DEG DEG || SH.XASSAAN OO YIDHI WAAD KA XADI KARTA IPHONE GAALADA || SH.SICIID NAXWE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2022

ความคิดเห็น • 69

  • @Naf-yar-mw8gd
    @Naf-yar-mw8gd ปีที่แล้ว +4

    Waa run shiikh xasaan حفظك الله

  • @aqoonsidechannel
    @aqoonsidechannel ปีที่แล้ว +4

    Sheekh sharaf leh sh. Xasaan
    Shaatigiisa ma gaartide

  • @Yamoshi24
    @Yamoshi24 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah sheekh xassan Allah ha xifdiyo aamiin

  • @nidaamudiin5474
    @nidaamudiin5474 ปีที่แล้ว +5

    caalimka soomaaliyeed ee xasaan halaga xishoodo cilmibuu kahadlayaa ee dadka hajabsanina ilaahoow umada jadiidiyo kaqabo allhuma aamiin

  • @saalimhassan9958
    @saalimhassan9958 23 วันที่ผ่านมา

    جزاه الله خير الجزاء شيخ حسان

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 ปีที่แล้ว +4

    Shikh xassan Ayaan wataa lkn gaalada madow muku jirtaa

  • @abdullahiahmedabdullahiahm2883
    @abdullahiahmedabdullahiahm2883 6 หลายเดือนก่อน +1

    شمس الدين شيخ حسان حسين ابو سلمان حفظه الله ورعاه

  • @Libaax00
    @Libaax00 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheik xasaan wa sheikh wayn ha uu gafin

  • @CadeIbrahim-vh4wt
    @CadeIbrahim-vh4wt ปีที่แล้ว +2

    Asc sh Hassan oo cadeyay haqiiqada Kow Kow Kow ok ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedomar799
    @mohamedomar799 หลายเดือนก่อน

    shiikh maanta laptop soo qaatay jazakalahu khyr.

    • @Unknown-ko9pf
      @Unknown-ko9pf 12 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahiabdikadir7182
    @abdullahiabdikadir7182 ปีที่แล้ว +4

    Waa runtiii

  • @user-vm3qx3ln3t
    @user-vm3qx3ln3t 3 หลายเดือนก่อน

    Shekhu muxuu gaal xaday laa ilaah ilalaaa

  • @user-bl6kq3mi9z
    @user-bl6kq3mi9z 11 หลายเดือนก่อน +2

    Xasaan aya isku donaneysa ka sexo magalka adeer nin lagari karo mahe sh xasaan❤❤❤❤

  • @shaftoh6192
    @shaftoh6192 ปีที่แล้ว +2

    Shekhow shekha iga lexo benale mahane

  • @user-hx6ed7cp6e
    @user-hx6ed7cp6e 4 หลายเดือนก่อน

    صدقت ياشيخ حسان

  • @samowade1300
    @samowade1300 ปีที่แล้ว +1

    Waxa uu ka hadlaa gaalada duulaan ka ku ah muslimiinta, xoog iyo xeelad ba in la ganiimeysan karo , lakin gaal aan wax kaa halleyn laga hadlimaayo , wadàadow waxa àad ka hadashaa gaal dhulkaagi duulaan ku joogo wadankiisa dhexdiisa ma ku xadikartaa , in hadii dagaal la iskaga horyimaado la la ganiimeysanyo taa shaki kuma jiree .

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir5799 10 หลายเดือนก่อน

    War kan bentiisa fiiri, sheikh xassaan wuxuu ka hadlahaya gaal xarbi ah. Kane gaal oo daan. Hada ma anaga oo arkayna maqleyna indhaha naga xiri rabtaa. Dinaca kale sheikh waa unn soo guuri. Ee wax kadeh

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is ปีที่แล้ว +2

    Shekha waxuu yiri culimada ayaa qabta wuu shegaya culimada qabta adigana no sheg culimada magacoda Iyo kitaabka ay kuqorontahay

  • @ashqaraarchannel7965
    @ashqaraarchannel7965 ปีที่แล้ว

    Deg_degu ma fiicna u fiirso hadalka xassan

  • @Ajaa200
    @Ajaa200 ปีที่แล้ว

    Laakin kitaab bu wadaadka ka aqrinayaa ee Ma ahan asaga wuxu leeyahay masalada run ka sheeg sheikh. Rag iska dhicis looma baahno Markeey noqoto diinta Allah. Kutub bu ka aqrinayaa Sh Xasan oo ay ku qorantahay.

