Abiy Ahmed oo hanjabaad cusub soo saaray, kulamadii BFS oo dib u billowday | Qubanaha VOA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 130

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 หลายเดือนก่อน +24

    Abe Ahmed so hungry 🤤 dhibaato xun ayaa heysata amxaaradii iyo tigraygii ayuu qaatu ka jogaa dawaco sumeysan iska dheh

  • @fe8445
    @fe8445 หลายเดือนก่อน +7

    Cabsi buu la qaylinayaa. Meel uu galo buu la'yahay. Kursiga waa laga tuurayaa insha Allah.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye Iimaan.

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 หลายเดือนก่อน +1

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

    • @alfaofficial9163
      @alfaofficial9163 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa soo qortay marka Hada oo micno ku fadhiyo xoolow😂

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w หลายเดือนก่อน

      Very soon Ethopia will fall apart soon which group are you going to join ?

  • @Amiiniftinabdi-hv9wb
    @Amiiniftinabdi-hv9wb หลายเดือนก่อน

    Falastiin waan kuu salamay

  • @rocky4066
    @rocky4066 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah suaalaha gabadhan waa suaalo waxku ool ah oo bannaanka soo dhigay waxgarad la'aanta haysata badankood kuwa xildhibaanada lagu sheego. Falastiiney waxad tahay suxufiyad qiimo badan maasha allaah tabaaraka allaah allaah Haku xafido

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 หลายเดือนก่อน +1

    Viva #SOMALILAND ❤and❤#ETHIOPIA

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 หลายเดือนก่อน +1

      Nasabad caqliga ka wasaqoobay baad tahay

    • @CabdiqaadirCabdi-ek9vj
      @CabdiqaadirCabdi-ek9vj หลายเดือนก่อน

      Dadka hacayin ilaahba yiri dawladna mucaradin sharciga yiri dina ugargar kilahaa ayaa waxkugasin elacidlagamahelinindanlahaydhibaysa labatodayaheshinkagadhaw xakima ogayaa​@@alifarah5262

    • @CabdiqaadirCabdi-ek9vj
      @CabdiqaadirCabdi-ek9vj หลายเดือนก่อน

      Gashanburna na dawladhisanlama galo

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 หลายเดือนก่อน +7

    Somalia weey duleeyn doonta cid walba oo kuso xadgudubto ushega xoolo abiy

  • @mohamedjibril4657
    @mohamedjibril4657 หลายเดือนก่อน +5

    Ethiopia iyo somalia isma hayaan, waxaa is haya waa Somaliland iyo Somalia

    • @nuradinofficial2179
      @nuradinofficial2179 หลายเดือนก่อน +1

      Somali land kulahaa 𝐈𝐢𝐝𝐨𝐨𝐫 dheh iyo 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 Ayaa is heysta Qabiil qatan ma noqdo sxb

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 หลายเดือนก่อน

      ​@@nuradinofficial2179WAXAAD DOONTA BA U HAYSO!!!!!.WAADIGAA.KA DABA BAROORANAYA!!!!!.

    • @kamalabdulk4765
      @kamalabdulk4765 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedjibril4657 adiguna maxaad ahayd dayuusyahow doc-kayeerka ah qabiil laguu caayi maayo xayawaan/ad ,

    • @aminajama160
      @aminajama160 หลายเดือนก่อน

      nuradinofficial2179 Somaliland iyo reer Amison ayaa is haya, wax Somalia la dhaha ma jidho

    • @Qaali12
      @Qaali12 หลายเดือนก่อน +2

      Isku dir adiga kalay oromo afka somaliga bartay cid iskuma diri karto wan idin ognahay, aad xafadadi somali dhexdeda iyo hawsheda oromo uma talo

