yooyoo shaqaysanaya murtiile fadumiino balanjacayl

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • #Comedy#FaaraxMurtiile

ความคิดเห็น • 295

  • @FarahMurtiile
    @FarahMurtiile  4 ปีที่แล้ว +65

    dhamaan taageerayaasha ku xidhan faarax murtiile channel Ramadaan kariim aad iyo aad baan idiinku mahadnaqayaa dhiiri gelintiina GUULAYSTA WELIGIIN IDIN GARGAAR ILAAAHAY

    • @hibaqxasan9340
      @hibaqxasan9340 4 ปีที่แล้ว +3

      aad baan kuu taageeraa abwaankeena qosol iyo xaraababa

    • @darwishdalmar9859
      @darwishdalmar9859 4 ปีที่แล้ว

      Faarax iyo fadumino jilitanka wad isku so baxdan si fican iskula kentan

    • @abdialimohamed4579
      @abdialimohamed4579 4 ปีที่แล้ว +1

      Kulligeenba Abwaan
      Khayr hela

    • @xuseencqadir5876
      @xuseencqadir5876 4 ปีที่แล้ว

      Draw

    • @xuseencqadir5876
      @xuseencqadir5876 4 ปีที่แล้ว

      Draw the most attention to and from a what I want know the

  • @mohaahmedsaxardid7029
    @mohaahmedsaxardid7029 4 ปีที่แล้ว +12

    Kulahaa yoyoo gay ka helane yoyo shaqala iska dhiga inta ku qososhay inta like dhac kusii

  • @meersiissports2515
    @meersiissports2515 4 ปีที่แล้ว +2

    Farax iyo faadumina waa isku fiican yihiin illaah ha idin xafido

  • @mawleedali8504
    @mawleedali8504 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhh wlhi waa qofka kaliyee iga qosliya faarax murtiile so funny

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 4 ปีที่แล้ว +4

    faadumiiina fanaanad aan taageerno dad badan oo kujecel ayaa kudaawanaya diraca aad qabto waa calanki qowmu luudhka fadlan hormuud ha unoqonin in laxidho oo lagu labisto ramadan❤️kariim💕diinteena ina sharaftay kana wayn wax walba Mahadsanidiin madadaaladiina💯

  • @yasiina7515
    @yasiina7515 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah Farax Murtile walaalkey illahey cafi iyo cafimaad taam ah ayaan kuu rajeynayaa allahumma Amin.
    Qof qali ah ayaa tahay illahey haku xifdiyo Amin.

  • @ubaxkhadar7303
    @ubaxkhadar7303 4 ปีที่แล้ว +7

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣faarax & fadumiina wanku haystah keep going nosoo badiya

  • @wardaomar9325
    @wardaomar9325 4 ปีที่แล้ว +5

    Waaaaw Murtiile maanshaaah qurux iyo xigmad waan ku taageeraa

  • @hamiidamohammed7572
    @hamiidamohammed7572 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaw faadumiina iyo faarax murtiile waan taageeraa hore u socda weliba faarax murtiile waa abwaan curiya filmdada oo qoraa ah haduu helo cid sifiican wax uga duubta wuxuu noqonayaa mid sifiican loo daawado sida Mr pean faarax murtiile waa MR BEAN KA SOMALIDA YAA IGU RAACSAN

  • @zakariyemohamed6085
    @zakariyemohamed6085 4 ปีที่แล้ว +3

    Yoyoo shaqaala ah hda yooyo bilaa cml ah ma aha🤣🤣🤣🤣🤣😅😂😂

  • @dahabluul1685
    @dahabluul1685 4 ปีที่แล้ว +3

    Farax waxan jeclahay inan riwayad kulamatalo... I want to laugh more hahahahaahahaha

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 4 ปีที่แล้ว +1

    Faarax Murtiile & Faadumiina dad iga qosliya ☝️😂😂😂

  • @abdirahmanibnmartyred8283
    @abdirahmanibnmartyred8283 4 ปีที่แล้ว +3

    Ciyaalka mekal jagsan aas katagy hhhhh Fadumiina so funny

  • @jegobanimo3888
    @jegobanimo3888 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhjj badal buu kudhameeyey ciyaarya like saa

  • @Daganteyda
    @Daganteyda 4 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂 waan uxasaya fadumo iyo faraxa

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 4 ปีที่แล้ว +4

    Yo yoga beey ka helan kulaha 😂😂😂🤣🤣

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 4 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allah faraax murtiile iyo faaymiina fanny wlhi hhhh