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 19 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan wuu rediniya waa kuma horta???....Sheikh Hassan waa Rag Rag dhalay....xatta qof radio karo maleh

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 ปีที่แล้ว +2

    Muslimiinta iskuma khilaafin gaalka la dagaalamaya muslimiinta in la dhici karo la dili karo qofkii aan ogeen waa jaahil diintaba aqoonin

    • @bashiirjeeni5358
      @bashiirjeeni5358 5 หลายเดือนก่อน +1

      Maanta islaamkii oo dhan way la dagaalamaysa gaaladi

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 ปีที่แล้ว

    In dhiiga kaneecadu nijaaso yahay iyo in kale
    Dadka indhosarcadka ka daaya.
    Illaahow aanan diinkeena siisan shilimaad yar

  • @xassanyare9526
    @xassanyare9526 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gaalka laga hadlaayo waa gaalka muxaaribka ah
    Gaalla noocaas ahna dhiigiisa ayaa banaan adigana alaabtiisa ayaa kahadleysaa....
    Nin dhiigiisa kuuxalaalyahay mobile kiisa miyuusan xalaalkuu aheyn hadaa lacararto?? Hhhh

  • @abdikarimpirlo8793
    @abdikarimpirlo8793 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @abdiahmed7109
    @abdiahmed7109 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh tuug sh waa ii kow

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      Waxa uu ka hadlaa gaalada duulaan ka ku ah muslimiinta, xoog iyo xeelad ba .

  • @CaaliyaFaarax-jn7ku
    @CaaliyaFaarax-jn7ku ปีที่แล้ว

    Shiikhow anaga baadilkaas aad nafaraysid kaaqadan maynee adigu biloow marka hore aan ku aragnee

  • @abdirisaqyusuf6839
    @abdirisaqyusuf6839 ปีที่แล้ว +1

    diintii baad ceeeyaysay saxaabadu maxay uxadiwaayeen yahuudii lanooleed ,waar beenta umada kadaa

  • @muhumedabdi5460
    @muhumedabdi5460 ปีที่แล้ว

    Naqligiisa kuqabso sheekh.
    Hadii kale iska aamus

  • @xasan6916
    @xasan6916 ปีที่แล้ว

    Xaakahadlesaa gaalgaaldhlay

  • @hakim6395
    @hakim6395 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waa jaahil
    Gaal walba hala dhaco xagee ku taala quraanka iyo sunnada?
    Ninkaan caqli xuma!

  • @dalmartall7719
    @dalmartall7719 ปีที่แล้ว

    War meesha ka carar niyow
    Wxas diin ma ahane.
    Ma gaal aan wx kaa sameyn aala dhacaa.
    See dadka diinta loga dhaadhicinaa mrka wanageda?

  • @user-cl5sv5pv1t
    @user-cl5sv5pv1t ปีที่แล้ว

    Hhh mas Aladaa waa horaa lagukalabaxayee siciid yuu isku luggoyn.

  • @sakaiyekhadar8191
    @sakaiyekhadar8191 ปีที่แล้ว +1

    Waxaanad garanayn layskuma qaado waar ninkani gaal muxaariba ayuu ka hadlayaa nin marka horeba maalkiisu banaana ind xoogkaga qaado wixii la odhan jiray qaniimo hadaad xado mxa ku Japan ninkaa number wayn ayaad isku qaadaysa ee caga dhigo

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 ปีที่แล้ว

      Xagay ku taala gaal xarbiya ayas lga xadaya
      Mida kle xassaaan laftisu ma xadaaa xoolaha gaalada😀😀

  • @maxamedadan1234
    @maxamedadan1234 ปีที่แล้ว +3

    Sheekha xassaan waa sheekheykii Allah baarik fiih laakin Waxaan arkay oo aan maqley asigoo wareysi laga qaadayo ooleh ma,aan dhihin hadalkaas wuxuu yiri muxaadaro dheer bey ahayd oo aan kugu hadlay muxaadaraas,fadlan hadalkaas isku xaqiijiya oo muxaadara dhegeysta baaraka llaahu fiikum.

