Casriga Daanyeerta | Guutooyinka Doqonimada | Buun buuninta Doqonimada |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 670

  • @abdullahisheikhmahaad4536
    @abdullahisheikhmahaad4536 2 ปีที่แล้ว +65

    M.a ustaad cumar adiga iyo waalidiintaada iyo muslimiinta oo dhan raali allah idinka noqdo🥰

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 ปีที่แล้ว +129

    OGANSHO legend Always legend♥️♥️👊💪

    • @Maalinlechannel
      @Maalinlechannel 2 ปีที่แล้ว +6

      And other daanyeer 😂

    • @Xogaha.calamka
      @Xogaha.calamka 2 ปีที่แล้ว +3

      Danyeer le tahay adina
      😂😂

    • @KaaliyeShow
      @KaaliyeShow 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo

    • @aishalanch6174
      @aishalanch6174 2 ปีที่แล้ว

      Wllhi cazrigan aad ba ula yabey dadku inay izku mid yhin wa la yabey dadkì
      Izla yaab baba ka dhinty

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 ปีที่แล้ว +17

    M.a
    Isha ayaad ka tuurtay xaqiiqda Ustaad cumar inshaarow .
    جزاك الله خيرا

  • @footballer9117
    @footballer9117 2 ปีที่แล้ว +26

    Ogaansho wlhi xaqiiqda maanta wadanka iyo caalamka kale taal ayuu inoo soo gaabiyay MID KAMID AH AKHRISTAYAASHA AAN KU DAYDO KEEP GOING WLL

  • @mohamedabdullahiisse6350
    @mohamedabdullahiisse6350 2 ปีที่แล้ว +25

    ماشاءاللة استاذ عمر انشار جزاك اللة خيرا
    اللهم لا تؤخذنا بما فعل سفهاه منا يا رب العالمين

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 2 ปีที่แล้ว +31

    Soomali wax anfaca baad usoo gudbisaa Guulayso wll Cumar🙏

  • @saidkadarmouse2645
    @saidkadarmouse2645 2 ปีที่แล้ว +7

    Dhaqan quxumada waxa ka qayb ah TV ga Universal oo qabta Doodo jaahilnimo aad iyo aad uga muuqata. Ee ilahay dadka xaqa ha ku sugo amin

  • @abdow4104
    @abdow4104 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله عليهم.
    Allah, waxaan kaa baryaynaa nabadgalyo iyo naxariis nabigeena Muxammad ah🤲☝️♥️اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🤲

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +20

    وَاِ نْ تُطِعْ اَكْثَرَ مَنْ فِى الْاَ رْضِ يُضِلُّوْكَ عَنْ سَبِيْلِ اللّٰهِ ۗ اِنْ يَّتَّبِعُوْنَ اِلَّا الظَّنَّ وَاِ نْ هُمْ اِلَّا يَخْرُصُوْنَ
    *"And if you obey most of those upon the earth, they will mislead you from the way of Allah. They follow not except assumption, and they are not but falsifying."*
    (QS. Al-An'aam 6: Verse 116)

  • @heersare3662
    @heersare3662 2 ปีที่แล้ว +7

    the way u explain is effective and well understandble🙋‍♂️

  • @Somali450
    @Somali450 2 ปีที่แล้ว +75

    Maasha allaah. Cumaro ka soo hadal buninta laleeyahy ethiopia ayaa qabsanaysa dekedda seylac ah bal arinkas halmar barnamij ka soo diyaari allaah haku sharfe saasoy thy dad badano somali ah baa buubuninaaya waxyaabahan

    • @yusufgirow5977
      @yusufgirow5977 2 ปีที่แล้ว

      Waxaas waa been dalka dowlad ayu leeyhy meel kamid ahna lama qadankaro

    • @Somali450
      @Somali450 2 ปีที่แล้ว +1

      @@yusufgirow5977 oo dawlad nimadu maxay sheegay madaxdii baa baddoodi gadanaysa iyo dhulkoogiye wadanku mar hadaanu Atwood lahayn militry hadhow ilamareyso weeye iyo hadal ka dambayn weliba ethiopia say ubadan thy waxay ku dayanaysaa kenya ku qabso ku qadi meyside weeye sheekadu

