Sheekh caanood waan fiirsatay markuu ka hadlayey arrintaan, wuxuuna yiri imaamka masjidka ayaa sidaa igu yiri ee muusan oran sheekh cukaashe ayaan aqaan, imaamkii ayaa la rabaa inuu cadeeyo in la amray iyo in isagu been sheegay, waxaa kale oo meesha joogay dad ilmi u imaaday siduu sheekh mustafa sheegay waa iney iyaguna cadeeyaan. Teeda kale sheekh Cukaash inta aanu oran sheekh mustafa waa beenloow waxaa haboonayd inuu ku ekeysto warkii sheekha loo sheegay wax kama jiraan anna shaqa kuma lihi waa haddii uu arrinta barri ka yahay
Kol haddii Sh. Caanood yidhi qof kale ayaa warkaas ii keeney, waxaa habooneyd in Sh. Cukaashe yiraahdo qofkaas ayaa igu been abuurtey haddiiba ay dhacdey ama jirto arinkaasi, balse ma ahayn inuu Sheikh Cukaashe si toos ah ugu jawabo. FG: Waa aragtideyda!
Cukaashow ila hada been abuur adaa wada oo leh asaga iyo wax takfiir wada midna ma arag, asaguba ma oran cukaashe waan is aragnay lkn adigu takffiir nimo inaad kusheegto sheekhaas soo been aan kugu hayno ma aha
Shiikh cukaashe waxaa ka muuqato hubsiino la aan wali a aflagaado badan baa hadalkiisa kujirto. Warka mustafe wuxuu yiri nin baa saa iyiri. Mana caytamin maxaa u diiday cukaashe in uu radius cidi Warkaa u sheegtay ama asaga uu ka xaqiijisto muxuu u gubanayaa hadii uusan wax isku ogayn
Yeelaa waa hilmaamaa, la yeelaase ma hilmaamo. Jadiidiyo inay jawaasiis la shaqaystaan waa hubaal, waayo jawaasiis baaba aasaastay dalkastana oo ay joogaanna waa khasab inay jawaasiista la shaqaystaan una shaqeeyaan.
Cukaashow hada ba been sheegaysaa. Sh Mustafe ma dhihin cukasha iga cirdeyay masjid ka ee niman ki cirdeyay igu yiri ayuu yiri. Warkisa si fiican uga dhagayso site kisa. War la soo gargaray dad ka ha ku aflagaadaynin. Mustafe ra'ayigisa adadag ma jecli lakin runtu ilaah taqaan
الشيخ عكاش حفظه الله أحبك في الله Waxaan dhagaysaty kitaabka lamiyatul afcaal walagayna sha Eekha xitaa muuqaalkiisa maantaa iigu horaysa ee balaayadaaan yuu ku been abuuran ina caanood mushkilada inuu abuuro wa lagu yaqaanaaaa
Wallee Madkhaliyaan run la weydiin. Ninkaan Qofkii aqriya Wajigiisa ama Hadalkiisa dhegaysata uma eka mid run sheegaya waxa ka muuqda isku dhexyaac badan iyo Irtibaak.
@@Xaq-raace madkhaliyo asalkoodaba sow jawaasiis ma assassin? oo sow jawaasiis Uma shaqeeyaan?!!, oo lama shaqaystaan? Mase run baad ka filaysaa, Jaajuuska ugu sareeya?!
Shiikh taa hore runteeda iyo beenteedu ha inooo joogtee, shiikh takfiir lagu xanto haduu damco inuu kitaab ka bilaabo masjidka aad maamusho ma u ogalaan laheyd?
Wlaal sh Mustafa. Wuxuu. Yìdhi. Waa. LA igu. Yidhi Laga yaabo imaamka. In uu. Khaldka. Lahaa. Uu ku. Gabanayy Mida kale kana iyo sida. Uu. Uhadlayo. Hadal. Culimo ma aha Alaa. Iga sareeya. Sh Mustafa. Ma. Aqaano sh cukaashana. Ma aqaano
Ardaal iyo kuwa jawiista gaalada ujaajuusa ee diidan inay muslim xoogleh noqdaan adiyo inta kula mida, sheekh mustafa waa muslim xaqiiqi ah Allaha garabkiisa galo.