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 4 ปีที่แล้ว +4

    Labada qof an tagero farah murtile and fadumina mashaalah may Allah bless you guys

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 2 ปีที่แล้ว

    Farah Murtiile gobaa tahay aan gedmin abid. I love your song about Boosaaso deeqa.
    Xamar baan dejinayoo Dabka aan ka dhigayee
    Ma Boosaaso deeqo darartoo Irmaanbaa dab dhexdeeda laga shiday
    Noolow nolol tan ugu quruxda badan isha Allah ❤💚💚💙💙💜💜

  • @rayaan7647
    @rayaan7647 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhaa-dhaanka dharka cad lol taageerayaasha daaeaz iyo fadimini

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 4 ปีที่แล้ว +3

    Anigaa fadumo miini waa tageeraa waa fananad qaalbi fiican onaa islaa weneen qoof walbo weey xishmeesaa

  • @zegtaba9680
    @zegtaba9680 4 ปีที่แล้ว +1

    Hahahahahahahah ala bro hore uu soco wan qosly al berka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saynabwadani9936
    @saynabwadani9936 4 ปีที่แล้ว +2

    Msha alah abwaan waad naga qoslisay faaraxow

  • @xaawokiinnolosha6065
    @xaawokiinnolosha6065 4 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣 yoo yoo shaqalaa kulahaa 🤣🤣

  • @zahraabdi3514
    @zahraabdi3514 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk walahi aad ayan ugahelay abwayn sare hore usoco

  • @nimcoabdi6863
    @nimcoabdi6863 4 ปีที่แล้ว +2

    Sankana waa qaloqan yahay illlahaw yaa ogada sacadan😂😂😂😂faadumiina

  • @ikraanahmedjama9874
    @ikraanahmedjama9874 4 ปีที่แล้ว +1

    Farax murtiiile funny walahi. Qoslka iga dhamyeee

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 ปีที่แล้ว +2

    waaw nin culus farax murtiile boss keep going sxb sare

  • @yasmineomar9271
    @yasmineomar9271 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhhhghh 2bo leeslahelay wlh dad gaaro lawaaye qosolka aduunka

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 ปีที่แล้ว +2

    wow wll hormar wanaagsan faarax adina isooboqo videoskeyga boss thnks

  • @moji6625
    @moji6625 4 ปีที่แล้ว +3

    This guy is too much wallahi 🤣😂😭

  • @saciidothabit3482
    @saciidothabit3482 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xafadeeda waaye meshan Qatar fadumiina my dariskeyga xalaaasha ❤❤❤❤❤❤❤😂😂

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 4 ปีที่แล้ว

      Oo xafadihin cidlaad ahi maxa ahayeen ma magalaad dabaadeda dagantiin kkk

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 4 ปีที่แล้ว

      Xaafad ciido aha ayaadagantiin oo aan ciidiba maraayn

  • @redback043
    @redback043 ปีที่แล้ว

    Farax murtiile iyo fadumiina yoowyoow 🇸🇴👍🌹🌹🌹🌹🌹😁👏

  • @tolmoon2233
    @tolmoon2233 3 ปีที่แล้ว

    Nimanka qalaw qalaw yaasha waa necbay 😂😂😂

  • @umuamiin4954
    @umuamiin4954 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh qosolka iga dhameseen walee fadumiin mel uroon maleh ninke rabto wa nuucee farax murtile we ka yabisay

  • @mohamedmaalim5223
    @mohamedmaalim5223 2 ปีที่แล้ว

    faarax murtilee nd fadumo are 2 funny legend

  • @adamali8966
    @adamali8966 3 ปีที่แล้ว

    Fatumiina/Faadumo kalsooni ayaa kudhamaatay🤣🤣🤣

  • @ilham7984
    @ilham7984 4 ปีที่แล้ว +2

    I love Farax Murtile and I love these two together ❤️😂🙌🏾

  • @basharnoor8751
    @basharnoor8751 4 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk shaqo ayaa ii sodhacday frxmrtiile kulahaa yooyoo

  • @hoygasuugaanta3101
    @hoygasuugaanta3101 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkk qofta ma maryay doonaysey mise nin

  • @juweriyafarah7425
    @juweriyafarah7425 4 ปีที่แล้ว +7

    Mash Allah tabarka lah Faarax murtile iyo Fadumina so funny 😆

  • @ayanmohamed5491
    @ayanmohamed5491 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw faarax murtiile Abwaan Qaran faadumiino jilaa khatar ah faarax hore u soco

