@kabarodadkasaaxiibkaa, haa walaal way jirtaa gabolada qaar ,inkastoo hada aan ahayn sidii hore ,Lkn wali Dulmi waa ka jiraa wadanka ,you know that and I know that , eese Alle hanaga dul qaado Culeyska. Somaalinimo kaliya horumar lagu garaa.
Asc, waxaa fiicaan in jaamacadaha lagabarto tacliinta beeraha iyo daweynta xoolaha. (Agriculture related course, veterinary medicine and fish and marine resources). Si loogaaro hadafkan waa in dowlada kentaa wazaarada tacliinta sare iyo higher education board to set the required standards.
I really appreciate your efforts! A bit off-topic, but I wanted to ask: My OKX wallet holds some USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). Could you explain how to move them to Binance?
Asc shiikh wali ma is weydiisay sababta wax loo beeran hadii aan Soo koobo jwbta waa isbaaro u taala laba dhinac ee dalka isbaaro canshuur zakawaad mala marka maba awoodi kartid in aad wax beerato
Aad Ayay u yartahay inaad aragtid kulliyadaha looga bahanyahay wadankenna in lagu dabakho ardada wxan isdhihikaraa wxaa sabab u ah 1:Dowladenna o ihtimaam sineynin o isaga mashqulsan waxan umadda Somaliyeed dan ogu jirin 2:manhajka waxbarashada o aan unidaamsaneyn sidii logutalagaley iwm. Waxan loga bixikaraa inan indhala’aanta iska deyno o aan danahenna garano wacyina yeelano ALLAHNA talasaarano
Wax kasta oo horu mara oo dadkku gacantooda ay wax kuqabsan jireen iyagoon wax baran ayay beera hooda iyo xoolahooda dhaqan jireen maxaa keeney dibu dhac 32 ka sano wax is badala loo waa yay xaqiida markaan xaqiida aan nafteen u sheegno waa alshabaab iyo madax xun xun oo ay qabyaalad ay kutaageerayaa shacab dhintay oo siyaasi daneystaa u sacab tumaya ilaa aan Allah u soo laabano oon qabyaalda iska dhigno oo aynu midowno shacabow markaasaan allah uu inookeeni madax wanaagsan wabilaahi towfiiq
Cudurada hindiya loo tago Badidood waxa keenay cuntooyinka hindiya lagaso iibiyo ee wadanka la keeno iyo asia ee qaarkod dhacay kiimikadu ka buuxdo cunto nadiifa hadii aynu beerano biyo nadiifana lasoo baxno nolosheenu way isbadalysa dr hebel iyo Eng hebel beena looma baahna
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Dadka Somaliyeed Adkaysi waa u dhasheen,insha Allah mar dhow waa guulaysan doonaan. Markii gaas iyo oil u soo baxaan.
Waa mowduuc mudan in laga hadlo waana fikir wanaagsan
Dulmi did wle waa wax loo bahan yahay
It's nasary for us to learn sustainable farming
Shiiq dulmi diid,Maanta dhan waanisaye,Yaa ku waano qaadanayo in yar maahe inta kale wa laga qariyay Awoododa.
Waxa ku waana qaato adi maxaad ka ogtahay war dhagayso oo fikirkaaga kadhiibo ama iska aamu waano waala wadaa uun.
Dadka wax soo saarka u badnaa ,waa Dadka la faquuqo oo loogu yeero Laan gaab, waana la barakiciyey badankood Qaarna waa la gumadaa ,qaarkoodna Beerihii laga haystaa ,Tusaale Afgooye waxa ka dhaca waad aragtaa
Dulmi meel uu ka jiro Abaar lagama waayo ,Allow nabad waarta noo keen.
@@KhadijaAli-y7j qof intii beero xoog looga qaato hadana lafaquuni oona somali dhaxdooda ah waligay ma arag mana maqal adi kahor waa xagee fool xumada intaa la'eg😳
@kabarodadkasaaxiibkaa, haa walaal way jirtaa gabolada qaar ,inkastoo hada aan ahayn sidii hore ,Lkn wali Dulmi waa ka jiraa wadanka ,you know that and I know that , eese Alle hanaga dul qaado Culeyska. Somaalinimo kaliya horumar lagu garaa.