Sheekh caanood waan fiirsatay markuu ka hadlayey arrintaan, wuxuuna yiri imaamka masjidka ayaa sidaa igu yiri ee muusan oran sheekh cukaashe ayaan aqaan, imaamkii ayaa la rabaa inuu cadeeyo in la amray iyo in isagu been sheegay, waxaa kale oo meesha joogay dad ilmi u imaaday siduu sheekh mustafa sheegay waa iney iyaguna cadeeyaan. Teeda kale sheekh Cukaash inta aanu oran sheekh mustafa waa beenloow waxaa haboonayd inuu ku ekeysto warkii sheekha loo sheegay wax kama jiraan anna shaqa kuma lihi waa haddii uu arrinta barri ka yahay
Sheekh caanood sidaas ayaa loo sheegay ee sheekh mustafa cali caanood been ma sheegin
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Naga daayaa dee waxa ad meesha kawadaan caanood janno idiin geyn maaye
Shekh caanod wuxuu sheegay hadal ka siduu usoo gaaray dadbaa warka ukeenay sheekh ukashow warka sidaas ufaham wariye isku sheegow ninka tagfiir maahan ee adigaa tagfiir ah
شيطان يجادل عن شيطان آخر
Kol haddii Sh. Caanood yidhi qof kale ayaa warkaas ii keeney, waxaa habooneyd in Sh. Cukaashe yiraahdo qofkaas ayaa igu been abuurtey haddiiba ay dhacdey ama jirto arinkaasi, balse ma ahayn inuu Sheikh Cukaashe si toos ah ugu jawabo.
FG: Waa aragtideyda!
Wad ku saxan thy intaas aatiri baa laga rabay shiiq cukasha lakin wuu xadgudbay shiiq caanod oo ladulmiyay laguna dulmiyay magaca shiiq cukasha. Hadiiba jirto ben waxa ben shegay ninka ku yiri shiiq caanod masjidka walaguu diiday
Cukaashow ila hada been abuur adaa wada oo leh asaga iyo wax takfiir wada midna ma arag, asaguba ma oran cukaashe waan is aragnay lkn adigu takffiir nimo inaad kusheegto sheekhaas soo been aan kugu hayno ma aha
Shiikh cukaashe waxaa ka muuqato hubsiino la aan wali a aflagaado badan baa hadalkiisa kujirto.
Warka mustafe wuxuu yiri nin baa saa iyiri. Mana caytamin maxaa u diiday cukaashe in uu radius cidi Warkaa u sheegtay ama asaga uu ka xaqiijisto muxuu u gubanayaa hadii uusan wax isku ogayn
WAR CAANOOD WUXU YIRI IMAAMKA SIDAAAS YIRI OO IMAAMKA HALA DHAARIYO
Sh canood been sheegin saan filayo qoladii is hortaaga ku samaysay ayaa laga yaabaa inay been abuur sameeyeen
Waa lagu been abuuryay Sheikh cukashe , ee mustafe ha wado dacwadiisa .
Sheekh mustafa Takfiiri ma ahane afkiina hagaajista tuugayahay qaaimiinta ah.
Sheikh cuukasha waqaldan yahay sh mustafe waxu yiri imamki misajidka aya saa ugu yiri hadi ben tahay asa lohasta marka horta fahan waxii lagu yiri
Sh cukaasha owliyo matihide waxaad yeeshay inaad illaahowday waa macquul.
WADAAD LOO SHEEKO XUMEEYEY WAA MASALA HABAABAA HORAA LOO YIRI, SHEIKHOW WARKA ISKA HUBI.
SHEIKH MUSTAFE CAANOOD WUXUU YIRI IMAAMKA AYAA SIDAAS IGU YIRI
Sh cukaasha qaabka uu uhadlaya.