  • @ruuni2
    @ruuni2 3 ปีที่แล้ว

    waaaaw wa shidan tahiin shqeysta adi iyo faduumina

  • @zadkey21
    @zadkey21 4 ปีที่แล้ว +1

    Yoo yoo shaqaala markaa dhaheysid hees aw faladagan leeyahay ba igu so dhacday laxanka kkkk

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadka somalida waa dad iska masaakiina waxa dunida kasocda iyo macnohodaba mayaqaaniin hada faadumiina dharka eey wadato waa calaamadii Qaniisyada Ama Raninbow sing mana oga waa iska wadataa. Maalin horane waxaan arkay mid somalia oo ayadoo love eh gaariga kusharaxday. Yaaqeeyoow ciyaarta naga daaya ee dunida la socda

    • @rayaan7647
      @rayaan7647 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa hada ka hor wiil aomaali surweel saa oo kale qabaan arkey fahan la'aan baa u gesay.

    • @qeysqeys8736
      @qeysqeys8736 4 ปีที่แล้ว

      Rayaan haa wlh

  • @suleimansalat9594
    @suleimansalat9594 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going abe Farah murtile

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣murtiile shikhi slam ka🤣

  • @osmanmohamed3914
    @osmanmohamed3914 4 ปีที่แล้ว +5

    1 who is watching this coz of the confinement?
    2 who is watching this to get to Ramadan foutour?
    3 who is watching this coz you believe Farah Murtile is funny? me

  • @dahabluul1685
    @dahabluul1685 4 ปีที่แล้ว +3

    fatmah I like how ur still Young and beautiful. I want to be young like you when I grow old in sha Allah. love you fatmah

  • @hafsacdy60
    @hafsacdy60 4 ปีที่แล้ว +5

    Fadimiina dirac ay wadato qofkii ila fahma fahmo xayeysiis mey ku wada war anaga yaab aragne subxanallah 😥😥

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 4 ปีที่แล้ว

      Hh miyay qawantahay waxab Kam araagnee

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 4 ปีที่แล้ว

      Wuxuu u egyahay qoladii

    • @hafsacdy60
      @hafsacdy60 4 ปีที่แล้ว

      @@alcamaarifardo7334 hhhhh haaa walhi adi lewa fahmaya xariif

    • @farxiyokaftan9466
      @farxiyokaftan9466 4 ปีที่แล้ว

      @@ducoqabe1225 aniga ma fahmin maxaa ka wadaay ifahan sii pls

    • @hodanib9469
      @hodanib9469 4 ปีที่แล้ว +1

      Hafza Cdy kkk mafahansana weey izka xiratay😂😂

  • @fatimaosman2659
    @fatimaosman2659 3 ปีที่แล้ว

    Guleeso WALALO abukar MAHDI wa NIN xuun

  • @ayanahmedmohamud7496
    @ayanahmedmohamud7496 4 ปีที่แล้ว

    Hore u soco abwaan murtiile👍 salaan sare faatumiina 😀

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 4 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadaha noo soo badiya farax iyo fadumiina

  • @salaanyare2658
    @salaanyare2658 3 ปีที่แล้ว +1

    Aar faarax multiple ilhy waakan kucaafiyee masaajida tag

  • @aaminakiinjibril2091
    @aaminakiinjibril2091 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a farax murtiile fanan +majajilayse xikmad badn alle haku dhowro

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 4 ปีที่แล้ว +2

    😅😅😅🤣 way isku sobaxayan

  • @munamohamed1678
    @munamohamed1678 4 ปีที่แล้ว

    Ninka dheerka qaloqalow ga kulaha alla fadumina caybadanaa😂😂😂😂😂😂😂ninki waywashay

  • @drkahin8278
    @drkahin8278 4 ปีที่แล้ว

    Masha Farah Murtile kalahaab series was best your acting is great qasatan marked reermjyiga matali

  • @Nuurulislam
    @Nuurulislam 4 ปีที่แล้ว +1

    Walllahi dad aan uxiisay fatumina iyo farax waxan idin ku xasuustaa
    2018Ramadaan kii filinkii Shaqa wadaaga iyo maqaxidii shirada hhhhhh

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh wlhi qosol igu harin keep going

  • @farhiaadan9480
    @farhiaadan9480 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk farax murtile inaba cadi matihid an badasho lee maa kujiree wlhi wad naga qoslisaaa m.a

  • @XogmaalPress
    @XogmaalPress 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allaha farax murtile caadi mahan

