥰💘

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน +2

    masha Allh maskax fcn ayay la imaadeen masha Allh

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan camaari bal xogta saxda ee barmaamijka kobciye cooperative raadi waa mid soomali lagu midayn karo gees ilaa ka gees❤

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allaah hurusocda reer baardheere

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey

  • @Caliya7
    @Caliya7 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allaah, Allaah waxaan kabaryaa inuu dadkeena iyo dalkeena siiyo nabad iyo horumar dadkeenuna caqli yeeshaan oo iskutashtaan, aduunkaan dadka horumaray gacmahooda ayey isticmaaleen iyagoon waxba heysan oo weliba dhul barafku buuxo oo qabowgu naaryahay kudhexnool.

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah abwaane waad mahadsantahy hormarka aad nala wadaagty

  • @Aden-Chemistry-54_
    @Aden-Chemistry-54_ 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan camaari
    Waxaan joogaa baardheere
    Thanks

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah fikirkoda Allah ugu waado

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +1

    Well done Camaari

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagta hay addaha ay Somaliya kuqataan 1sano OO keliya ayaa kufilan somaliya iney noqoto dadka ugu hor marsan calamka lkn awey waa magaca oo keliya

  • @MaxamedNuurmacalin-xg3wt
    @MaxamedNuurmacalin-xg3wt 2 หลายเดือนก่อน +1

    KARA KETI. AMA. JAL BAY. BARASAMAD KII. AYAA LA. IS TIC. MALI. JIREY. GUU LEYSTA IN SHALAH. YAA. RABI

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid abwaan

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh Allah ❤

  • @ahmedyaremohammed1563
    @ahmedyaremohammed1563 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan camaari maantay ka hor waxaan uqabay inuu dhinac ka raranyahay lkn maantay waan ogaaday inuu yahay dhexdhexaad.

  • @asmacabdi7102
    @asmacabdi7102 2 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم انصر اخواننا في غزة

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan camaari Sxp waxaan ku odhan lahaa
    Dadku maanta nool maxishoodaan
    War baahinta ayy ka baqaan markaa tooshka ku ifi maalin walba so duubo dabagal smartphone so duuba ku dheh bes

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน +1

    waa runtaa

  • @suheybsaalx
    @suheybsaalx 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wallaahi Hadas isku tashano meel baa gaari leheyn

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaaaa

  • @NuuriyoCabdiraxmaan
    @NuuriyoCabdiraxmaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah runta ayaa ka har

  • @user-wp6rh7ug6b
    @user-wp6rh7ug6b 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaalah

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah

  • @asmacabdi7102
    @asmacabdi7102 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ha ilaa ha ilaawina ducada walaalihiin dhibaataysan meel ay joogaanba

  • @OmarQaloon-yr9wt
    @OmarQaloon-yr9wt 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeisa ,, salaan ree baardheere

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 หลายเดือนก่อน +1

    Biyahana Ha iska hagaajiyaan

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka somaliyed haday isku tashi sameysan lahayen eega dhibtada haysata dalkena waa ay baxi lahi lahayd waxa ragadiyey qabyalada weye war somalay baraaruga

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 หลายเดือนก่อน

    Baardheera waxaa Iska Leh mareexaan

    • @hanidualle
      @hanidualle 2 หลายเดือนก่อน

      Yaaa ku waydiiyey?

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 2 หลายเดือนก่อน

      @@hanidualle adigaaga cagadheerta lugaha safankaleh si ay berito u sheeganin ba loo sheegayaa inu mareexaan LEEYAHAY degaangaas

    • @hanidualle
      @hanidualle 2 หลายเดือนก่อน

      ​@aliabdi8347 😂 Bardhere cid afka ku qaadan karto malaha Mida kale Bardhere Anaa ku dhashay kuna soo koray ee waxaa Caqli xumo ah inaad soo qorto Cidaaas ayaa leh Badheere Adoo soo qori karo fikir fiican Hadaad ciyaal tahayne soo barbaaar Eedo 😂

  • @user-eg5fk4fu2b
    @user-eg5fk4fu2b 2 หลายเดือนก่อน +3

    Magaca hajiro abwan wan ka qabna dhiira galintada hada nahay ree gado

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tartarbiib tartiib ayaa loosoo noolaanayaa

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