    • @axmedfaysal9094
      @axmedfaysal9094 2 ปีที่แล้ว

      @@Somali450 itoopia saylac iska daaye somalia oo dhanbayqabsanaysaa yaa wax kabadalikara

    • @Ismailainashe
      @Ismailainashe 2 ปีที่แล้ว +2

      @@axmedfaysal9094 adigu horta maxaa tahay Ethiopia 🇪🇹 waa dal cadawgeena ah anagaa iska celinaya lkn aday kuu dhammaatay doqonyahow asalkiisa ka tagay luuqadeena noo dhig😄😄

    • @axmedfaysal9094
      @axmedfaysal9094 2 ปีที่แล้ว

      @@Ismailainashe sideed iskagacelin aduu ma dadbaad hogaamisaa dadka hogaanka hayaa saxibay layhine mise shicib aan hub iyo tababar midna haysan ayaa itopia la loolamikara

  • @jeedalmedia3893
    @jeedalmedia3893 2 ปีที่แล้ว +20

    Kkkkkkk
    Maansha allaah Waxaad moodaa inaad qalbigayga ka dhex hadlayso
    Magac fiican baad u soo heshay
    Daanyeerta

  • @ldwanted2263
    @ldwanted2263 2 ปีที่แล้ว +82

    😅🤣🤣omarow barnamijka danyeerka aad ku soo dartey baa funny ah

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 2 ปีที่แล้ว +1

      uuu..uuu..aah.aah...kkkkkk

    • @abdihakimabdinor626
      @abdihakimabdinor626 2 ปีที่แล้ว +3

      @@geeleisse4406 nio daanyeer maxa ku galay

    • @umuhafsaa
      @umuhafsaa 2 ปีที่แล้ว

      hhh

    • @Maxamed17
      @Maxamed17 2 ปีที่แล้ว

      Umm👎🏿

    • @awilisse7870
      @awilisse7870 2 ปีที่แล้ว

      Waa funny sxb 🤣🤣

  • @nasserhagi6584
    @nasserhagi6584 2 ปีที่แล้ว

    Wa alaykum salaam wallahi waxaa ka hadashay misna soo bandhigtay muuqaal waqtigiisa loogu talagay illahay umadiisa ha soo hanuunsho aamin

  • @rocksh7750
    @rocksh7750 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku jiraa casriga dan yeerta from borama ar day ban ahay wan is dhiibay ya rabi😪

  • @yusufgirow5977
    @yusufgirow5977 2 ปีที่แล้ว

    Inad ku tilmamto barlamanka Somalia waa aragti dacif ku dhisan caqliyadada oo kaliya fadlan haku xadgudbin xildhibaanadena somaliyed

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 2 ปีที่แล้ว +1

    الله يحفظك يا استاذ عمر انشار

  • @xaamudxasan1056
    @xaamudxasan1056 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله
    Wall illahay hakuxifdiyo wiil aan walaalo nahay ayaa ii sheegay 100 qof oo samaynta leh somalia waxaan waydiiyay dadka kujira Mar kuu qaar kamida ii sheegay waxaan is waydiiyay toloow maxaa loogudoortay in ay yihiin dadka ugu samaynta badan lkn wax jwb ah waan u waayay mahadsanid hadda ayaan helay

  • @sakariyeaxmad6814
    @sakariyeaxmad6814 2 ปีที่แล้ว +1

    عن أنس بن مالك قال : لَأُحَدِّثَنَّكُمْ حَدِيثًا لا يُحَدِّثُكُمْ أحَدٌ بَعْدِي، سَمِعْتُ رَسولَ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ يقولُ: مِن أشْراطِ السَّاعَةِ: أنْ يَقِلَّ العِلْمُ، ويَظْهَرَ الجَهْلُ، ويَظْهَرَ الزِّنا، وتَكْثُرَ النِّساءُ، ويَقِلَّ الرِّجالُ، حتَّى يَكونَ لِخَمْسِينَ امْرَأَةً القَيِّمُ الواحِدُ.
    أخرجه البخاري (81)، ومسلم (2671)

  • @heersare3662
    @heersare3662 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxyabahan oo dhan waa Run oo waxad arkaysaa dad muqdar ah oo 30jiro ah Xiligii Xaaja Gayntana JOOGA OO EBER AH.
    ALLE INAGAMA DHIGGO KUWA MAGACOODA Manfaca kahor mariya💯

