Gurigeyga daawada, hana qoslina

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 101

  • @khadraalel3740
    @khadraalel3740 2 หลายเดือนก่อน +20

    Walal dhinaca ilaahay isku xidh farxad bad dareemi walhi ee oohinta waxa keenaya ka fogaashaha rabbi

    • @umuiqlas1810
      @umuiqlas1810 หลายเดือนก่อน

      SX.salmo.waxad.tahay.gabar.qalbi.fican.alaha.kusohanunsho

  • @1984masara
    @1984masara 2 หลายเดือนก่อน +7

    Thank you for sharing you are one of the most honest influencers on social media 🎉please don’t believe the life you see on these platforms, people will only show you what they want you to see, be happy always luv.

  • @cocoo456
    @cocoo456 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you so much so walalo, i feel like today. 😢 and my mother is the most organized and clean woman i know, ManshAllah.

  • @NoRainNoFlowersz
    @NoRainNoFlowersz 2 หลายเดือนก่อน +5

    Salma Quruxbadaan don't worry I have been there. I use to be so messy wallahi and this year I have made a decision I wanted to get ORGANISED. The first thing I changed was to make my bed every day...then when that habit became second nature I slowely added another one and another one. You are intelligent and gifted I believe in you. May Allah make it very easy for you to build good habits.

  • @asmadaahiramare2639
    @asmadaahiramare2639 8 วันที่ผ่านมา

    Ileen waxaan ku jeclahay kuu tageero ileen isu tabeecadbaa nahnayba xaga dabeecada isaga mid nahnay ❤salma waan ku jeclahy ❤waana ku tageera ❤ adiga ayaan inta badan muqaldaada dawadaa kama cajiso inaa ku fiirsado ❤🇸🇴❤ kareemka see u soo dalpadaa anoo soomaalia jooga❤ qali Isoo jawaab

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 2 หลายเดือนก่อน +3

    Runta kugu jeclhy salma quruxey wax badan ka faaiide waxa kamid tahay dadka aan janada inaa daris ku noqono jeclhy allow na hanuuni ani iyo adiba wakuso duceyna xubiyy ilintada ima farxad galiso ina ku jecelahay darema abyo hada fariinteyda argto ina dhola cadeso rajeyna insha Allah 💞☺️🥺
    Kaaga timid asma 💗💌

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 2 หลายเดือนก่อน +3

    Don’t stress out, take good care of yourself. it is ok to ask for help. And
    remember to please Allah not human beings.

  • @anababdi6364
    @anababdi6364 หลายเดือนก่อน +1

    Habo Haka fakarin dadka waxa ay leeyihiin waxa aad qaban kartid qabo wixii kale malinta Fasaxa aad tahay deep cleaning same. It is never too late to change as long as you breath.
    Waxaan kalo isku dayda in aad salaad bilawdid waa nafaqadaNafta ay u bahantahay

  • @Umunoah
    @Umunoah หลายเดือนก่อน +1

    Its ok sister, take your time. I used to live in Norway hated doing house chores luckily I moved to Africa Now I am paying people do that to me while I am focusing to work and be a mother who is available for her kids….

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 2 หลายเดือนก่อน +3

    Only Allah is perfect. I am areebo sometimes and it is ok.

  • @FarxiyoawuukarMaxamed
    @FarxiyoawuukarMaxamed หลายเดือนก่อน

    Xabiibti wax kaa qalbi wanaagsan ma arkin balse ilaahey haku so hanuuniyo🤲

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 2 หลายเดือนก่อน +4

    Salmay ano hada shaqo ka imadey gurigana malmahan dhan an taban. ayan hada arkey video gaaga wallhi wan qosley😢 wallhi cajiska uu iska jiraa we love you 😍 abaayo qalbiga dadka bad ka hadashaa ❤ thank you

  • @sumayyahyusuf7142
    @sumayyahyusuf7142 2 หลายเดือนก่อน +3

    Girl nothing is wrong with you most of us living in Europe are like this. me, my sis and friend we try to call each other twice a week to clean sametime so if that works do it or try to find suitable strategies and be kind to yourself qali 😊

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hbbteh qof prefect ah majiro wlhi qof walba wa Sidan wlhi mararka qar indhaha ka fiiriya ❤

  • @ayaanlafoole5870
    @ayaanlafoole5870 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah qalbi qurux qaali qalanjo hore usoco ceeb malihid daalka qurbaha iyo waqti yar baa sabab uah gaari baad tahay