Sheikh alle habarakeyo
Qodob aad loogu baahi qabay ayaad nagu baraarujisay waana kuugu raac sanahay aadna waad umahadsan thy sheekhow. 🥰🥰🥰
Waa waa wasiro kaliya.Lacag lagu arkay kaliya Lacag raba imaan ma jiro
Wa runtaa sheikh
Haa way yartahay jaamacad khaas u ah beeraha kalumaysiga farsamada gacanta cunto karinta harqaanka xoolaha
Anigu yaabay
Guud shiiq😊😊
Wallaahi waa waali aan caadi ahayen
Waxaas oo dhan nabad galiyada kahoreey sa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa arin mudn in Laga duudo, aniga wxn isleeyahy in caafimadka la barto wxaa sabab u ah waalidinta
Dakhaatiir badan looma baahna waxaa loobaahanyahay wax soo saar beeraha iyo xoolaha inladhaqo
In wax la beerto kuma xirna iney jaamacad kasoo baxaan waayo soomaalida beeraha sameysan jirtey jaamiciyaal ma ahayn caqligooda iyo xoogooda ayey ka shaqeysiiyeen.
Asc, waxaa fiicaan in jaamacadaha lagabarto tacliinta beeraha iyo daweynta xoolaha. (Agriculture related course, veterinary medicine and fish and marine resources).
Si loogaaro hadafkan waa in dowlada kentaa wazaarada tacliinta sare iyo higher education board to set the required standards.
Sh/ somali halnuc ey arkan ey uwajabaan nolosha hadaba wadalagu radiyaa e hebela waxkahelayeey maqleen fursadabadana jiro waruntisii
Ani waxan ahay rer Dds ardayda jamacadaha dhakhtarnimo lama wada ogola fildhiyada kala duwan ayey bartan
Soomaalida allaah how gargaaro dawladii markay burburtay dadkiina way baaba even kii xil qabtaa isagaaba gaashaysan oo fursad u arka
Doctor in la barto wax xun maha mxa ka doodna??
Asc; waxaan ubaahanhay diinta islaamka inaan ku dhaqan markaas waa liibaanaynaa
Wallaahi wadankeeno waa qani xoolo beero dhul wada daaqsimo rabi hana tuso barwaaqada dhulkeena taala
I really appreciate your efforts! A bit off-topic, but I wanted to ask: My OKX wallet holds some USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). Could you explain how to move them to Binance?
Waa. Arein baraarujinteeeda. Aanan cidkale kamaqal
Jzk
Sheekh waxbarashadu iyo caafimaadku waxay noqdeen ganacsi lacag lagu sameeyo teeda kale tayo ma leh marka sheekh faduusha jooji😅
Asc shiikh wali ma is weydiisay sababta wax loo beeran hadii aan Soo koobo jwbta waa isbaaro u taala laba dhinac ee dalka isbaaro canshuur zakawaad mala marka maba awoodi kartid in aad wax beerato
DHIBAADA WAXA UGU WACAN KUWA XAYEESIIYA ISBITAALADA DIBADA SIDAAS BAA UMADA LOOGA FAA IIDEYSTAA
Caruurta caafimad ka barata waaloobahayay, Nolol , ,,, Soomaali amaan kamajiro maxaa laga fakaraa waxa lasoobartay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💗💗
Sxb rayi ahaantayda waa in dowlad lahelaa dulmidiid sxb soomaaliya waxay ubaahanyahay dowlad markaas baa lagaarikaraa meesha aad ka hadlaysid
Haydrabaad waa magaalo muslim,shaqadoda waa og yihiin.lacagtooda ayey arkaan.
Adieu sheekh TH-cam ayaad quite shaqaystaa maxaad ugu diidi dadka kale shaqadooid. Yar
Anaa Soo Arkay Ct Scan nada İndia Hyderabad waxaa Kamid ah Luqadaha Lagu programi Afka Somaliga
Qaburahana Anigaa Marqati Kaaga Ah $200 Meydka La duugaayo 😢
Aad Ayay u yartahay inaad aragtid kulliyadaha looga bahanyahay wadankenna in lagu dabakho ardada wxan isdhihikaraa wxaa sabab u ah 1:Dowladenna o ihtimaam sineynin o isaga mashqulsan waxan umadda Somaliyeed dan ogu jirin 2:manhajka waxbarashada o aan unidaamsaneyn sidii logutalagaley iwm.
Waxan loga bixikaraa inan indhala’aanta iska deyno o aan danahenna garano wacyina yeelano ALLAHNA talasaarano
SOOMAALIYA 3DEX.BUU.U BAAHANYAHAY DHAKHTAR IYO FUUNDI IYO BEERALAY
Biyaha roobka waxaa larabaa inla seef gareeyo
Wlh waxbadan waa khaldan yihiin wadankeyna lkn waa saxmi doonaan
Mar uun dadkaan dhaqtar nimada daneey moodeen
CSS.BBB.intaan baan cunidooda hodan kunahay... saliid sunkor Cusbo...bur bariis basto intaan hadaa badsato sxbka waa doctor
Sheekh somali wax barashodooda book uun baa la xafidsiiyaa wax barasho maha Somalia waxa yaala
Sax😢
Waxaan u bixiyay Jaamacad lugooyo.
