Waxaad SHAQO helaysaa markaad fahamto inta qaybood ee su'aalaha waraysiga!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Haddii aad Video-gan u daawato si deggan, seddexda qodob ee aan kula wadaagayna aad fahamto, waxaa suuragal kuu ah inaad fahamto jawaabta uu rabo inuu maqlo qofka waraysiga shaqo kula yeelanaya.
    Haddii aad rabto inaan Video kasoo diyaariyo qodob ama aad qabto su'aal, fadlan igula wadaag Comments-ka.

ความคิดเห็น • 7

  • @Qadarshcumar
    @Qadarshcumar 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @mowliidyuusuf4377
    @mowliidyuusuf4377 2 ปีที่แล้ว +3

    3 suaalod laftoodaa jawabo waadix nagasii ustaad

  • @mohameddadaal5151
    @mohameddadaal5151 3 ปีที่แล้ว +1

    Said Abshir Thanks More Our Teacher

  • @abdirahmanmohamed3285
    @abdirahmanmohamed3285 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaa usdaad aadbaan kuu salaamayaao

  • @jamaali2276
    @jamaali2276 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc, ustaad marka hore waaad mahadsan tahay, ustaad waxaan jeclaan lahaa inaad suaalo weakness iyo strangness kusaab nala wadaaagto

  • @khadiijayouniz4068
    @khadiijayouniz4068 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad inbadan

  • @hiistech2779
    @hiistech2779 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wax ban ka faiiday mudane chanelkaaga caawa igu horeysey waxana dawadey almost 6 video