  • @nasiryusuf7960
    @nasiryusuf7960 หลายเดือนก่อน

    Guul soomaaliya guul masar

  • @abdi7932
    @abdi7932 หลายเดือนก่อน

    Somalia dawladnimo somali kama jirto 😮 iyagii baan heshiis ahayn bee 🐝

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 หลายเดือนก่อน

    Gaal Kibrey uun dheh abiye

  • @Abdishakur-q4h
    @Abdishakur-q4h หลายเดือนก่อน +1

    Falastiin sodhwaw ❤

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol หลายเดือนก่อน +1

    Asc VOA Somalia guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Somalida wainey Heshiyan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 หลายเดือนก่อน +1

    NACALAD BAA DHASHAY ABII AXMED IYO ITOOBIYAANBA

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y หลายเดือนก่อน

    Hanhabad cabsi cabsi waye abiye axmad cabsi heyso

  • @KawtharAmiin
    @KawtharAmiin หลายเดือนก่อน

    Soomalia hanolaato❤

  • @unitedafricancommunitydcau1333
    @unitedafricancommunitydcau1333 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia is one country!! Somalia has the right to defend the sovereignty of its land and sea. He is not right. I am a Somali president future, if they do so they will know the consequences.. Ethiopia wants to annex Somalia's land. Somalia enough force but Ethiopia has not big enough force commando air force and all. Then Somali are there!!! what do you want to do? go ahead, we are just fine with different level of problem.. Don't forget 1977 🇸🇴 Stand one together 6 State's of Somali are building success with you all the time. We sacrificed our lives for Somalia. Somalis a Country. They can decide what they want.
    Always Somali 1st. Somalia is a one country!! Somalia has the right to defend the sovereignty of its Somali land ownership. This is guaranteed by pertinent UN laws.
    Ethiopia can ask Somalia and all other neighbors to get port services but ownership of ports by invading and occupying is not allowed 🚫.Republic of Somali belongs to Somalia.Somali is a sovereign country for Somalia.So, it is up to Somalia, it is up to Somalia to decide with whom they to negotiate with Somali President. It not tribal government State of Somalia lsaaq tribes, rebel army groups. Absolutely 100% true. Somalia is not for sale nor it's available for our neighboring countries to use our land for their own benefits Military space no Ethiopia troop in Somali they are not peacekeeping empowered. There are some countries that are using some individuals within the Somali government to achieve their political objectives and this is not something the majority of the Somali people, Somali leaders are accepting.
    These actions will only lead marginalizing our people and some will lead to support some home grown business terrorism. What we are asking our neighbors is to respect Somalias integrity and sovereignty and leave our internal politics alone Turkey is not the owner Somali no place somaliland tribes somali will never sell Somali or rent to my country any Ethiopian, Kenya land issues before mistrust Ethiopian Somali, Kenya Somali, Kenya, Ethiopian. Somali Somali has it. I am ready to go to my land and sea defending the secret of our country new agency Somali homeland security State trooper patrol border protection united Army Somali.. Somali have had a tribal government gun everywhere in the Somali, but Somali do want to know the enemy of our country are Ethiopian, Kenyan, European, American, Arab, we are a Somali. The leaders of Somalia States have no other advice but to insult the Somali States tribe community to apologize to the other tribes government land issues and that has destroyed the Somali people and the country of Somalia states trip government corruption that wasn't united Somali in 1960 -2024. Kkkkkkk the identity is passed with a blanket.

  • @Midnimada_Soomaaliya
    @Midnimada_Soomaaliya หลายเดือนก่อน +2

    Asc VOA Somali

  • @MohamedNoor-v9c
    @MohamedNoor-v9c หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @SulekhaAbdiLahi-hb4sg
    @SulekhaAbdiLahi-hb4sg หลายเดือนก่อน

    Wararka.. 9....9......cawa

  • @Yuusufosman-ls7nf
    @Yuusufosman-ls7nf หลายเดือนก่อน

    Jabashaa😊

  • @keysemohamad7961
    @keysemohamad7961 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 หลายเดือนก่อน