    • @ggfff1733
      @ggfff1733 ปีที่แล้ว

      Shiikhaga Hadii uu xaraanta iyo tuugnimada baneyey oo bari ma noqon wayso waa Laguu yaabaa ee waxba hadifaacin awelbaan takfeernimada uu dadka takfiirinaayo qadyaan ja taagneen

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 ปีที่แล้ว +1

    cajiib sh.xassaan

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 ปีที่แล้ว

    sheekh dadka ha waain

  • @Hardyironman
    @Hardyironman ปีที่แล้ว +4

    Gaalada xarbiga ayuu ka hadlay cawaanyahoow jaahilka ah

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 ปีที่แล้ว +3

    War xasaaan xuseyn cilmu kuma gadgaaan iska aamusa caaac baad wadan sheeekh xasan gul leyso

    • @maxamedadan1234
      @maxamedadan1234 ปีที่แล้ว

      الله بارك فيك comentigaaga ayaan jecleestay

  • @user-ns7fh4cs2l
    @user-ns7fh4cs2l ปีที่แล้ว +1

    Xassaan sidaasi madhihinee orahyada culimada ayuu kuu soo guuriyey

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 ปีที่แล้ว +4

    USA baan ku noolnahay shoow kuwa xoolihii caruurta loogu talo galay dhacay sheekhaan ayaa ufad wooday subxaanalaahi uma malaynayo diintu in eey baneeysay.

    • @sunamedia
      @sunamedia  ปีที่แล้ว

      Jazakallah

    • @cabdiwanbar2032
      @cabdiwanbar2032 ปีที่แล้ว

      Kani sheekh maaha ee iska ilaaliya ma banana xoolo la khiyaameeyay Cid kastaaba ha lahaatee

  • @idrissmohamedmohamedidriss2237
    @idrissmohamedmohamedidriss2237 ปีที่แล้ว

    Haye

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed ปีที่แล้ว +1

    Wax aanu garanayn ayuu Ninkaan Xasaan xuseen la dhaha izku qaada runtii waar diinta ilaahay zida kadaa ilaahay ka baqoo

  • @issebagahey7816
    @issebagahey7816 ปีที่แล้ว

    Sow hadhow muslimiinta tuugo Kuma sifoobeyso!?

  • @ciiseismaaciil2002
    @ciiseismaaciil2002 ปีที่แล้ว +2

    Wuxuu kahadlin wadaadku gaal muxaaribka masaladuna waa midjirta
    Waanu siduu sheegay

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh xassaan waa runtisi. Wuu saxanyahay. Allah ha barakeyo. Adiga ayaa qalocan oo okyaalaha weyn

  • @bacaluulxaaji8456
    @bacaluulxaaji8456 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka waxoooda yaana ka xadin anigu xatooyo khalad baan u aqaana

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 4 หลายเดือนก่อน

    Warwabanale camay aha saciid

  • @hamdiomar9972
    @hamdiomar9972 ปีที่แล้ว

    كفانا الله من شر هذا الرجل

  • @abdiahmed7109
    @abdiahmed7109 ปีที่แล้ว

    Culimadii oo oo xatoousda dhiira galinaysa.

  • @ggfff1733
    @ggfff1733 ปีที่แล้ว +1

    Xaaramayinta iyo tuugada waa jecelyihiin in xaraan loo baneeyo cajiib dadka gaalada raba in ah xadaan ma muslim bay u daagayaan binu haraam ma daahirsamo

  • @yolaboss1431
    @yolaboss1431 ปีที่แล้ว

    Beetis wyee 😅🤣

  • @hamsenuur2844
    @hamsenuur2844 ปีที่แล้ว +1

    Tuugtii oo dariiq loo furay wa ujaanis ileen 😂😂😂

  • @user-kc1co3je5x
    @user-kc1co3je5x 8 หลายเดือนก่อน

    Waa beenale yaa yidhaa sida marka

  • @housseinobsieh3707
    @housseinobsieh3707 ปีที่แล้ว

    Hassanow,ha iga xishodsin wlhi wan ka khajilaya ina kusidhagaysto

    • @somaliman8162
      @somaliman8162 ปีที่แล้ว +3

      Gaalada in xoolohooda ladhaco mia ka xishoonysaa

    • @salmaansoofane8383
      @salmaansoofane8383 ปีที่แล้ว +1

      Waxa laga hadlayo maadan fahmin gaalka xarbiga ah xoolihiiisu waa kuu banaan yihiiin shakina Kuma jiro

    • @somaliman8162
      @somaliman8162 ปีที่แล้ว

      @@salmaansoofane8383 haa waan fahmay wuxuu ka hadlaayo sheekha gaalada eega joogto badankoodu muxaaribiin waaye

  • @CadeIbrahim-vh4wt
    @CadeIbrahim-vh4wt ปีที่แล้ว

    Lakini Kan masheqba uuff