Musalsal Dhagar jecayal 2022 Qeybtii 22

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @xamdasiciid6096
    @xamdasiciid6096 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll noo soo badi filimka 30 minutes noga dhig

  • @deesan1432
    @deesan1432 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa lasoo dahdeeen eee plz lasoo dhakhso

  • @markazulikhlaas9157
    @markazulikhlaas9157 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc wll subuscareb isaar alh adna misanka xasanadka haku saro 🤲❤

  • @maryanmohamed7576
    @maryanmohamed7576 2 ปีที่แล้ว +1

    Filimka wankutaxanaheee nagasogordhiiya plz

  • @nimcohani346
    @nimcohani346 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal filimka hanagu silcine wax intan dhanta no so daa plz

  • @mustafeilyas5731
    @mustafeilyas5731 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo soo badiye riwaayada plz wuu yar yahay

  • @zaynabzaami1294
    @zaynabzaami1294 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxaad ka yarayseeen wll filmka 😥

  • @najahfarah5102
    @najahfarah5102 2 ปีที่แล้ว

    Yaakhi bilaa caleek naga so badiyaaa

  • @Halgan396
    @Halgan396 2 ปีที่แล้ว

    Macha Allah esh cala filim 🥰🥰🥰

  • @asmakhadar3505
    @asmakhadar3505 2 ปีที่แล้ว

    Waxa naga soo badiya amba haysta

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 2 ปีที่แล้ว +1

    MAXAA LOO YAREYA FILM KA WAA.WAX YAR

  • @bureeqocabdilahi6393
    @bureeqocabdilahi6393 2 ปีที่แล้ว +1

    Uf waxa sificn usodaya maxaweye 2daqiqosoconaya😉

  • @fathiamumin6800
    @fathiamumin6800 2 ปีที่แล้ว

    Fihima masha aallah

  • @nimcoabdi2776
    @nimcoabdi2776 2 ปีที่แล้ว

    Wll nusasac ka dhiga xayaysisgana kadaya

  • @ayaancabdirahmanxuseen2086
    @ayaancabdirahmanxuseen2086 2 ปีที่แล้ว

    Wllo maxad ka soo koobtan

  • @nicimaabdilahi1657
    @nicimaabdilahi1657 2 ปีที่แล้ว

    Daqiqada naga soobadiaya wllo

  • @nimcoahmed8149
    @nimcoahmed8149 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxadaa waxwalba kaweyn nuuraay

  • @istaahilmuuse8361
    @istaahilmuuse8361 2 ปีที่แล้ว

    Xb

  • @naimamohamed5157
    @naimamohamed5157 2 ปีที่แล้ว

    Wll daqiqadaha noso badiya pls

  • @sumayaabdi7362
    @sumayaabdi7362 2 ปีที่แล้ว +2

    maxay qacmaha kaga qabanaya iyo kabo xunoobrakhiisa ish

  • @waalicad5733
    @waalicad5733 2 ปีที่แล้ว +1

    23😩😩

  • @kowthardaleel150
    @kowthardaleel150 2 ปีที่แล้ว

    waxa maad daqiiqado u kordhisaan ilbiriqsaba dhamaanaysaaye

  • @zalmanzalah7360
    @zalmanzalah7360 2 ปีที่แล้ว +2

    Wan idinka ceshanaya subscrib ta markay ramadantu dhamato😏😏😏

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 2 ปีที่แล้ว

      Xasiid🙂

    • @faarush8157
      @faarush8157 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hooyohooyo390
    @hooyohooyo390 2 ปีที่แล้ว

    Ish waa badhgo sidani

  • @naimamohamedabdi7967
    @naimamohamedabdi7967 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa qaldan

  • @piqanim1275
    @piqanim1275 2 ปีที่แล้ว +1

    HYE WAXAY FILM INTAN LEEGI MIDA KLE WAJIGA QUDHA AH

  • @hoodoibrahim8649
    @hoodoibrahim8649 2 ปีที่แล้ว

    Waaxay cod laantu

  • @ladnacumarmaxamed2533
    @ladnacumarmaxamed2533 2 ปีที่แล้ว

    Daqiiqadahan waan karahnay pilla caleeg kordhiya waxa😏

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 2 ปีที่แล้ว

    Inanta filimka inoo jilaysaa ma xaamilaa🙄🙄

    • @najmanaju309
      @najmanaju309 2 ปีที่แล้ว

      Zamzam miya wll❤️

  • @sundusabdi2345
    @sundusabdi2345 2 ปีที่แล้ว +1

    Jah meel wacn baad ku jarteen bee

  • @cawodhalad8968
    @cawodhalad8968 2 ปีที่แล้ว

    War soo baadiiyo

  • @fathiamumin6800
    @fathiamumin6800 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @cabdinasirmukhtar3239
    @cabdinasirmukhtar3239 2 ปีที่แล้ว

    aad ayaa u yareeseen filinka

  • @sundusabdulle8336
    @sundusabdulle8336 2 ปีที่แล้ว +1

    Maqal majiro🙁🙁🙁🙁

  • @xamdahoodo7536
    @xamdahoodo7536 2 ปีที่แล้ว

    Waxa naga so hagaajiya ama naga dhaaf uf

  • @hodanabdirashid9697
    @hodanabdirashid9697 2 ปีที่แล้ว

    😗😗😗❤❤❤

  • @iam_alia8991
    @iam_alia8991 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan leh so kordhiya dee cadi iska dhiga walogu talo galee wah gabadhi fihiima ahayd wa wareerisene 😂🙄

    • @najmanaju309
      @najmanaju309 2 ปีที่แล้ว

      Wnkula qapa 😂☝️

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 2 ปีที่แล้ว

    Wllo lasoodhakhsada

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 2 ปีที่แล้ว +1

    Zamzam sharaf dhibadanaa kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk

  • @kowsargabo2971
    @kowsargabo2971 2 ปีที่แล้ว +2

    Aragsaney mlin walba nura maxa u hbarta cadabta gal kada🤣🤣🤣🤣

  • @sacdiyamohamed6059
    @sacdiyamohamed6059 2 ปีที่แล้ว

    Asxaabey discrib saara si hawada UGA baxan ciiley nagu dileen maaso badiyaan waxa meeqa saac tuugeynay

  • @umalkhayrcabdi4623
    @umalkhayrcabdi4623 2 ปีที่แล้ว +4

    Hala yaabina waxay wxn la yar yarynayaan Waxba ayyna meesha ku hayn wuxu xaa afar xalqadood oo la yar yarynayo🤣🤣fuck

  • @zalmaabdi5637
    @zalmaabdi5637 2 ปีที่แล้ว

    𝐌𝐚𝐱𝐚 𝐜𝐨𝐝𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲😓

  • @queenhaphza5189
    @queenhaphza5189 2 ปีที่แล้ว

    Wxaana yaanga qabta war heedhe filmka daqiiqadaha kordhiya wah 😡😡😡😡

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 ปีที่แล้ว

    Hush waxa idinka madhax san waligay ma arag orda ka soo barta aflaamta sida loo hagaajiyo dadka yaqaaan

  • @asmahassanyousuf4446
    @asmahassanyousuf4446 2 ปีที่แล้ว

    Wuxu yara mad naga badisan 🙆‍♂️

  • @sadamyonisismail8722
    @sadamyonisismail8722 2 ปีที่แล้ว

    Waar islaantu xumaa

  • @hodanabdirashid9697
    @hodanabdirashid9697 2 ปีที่แล้ว

    😗😗😗❤❤❤