  • @hanadahmedmohamed1201
    @hanadahmedmohamed1201 2 ปีที่แล้ว +2

    Maalmahaan Mowduucyo isdabayaal Oo kusaleysan Waaqica markas taagan m.a Al USTAAD OMAR INSHAR

  • @abdirahmanibrahimhersi4575
    @abdirahmanibrahimhersi4575 2 ปีที่แล้ว +11

    Intaan muuqalkan uunan ii soo dhicin notifications, kiiza waxaaan daawanayey muuqalka dajinta qorshayasha sanadka ee channalkan laga soo galiyey bilowgii sandkaan runtii channalkan waa mid faa,iido weyn xambaarzan✊

  • @amishaqarandoon2247
    @amishaqarandoon2247 2 ปีที่แล้ว

    Su'aashaydii ayan jawaab u helay mahdsanid mudane cumar inshaar

  • @hassannur7269
    @hassannur7269 2 ปีที่แล้ว +18

    Si daacadaan u qoslay casriga daanyeerta ku soco.🤣🤣🤣
    Cumar Inshaar waxaad tahay youtuber ka wax gardku daawado.❤

    • @sabrinababy4926
      @sabrinababy4926 2 ปีที่แล้ว +3

      Warun casriga dayerta omar wa runtis

  • @abdullahiqamismohamed1032
    @abdullahiqamismohamed1032 2 ปีที่แล้ว +4

    Cumar inshaar xaqiiqdii video yadada waxaan ula socdaa sidii musalsalka haben walbo wan firiyaa inaa wax cusub so dhigtay iyo in kale xaqiiqdii wll wax fican ayaad no heysaa Allahaa ku xafido horay usoco wll Jazakalaah wll cumar

  • @hiboabdi3541
    @hiboabdi3541 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi waa duni is badashay doqonki oo fariid noqday fadexadi lga xushoon jaray oo cadi noqotay ceebti cada noqotay ilahow dantayada haa dhafiin dadna hanagu mashqulin amiin xagina

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +18

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا Ogaansho

  • @arslangolad3994
    @arslangolad3994 2 ปีที่แล้ว

    دخلنا عصر الدجال بارك الله فيك وجزاك الله خير ونتمنى مزيد من التقدم للمحتوي الثقافي بالغة الصومالية

  • @mawliidc.qaadir5774
    @mawliidc.qaadir5774 2 ปีที่แล้ว

    Umad dadkeega waalan dhagaysta soomaliduunbaa lahayaa ......sh. mustafe
    Mawduuc fiicanbaad kahadashay wllo♥️

  • @user-ph4fq8ky9f
    @user-ph4fq8ky9f 2 ปีที่แล้ว +26

    Wacnan lahaydaa haday dadku sidado kale caqli lahaan lahayeen allah kuu siyadiyo caqligaga wll omar inshaar ❤❤

    • @abdihakimabdinor626
      @abdihakimabdinor626 2 ปีที่แล้ว +4

      Sxp dadku oo dhan aqli waa ay leyihin lkn qofba waa siduu uga faaideysto remember that

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +20

    Omar inshar jasaaka lahaa wllky
    Legend keep going brother ❤ 👍🙏

  • @mohamedabdikanijama8872
    @mohamedabdikanijama8872 2 ปีที่แล้ว +5

    assalaamu calaykum walaal cumar , waa ku mahadsantahay mawduucaan iyo kuwa lamidka ah , danbigaaga allah dhaafo jazakallahu khayr

  • @yahyamessi4059
    @yahyamessi4059 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalh sanad wcn sxb qli cumar inshar

  • @abdiqani198
    @abdiqani198 2 ปีที่แล้ว +1

    wlh waa run camaraderie inshaar 100 qof ay shegen in ay somalida ugu sameynta badan 70% waa daanyeero

  • @hanaismail9571
    @hanaismail9571 2 ปีที่แล้ว +4

    QOFKA KALIYA EE RUNTA KAHADLA 🌟

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +37

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @abdullahbahnan3183
    @abdullahbahnan3183 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid brother cumar, bacdamaa ustaad aadan jeclayn!🤍

  • @Moha-g6n
    @Moha-g6n 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka lahu khayre omar iinshaar run ahaanti xaqiiqda ayaad ka hadashay casriga daanyeerta waa hal kudhig sabankaan aad ugu haboon