    Ummada Soomaaliyeed oo Xildhibaan koodii sidaan u hadlayo goormeey Dowladnimo iyo Horumar gaarayaan

  • @Mohamed-m2b8y
    @Mohamed-m2b8y หลายเดือนก่อน +3

    Kani xildhibaan maaha waa jaahil waxa lawaydiinayo iyo jawabaha u bixinayaa iskuma dhawa

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunyada qofkii joogow maxaa aragti kuu laaban

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidan shisheeye doonimeyno wax nooma tarayan wali qaraxi wuu socdas ciidamada shisheeye waa ciidan biilka raadsada iney meel iska fadhiyaan donineyno

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    MAXAA LA ISU INDHO TIRAYAA WAXA IS HAYAA MAAHA ETHIOPIA IYO SOMALIYA EE WAA SOMALIYA IYO SOMALIAND LABADAAS IN AY HESHIIYAAN WAAYE

  • @marwo7566
    @marwo7566 หลายเดือนก่อน +1

    War umadan nimankeedii waa WADA jaajuusiin wax sharci ahna ma jiro oo qabta jawaasiista calooshood u shaqeystayaashaa . Ee dhiiga umada xalaaleystay.

  • @DaadirArmySom
    @DaadirArmySom หลายเดือนก่อน

    No masser. Iyo turkiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚠️✅

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 หลายเดือนก่อน

    Isku maqan lagu maqan kala maqan waa Soomaalida

  • @fatmag4592
    @fatmag4592 หลายเดือนก่อน +2

    Gumayte uadeege maistaahilo inuu dasmatalo waragaga dhaawacii xabashi noogaysate kama basanin waxaan idinleehay dabadhilifow ale hanagakiin qabto 😮😮😮😮😮

  • @KawtharAmiin
    @KawtharAmiin หลายเดือนก่อน

    Kuftay kacday ayaa taqaan maxa taqaan 1977 walke wad nataqaanaa

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf หลายเดือนก่อน

    ❤❤🙏🏻🌹❤️KINGS ABIIY AXMED
    ETHIOPIA closed the Nile water from Egypt
    ETHIOPIA ANDI SOMALILAND BROTHER'S
    WE HAVE 3 ENEMIES 'SOMALIA AND EGYPT DJIBOUTI

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 หลายเดือนก่อน

    Isagu madaxbananida somalia marku ku xadgudbayo miyuuna arkayn

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 หลายเดือนก่อน

    Abiyi waa mayarka addiss ababa ee ethiopia ma isagaba wada xukuma

  • @kamalabdulk4765
    @kamalabdulk4765 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaa uu dulleyn karraa isaga ayaa dulli ah xaaraantu af-ka uraya leh qashinka fullayga ah waa wacal nijaasta xaaraantu dhashay.

    • @kamalabdulk4765
      @kamalabdulk4765 หลายเดือนก่อน

      Waxa aan hilmaamey soomaaliyey emaaradka xun ee midka wajiga baqasha ah leh uu haysto iska ilaaliya,itoobiya waxa dabada uga jiraa waa 🇦🇪 UAE MUNAAFAQIINTA.

  • @Bambelmo
    @Bambelmo หลายเดือนก่อน

    Business ku waa hasocdo, balawguna hayeero, bal adigu meel udhig arinkaas.

  • @CabdiSalaaan-c2b
    @CabdiSalaaan-c2b หลายเดือนก่อน

    ok ❤❤❤❤❤❤

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 หลายเดือนก่อน

    Kala hadal weynaa ninkaan waa masiibada heysata Soomaalida

  • @maryancali3288
    @maryancali3288 หลายเดือนก่อน +1

    Naqaskay ku xirtay 😂😂😂

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan Waa ninrageed xaggee lagu arkay madaxwayne iska qoslayo,ordayo,diyaarad iska saaran cidna aan la tashanayn massar iyo Ethiopia Waa isku mid.