Balyay dawenaayaan waryaarehee maxaa khaldan xagee loosocdaa
AGRICULTURE IYO ANIMAL HUSBANDRY JAMACADAHA HALO BEDELO
😊😊😊
Haa shekhow wa runta
Wax kasta oo horu mara oo dadkku gacantooda ay wax kuqabsan jireen iyagoon wax baran ayay beera hooda iyo xoolahooda dhaqan jireen maxaa keeney dibu dhac 32 ka sano wax is badala loo waa yay xaqiida markaan xaqiida aan nafteen u sheegno waa alshabaab iyo madax xun xun oo ay qabyaalad ay kutaageerayaa shacab dhintay oo siyaasi daneystaa u sacab tumaya ilaa aan Allah u soo laabano oon qabyaalda iska dhigno oo aynu midowno shacabow markaasaan allah uu inookeeni madax wanaagsan wabilaahi towfiiq
Sheeko, sheeqoow beer fallo aan aragno waxa aad soo kordhisee.
Waxey wartaan dhakhtarnimada ganacsiga ee meysan baran sida cudurada soobadanaya loodaraaseeyo
Asw
Waxaan layaabaa isbitaalada moqdisho oo kashaqeeya arimaha taranka
Alcaasima
Alrijaal
Yardimeli
Lamaanaha oo marwalba xayaysiis kudhagan bajaajyada aad arkaysid
Yaab yaab yaab
HADABA .MIYAYSAN ARJNTAAN TUSINAYAN FAWDO IYO NADAAM LA,AAN
Hawiye ayaa waddankii ku ciyaaray la hadal jaalle.
Aaway dadkii wax dhisilahaa
Somalia sheekadooda waxa walbo waa dhameeyay oona shay aqoonin 😂
Shekow ani coursaska inaan gaato maawode maad ifurtann
Adiga baddaas maxaa ku galiyay dulmi doon
Habar cadan ah yaa kuwaydi😂
@@mohamedalisadik3232 sawirka ku saran ki ku adoonsanay miya isheeg waan ka soo xooranaye
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤
Shekha adiga miyaba war hayo ma arkin miya mida ariy ino soqabtay calosha kaqalayo cunugeda kaso saray ridina dhimatay dhaqtaran ahayne leh
Ardayda qaladka ma lahan, ee dowlada iyo ganacsatada jaamacadaha iska leh, jaamaca beeraha, engineering, economics, construction industry, veterinary etc majirto xamar, marka doctor hadaa tahay shaqo waad kaheleysaa Somalia, laakin anything else wasaarad iyo wakaalad shaqo bixiso majirto. Doctor ka haba ku barbarto dadkee shaquu heli.
Cudurada hindiya loo tago Badidood waxa keenay cuntooyinka hindiya lagaso iibiyo ee wadanka la keeno iyo asia ee qaarkod dhacay kiimikadu ka buuxdo cunto nadiifa hadii aynu beerano biyo nadiifana lasoo baxno nolosheenu way isbadalysa dr hebel iyo Eng hebel beena looma baahna
Business waaye in dadka la butcher gareeyo. Waxayna ka faaiidaystaan dadka aan wax soo baranin. Somalida waxay ku waashteen daawo.
Dulmideed sheekh aan ku saxo
Wadankeenu Malah dhakhtir badan ma ka soo baxaan dhakhatir
Tussle ah jamicada hargeisa sandki waxs ay waadataa 45 arday
Cudurkii soomaaliya hayey manta ayaad indhaha iyo afka ku dhufutay dadku waa inay nolosha kasoo bilaabaan meesha ugu muhiimsan kadibna horumarka sida lagu gaaro qof Somalia ah ok cambaha iyo mooskii looga keeno masar ayaa Dr ii sheegabaya yaahuu
Waasax arintaasi maxa lagan khaban karaa
Runtii Aad Iyo Aad ayaad darasad ugu samaysay jamacadaha Somaliya dhaman ardayda ay soo Saran Waa dhakhatiir hadana dadka somaliyed dalka dibadiisa ayay isbital u adaan
Magaalooyinkan quruxda badan eed na daawad siinayso ma magaalooyika soomaaliyeed ayaad ugu faanaysaa maxaad magaalooyin keena ugu faani la dahay muwaadin nimadaada xun
Waa meesha uu ku lugeynayo lol