  • @dhhosman
    @dhhosman 2 ปีที่แล้ว +4

    Soomalida dadka waa waalan ee buun buuniyaan
    Muqdisho hadaad joogtid oo aad waalan tahay waalaguu sacbaa 👏👏

  • @abdulaabdula7757
    @abdulaabdula7757 2 ปีที่แล้ว +4

    Muuqalkan mar waan walwalay marna waan qoslay marna waan qiiroday si xaqiiq ah bad uga hadashay aduunkan aan joogno maanta allaha nagu anfoco wanadaada

  • @hadalkuanfaca1817
    @hadalkuanfaca1817 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta kheerka jecel ina mariya aan kheerka soo camirnee💯🤍

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 2 ปีที่แล้ว +24

    جزاك الله خيرا يا معلم 🙏🥰👏💯❤🙏

  • @Kuusowpro
    @Kuusowpro 2 ปีที่แล้ว +14

    ninka keliya inoo sheega waxyaabo faa'ido u leh bulshadeena keep going sxp

  • @shugrixuseen1501
    @shugrixuseen1501 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa alaah wll meel icuncunaysay baad ii xoqday macnaha afkaykaad kala baxday

  • @4ballswithoneman
    @4ballswithoneman 2 ปีที่แล้ว +13

    Maasha allah 20 second 17 likes 🤩😍😍😍

  • @inaqoorakalajeex33
    @inaqoorakalajeex33 2 ปีที่แล้ว +4

    OGansho mar walba xaqiiqada ka hadashaa waxana ka mid ahay dadka ku xiran tabintada ustaad Alle ha ku xifdiyo umadenana Alle haka saaro hayndaabka doqonimada iyo dib usocodka

  • @Tuxtux_Alhaadi
    @Tuxtux_Alhaadi 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad cumar inshaar shukran
    Runtii waxaa la yaab leh sharaftii in ay naga gashey qaawanaanta ❌❌❌❌

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution5560 2 ปีที่แล้ว +7

    Walaal waa. Ku taagera anoo joga Jigjiga, Ethiopia 🇪🇹

    • @1bu_fahd
      @1bu_fahd 2 ปีที่แล้ว +1

      With you

    • @khaalidibraahim1447
      @khaalidibraahim1447 2 ปีที่แล้ว

      Calankaan sheedaanka mesha kala tag qurun baa tehee

    • @7june2024
      @7june2024 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khaalidibraahim1447 calanka shaydan lulahaa 😂

    • @1bu_fahd
      @1bu_fahd 2 ปีที่แล้ว

      @@khaalidibraahim1447 adaa shaydaan ee moesha katag qashin baa tahe

  • @abdinajiibcade9918
    @abdinajiibcade9918 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cumar waa sax angu mnhi critian ama yhuud allah soo hadeyo umatul islaam ustaad allah kuxifdo

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadankeena alle haynooga badbaadiyo tuugta hunguri mooyee aan lahayn wax damiir ah

  • @ogaalkaofficial9332
    @ogaalkaofficial9332 2 ปีที่แล้ว

    Walal ogansho,dadka manta somalida ugu caansan badankood waa wax magarato.

  • @abduqadirhassan2191
    @abduqadirhassan2191 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh, ustaad hore usoco Xigmadada iyo caqligaga allh haku barakeyo mahadsanid ustaad.

  • @cabdiayaanle
    @cabdiayaanle 2 ปีที่แล้ว

    Casharada Noocan ah wllo sooo badi
    Allow Naga Badbaaadi Casriga DAqomada isruxa. AMA Jaaaz jaxiimo ah. Thanks ishaaaar wll kudaysho leh kuna adag. Caqiiidadiiiisa saxda ah if iyo akhiro lipaaan hel wllo

  • @xashiibrahim4543
    @xashiibrahim4543 2 ปีที่แล้ว +2

    Omar legend

  • @mooneminute
    @mooneminute 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah
    Ustaad cumar inshaar
    Aad ban ugu xidhanahay mudo 4 sano ah
    Runtii dhalinta somalida ee baraha bulsha isticmaala waa ninka ugu aragtida dheer