  • @tayos6070
    @tayos6070 หลายเดือนก่อน

    soomaalidaa ma dulinimo u hadhay hadii barlamanku qaar itoobiyaan jeclaadeen yaab dadkan

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et หลายเดือนก่อน +2

    Abiy iyo Ethiopia waxaa buun buuniya Idaacadaha iyo youtube leeyda soomaliyeed.
    Ethiopia maalin cad baan ku leefensaa!
    Wakase hala arko idaacad soomaliyeed oo buun buunineesa ciidanka dalka sida
    Wiilasha Forgot
    Wiilasha haramacad iyo inta kale ee dalka difaacaya!

  • @abdirahmanmoallimmohamed9967
    @abdirahmanmoallimmohamed9967 หลายเดือนก่อน

    Midkad ad wResatay konfur galbed mukasojeda

  • @marwo7566
    @marwo7566 หลายเดือนก่อน +1

    War ninkan isagaa mar walba parlamanka buuqa ugu badan ka dhex sameeya oo uu yahay qaran dumiska, waa nuuciisa dadka loo soo diray duminta qaranka.

  • @Nuurmaanka
    @Nuurmaanka หลายเดือนก่อน +1

    Xoolo Abby Somalia Waxbo kama qaadikaro Dagaal diyaar hausonoqdo

  • @HassanDjama-hp4ek
    @HassanDjama-hp4ek หลายเดือนก่อน

    Madaxda ethiopia kol haday 80 qoom utaliyeen hal saacna ha ahaate wa libaaxyo lo'du waa kuweena hal qows wxtari waayey 40 sano

  • @samirshow22
    @samirshow22 หลายเดือนก่อน

    Codka wax badan aya ka qaldan

  • @aadanshdirir1865
    @aadanshdirir1865 หลายเดือนก่อน +1

    Kani waa itoobiyaan

  • @CabdishakurJaamac
    @CabdishakurJaamac หลายเดือนก่อน +1

    Manta inay itobia sidas nohungurayso dalkeena iyo dhulkeena waxauguwacan madaxkusheega.inahaysta.ayay arkaysa.xasan.iyo.muse.iyo.qarlamida.mantaykugudhawdahay.bay.istidhi..waxanasibdara.ah.tegre.iyo.xamashi.iyo.ragii.somaray.itobiya.eeka.adkaa.kan.ayakahuleelay.ragba.joogay.viilada.mantana.oromo.ayalanoogataglaayahay.

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 หลายเดือนก่อน

    War dad afsomali ku hadla anagu ma naqaan ee dad iyo umadsoomaaliyeed baanu naqaanaa.waa wax qaadan Dadka afsomaliga ku hada waa kuwwe dadkaasi?

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 หลายเดือนก่อน

    ETHOIPIA CID DIIDANI MA JIRTEE, SOMALILAND AYUUN BAA XAASID LAGU YAHAY!!!!!.

    • @HassanDjama-hp4ek
      @HassanDjama-hp4ek หลายเดือนก่อน

      Iyado cirka la isku haysto dameer shuush ha odhan mxy tahay s/ land

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 หลายเดือนก่อน

    Adduunkan yuhuud iyo amerikaanka oo daba taagan baa dulleeyey meel kasta ,dalka suuriya duqeymahan is daba joogga ah ee ay la dhacayso yuhuudu maxay uga jawaabi waayeen maamulka xun ee shiicada ah ee ruushku taageeraa?
    Waxaa halkaas ka cad in aan ciddina u babac dhigi karayn maamulka tallaabiid ee maraykanku taageeraayo.

