SAALAH SANAAG | SANADKAYGI NOQO | Hees Cusub 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Sanadkani curtoow
    Ii same wax badan
    Sadku igala tagay
    Kii horee socday
    Howl yaraan isii
    Guulo aan sugoo
    Mudo saadin jiray
    Ha iga sii fogayn
    Sahan ii diroo
    Igu sime ahoow
    Waxa ii sawiran
    Saani ii hor keen
    Sanadkaygii noqo
    Sida waalidkay
    Ii so dhowee
    Hadaan siriq ku jiray
    Deg deg iiga saar
    Sanadkani curtoow
    I Sahal wax badan
    Iga soo sokee
    Kan sagootiyo
    Saaxibkay noqo
    Rajo aan sugo
    Saarnayd dushaa
    Soo deji adigu
    Oo sabab u noqo
    Farxad saaidana
    Waxa ii sawiran
    Saani ii hor keen
    Sanadkaygii noqo
    Sida waalidkay
    Ii so dhowee
    Hadaan siriq ku jiray
    Deg deg iiga saar

ความคิดเห็น • 3

  • @Zimanali29
    @Zimanali29 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful ❤

  • @caashocabdi2336
    @caashocabdi2336 ปีที่แล้ว

    Amin amin wll macan

  • @waliahmedabdi
    @waliahmedabdi ปีที่แล้ว

    www what a heees by salax sanag Wan Ku tageraaaaaaaaa