    • @yusufgirow5977
      @yusufgirow5977 2 ปีที่แล้ว

      Goorme soo ogatay waxaas sidee halqof oo kaliya ugu hor marisay dhalinyaro gareysa millions hadii uu adiga kaa indho dheeryhy waxaa jiro dad badn oo kaficn

    • @safiyoabdulahimahamed6231
      @safiyoabdulahimahamed6231 2 ปีที่แล้ว

      @@yusufgirow5977 waa runtii wll dhalinta baraha bulshada isticmaasho ku dhahay ee dhalinyaradoo dhan ma ahan waa ninka ugu argtida dheer waa ku raacsanahay

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waa vedio aad u cajiib ah waxbadana noo faahfaahinaya

  • @garyaqaan24
    @garyaqaan24 2 ปีที่แล้ว +1

    cumar inshar best yutuber 2022 ya igu racsan

  • @امةالله-ت9ش
    @امةالله-ت9ش 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqda jirta ayaad ka hadashay usaad Omar shukran jaziikan

  • @abdirahmanosman9889
    @abdirahmanosman9889 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll cumar inshaar we love ❤ u

  • @siciidxasan1533
    @siciidxasan1533 2 ปีที่แล้ว

    masha allaaah runtii barnabijka aad sojecdiso runtii waa kuwo aan cadi ahay xaqiqdii casriga danyerta waa mid sidhaba ugu fafaysa somaliya oo aan gabasho lahay kana noqotay mid cado kanoqotay markasta waxan isweydiyaa maxay uyaryihiin dadka wanaga fafiya sida adiga oo kale

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 2 ปีที่แล้ว

    Xikmaawe.cumar.illhy haku waasiciyo.caqliga

  • @caancaandhalay3349
    @caancaandhalay3349 2 ปีที่แล้ว +1

    Good topic mashallh

  • @mahametabdi975
    @mahametabdi975 2 ปีที่แล้ว +3

    Omar inshar macalin somaliyed

  • @ahmetnaaaji541
    @ahmetnaaaji541 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa oraahda kali ee lagu soo koobi karo dad aan ku arkay baraha bulshada oo aan soo gudbinayn wax xikmad, wax faaido leh inaba ha u ke kaatee hadana waxay leeyihiin poqolal raaciya ah

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 ปีที่แล้ว +1

    LEGEND 🌹♥️♥️🌹♥️♥️👍👍

  • @bilowilaadhamaad7648
    @bilowilaadhamaad7648 2 ปีที่แล้ว

    kalimaadkaas kuugu danbeeya kuwa la mid ah ayaan maalin dhawayd ku baahiyay barahayga bulshada mahadsanid wll omar inshaar xaqiiqo dhab ah oo qaraar horteenana taala sugaysana mustaqbalka ubadkeena dadka dhabarkeena ku jira ayaad ka hadashay Allah ha inagu asturo aabayaasheen waxa ugu wacan ee aynu ka dhaxalnay somali ahaan ayaa ah dhaqan suuban iyo diin iyada ayayna thay in aynu ubadkeena u gudbino oo amaanada aynu isa sii dhaafino, jasakallah cumar

  • @MohamedAli-pl4jj
    @MohamedAli-pl4jj 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a muuqal waqtigisa so dhacay ustaad aragtigada iyo aqontada Allah ku daayo mesha waxa ku jira wa jahwarer xaqiiqdi ugu sameynta badan subxanallhi

  • @geenyomudug1303
    @geenyomudug1303 2 ปีที่แล้ว +21

    Wllky aan taa geero keep going 🩸🩸🥰

  • @fivemin555
    @fivemin555 2 ปีที่แล้ว +3

    OMER INSHAR AABAHA CILMIGA SOOMAALIDA,XAQIIQO AAN LAISKA INDHATIRI KARIN.

