LUXURY LIVING IN KILIMANI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ค. 2024
  • Waa guryo la awoodi karo, oo ku yaal waddada Riara, oo u dhow International Mall iyo dugsiyada caalamiga ah.

ความคิดเห็น • 28

  • @MARWAHOMESLIMITED
    @MARWAHOMESLIMITED  29 วันที่ผ่านมา +5

    Waxaan guryo ku leenahay Kilimani, south c iyo Eastleigh. nagala soo xidhiidh 0722699699 ama 0700699699

    • @adan10000
      @adan10000 28 วันที่ผ่านมา +2

      Full bla bla bla been iyo bla bla NO PRICE MENTIONED. Guess waa tuugo different price for different people. Qamaar weyn iyo Gar weyn oo dadka lagu dhaco.
      Gaalada Wax kastoo ay gadayasn Price wey sheegasn. Tuugtase waa indho shalafeesto kkk.

  • @amiraqurux4742
    @amiraqurux4742 19 วันที่ผ่านมา +2

    Gurigan waa dariskega afarsano waa qabyo lama dhiso waxana lagamabadalo???

  • @maslah345
    @maslah345 27 วันที่ผ่านมา +5

    ALLAH LAGUMA XUSO MAGACYADIISA musqulaha maxaa qaldan

    • @Safaricom_
      @Safaricom_ 5 วันที่ผ่านมา

      She didn’t do it intentionally so cut her some slack.

  • @Sara_1431
    @Sara_1431 28 วันที่ผ่านมา +1

    Bbc cod kada ku jeclaa masha a Allah tabaraka Allah abaayo

  • @NafisaHussein-gs2rb
    @NafisaHussein-gs2rb 29 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah waxaan arkaa intaa tahay qof aad ugu fiican suuq geynta No 1 gurigana runtii aad ayuu u qurux badan yahay lkn qiimaha noo sheeg mahadsanid

    • @MARWAHOMESLIMITED
      @MARWAHOMESLIMITED  29 วันที่ผ่านมา +1

      Waxaan guryo ku leenahay Kilimani, south c iyo Eastleigh. nagala soo xidhiidh 0722699699 ama 0700699699

  • @muxyadincali1691
    @muxyadincali1691 28 วันที่ผ่านมา

    Kalimantan waa haligan

  • @Safiya-lm3kr
    @Safiya-lm3kr 29 วันที่ผ่านมา +1

    Waa qurux meeqa weeye

    • @adan10000
      @adan10000 28 วันที่ผ่านมา

      She did not tell and they will never tell a price 4 everyone. Waa Tuugo

    • @MARWAHOMESLIMITED
      @MARWAHOMESLIMITED  28 วันที่ผ่านมา

      ​@@adan10000 if interested kindly contact us on 0722699699 or 0700699699

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 26 วันที่ผ่านมา

    Wa imisa qiimohu xayeysiin unmiyaa

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 29 วันที่ผ่านมา +2

    Musqusha haku dhexhadlin

    • @salmanyare9243
      @salmanyare9243 29 วันที่ผ่านมา +1

      User musqusha hadi lagu Hadlo xita mamnuc Mahan Lakin wagi hore oo dinta laa aqoon Ayaay dadka dhaqan ahan laa dhihi jiray musqusha Ayan lagu hadlin

  • @DrAarka2019
    @DrAarka2019 24 วันที่ผ่านมา

    Lacagtiisa si roughly ah inoogu sheeg.. Maamo. Adoo sheegeyn tirada saxda

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 29 วันที่ผ่านมา +1

    Ukhti 4 qol majiro miyaa

  • @salalxirsi9185
    @salalxirsi9185 29 วันที่ผ่านมา +1

    The house its not about in side its about out side ply

  • @user-oi5wz6is1u
    @user-oi5wz6is1u 28 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk Kan guri Maha mesha meydka lagu xareyo ayuu ueg yahey

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 29 วันที่ผ่านมา +1

    Wax aad u sii weeyn mafiicnee qolalka badiya

    • @MARWAHOMESLIMITED
      @MARWAHOMESLIMITED  28 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks for the idea.....Though the rooms are open customizable by each client need.

  • @abdirahmankoronto2815
    @abdirahmankoronto2815 28 วันที่ผ่านมา +1

    Please lemme know the price. Thank you.

    • @MARWAHOMESLIMITED
      @MARWAHOMESLIMITED  28 วันที่ผ่านมา +1

      Kindly dm on 0722699699 or 0700699699

  • @kulmiye3069
    @kulmiye3069 28 วันที่ผ่านมา +3

    Kilimani inteey eheed? 😅

    • @MARWAHOMESLIMITED
      @MARWAHOMESLIMITED  28 วันที่ผ่านมา +1

      Nagala soo xidhiidh 0722699699 ama 0700699699

    • @nuurwaalmaas
      @nuurwaalmaas 27 วันที่ผ่านมา

      Price

  • @hanna-vl1ch
    @hanna-vl1ch 9 วันที่ผ่านมา +1

    Why the toilets are in the bedrooms is not healthy

    • @rahmanjoki9938
      @rahmanjoki9938 5 วันที่ผ่านมา

      Are u serious right now?