ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Wllhi wad sax sheekhow qabiil dartiis ayaa wadan keena la hor marilayahay 😢😢😢
Jazakallaahu khayraa
Masha Allah Run baad sheegtey
ماشاء الله تبارك الله 🙏💯 جزاك الله
Shukran Shiekh
Faaido warkeeda daa haba kayaabin Markii si loo fiiriyo dhalinta ayaaba dhibka kamida Sababtoo ah xaflad qabiil walba oo lasameeyo dhalinta ayaa hogaan u ah oo qaban qaabiyo balse in lagu mashquulinayo madareemi karaan intooda badan .Ilaahay haku xafido bi idnilaahi kariim❤
Kkkkkkkkkkk maa fii faaido Allaah Yahfidakum. Waa aduun iyo aaqiro seeg
Dadka waa ween waaba kuwo sodee Dhalinyara deena caqli allaha u yeelo 😢😢😢😢
Qabiilkasta xornimuu sheegtaaye lkn naclad alle qabaan
Kkkkk
Masha allah
Mahadsanid shiiq
C'est une triste réalité merci Allah yhfadak ❤
Runta usheeg ma liibaanada lagu liibaaney oo aqliga ka liita
Waligeye ma tagin calan qabiil melagu xusayo
Dambi aan soo faaidnay ilahy hana cafiya
Fursado. Badan waliba😢😢
Shekhow runta dadku majecla😊
Xaar
Somali aqli ma laha inta qabiil loo sacabatumayo baa dalkii la qaatay
Dhalinyarada waxaa loo diiday tiyaataro iyo masraxyo ayku damaashaadaan oo Wakhtigooda ku qaataan.Midaa ayaa ku khasbaysa inney habeenba qollo sacabka u tumaan Waana nasiib darro wayn.Fan la’aan bulsho ma jirri karto, jiil dhan ayaa maanta innaga lumay wlhy waanka xumahay Dhankasta waanka ba’an, waanse ka kicin hadaan isla garrano danteena 🇸🇴
Wllhi wasax
Qofkasta waa inuu dantiisa gartaaa
🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️👊👊👊👊👆👆👆
😢🤲🏼🤲🏼🤲🏼👈🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️
🧠
Nin basabor shasheye wato ilma hisa yurub Ku Nol yihin wax faaiday kwrn 😂😂😂😂😂😂
Masha Allah
Wllhi wad sax sheekhow qabiil dartiis ayaa wadan keena la hor marilayahay 😢😢😢
Jazakallaahu khayraa
Masha Allah Run baad sheegtey
ماشاء الله تبارك الله 🙏💯 جزاك الله
Shukran Shiekh
Faaido warkeeda daa haba kayaabin
Markii si loo fiiriyo dhalinta ayaaba dhibka kamida
Sababtoo ah xaflad qabiil walba oo lasameeyo dhalinta ayaa hogaan u ah oo qaban qaabiyo balse in lagu mashquulinayo madareemi karaan intooda badan .
Ilaahay haku xafido bi idnilaahi kariim❤
Kkkkkkkkkkk maa fii faaido
Allaah Yahfidakum.
Waa aduun iyo aaqiro seeg
Dadka waa ween waaba kuwo sodee
Dhalinyara deena caqli allaha u yeelo 😢😢😢😢
Qabiilkasta xornimuu sheegtaaye lkn naclad alle qabaan
Kkkkk
Masha allah
Mahadsanid shiiq
C'est une triste réalité merci Allah yhfadak ❤
Runta usheeg ma liibaanada lagu liibaaney oo aqliga ka liita
Waligeye ma tagin calan qabiil melagu xusayo
Dambi aan soo faaidnay ilahy hana cafiya
Fursado. Badan waliba😢😢
Shekhow runta dadku majecla😊
Xaar
Somali aqli ma laha inta qabiil loo sacabatumayo baa dalkii la qaatay
Dhalinyarada waxaa loo diiday tiyaataro iyo masraxyo ayku damaashaadaan oo Wakhtigooda ku qaataan.
Midaa ayaa ku khasbaysa inney habeenba qollo sacabka u tumaan Waana nasiib darro wayn.
Fan la’aan bulsho ma jirri karto, jiil dhan ayaa maanta innaga lumay wlhy waanka xumahay
Dhankasta waanka ba’an, waanse ka kicin hadaan isla garrano danteena 🇸🇴
Wllhi wasax
Qofkasta waa inuu dantiisa gartaaa
🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️👊👊👊👊👆👆👆
😢🤲🏼🤲🏼🤲🏼👈🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️
🧠
Nin basabor shasheye wato ilma hisa yurub Ku Nol yihin wax faaiday kwrn 😂😂😂😂😂😂
Masha Allah