Sax. Ilama aha waayo waxaa fiicnayd in uu. Dhaho walaaalkay waa. LA qalday
War culimo kumuu hadal Sh. Cukaashe. Wuu aflagaadooday
TAKFIIR HADAAD ARAGTO WAA JADIIDIYA.
Mustafa canod waa mujahid
Yeelaa waa hilmaamaa, la yeelaase ma hilmaamo.
Jadiidiyo inay jawaasiis la shaqaystaan waa hubaal, waayo jawaasiis baaba aasaastay dalkastana oo ay joogaanna waa khasab inay jawaasiista la shaqaystaan una shaqeeyaan.
Mustafa caanood kitaabkaw aqriya luqadda carabiga naxwaheeda maba yaqaanee.?
@@KuromiStarz-kx8rzsheekh mustafa aqoon intuu Alle siiyay wuu yaqaan adi iyo wax kula mida midna lagaa waydiinmaayo.
Caanood palastine in la laayo ayu raba gaar ahan xamas
Burhaan state aqoonin kulahaa😂 iskamaba warhaya ninkaan
Sheekh cukaashe ka leexda please waa nin cilmigiisa aan ku faaiidaysano
😂😂😂
waa yaab jadiidiyo yaab yaad qaldeysan
Cukaashow hada ba been sheegaysaa. Sh Mustafe ma dhihin cukasha iga cirdeyay masjid ka ee niman ki cirdeyay igu yiri ayuu yiri.
Warkisa si fiican uga dhagayso site kisa.
War la soo gargaray dad ka ha ku aflagaadaynin.
Mustafe ra'ayigisa adadag ma jecli lakin runtu ilaah taqaan
Jadiidiya umada Allah haka qabto, waa sharunaas.
Hadde ninka farriin la sheegay buu soo sheegay ha ololin cukashe
Sh cukaashe qaabkuu u hadlayo qaab culimo ma aha waxaa kufillayd inuu dhaho anigu macaydhinin wadaaka
Walaahi ninkaan sidii sheekhii umma hadal 😮
Jadiidiya waa gaalo towbad Baan ugu yeeraynaa waana gaalo raac wixii la caqiido ahna waa gaalo
أو أنت من الخوارج
Jadiidiyo qaar waa jawaasiis GAALADA la walaaloobey, haddaad, kuwaas gaalaysiiya haddaad rabtaan, laakiin dad badan oo la khalday baa ku jira
أخزاك الله من خارجي ومفتر،
أو يكون التكفير بهذه السهولة، ؟؟!!
Sh.cukaashe muxaadaro lagama soo duubo miyaa
Sheekh cali canood dad ayaa igu hanjabay ayuu dhahay ma dhihin Shekhar ayaa toos igu diday
Waxa benta sheegay waa imamka
Wriye Aqlaaq Yeelo Sheikh Mustafa Caanod Takfiir Maha Waa Sheikh Towxidka Faafiya Mushrikintana la Dagaakama Afkiina Edeb U yeela
الشيخ عكاش حفظه الله أحبك في الله
Waxaan dhagaysaty kitaabka lamiyatul afcaal walagayna sha
Eekha xitaa muuqaalkiisa maantaa iigu horaysa ee balaayadaaan yuu ku been abuuran ina caanood mushkilada inuu abuuro wa lagu yaqaanaaaa
Jadiiidiyow ninkan ninba warka kuyiri 😂😂
Wallee Madkhaliyaan run la weydiin.
Ninkaan Qofkii aqriya Wajigiisa ama Hadalkiisa dhegaysata uma eka mid run sheegaya waxa ka muuqda isku dhexyaac badan iyo Irtibaak.
@@Xaq-raace madkhaliyo asalkoodaba sow jawaasiis ma assassin? oo sow jawaasiis Uma shaqeeyaan?!!, oo lama shaqaystaan? Mase run baad ka filaysaa, Jaajuuska ugu sareeya?!
Sheekh mustafa been laguma baran, yeelaa waa iloobaa lkn la yeelaa ma iloobo.
