Sida Lagu jaro caadada xun siigada Qofka sameya xanunkan Haka cabsado

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 345

  • @faysalcabdilahi3694
    @faysalcabdilahi3694 4 ปีที่แล้ว +487

    Inta jecel in ay Qur'aanka xifdiyaan like dhac iigu siiya
    Please

    • @ceynimohamedabdullahi8028
      @ceynimohamedabdullahi8028 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah nawafajiyo
      Wlhi wan jclhy inan xaafid noqdo
      Hadanh wan haya dadalkeda alx🤲🤲

    • @Yyfre
      @Yyfre 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilahey Hana hanuniyo
      Lakin like wexe ku tareyso majirto

    • @IbrahimMohamed-ll7ci
      @IbrahimMohamed-ll7ci 2 ปีที่แล้ว

      Mahd sanid sheqwo

    • @MaryamaAbdulahi-er5ug
      @MaryamaAbdulahi-er5ug 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤🫶

  • @Muhammaddahir99
    @Muhammaddahir99 4 ปีที่แล้ว +172

    Anaa samayn jiray waxaas waa run sheekh hadana waan ka bogsaday alhamdullillah ✊🏿

  • @fuaadfj3447
    @fuaadfj3447 4 ปีที่แล้ว +169

    Dhabtii wxa layiri qof ka siigeysanaya salada uu dukano sax maha
    Hadii ey sax ahan la hed maba sigeysan lahe
    Salada wxey dadaka ka rebtaa fawaxishada iyo munkarka
    Plz alle dartii isga dhaaf wall ⛔⛔⛔

  • @apdilahihasan1435
    @apdilahihasan1435 2 ปีที่แล้ว +12

    Dhibta ugu wayn een kala kulmay caqligaygii iyo garaadkaygiba wan ku wayay jidhkaygu waa xaadir maskaxdayda iyo qulubtayduba way maqan tahay yaa rabbi cafimad ban ku waydistay iso duceya walalyal😭😭😭😭😭

    • @Ahmed-gb1xm
      @Ahmed-gb1xm ปีที่แล้ว

      Wali ma wada sxbow jooji wad fcnani shaki laan

    • @alinuur980
      @alinuur980 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay hakaa dulqaado

    • @AmiinBadal-y5m
      @AmiinBadal-y5m 2 หลายเดือนก่อน

      Kala Mid ban away 😢😢

  • @zamiyazagal1560
    @zamiyazagal1560 4 ปีที่แล้ว +137

    Walalayal iska daaya waxaas ma fiicno ilahy haidinka madoobeeyo cudurkanah Alle hanaga qabto

  • @maskaxmaaldiiriye7046
    @maskaxmaaldiiriye7046 4 ปีที่แล้ว +22

    Inta Dhibkani Haysto Alle Haka Dulqaado inta aankufikirana Alle Haka ilaaliyo

  • @AhmedNuur-rm4hj
    @AhmedNuur-rm4hj ปีที่แล้ว +2

    II SOO DUCEEYA WALAALAYA WAAN KU DHIB QABAAHE😭😩🥹

    • @cfataaharabin772
      @cfataaharabin772 9 หลายเดือนก่อน

      Iska raaxayso zxp intaad geeruda lakulmaysud 😂😂

  • @zamzamomar1363
    @zamzamomar1363 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah sheekh Abdullah faarquu ilaahay haku barakeyo Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @halaneahmedofficial822
    @halaneahmedofficial822 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh wlhi wac Yi galin ficn baad bixisay mahadsanid100%

  • @Tayzar303
    @Tayzar303 2 ปีที่แล้ว +4

    Tnx macalin maanta go,aan kaqaadanayaa I.a

  • @ruqiyoaxmed7190
    @ruqiyoaxmed7190 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah shekhunaa allaha nookaaxafido allaha Nevada fahansiiyo kheerka aamin jazaakal laahu kheyr

  • @KhadarMaxamed-ym1mn
    @KhadarMaxamed-ym1mn 4 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaarabi illaahow naga madoobee caadadan xun Aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 2 ปีที่แล้ว +1

    Isoo duceya sxpyaal in uu alle I ilowsiyo xumantas

  • @abdirahmanAden-ko5dx
    @abdirahmanAden-ko5dx ปีที่แล้ว +1

    21_11_2023 baa iigu dambeesa wlhi sameen maayo wlhi sameen maayo wlhi sameen maayo

    • @zacky8182
      @zacky8182 6 หลายเดือนก่อน

      Haye Sxb hadda xageey wax kuu maraayaan.

  • @cilmisheekeeye4127
    @cilmisheekeeye4127 4 ปีที่แล้ว +13

    Kkkkk wax kale dhalinta haloosheego maanta waxaan ahay qofka ugu horeeyo

  • @gaasxaaji4482
    @gaasxaaji4482 4 ปีที่แล้ว +8

    Allow nagabadbaadi
    Kuwasameeyana allow sii bedal khayrqaba
    Subxaanalaah
    Allow balaayo gamaha hanoogeli

  • @caashoabdilaahi4688
    @caashoabdilaahi4688 4 ปีที่แล้ว +30

    Ilahw danbi dhaaf kuwydiisany😭🤲🤲🤲

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 4 ปีที่แล้ว +4

    Ma Sha allha Sheikh jazakallh ale ha naxafido dhamaan teen😔🤲

  • @ilovemymom1623
    @ilovemymom1623 4 ปีที่แล้ว +4

    mashaallah sheikh jazakallaah kheer baarakallah

  • @zakijobrabashiir7636
    @zakijobrabashiir7636 3 ปีที่แล้ว +4

    Macduuc muhiima alle hanagu anfaco🙌

  • @abdullahicaato7651
    @abdullahicaato7651 4 ปีที่แล้ว +27

    Sheeqa Aad Iyo Aad Ayaad U Nahadsan Tahy Ilhy Janada Ha Isku Keen Kulmiyo

  • @misramuse9685
    @misramuse9685 4 ปีที่แล้ว +5

    masha allaah ilaahayow ku barkeey dhamaan adiga iyo dhamaan inta dacawada ilaahay fulisa insha allaah