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 ปีที่แล้ว

    Faamina canbuurkaad qabtid waa calaamadaha qoom luudka marka iska badal mar dambe ha xiranin my dearest sister ❤️❤️❤️👍

    • @issaabdishakur6445
      @issaabdishakur6445 3 ปีที่แล้ว

      Absolutely
      Ma
      Kibir uso xeratay
      Mise
      Aqoon daro u geesay
      🙄🙄🙄

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 4 ปีที่แล้ว

    saaxiib faarax walahi waxaad ka hadashay arin dhab ah oo aan been ahayn waxa jirta filin la yidhaa sida dumarku u fikiraan isku day inaad fahanto waa filinkaas oo kasii fiican laakiin isku meel u socda lama garan karo waxay rabaan kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @samadoonsiyaad8115
    @samadoonsiyaad8115 4 ปีที่แล้ว +3

    Murtile waayadan waad macno yareyse majajilistaheyni ma sidaan ayaa u dambeyse

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk hhhhhhhh waxaan aad oogu qoslay nimanka dhaadheer oo timaha kubaxay qalowqalowga ah sankana waa qaloocan yahay funy fadumiina

  • @rahmaruun6604
    @rahmaruun6604 4 ปีที่แล้ว

    My all time favorite Somali actor and Actress Farax and Fadumina❤❤ jiira Oo jooga abid

  • @ar0w025
    @ar0w025 4 ปีที่แล้ว +6

    my legend from bydhabo slma

    • @susuusamaanbadan4860
      @susuusamaanbadan4860 4 ปีที่แล้ว

      Sabiskarab isara wll

    • @kabarotv8104
      @kabarotv8104 4 ปีที่แล้ว

      AROW SAXIIB PLZZ SUBSCRIBE ISAARA HALKAN RIIXA th-cam.com/video/IO-Mj2efS7I/w-d-xo.html

  • @sardaaryaasiinciise540
    @sardaaryaasiinciise540 4 ปีที่แล้ว +2

    farax howsha sii wada meeshu yadaa kobcaysee u dadaal masuul

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว

    Asc abwaan faarax murtile laxamiiste heesaa mu alif salaan sharafeed

  • @SaadaqKaraama22
    @SaadaqKaraama22 5 หลายเดือนก่อน

    #3 kadib fadumina muqalkan dharka ay wadato calaamad Ama #Vaar kaso Qabo dharka ku sabsan hadi Atahy caaqil 😂

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 3 ปีที่แล้ว

    Yooyoo shaqaale ah🎵🎵🎵😁😁😁

  • @zakariyemohamed6085
    @zakariyemohamed6085 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadumina hdi aanan daawanin maalikas iimawa ahan ❤️😍

    • @abdirahmanahmed1043
      @abdirahmanahmed1043 4 ปีที่แล้ว

      Horta Baro sida look qoro
      Af Soomaaliya
      Badawyahow

    • @zakariyemohamed6085
      @zakariyemohamed6085 4 ปีที่แล้ว

      abdirahman ahmed
      Wll malaha adga jaahil ah oo aana sida wax loo aqriyo aqoon badow na caay ma ahan miyiga hda aynba ka imid

  • @rowdobudeeye3489
    @rowdobudeeye3489 4 ปีที่แล้ว +1

    Farax murtile iyo fadumina shekoyinkada kama xiiso

  • @inshamediaisha6321
    @inshamediaisha6321 4 ปีที่แล้ว +6

    Faadumo please please please please please marada aad xiran tahay mar danbe ha so xiran
    Dadka nooca kale ah ba lagu yaqaan calamadaas

    • @fadumoak8579
      @fadumoak8579 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa ku barayadi wll mase hubtaa o ma calan ayay leyihiin

    • @abdifathihassan5983
      @abdifathihassan5983 4 ปีที่แล้ว

      Faa dumina maxaa qaldan wlll

    • @aymanaman4323
      @aymanaman4323 4 ปีที่แล้ว

      Waa run wa calanki gays ka

    • @sanahmanah5004
      @sanahmanah5004 4 ปีที่แล้ว

      Dadki hori fananinti & jilayasha dhiiri gelin bey samen jiren kuwan hadda wa iska qosol uun!!!

