Dhulkii danta guud ee Madaxda ugu saraysa dalka ay la wareegtey oo la yiri waa la beecinayaa war ka keen??? Waa ka xumahay in aad Fahad iyo Farmaajo dabi aysan shaqo ku lahayn dusha ka saaraysid, Alle ka cabsiguna waa kugu yar yahay.
Jubaland maamuul Daarppd ma aha ee waa la wada degaa, dadkuna hogaankooda ineey doortaan haq ay u leeyihiin, mawayaat nin Kenyan leeyahay ma aha. A Madoobe dhulkiisa Nairobi iyo garrisa ha ku noqdo
بسم الرحمن الرحمن الرحيم. اللة اكبر. اللهم انصرحلجني. Dr Xillguntade Allah daa
Guul in shaa allah
❤Xilguntade❤❤❤guuleso❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Xilka ku soco
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MAASHA ALAAH ILAAH HAKU XIFDIYO INSHA ALAAH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xilguntade warkaaga waa ok waadna mahadsan tahay
Laakiin naga daa live in aan soo galo ma rabin habeen kasta oo aad nagu cabtay please naga baandheey
Walahi ninkan wadanka ninkan madaxweyne ayuu ku haboonyaahy
Waan ku xiiranahay xiil guntade
Kismaayo daarood kaligii yasiiyey qabiila kaladuwana dagto bahasha wareegto halaga dhigo
Dhulkii danta guud ee Madaxda ugu saraysa dalka ay la wareegtey oo la yiri waa la beecinayaa war ka keen???
Waa ka xumahay in aad Fahad iyo Farmaajo dabi aysan shaqo ku lahayn dusha ka saaraysid, Alle ka cabsiguna waa kugu yar yahay.
Ee cuqdadeysan oo xanuun daarood qabo baad tahey. Markastana propaganda been ah kasoo sheega maamulada daarood.Ahmed maxamed Islaam wuu ku cibaadeysan adiga iyo xasan munaafaq
Jubaland maamuul Daarppd ma aha ee waa la wada degaa, dadkuna hogaankooda ineey doortaan haq ay u leeyihiin, mawayaat nin Kenyan leeyahay ma aha. A Madoobe dhulkiisa Nairobi iyo garrisa ha ku noqdo