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waa casrigii daanyeerta bal fiiri somalida iyo baraha bulshada

  • @Rayjay199
    @Rayjay199 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sabaaabta aan marwalbo waxyabihi hore u fiirsado ama aan u dhageysto

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 ปีที่แล้ว +5

    wallahi Waan Qoslay Run Ayaad Sheegtay Ii wax loo Baahnaay Kasoo Hadal Casriga daanteerta 😂😂

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 2 ปีที่แล้ว

    Wa astahilan walle magacas sufahadi baba sobadatay Subxana Allah

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 2 ปีที่แล้ว

    Well done sida aad u kala dhig dhigtay waa sifaha ay ku mudneed 🙏🥇

  • @sadaamkuulkuul8542
    @sadaamkuulkuul8542 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustad cumar

  • @zachariahikes6015
    @zachariahikes6015 2 ปีที่แล้ว +12

    15mins almost 2k likes 👍 keep it going my brother

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 ปีที่แล้ว +4

    Muslimiinta sharaftoda allah uso celiyo 🤲

  • @islaam_nimo
    @islaam_nimo 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLOOOW NA CAFI

  • @godiraligodir6073
    @godiraligodir6073 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad omar
    Runtìi xaqiiqda qadhaadh ee manta aduunka ka jirta waa in dadbadan dayeero noqon rabaan.
    Allah waxan ka baryaynaa inaanu inagu finayn casriga danyeerta😁
    Walalha somaliyedd ee casirgaa danyrta dhexdabalanayan allah ha soo hanunoyo aamin

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 2 ปีที่แล้ว

    Mshlh zhp qaalih topic fiican waayeh mhdsanid

  • @daaniadunia
    @daaniadunia 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha'allah magac ayaad u heshay caalamkan doqomaha ah, noo soo dhig wllo Ogaansho sida aa caruurteena uga badbaadin lahayn caalamkan lunsan?

  • @yaseenahmed901
    @yaseenahmed901 2 ปีที่แล้ว +4

    Hesaha casriga danyerta waxaa ka mid ah
    MASOCONAA AAH AAH 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mulkimohamed2058
    @mulkimohamed2058 2 ปีที่แล้ว

    Jzklaahu khayran waa arin muhiim ah

  • @hodanahmed5921
    @hodanahmed5921 2 ปีที่แล้ว

    Samankan walhi kafirinti ayabad Moda inay sii badanayan illahay hanaga ilaliyo kafirinti wll wad mahad santahay 💖💖💖🤗🤗😘😘

  • @farhiyaapdirizak4708
    @farhiyaapdirizak4708 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha kubarakeeyo ustaad cumar inshaar.
    Alle ha inoo sahlo waa calaamada saacadda qiyaamaha ,
    kuwo xumaanta lasoo banbaxa oo waliba kufaana,
    maanta waliba umadeena soomaaliyeed walahay xaalku bartuu marayo waad kanaxeysaa.

  • @DeeqsiFunny
    @DeeqsiFunny 2 ปีที่แล้ว +7

    Hormar wacan wll cumar inshaar🙏👌❣

  • @zamzamcabdi6752
    @zamzamcabdi6752 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa taa xaqiiqda

  • @mohamudibrahim3924
    @mohamudibrahim3924 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib , thanks

  • @kingcadoowofficial1573
    @kingcadoowofficial1573 2 ปีที่แล้ว

    Omar inshaar thnks
    Walal qimo badan✔💪

  • @mowlisyusufmatan
    @mowlisyusufmatan 2 ปีที่แล้ว +4

    100 qof ee somalida ugu sameynta badan e jaabki ka qaday meel la fadhiya

  • @mohamedabdi5181
    @mohamedabdi5181 2 ปีที่แล้ว +1

    cumarow anaba naxooyo caawa hadalka waa xaqiiq adag iyo war birah mashallah ku yaac cawaanta

  • @abiibakaxmecdaahir9727
    @abiibakaxmecdaahir9727 2 ปีที่แล้ว +1

    Ogaasho legend

  • @abdukadirmohamud2151
    @abdukadirmohamud2151 2 ปีที่แล้ว +3

    Thnks ustaad omar inshar horay usoco masuul

  • @abdilahisulub5797
    @abdilahisulub5797 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahay , ummada dhismaheedaad ka qaybqaadataa mar walba.

  • @ALidaada
    @ALidaada 2 ปีที่แล้ว +1

    Viva Ogaansho

  • @ismaaciil8088
    @ismaaciil8088 2 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkk walaale wallaahi waaruntaa waxan ku qosley casriga daanyeerta subxanallah Ilaahow nabadbaadi

  • @jaahayfx3718
    @jaahayfx3718 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku sharfo wll

  • @somalipranks1502
    @somalipranks1502 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco wllo

  • @maxamedismaaciil6694
    @maxamedismaaciil6694 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah omer