  • @siradm
    @siradm หลายเดือนก่อน +2

    Taas nolosha dhabta ah maaha. Dadkaasi waa adoo intan hore naga qariya iyo annagoo keenna markan hagaajino soo duubna, waa caadi kaligaa maaha, meeshan iyadaa daal ah, qofki 10 qof ma noqon karo. Is okey, kaligaa maaha ee ha isku wareerinin, way qarsadan waxan dadku

  • @carfoonshankaroon90
    @carfoonshankaroon90 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah, habo as a mother of two daughters you are ok. Please don’t let the social media confuse you specifically the influencers.

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaaaaah xafidulaahi Mami ruunta ka hadashey guuleso ku leyahay ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 2 หลายเดือนก่อน +2

    My sister none of us are perfect do what works for you beautiful girl ❤

  • @abdullahdugow5307
    @abdullahdugow5307 หลายเดือนก่อน

    she is very beautiful in hijab our sister and like watching only

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah your house looks beautiful well done ❤❤

  • @عبادالرحمن-ج1ك
    @عبادالرحمن-ج1ك หลายเดือนก่อน

    Alhamdulilah iniga dad ka nidamka jecel ahay diiqad baaba iqabata hadii howshu iskaga kay dhexyacdo😂

  • @suhailah7170
    @suhailah7170 2 หลายเดือนก่อน +1

    My advice to you, my beautiful sisters, to do more of these videos clean with me. I was cleaning with you its modification to a lot of people ❤❤❤

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah sooma arkin guriga markaad nadiifiso inuu kusoo jiidanaayo ilaahey caajiska hakaa qaado walaal aniga gurigeyga waxaan jeclahey markasta inuu nadiif ahaado waxaan arkaa anoo shaqo kasoo daaley markaan guriga imaado hadana wax Nadiifis ku jiro

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 2 หลายเดือนก่อน +4

    Me too 😂😂 I don't like cleaning or cooking plus single mother with 4 kids 😂😂😂 tomboy too 👈 my kids cop me not cleaning

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kkk off course they will copy for your kids it’s not good for you sister wallahi you need to get up make rule mother for you kid clean your home teacher u noqo your own kids insha Alah when they grow up your kids who will marry no sister wallahi even me I don’t like to cook and single mother I love cleaning and organizing my house and i teach them my three kids Alx ka kac hurdada sister

    • @FaisaMusse
      @FaisaMusse 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@shukrimahamed2146 thx sis 😄😄😂 yes I cleaned when they young no choice after they go sleep but mashallah I used them by time age 7 they were clean good, but by age 14 addicted to the game n No one doing they choice kkkk I call police so many times 👈 so i give up let it be n if they hungry they know how to cook for they 👈 mashallah my youngest 19 yrs old n they all in college 👈 guess who's make the house dirty me me 😏 hey they all boys good luck with they wife not my problem but they will be provided for sure will respect ladies . Mashallah their father did cook n clean n pay bills but reality for me after divorce no more stay home mother but working mother 😀

    • @FaisaMusse
      @FaisaMusse 2 หลายเดือนก่อน

      @@shukrimahamed2146 before they going college two hours away so they live far away from me because they said they don't like my drama because I said be home before sun go down n also I need to know u going to be one week before they don't like my rules because they grow then move out my house 🏠 kkkk not easy test to raise boys in western world now they move back home n go to college close home 😄 no freedom for me all drama back mashallah full in school n part working but no money for bills 💵 free rent for them 😂😂 is better put full time all to where kids going n they friends no privacy 🔏 no worry clean yes Sunday clean day if I'm good mood n for food call doordash easy way out

  • @abdiali3836
    @abdiali3836 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scww salma yariisay waxa aan doonayyaa giriimka ander ajka waxa aan kula jooga iswidhen sideen ku heli karaa Habar yar magars mer sha iigu woran waa wiil kayga Allah. Haiidaayo hadaad aragto woraalkayga ila soo xiriir.

