MAREYKANKA OO GACANTA KA TAAGAY XUUTIYIINTA + DAGAALKA QASA + YUKRAYN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  2 หลายเดือนก่อน +17

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 หลายเดือนก่อน +8

    Xutiyinta guuleysta InnshaAllah ❤❤❤

    • @Keway603
      @Keway603 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waliiba ciwadeysten

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💘 💞 💔 ❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 หลายเดือนก่อน

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso ❤

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 2 หลายเดือนก่อน

    ASC HBN Anaga waaan yaabnay aadaaa nahay shacabka maalin walba war lee socda ee casiisoos caaawi oo ciidamadaada dir.teeerQASA❤❤❤❤❤ farxadi waa iman

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 2 หลายเดือนก่อน

    M❤m cade iyo mowliid wad mahadsantihiin ❤🎉

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 2 หลายเดือนก่อน

    Asc maashaa allahu ustaadiinta sida aan gusoogudbineeysaan wanaka ka dhacaayo sida khibrada aniga hadaan ISKA hadlo BBC waxaan dhageeysanaayay 43 sano hada waxaan dhageeysto HBN waadna uqalantaa in aan idin dhageeysto habeen iyo maali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalahMohamedHussein-h6g
    @SalahMohamedHussein-h6g 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Huuutiga allaha guuuleeeyo

  • @Nuurcadow-n3r
    @Nuurcadow-n3r 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidin hbn news

  • @cabdirashiidyuusufmuuse1892
    @cabdirashiidyuusufmuuse1892 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jabkii yuhuuda ayaa la gadhay insha Allah 🇦🇪 ♥️

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 หลายเดือนก่อน

    Alaaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 2 หลายเดือนก่อน

    ASC MARAYKAN WAYIHII ULAHAA WAA SOO DHAMANAA HADII USAN NABAD KHADAN OGOW TAS

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 หลายเดือนก่อน

    Guul allaha.siiyo.xuuti.ceebtuna waxay kudhacaysaa maraykanka.iyo ingiriiskaba waana jabaysaan

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @Shidanesheeko
    @Shidanesheeko 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤maashaa.alaah.xuuti.alaw.lajir..yaman.iimaan.nabigeena.ayaa.uduceeyey.al.yamanu.iimaan.scw.scw.csw

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tanks hbn🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله

  • @faismaeltallan
    @faismaeltallan 2 หลายเดือนก่อน

    Hbn aad bey u mahadsantahay

  • @abdimali5445
    @abdimali5445 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy wad nadeeqsisan warka masha allaah

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cadowga Allahayow Jabi,Munafaqyada carapta Allahayow Adiga Awooda kuciqaab kuwa ka kheyr badan Rabiyow Hoganka u dhiib.

    • @Fadumaabdirahman22
      @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน +1

      Allow ducada aqbal aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 2 หลายเดือนก่อน

    Mohamud Mohamed adde, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Israel marna guul gaarimayso Inshaa Allahu. Dhib ay ku hayso Falastiin ayadane laba jibaarkiisa bay haysta.( فإنهم يالمو ن كما تألمو ن وترجون من الله مالا يرجون) اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك خيرا.

  • @NasraMohamed-o1d
    @NasraMohamed-o1d 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 2 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid mascade allah ku xifdiyo luqada adag aad kula hadashay Israel ❤runtii waxey ka dhigan tahay iimaan miisaan leh in qalbigaaga uu ka buuxo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน

    allah guuleyo inta daalimiinta neceb aamiin

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 หลายเดือนก่อน

    Yemen 🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Shidanesheeko
    @Shidanesheeko 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guulaysta..mujaahidiin.walaalkiis.uhiilinaya.kudayda.khaliish.show.yamanu.iimaan

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay waxaan kabarinay intii dulmiday falastiin inuu illaahay cir dhul bad inuu alle masiibo aya ku dhamaadan alle ukeeno si degdaga aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤🥰🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedFaarah-cl6vs
    @AhmedFaarah-cl6vs 2 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsantihin

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 หลายเดือนก่อน +1

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 2 หลายเดือนก่อน

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب العذاب الأليم.