  • @Jamac21
    @Jamac21 หลายเดือนก่อน

    Shicibka Somali galbeed hadaanu nahay walaladena somalia garab istaaganahay. maamulka jigjiga ee dabadhilifka xabashiga ma matalo shicibka somali galbeed. Ethopia ha burburdo

  • @diriryare4311
    @diriryare4311 หลายเดือนก่อน

    Waa la yaab waa nin xildhibaan soomaali ah markaasu dadka af somaaliga ku hadlo leeyahay macnaheeda ma fahansana maxaa jaahilin madax noo ah

  • @kaddo8896
    @kaddo8896 หลายเดือนก่อน

    Parliament Somalia xaq ayay u leyihin in ay ka doodan faragelinta shisheeye. Xildhibanki ka horyimada xornimada Somalia wa in xasanada laga qada la xiraa isla markas ciyaar ma ahan jiritanka Somalia.

  • @JamaalRashiid-n6i
    @JamaalRashiid-n6i หลายเดือนก่อน

    Jamalrashidusman

  • @NuuraIsmail-z4f
    @NuuraIsmail-z4f หลายเดือนก่อน

    Hadaad xor tahay maxaa xalane laguugu gumaystaa eed u gali wayday maxaase laguugu qasbay Amison inay ku ilaaliso 30 sano sheeko xariiri aan dhamaan

  • @GuleedAhmed-ig7fw
    @GuleedAhmed-ig7fw หลายเดือนก่อน

    Bauer.4.5yes

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🇸🇴 wadankeeda hadey rabto masar daaye jin ayeey keeni itoobiya maanta af ayeey haysaa iyadoo isku dhan ayeey Somalia dabada kaga dhacday maanta tigrey axmaaro iyo Oromo qeyb kamid ihi lama socdaan cida uu haysto waa ayo

  • @abdiali8810
    @abdiali8810 หลายเดือนก่อน

    Waar maad Somaliland iska ictiraafdaan oo walaalnimo kula dhaqantaan. Calanka Tawxiidku ku yaalo wuu jirayaa waanu guulaysanyaa, Ilaahay magaciisa hoos uma dhigayo. Calanka Soomaliya eega waa calanka dadka caabuda Shaydaanka- waa xaqiiq, waa run hadalkan aan qorayaa.

    • @MohamedDhiblaawe
      @MohamedDhiblaawe หลายเดือนก่อน

      Wlll waxaad diib u eeg taa Samdaa iyoo xidigahaa rabii abuu ray ciidi. Cabudaa ayagaa luunsaan e iskaajir khalaad haufakariin🎉

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน

    MASAR WAY QALDAN TAHAY WAAYO MAAHA IN DANAHEEDA U ISTICMAASHO SOMALIYA DNAH3EDANA KA DIFAACDO SOMALIYA HADA IYO KOW UMA BAAHNA DAGAAL LABA WADAN KU HARDAMAAN SOMALIYA WAXAY U BAAHAN TAHAY DEGANAASHO IYO DIB U HESHIISIIN

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk หลายเดือนก่อน

    Naagtan qaaba aywax uwareysaneyo aabaqaldan amxaarada ayeeybuunbuunineysa xildhabaanka jawabta meeykasukto

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 หลายเดือนก่อน

      Gabadhu Waa Wariye Caalamiya Lakin Inaad Adigu Dhegeysata Qaldan

  • @AhmedAbdilahi-s4j
    @AhmedAbdilahi-s4j หลายเดือนก่อน

    wariyaal ma jiraan waxay inaad waydiiso itoobiya labatan sano ayay somaaliya amnigeeda ilaalinaysay ma markay masar timi ayay cadaw noqotay

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 หลายเดือนก่อน

    Ma arag Itobiyo oo kalin ka qadato la dagalanka qawariijta kuwa amison ciidamada itobiyo waxey jogan beled weyne 15 sano welina wey jogan dhanka webiga ayey u badan yihiin qawariijta geddo jogan jilib iyo bu'alle ma xoreyn karan itobiyo ciidamada itobiyo kuwa an aheyn amison admis ku jirin iyo ciidamada kenya kuwa admis ku jirin waxey u jogan siyasad iney ilaliyan madaxda gobolka si kursiga ugu hayan haddey dowladda rabto iney dorasho qabtan ama la bedelo ayey diidan oo ku ilaliyan kursiga sida axmed madowe lafta garen hadba siyasadda sidey u socoto ayey ku shaqeyan ciidamada an ku jirin admis