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman หลายเดือนก่อน

    انا الإنسان كثير بحب ترتيب البيت وتنظيف wlh ila markn yara waxs laygu arky shakh siydeyda kamid thy mel wasaq ah wa dhibsda guriga hoydey adban unadifiya xta hada family wa iga war hyn ina jeclhy wax nadifin

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ Abayo mashallah gulayas

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 หลายเดือนก่อน

    maasha Allah Allahuma bariik. siscyiu got a new subscribe😊.
    really enjoy your vlog ❤

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b หลายเดือนก่อน +1

    Nooooo' aad baan u necbahay guriga inuu isku dhex daadsanaado I hate hate hateee😅

  • @wm9669
    @wm9669 หลายเดือนก่อน

    Salma. Social media wa meel been badaan.
    Your house is nice even when it is messy. You are not areebo just a bit messy like so many people.
    You are hoyo and life itself is stressfull.
    I hate shaqo guuri iyo cuunto kariis.
    Beerito waxa sosocda cleaners. 💃🏻

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 2 หลายเดือนก่อน

    Salma anaa kula mida waliba inaan kaa darnahay bn filayaa wlhi. ❤❤❤ muhiimaddu waa inaysan wax bakteeriya ka dhalanayso kuu oolin musqusa iyo kikadu waa important ☝️

  • @Sglcooks1
    @Sglcooks1 2 หลายเดือนก่อน +2

    I am with,I don’t like cleaning but I like to cook and bake 😂

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 หลายเดือนก่อน +1

      Girl, am the exact opposite! I hate cooking and baking but I love cleaning 😅

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 หลายเดือนก่อน

      I love cooking and baking. Aan idiin yara faanee yesterday waxaan sameeyey pita bread (foolproof recipe) and Iraqi date cookies called Kleicha. So yummy 💗

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salamo Yar ❤❤❤❤ ma tahid qofa xun dad badan oo noocas ah ay jira aduunka qofa walb qofa shanah ay jira

  • @Qaali-ts4ke
    @Qaali-ts4ke 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha ha ku soo hadeeyo habaryareey sidaan si fican maha

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sis hoosha yar yareeso maalin musqulaha iyo kushiinka iska nadiifi maalinta kale qolalka jiifka iska nadiifi hadii aad ku daaleyso teda kale vitamino cab oo daalka ka biya 👍👍👍

  • @Aixasm
    @Aixasm หลายเดือนก่อน

    Waa runta Dadku isku mid maha anigu mr walpa wax kla hagajiya ahy

  • @Qa.70
    @Qa.70 2 หลายเดือนก่อน +2

    Salamay waxas waa caadi abyo dadka qof walba dabecad leeyahy.. ani waaba kugu jeclhay sidaa tahay inaa ahatid oo show off samayn.. dadka badanaa iyagoo lahayn dabeecadas bay iska dhig dhigaan.. so be authentic xbbt halkaa kay❤

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 หลายเดือนก่อน

    nadaafada waa iimaanka barkiis

  • @AaminoHussein-ns4wm
    @AaminoHussein-ns4wm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga xita ma jcli hoosha joogtada ah waayo wax kala ka fakaraan waayo aremo ma ahi lkin jogteeda ma jcli 🎉

  • @Thepitchview90
    @Thepitchview90 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa saa shaqada yaraanta lagubartaa hadhaw waxay kuunoqonayasaa noloshaada caadiga

  • @MaryamaHassan-f6n
    @MaryamaHassan-f6n 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxbey nolosha social waa been qof perfekti ma jiro guryaha maalinka ay nadiifiyan duuba

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 หลายเดือนก่อน

    Asc maansha Allaah habo maxaad u tiri ha khoslina waa guri Qurux badan oo nadiif ah maansha Allaah.illaahey ha ku xiseeyo.❤❤❤

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i หลายเดือนก่อน +1

    waa aniga qofka ad shegayso wasakh ma jecli hadana waxba ma qaban karo gari wahsatay unban isu bixiyay

  • @mubarakmubarak3407
    @mubarakmubarak3407 2 หลายเดือนก่อน +1

    First comments reply salma ❤

  • @NejouaNejoua-p2v
    @NejouaNejoua-p2v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc salma waxad tahay gabadh qalbi fiican hadaan kula taliyo shaqada guriga hadaad is barto inuu gurigaagu mar walba nadiif yahay adiga ayaa raadin doona dabeecad ayeey kaa noqon doonta mar wa iska caadi waxaasi dhib malaha

  • @Imanabdullahi1
    @Imanabdullahi1 หลายเดือนก่อน

    Abaayo nolosha ma dhameestirna qofba wax ayuu ku fiicanyahay tan guriga hadaa ku fiicneen shaqada banaanka ayaa ku fiicantahay

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 หลายเดือนก่อน

    Salmo abaayo sheekadan kaliga maha aniga xataa sasan ayey waliba waxaan ahaa gabadha guriga hawshisha oo dhan qabata markan reerkeyga lanoolah. Lakiin hada markan reer yeeshey waban nicbahey .

