Hani oo Shiil Gaari Gashay😳😱😱😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @namiup0274
    @namiup0274 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم امين يارب العالمين

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 หลายเดือนก่อน +2

    walalayal waxan dhihi lahaa ggabadhaas yeysan gaari wadin marxalad adag ayey ku jirta maskaxdeeda ma fadhido

  • @namiup0274
    @namiup0274 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم يسهل اذا جعلته سهلًا يارب

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 3 หลายเดือนก่อน

    Alla gabadhan TikTok aya walay Ilahay ha bad baadiyo 😳

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 หลายเดือนก่อน

    Aax Aax ilaahay qalbafa kujabi kaasow tii ka guursatayeey Hadhalin oo Hadhiiqin ilaahay baan kaaga baryayaa maskiintaan way waashay Cuqubo hakudhacdo ninkaasi iyo naagtaas

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 หลายเดือนก่อน

    Allow cafimad tam ah si Amiin yarabi

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan ehelkeeda ha daweyaan mediaha kasaraan dadkan lahadlaya weykusiwalaneysa moojad kale ayey kujirta nolosheeda aya lasixumaneysa 😢

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw 3 หลายเดือนก่อน

    ASC yaababi. Caawih. Hani❤❤❤

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 หลายเดือนก่อน +2

    Inantane maa ladaweyo

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk 3 หลายเดือนก่อน

    Sooy sooy why mohamed u jeceshahay kkkkkkkkk Kkkkkkkkk

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhu waredkeed haka duceysato hadey nool yihin hadey dhintena how xajido xaladu way usaxmeysa

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 3 หลายเดือนก่อน

    Waar naagtan maa la qabto aaway cidii dhashay??

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 3 หลายเดือนก่อน

    maxay la ooyaysaa gabadhan wax wayn baa ka si ah. magaceeda ayaa laga helayaa iyo gaariga numberkiisa.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 3 หลายเดือนก่อน

    Driver license 🪪 & registration Waa qasab inay hsysato qof somali ah wax uma qaban karo no body above the law

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan waxay u baahantahay in la seexiyo hurdo

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 3 หลายเดือนก่อน

    Wa email ka fiiri. Warqad maxa waaye

  • @AyanMohamed-x3w
    @AyanMohamed-x3w 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan dadkeedi awey aniga waan yaabey 24 saac weey ooyeysa

  • @Hodansooliyosaanag1987
    @Hodansooliyosaanag1987 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 3 หลายเดือนก่อน

    Maxamed bay ku waladay yaa alaah

  • @Labwa313
    @Labwa313 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan waa inaay dib iskugu noqota oy waxan ay damaynayso iska day so

  • @fahimacilmi3577
    @fahimacilmi3577 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 3 หลายเดือนก่อน

    Xageed joogtaa

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g 3 หลายเดือนก่อน

    somali yey gabadhan si yela war gabadhan way rafaday somali wayn oo dhan gabadhaan wax ma u qaban way sen illaa ilmaheda lo keeno ma dageso somaliyay gabadhan si yeela maxa idinku dhacay

  • @Hodansooliyosaanag1987
    @Hodansooliyosaanag1987 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahow jail lagu tuura