DEGDEG Ingriiska Oo Soo Dhaweeyay Xilliga Aqoonsiga S/Land,Xogta Waftiga Itoobiya Soo Dirtay &

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 9

  • @AyaanMohamed-d7h
    @AyaanMohamed-d7h 28 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahow Somaliland Dhowr Daalimiinta Ka qabbo ❤❤❤

  • @AadamDuale
    @AadamDuale 28 วันที่ผ่านมา +1

    Guul Somaliland

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 28 วันที่ผ่านมา +3

    Guul slaand

  • @bilancabdi5775
    @bilancabdi5775 28 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland

  • @Idiris-t2t
    @Idiris-t2t 28 วันที่ผ่านมา

    Guul somaliland

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 28 วันที่ผ่านมา

    Xaasid ma aflaxo meel magaadhaysid intaad xaasid tahay alle somaliland cid wax muu ugu dhiibin alle ayaa siinaya waxay rabaan

  • @suleymanweyrah991
    @suleymanweyrah991 28 วันที่ผ่านมา

    Waxaad war hayyso soo diyaarso si aad dhegaystayaasha si wacan ugu gudbiiso.
    Ma ta yar ee chanelka leh baa ku dhashay.😮😢😢😢⁶

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 28 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dawladda ingiriiska yaa ka hadleysey aqoonsiga somaliland waxa lagu seexiyaa carruurta yar ee somaliland.
    2.0. Waxa kale oo lagu see ilaa dadkii dhashay 1991 xilligii dalka la soo galley kuwaasi oo waxay ogyihiin aysan jirrin.
    3.0. Dawladda ingiriisku waa dawladdii bixisay ee gadatey hawd and reserved area sannadkii 1954 lwaxayna ka gadatey xaile salaase boqorkii dalka ethiopia.
    4.0. Haddaba dawladda ingiriisku intey sheekadan carruurta lagu seexiyo iska dhaafto ha noo soo celiso hawd and reserved area.
    5.0. Waxa kalleetto ay ka gadatey dalka kenya dhulka la dhaho NFD.
    6.0. Dawladda ingiriisku hadday aqoonsiga khayaaliga ay sheegeyso samayneyso somaliland waxay gooni u taagneyd muddo 34 sanno ah.
    7.0. Sheekada raqiiska ah ee dhahaysa aqoonsigii somaliland yaa lagu soo qaadday dalka ingiriiska innaga joojiya.
    8.0. Aqoonsigii somaliland waxa lagu hadal hayey dalka ingiriiska waa sheekaddii carruurta lagu seexin jirrey ee khuraafaadka iyo beenta ku salleysneyd.
    9.0. Haddaba aqoonsiga waxa inoo haya allaha awoodda leh ee caalamkan abuurey kana taliya ee masmula gaal aan waxbaba ahayn yeynaan iskugu sheekeynin.

    • @MaxamedMaanso
      @MaxamedMaanso 28 วันที่ผ่านมา

      Xaasid jareer ah baad tahay maxaa badaa ku galileo