  • @IbrahimAli-dv8hk
    @IbrahimAli-dv8hk หลายเดือนก่อน

    😂😂Hada Waxaa yiri qof madaxbanaanida soo fara gashankaro ma jirto somalia madaxbanaanida fara galinayaa 😀waa kilaadaay eriteri sudan jabouti iskuma fiicna goof

  • @shakurismail6837
    @shakurismail6837 หลายเดือนก่อน

    Hooyada iyo somaliaba was jahilnimada jooji.
    Dawlada somaliland xorbay utahay ciday heshiis lagalayso waayo wey ka horeysa wadanka taagta daran ee xaasidiinta somalia

  • @cabdiraxmaanmaxamed9022
    @cabdiraxmaanmaxamed9022 หลายเดือนก่อน

    Voa du beenaalayaasha ayey wareysataa anaga naqaana dadka somali u ooya ee dhinaca karatan

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 หลายเดือนก่อน

    Ma laga yaabbaa soomalliyeey in quwadaha gobolka sida itoobiya iyo masar inay dusheena ku dagaalamaan?
    Innagoo ku gaajooneyna wadankeena oo aan 90% dadkeenu daryeel haysan
    Ayaa laba isticmaar oo midkoodna naf innoo hayn dusheena isku laynayaan.

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p หลายเดือนก่อน

    Raadiyo Baando maafiyo

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m หลายเดือนก่อน

    WAR ITOOBIYAANKA XABISHIDA HALOO MIDOOBO INDHAHEENA BEEY KA ARKEEN WAR FADHIGA KA KACA WAR KOR ISKU QAADA WAR JIL JILAACA JOOJIYA

  • @abdullahisahal3439
    @abdullahisahal3439 หลายเดือนก่อน

    Dagaal ama nabad itoobiya daris aan guurayn syaan nahay balse masar xageey naga soo gashay maxaase noo dhexeeya oo ay noogu hiilin may falastiin oo dariskeeda ah u hiiliso dadka yaan la waalin

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia awood bay isbaday xilligan lajoogo hubka casriga noocyadiisa kaladuwan oo ay haysato ayey isu aragtaa in cid hor istaagi kartaa oo africaani aanay jirin balse waxayna kuxisaabtamin in hubkaas ul soomaaildu kaga qaadi doonto haaweey weeye Ethiopia nin somaali ahi markuu xabad kusoo rido xaarkay daadin waxay isla hayso hasoo fasaxdo

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Falastiineey aby axmad waa nin wasaqeeysan wuxuuna doonayaa inuu wasaqeeyo bariga afrika oo dhan

  • @Mahametthasan-h7q
    @Mahametthasan-h7q หลายเดือนก่อน

    Reer ba'oow yaakuleh soomaali masaasaa udanbaysay hadii ay dad uqalmaa naga dhex kaluumaystaan wax dhan bay ahaan lahayd waxase ayaan daro laban laabana ah dad qaaqaawan baahi darteed jinjir leh ay namaamulanayaa waa yaabe sidee noqon lahay hadii dawladaha qaarkood nafageliyaan ama nadamaaciyaan

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 หลายเดือนก่อน

    Abiy maahan nin la aaminikaro waxaad ka arkeysaan waxyabaha uu sameyay inuu yiri bad ayan rabnaa xoog ama xeelad waa cadaw

  • @NabilBashir-o6n
    @NabilBashir-o6n หลายเดือนก่อน

    Nacsanimada hadalka gaalada e uhiilinta israil waa wax aan mudnaan ulahayn bulshada islaamka ah gaar ahaan shiicada oo kujira jihad xaq ah waxaan kuducayna Hitler hadhasho