Why only your name is mention
Quraafaadlayaal.
Mustafe waa takfiiri sidey culimadu sheegeen cadaynteeda ninka rabo ha dhagaysto sheekhayga sh siciid c raxmaan radigiisa jahligiisana waa cadeeyey waxaa laga rabaaa inuu cadeeyo ninka warkaaas u sheegay
Shiikh taa hore runteeda iyo beenteedu ha inooo joogtee, shiikh takfiir lagu xanto haduu damco inuu kitaab ka bilaabo masjidka aad maamusho ma u ogalaan laheyd?
subxanlah oo niyow hada baraha bulshada waa la iskuwada arkayaaaye been intaaa le eg say udhici kartaaa
Wlaal sh Mustafa. Wuxuu. Yìdhi. Waa. LA igu. Yidhi
Laga yaabo imaamka. In uu. Khaldka. Lahaa. Uu ku. Gabanayy
Mida kale kana iyo sida. Uu. Uhadlayo. Hadal. Culimo ma aha
Alaa. Iga sareeya. Sh Mustafa. Ma. Aqaano sh cukaashana. Ma aqaano
Waa khawaarij in cayrsho waa sax caanood waliba
Yaa ok hee 2 diina Kan runta sheegaya iyo Kan beenta sheega
Katiiru
ھھھھھھ
Waa bee naale caanood waa argaxiso
Ilaahay Ka yaab, ma adigu been kuu sheegay?
CAANOOD WUXUU ARGGAGIXIYAA QULUUBTA QUBUURIYIINTA IYO KUWA SHEEGTA SALAFIYA DAAQUUDYADA ASHAHAADO LADIRIRKA AH UQIILDOONA
Sheekh mustafa madaxiisa Allaha raajiyo
Ardaal akhyaarta in ow kagarsurta raba waaye caanood ee warkiisa iskalahera.
Igaarkay ogow hee ragaad adiga akhyaar utaqaanaa rag kale ardaal uyaqaaniine
Ardaal iyo kuwa jawiista gaalada ujaajuusa ee diidan inay muslim xoogleh noqdaan adiyo inta kula mida, sheekh mustafa waa muslim xaqiiqi ah Allaha garabkiisa galo.
Wahaabiyo waa askartii yuhuuda.
Wahaabiyoow maad la dagaashiin yuhuuda mase wahaabiyo iyo yuhuud waa walaalo??🤣🤣🤣🤣🤣
Subxanallah
@issaadan-p7h
Wahaabiyo waa cadow.
Wahaabiyo oo ah askartii yuhuuda waxay gaalaysiiyeen maamulka Xamaas ee Gaza ee kaga bogo kilipkaan hoose.
داعش وهابية نهدد باسقاط حكم حماس في غزة تحقق من مقطع أدناه
th-cam.com/video/rNQ05_duC_4/w-d-xo.htmlsi=0nuj-FmvZKftokNr
WAHAABIYO YUHUUDDA ADIGAA KA HORTAAGANE SOO INAY ADIGA ISKAKAA HOR WEREEJISO MAAHA , XAGGEE YUHUUD LOO MARAA ADIGAA KU GUDBAN OO GAASHAAN U' AHE ?
Mustafe ali anood walaahi waa beentiis ninkaas islam nimadiisa walaahi shaki ayaa kujiro
MAXAA BEENTIIS AH , MAXAASE ISLAAMNIMADIISA SHAKI GALINKARA BAL WAX KA SHEEG ?
Illlaahay keliya cibaadaba haloo qaalisyeelo haduu gaal kunoqday , ma wuxuu oranlahaa owliyada halaga barakaysto, qabriyada hala caabudo, group group haloo socdo 😂😂
Mustafe waa takfiiri sidey culimadu sheegeen cadaynteeda ninka rabo ha dhagaysto sheekhayga sh siciid c raxmaan radigiisa jahligiisana waa cadeeyey waxaa laga rabaaa inuu cadeeyo ninka warkaaas u sheegay