  • @MahadoYabarow
    @MahadoYabarow 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nagaha Guriga Nadifiyo Hawacan waa tugo waa in ad kortaganatit Ani wey I xaden

  • @Fatimaalisama
    @Fatimaalisama 26 วันที่ผ่านมา

    Wllo ana Kula ma yurubna wan jooga

  • @fatmabuffallo4095
    @fatmabuffallo4095 2 หลายเดือนก่อน

    Naag nool iska dhigtay👏👏

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @NajmaMaxamed-bg3fd
    @NajmaMaxamed-bg3fd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo note ku qor o samee dhehna Bismillah ka hor intadan bilabin

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 หลายเดือนก่อน

    Culeeska Allaha kaa qaado Ee cibaadada badso iyo istighfaarta.

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b หลายเดือนก่อน

    Aniga shaqsiyadayda infp baa la yidhaahda waa shakhsiyad waalan

  • @aswaanpumping
    @aswaanpumping 2 หลายเดือนก่อน

    Is okay, aniba adigo kale ayan ahay badanka ma hagajiyo lkn sabtikasta ayan guriga hagajia. qofkasta perfekt maha so marka haka xuman qaali. Love u frome Germany

  • @Jamalmursal-k7y
    @Jamalmursal-k7y หลายเดือนก่อน

    Wad quruxsantahay lakin arajo aya Tahay

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 2 หลายเดือนก่อน +2

    Salmo baali ma tihid waxad u bahanthy plan. Si u guriga kugu qurux badanado

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i หลายเดือนก่อน

    creamka hargiesa malaga hela salmay iso jwb plz

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka oo idil wa kula mid behend camera ee caadi iska dhig salmaay

  • @maryamayosof8163
    @maryamayosof8163 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qof malin walba tagan ma jiro dadka qar noloshoda been ay ka shegaan

  • @FartunAmiin-x3d
    @FartunAmiin-x3d 2 หลายเดือนก่อน

    Qof 24 sac gurigod sas isku tosanyahay ma jiro marki la hagajiyo lee lagu soo dubaa mided kale dad aa ku nol binadankan asab wasaq socota ah

  • @IfrahIsmail-d6x
    @IfrahIsmail-d6x 2 หลายเดือนก่อน

    Salma don’t worry hooyo I am over55 and I am like you don’t worry hooyo
    Waxaan ahay hard worker and hadana waxaan ahay wig maesy ah 6 various ayaan koriyay wanna ka dabaashay kkkkk

  • @Ekorre-bx8rh
    @Ekorre-bx8rh หลายเดือนก่อน

    Jag älskar dig salma

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 2 หลายเดือนก่อน

    Walahay ban ku dhartee ani ani ma arki karo guri is dhax yaal maryo wasaq ah Wel is dhax yacsan gurigay waxan jeclahay inan raxo daremo markan so kaco melkasta clean inan ka dhigo ta 2 bad cuna karin ma jecli cunada xafada in cidkale kariso kijada mel kasta Ana nadab sada
    Lkn ani cebtay da ma jecli banan ama shaqo banan waxan raba inan guriga iska dhax jogo guriga shaqadisa Marka dhameyo xita fadhiga ma jecli qolkay ayaan gala ilmo iyo guri wan ka afka hay lkn waxa cilad iga hesta shaqadi banan ka Alx ani iyo gabar tayda yar Wll day aya na bila hada yurub ayaan so galay ma aqan wal wal mel aan wax ka bilabo ayan ka biqi mana ahí dad ka Sxb da leh kali socod iska ahay lkn manta inshalalh tas na rabi ayaan talo usaran waxan uga socdo salmo Wll ani na iso ducee inan shaqo da banan ka naag adag Ku noqodo😂 adina farax sanow Wll dad ku isku mid maha wana lagu tixgaliya qof kasta rabi tan kisa Mashalalh hore usoco wll