  • @AxmedYare-ee4sx
    @AxmedYare-ee4sx หลายเดือนก่อน

    Been baad sheegtay annagoo shicib ah baa qireeyna in laga dhex yiri Baarlamaanka dhexdiisa

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 หลายเดือนก่อน

    Somalidu iyagiba is ku wada cadawa ilaa Ay dhexdoda ka Heshiyana, wa Neef Baqtiyay oo Hadii iyo bahalodugago dhan u kala tartamayo sorry

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน

    Abiy Oromo dhulaadan leheen waakaxaaraan ee kuekaw meeshaada hadiikale waad kashalaayi

  • @AbdifatahFatah-dr6qq
    @AbdifatahFatah-dr6qq หลายเดือนก่อน

    Adeer Wax Ma Idiin Sheegaa Nagadaaya Muuqaalka Meeshatan Waxaan Ku Niyaystaa Barigaan Inanka Yar Ahaaye Ee Aanan Tima Dhacsane Qaabka Idaacada Ah Ee Bbc Tii Hore Kusoo Xasuusinaysa Naagu Wada Oo Waliba Halkii Cawke (AHN) Iyo Aamina Laba Dhamaca Oo Idika Mida Inooga Dhiga Aanu Ka Raysano Cantara Baqashtan Iyo Fasahaadkan Dhan Walba Kaga Socda Somalide Wax Aan Qaraami Ahayna Hasoo Daynina Murtida Maanta Inaga Ilaasha lol KAASINA WAA ODAY SOOMAALIYEED OO DANTIISA KA HADKAYA OO DOONAYA INU DA,DA ISKA DHAGA MARO 😂

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 หลายเดือนก่อน

    Hota tasturka miya lagu cayaraya wa yabe wayo madaxda mamulada gobolada waxey dhahan difaca dalka iyo xududaha iyo taliyaha guud ciidamada wa madaxweynaha somaliya iyo arimaha debedda annaga masul kama nihi ayey dhahan haddana wey ku qabsadan qodobadii tasturka siiyey madaxweynaha somaliya hadda ciidamo yuenka keney ciidamada masar in la keno ciidamo itobiyo iney baxan waxan rabna maxa ka galey madaxda gobolada iyo shacab maxa ka quseyo

  • @Abdirahman334
    @Abdirahman334 หลายเดือนก่อน

    Waar Ethiopia kuma duuli kartaane iska daaya dadka shacabka ah dhibaato dagaal oo aanay kasoo kaban karin ha galinina
    Somaalilanda way helaysaa aqoonsigeeda si xor iyo xarago leh waxba ha xiiqina

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia guula guula iyo Somaliland walalo ayanu ❤ Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia ❤❤❤❤

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 หลายเดือนก่อน

    Abiye ahmed wuxuu ku jira
    Maalmihii ugu dambeeyay
    Ee xilkiisa sababtuna tahay?
    In adis lagu haraaraysan yahay
    Kililka oramada 80%kama
    Taliyo xaga amxaaradana 90%
    Laga faro maroojiyey ?????

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam หลายเดือนก่อน

    Muqdisho ay shan m weyne u noqotay DAD BAAN JOOGIN TALO CAQLI LEH WAATAN SOMALILAND MID UUN AHE

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 หลายเดือนก่อน

    La Somalie 🇸🇴 est morte… ???

  • @Madde58982
    @Madde58982 หลายเดือนก่อน

    Hadal iyo booto waxba idin mararto hadii aad kala qub qub ama tafaraaruq aad tihiin

  • @teshomewami2488
    @teshomewami2488 หลายเดือนก่อน

    Somalia and Ethiopia are brothers. We are good neighbors. HAVEN'T YOU HEARD PM Abiy Ahmed speech yesterday. Ethiopia did not shoot any bullet to neighbors since Abiy Ahmed came to power.Mogadishu government should discuss with PM Abiy Ahmed.