    • @saynababdullahi4764
      @saynababdullahi4764 4 ปีที่แล้ว

      Faadumiino maxay soo xiratay marada miyayna aqoon alow somaalidii maxaa kudhacay faadumo canbuurka tuur dad gaaraa iskalee

  • @Hyatt1234
    @Hyatt1234 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah. Walaahi way iskufiican yihiin faarax murtiileh iyo faadumiini hore usocda You guys good team good actress ilove you gus both of you guys my favor actors keep going❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾🔥🔥🔥😘😘😘😘👍🏾🔥🔥🔥

  • @daacadshow141
    @daacadshow141 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk horay u soco Sxb wa wariye daacad

  • @bakasahuqa86
    @bakasahuqa86 3 ปีที่แล้ว

    Wonderful Farax murtile.The legend .

  • @malyunmuhudiin828
    @malyunmuhudiin828 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh farax murtile iyo fadumina waa funy

  • @alwiyanaji5977
    @alwiyanaji5977 4 ปีที่แล้ว

    Hhh fadamiina iyo murtiile waa isla doonasho illahay

  • @somaliagirl8731
    @somaliagirl8731 4 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhhhhhj ma noooli hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.waaa.furay hhhhh.blhi

  • @sarahabdi9927
    @sarahabdi9927 4 ปีที่แล้ว +4

    Hi faarax murtiile you are best actor keep On going on I wish you the best luck MASHA Allah 🤝⚘💝🥰🥰🥰🥰

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 4 ปีที่แล้ว

    Farah murtule asc inader Anigu hees ayaan rabaa se Ku halyaa mirahga waan jecelhy best

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 4 ปีที่แล้ว

      Soo dir number kaga

  • @nageeyeali2503
    @nageeyeali2503 4 ปีที่แล้ว +2

    Faarax iyo faadumo miina caadi ma aha

  • @ErayoJacayl
    @ErayoJacayl 4 ปีที่แล้ว +3

    erayo JACAYL kusoo dhawaada

  • @naciimoidirisytr3340
    @naciimoidirisytr3340 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi wanqoslay dadkan cadi ma ahan wadad fani ah

  • @sadammahamed4148
    @sadammahamed4148 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk farax you'r very funny kkkkkkk waan kulmi doona i...a

  • @yahyeahmed9783
    @yahyeahmed9783 4 ปีที่แล้ว

    wlhi waa qoslay dhan dhan wuuba u eg yahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @halimokitchen1284
    @halimokitchen1284 4 ปีที่แล้ว

    Keep going my wll qli wll farax iso boqo

  • @Blacktolite
    @Blacktolite 4 ปีที่แล้ว +6

    Faarax murtiile I did not know you have your own channel in TH-cam 😊🙄 this awesome keep up the work👍👌

  • @poqorka___gedoxayle2161
    @poqorka___gedoxayle2161 8 หลายเดือนก่อน

    marady qabto waa calnki qaniisiinta 😢😢😢

  • @baresuldaan9812
    @baresuldaan9812 4 ปีที่แล้ว +4

    Iyadadu isma aragto calankii qaniisiinta diric ka tolatey

  • @hawlkarfernandez3887
    @hawlkarfernandez3887 4 ปีที่แล้ว

    Faadumiina hhhhhh umadeena ma ahan

  • @mkhilovesomaliweyn9303
    @mkhilovesomaliweyn9303 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhh... Yow yow shaqala ah.. Laxan lasaaray

  • @sharmabashir5108
    @sharmabashir5108 3 ปีที่แล้ว

    sheekadaan waa xaqiiq dumarka hada jooga waxey rabaan lama garto

  • @jamiilamahdi7123
    @jamiilamahdi7123 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah

  • @abokormaxamed8782
    @abokormaxamed8782 4 ปีที่แล้ว +5

    faarax murtiile insha Allah maalin baan ku kulmidoonaa London iam coming soon London insha Allah after 2month

    • @sahrocabdi1359
      @sahrocabdi1359 4 ปีที่แล้ว

      Abuukar meeye filinki ma laduubay mise

    • @kabarotv8104
      @kabarotv8104 4 ปีที่แล้ว

      ABOKOR MAXAMED SAXIIB PLZZ SUBSCRIBE ISAARA HALKAN RIIXA th-cam.com/video/IO-Mj2efS7I/w-d-xo.html

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +1

    In aan kadhuuntan rabay👌😄😂😂😂

  • @MahdiLaki-in3zb
    @MahdiLaki-in3zb 4 ปีที่แล้ว

    Waa jalanji abwaanka farax murtile

  • @shafiehassan1239
    @shafiehassan1239 4 ปีที่แล้ว

    Wa arin jirta arintan dumarka somalida