  • @faayo19
    @faayo19 2 หลายเดือนก่อน

    Areeba qabi fican ficana tehe m.a

  • @shugrigeeseyofficial2975
    @shugrigeeseyofficial2975 2 หลายเดือนก่อน

    Wlh Abayo saas ayan Ahaye Aniga xata nin A iqawo lkn Qalbiga ka dilanahaye markasto aniga isla yabo

  • @RuunShaaciye
    @RuunShaaciye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey culeeska haka qado mcnto

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hurdo mañana igu soo dhacyso hay wax yar oo shaqa itaalo dulqad badne

  • @Shukricadey22
    @Shukricadey22 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ado hl heesto ma nocas tahay ada areba Ah😂😂

  • @IstarXasancabdi
    @IstarXasancabdi หลายเดือนก่อน

    Bax wacal yahay wacashu dhashay

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى
    @املمحمدالهاشمىالهاشمى 2 หลายเดือนก่อน

    Wa oky anu mar mar ban sas noqodaa ee hawbixin qofna waxba kama galin naftada oo nolow

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 หลายเดือนก่อน

    Abayo gurigaga qarso bari jid luguu so maro yuu ku noqon videogan. Waa iga talo walashay.

  • @FaadumoShiine22
    @FaadumoShiine22 หลายเดือนก่อน

    Oyintaada kuma qasaarin

  • @bashirali4887
    @bashirali4887 2 หลายเดือนก่อน

    Mansh alh

  • @AyanAli-kf8hn
    @AyanAli-kf8hn 2 หลายเดือนก่อน

    Gurida kolba mel ah iyo xanfashka somali ban unahe😂 lkn de inaga dhis iswidhishka o xanfashka iska kalayare.😅😅😅😅

  • @naimomohamud4014
    @naimomohamud4014 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga iyo adiga isku mid ayan nahay lkn waxan ku kala duwanahay aniga wagaan yaraa ayaa shaqada la igu so cabay hada hooyo daalan ayan ahay

  • @Abdishakurharun
    @Abdishakurharun 2 หลายเดือนก่อน

    Illah kabaq xijabo

  • @nyg1162
    @nyg1162 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @bilanxassan8415
    @bilanxassan8415 2 หลายเดือนก่อน

    waxbaa ku bedalay coz san maad ahayn yacni dadka waxooga ma fiirin jirin lkn aqirki waa kan

  • @maxamedcolaad8455
    @maxamedcolaad8455 2 หลายเดือนก่อน

    Love you selma❤❤

  • @IfrahHussein-w1i
    @IfrahHussein-w1i 2 หลายเดือนก่อน

    Lkn maxad o oyday

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 2 หลายเดือนก่อน

    Naya walagu Cayuumey sankuguma firsan karo waxaan joga Holland Wan ku imaan Kab sankugu wado wad yaabi fidhiqo yahey adigu sog an arki wayo gurigaada o Nuuraya meel walba ubax dhig niinka wasaq ku apayuustey Rol model u tahay Somali ajanabi ku qabo naya

    • @Qa.70
      @Qa.70 2 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂 naaa energy badnidaa makaa dhabaa waxaa akhrinaysid mise waa kaftamee.. nin ajanabi haduu qabo naagta ma somali bay matasha shaqsiyadeeday matashaaye naa naso waa daalan tahee

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Qa.70sow taan yaabay 😂

  • @sunduseey414
    @sunduseey414 2 หลายเดือนก่อน

    Salmooo love you ❤

  • @Nashka12-v5o
    @Nashka12-v5o 2 หลายเดือนก่อน

    kula mid ahay wlhi😢 anbo

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @anabali5298
    @anabali5298 2 หลายเดือนก่อน

    ❤runta kugu jeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😅

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 หลายเดือนก่อน

    There are plenty of tidying, organisational & cooking courses you could take which you might find helpful. Look for ones in your city. It is important to be clean and tidy otherwise it spills in other areas of your life.. like your out of control house situation your behaviour will also become out of control which i noticed in you. I also noticed even your outward appearance when you're out is unkempt e.g your hair. Hayga xanaaqin Salma walaal it is my observation. Hooyooyinkeena illahay khair ha siiyee siday is lahaayeen wax ha bartaan ha shaqaystaan nolol ha lahaadaan ayeey ina curyaamiyeen because yaraantooda school inay aadaan looma ogolaan jirin hooyooyinkoodana wey ku shaqaysan jireen. Markaa Salma is bedel hadii kale inantaada will inherit these bad traits.