  • @mohacosta3595
    @mohacosta3595 หลายเดือนก่อน

    Dusa weyne. Somali waxu kaqadaya iska yaar

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub หลายเดือนก่อน

    Xildhabno xil laga qaadaya nimanki laha away sawkuwa hadana wada fadistay maxan been la isku shegaya 😂😂😂

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 หลายเดือนก่อน

    Somaliya hogaan bay la,dahay
    Mooyane ma tabar yara ?
    Cidwalo so hunguriyeysana
    Waxa hubaal ah inay eedayso

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam หลายเดือนก่อน

    Hawo been ah Hami been ah Hawraar been ah Hawl been ah Hirgalin aan jirin Hadal been ah Horumar la aan ah iyo Soomaali soomaali waa u sun iyo waabay shantii hore kala ah Somali South maxaa dusha ka saaray somali oo dhan Talo ma haysaan

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 หลายเดือนก่อน

    asc su aal itoobiya ma ayada cadaw horor ah nagu ah o rabta dhulkena qadato&bada nakala goyso mise way na ilalisa? itoobiya wacadaw horor ah xuduudaha dalka somaliya in ay cag soo dhigto waxaraan xaalad kaste ookajirta ok baaq baan udiraya murtad kaste jaajuus ku ah dalka somaliya ama madaxa oo lagu bujiyo ama dalka somaliya oo aad kacararto wabalan qaylo wax haku qabato ok itobiya waliged guul dagal kama gaadhin guuldaro baan urajaynaya heegan ban unahay difaaca dalka hadan nahay dhalin yarada muslimiinta ah ee somaliyeed kaalaya wan idin jeednaye rasastana wan kufaraxna hanaga cararina doorawaynay

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlad kama jirto somalia runta in laysku sheego ayaa wanaagsan,
    Waxaa nahaysta hogaan xumo iyo Qabyaalad taasne waa mida aanu ka kici doonin 80 sano oo danbe,

    • @truthhurts2085
      @truthhurts2085 หลายเดือนก่อน +1

      Oromo af somali bartay idin fahanay

    • @sahraAli-e9h
      @sahraAli-e9h หลายเดือนก่อน +1

      war haday dowlad jirin raac Abay ahmed qabyaalad ku dishaay doqon yahoow malaha kuwii amxaarka naagaha u geeynayay baa tahay

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth483 หลายเดือนก่อน

    Yaanan lafududeysan ereyada ibnu xaraankaan waayo Abey ibnu nijaas Ethiopia ayuu burburiyey hadana waxey katustey in daraskiisa " somalia" oo ayaka is neceb in uu kadhex faaideesto..
    Hadii cuqubada aa maqasheen waa tan oo kaleeto dal rabo in uu somalia kusoo duulo iyo kuwii lagusoo duuli lahaa oo qaar ey rabaan in lagu Soo duulo Oona lagumesto😮 maxaa Abey ibnu nijaas loola yaabi hadii caado qaateyaal oo nuqto damiir laheen ey rabaan in lagumesto?? Intii cadowga lala dagaalin waa in kowdii Laga sifeeyo cadow kalkaalis dalka "cancer ka waa lajaraa" Soo cancer yaasha Somali ga eh waa in lajaraa waa hadii caafimaad larabo
    Falastiininta halagu daydo markii ey arkeen in qaar ey cadowga ey dabo dhilif u yihiin wexey bilaaween in ey kuwaas baabi'iyaan kowdii markaas na cadwga u jeestaan
    Aduunka wax ka xun majiro walaalkaa oo cadow kaala saftey
    Soo Somali security apparatus waa in ey diyaariyaan a squad oo jahama u direyso kuwa cadowga kabaha u leefo oo nuqto wadani nimo kujirin hadii ee rabtid in AA nadiifiso guri kabilaaw kaaga intii dariska aa xaaqi laheed ..common sense hadii laistic maalin then waxa kale oo dhan waa faataa dhug iyo wax jirin
    Wabilahi towfiiq..