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 22 วันที่ผ่านมา

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤

  • @abdinasirabnaa
    @abdinasirabnaa 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @HeyDbm
    @HeyDbm 2 หลายเดือนก่อน

    Waa.sida

  • @KusowAli-i6y
    @KusowAli-i6y 2 หลายเดือนก่อน

    Asc h b n

  • @SeynabMuxudiin-xx6oh
    @SeynabMuxudiin-xx6oh 2 หลายเดือนก่อน

    Xutiyiinta iyoxidbullahi

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 2 หลายเดือนก่อน

    Jecliyaa MMCADE madax adeygiisa hal maalin muuna aaminin Israel iyo reer Galbeedku ineey guuleysanayaan, Khabiirku Laftirkiisa Geesi ah waa uun Abdi maalik Al-Houthi oo yar

  • @SeynabMuxudiin-xx6oh
    @SeynabMuxudiin-xx6oh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ya awoodbadan

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 หลายเดือนก่อน +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 2 หลายเดือนก่อน

    O marki la duqenayey markabka 😂xakey jiren cidanka usa iyo sxb 😅

  • @YousoufQalbi
    @YousoufQalbi 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @abdulkadirmohamed-px3rh
    @abdulkadirmohamed-px3rh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa kajiro warka adecadaha kale shegan ee werarka iran

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 หลายเดือนก่อน

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 2 หลายเดือนก่อน

    M /CADE AFKAGA CAANO LUGU KHABAY FALAN HKEYE WEYN

  • @abdirahmanmohamedmaalingaa4235
    @abdirahmanmohamedmaalingaa4235 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi america wee yaban thy yahuuda waa laga yaabiye ruusbka waa laga yabiye waxa soo hara china kaliya inta kale waa iska canbuulo carab saran america xuustiyiinta ka yaabise ukraine russn ka yaabsate yahuuda waxa ka yaabi falastiin mujahidiintiisa china dhiman iyo taywan

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 หลายเดือนก่อน

    Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda

  • @Maxbuubxaajimaxamed
    @Maxbuubxaajimaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Àsc❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    IDINKU MAAD ISKA DAYSAAN KALMADA XUUTIYIINTA? MAAD DHAHDAAN YEMEN?

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 หลายเดือนก่อน

    Reer galbeedka bariga dhexe waa looga adkaaday

  • @CabdiAdam-wx6ps
    @CabdiAdam-wx6ps 2 หลายเดือนก่อน

    Yuhuude duno dulmiga dunida ladhaaf dowlad wacan mtihid dulmibad kudhisantay diyaradahad aad leedahay ilaahay kuma duliyo dumarka iyocaruurta kuduqayinaysayo dulmiaad kulaysa dunida laga saar dalimbad tahay

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    WAXBA KA QABANKARI WEYNAY YEMEN MACNUHU WAA ADUUNKU HA ISUGU TAGO EE MAAHA WAXKALE. MIYAYDAAN FAHMIN LUUQADA USA IYO REER GALBEEDKA???

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamud cabaas hadduu Qassa tago sow ma ahan inuu madaxda xamaas la kulmo taasi saw noqon meyso arrimo jaajuusnimo oo ay faaiido ka heleyso yuhuuddu meeshaas.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Xuuti xamaas iyo xisbulah walaahi waa rag rag dhaafay iyo weliba taalibaan iyo Iran waa muslimka tayada leh alle barakada galiyey

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 หลายเดือนก่อน

    Sacudiga mar bu werarey xuutiga arintas maxa warbahintu hoosta u geliyen oo kor logu qadi wayey taas lama fahmin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    MAANTA WUXUU KA DILAY UKRAINE 2165 ASKARI KUWA GUDAHA RUUSHKA GALAY WAA GO'DOON XATAA MA SOO NOQON KARAAN WAXAANA LAGA DILAY 3500 QAARNA WAA LAGA QABTAY UKRAINE.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 หลายเดือนก่อน

    Netayahu shirka uu qabtey talow ma ilhaan miyey ugu hadli donan wayo mareykan ayago waxkasta og ayey dhihi wayen natanahu heshiis bu diidan yahay somalida yirahan run iyo ilko wa la cadeya ilhaan wa somali runtey shegtey aya dhici karta in ay ka fekeran talow hadalka ilhaan mareykan ma naga gosan karan dhaqalaha iyo kalmada laga fekerayan wayo netayahu iyo taliyasha ciidamada waxey isku bedelen tijaro xarbi dagalkey aad oga tajiren