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow rabiyow nin fcn isiii yarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @risakosman562
    @risakosman562 4 ปีที่แล้ว +22

    DHalInYarooy👌Iska Daya Hdii Aad sameysan👍Hda IsTicmalina Ha BilaWin👌

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 2 ปีที่แล้ว +6

    Muuqaalkaan waa muuqaal aad u dheer hase ahaatee waan dawadey asagoo dhan, si aan u ogaado macluumaad ka badan intaan ka hayo caadadaan xun,
    Aniga comment-gaan uma soo qorin inaan nafteyda ka sheekeeyo, Hadana Alxamdullaah Alle mahadii kama mid ahi dhalintaan ku waalatay caadadaan xun.
    Waxaan aaminsanahay Qofku hadii uu yahay mid iimaankiisu sareeyo oo Alle ka xishoodo yahayna mid Rabbigii iyo sunada rasuulka S.c.w raaca, Ma sameynayo caadadaan foosha xun.
    Ugu dambeyn cumarow adiga iyo kuwa comment-gaan akhrinaya waxaan idin sheegayaa, faa idada ay leedhay iska deynta caadadaan.
    Aniga waxbarashadayda kasoo bilow dugsi hoose ilaa sare,
    Fasal kasta aan soo faristay waxaan ka gali jidhay kaalinta koowaad waana xaqiiq, waxaan kaloo ahaa horjoogaha ardayda ama kaabi galaas, Alxm dadaal iyo fahankeyga oo xoogganaa iyo Alle kacabsi joogta ah baan halkaa ku gaadhay, hadane jaamici, macalin, dhiirigeliye iyo daaci baan ahay.
    Marka dhalinyaroy iska daaya caadadaan xun Allena u towbad keena.
    FADLAN IGA RAALI NOQDA QORMADEYDAAN DHEERAATAY DARTEED.

  • @germanytoday4245
    @germanytoday4245 4 ปีที่แล้ว +52

    bahashaas markad iska dayso nolol kalo oo macaan ayaad gelaysaa adoo iska faraxsan ayaad arki

    • @shandhakoboyniga8998
      @shandhakoboyniga8998 4 ปีที่แล้ว +1

      Muqalkale oo sigaysi loo ga hadlayo Ku GU arkay

    • @jalle_9596
      @jalle_9596 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shandhakoboyniga8998 😅😅😅😅

    • @dooliaxmed6260
      @dooliaxmed6260 4 ปีที่แล้ว

      @@shandhakoboyniga8998 adi maxaa ka qabanaysay Marka kkkkkk

    • @shandhakoboyniga8998
      @shandhakoboyniga8998 4 ปีที่แล้ว

      @@dooliaxmed6260 cilmi baaris baan waday kk shp lkn xagaan hadad marsoo booqatat waan kufahmi karaaye alaha ku qaboojiyo kkk

    • @dooliaxmed6260
      @dooliaxmed6260 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shandhakoboyniga8998 amiin ilaah Hana qabo jiyo 😷😷😷😷

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 3 ปีที่แล้ว +5

    bahashaas baadhitaan badan ayaan ku sameeyey ilaa dhalhaatiir ayaan la xidhiidhey waa aafo walhy boqol cudur oo nafsiyan ah ayaa laga qaadaa oo qaarkood ayna daawo lahayn
    lkn waxaa farxad ah 3bilood keliya hadaad joojiso waxaad ku laabanaysaa sidaadii hore
    jidhkeenu waa unugyo mar kasta oo unugyadii hore dhintaan qaar cusub ayaa dhalanaya

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 3 ปีที่แล้ว

      @@AbiikarYare haa hadaad joojiso waa waxa ugu fudud ee laga bogsado bil keliya ayaan qof cusub ku noqdey

  • @sharmalegend9695
    @sharmalegend9695 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa allah dambi dhaaf ayaan ku waydiisanaya amiin

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +7

    Subaxanallah illaahow naga dhowro..niman buuxa iyo naag

  • @mindasahmed9327
    @mindasahmed9327 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalah sheekhow ilahay haku barakayo wax fican bad Nosheegta marwalba sheekhow

  • @jewahirgarad510
    @jewahirgarad510 4 ปีที่แล้ว +3

    Xasbiyallaahu wa nimca wakiilan.Jazzakallaah qayir sheeq.

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 4 ปีที่แล้ว +32

    Sheekh waxad kasoo hadasha
    Qof jecel qof ka fog ama wadankale jooga
    Sidee u kasban karta

    • @biggyb7923
      @biggyb7923 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlshy USamir Mar Uun Waad HeLi

    • @khadarlove9761
      @khadarlove9761 4 ปีที่แล้ว +4

      Sheekha muxuu ka garan waxaas 😂😂😂

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 4 ปีที่แล้ว

      Koly mid mesha aad joogto kulajooga fiican intaad kubixin lahayd mid kaamaqan, ee wax fican allah waydiiso

    • @arwaaxofficial1332
      @arwaaxofficial1332 4 ปีที่แล้ว

      MAKULA TALIYA WLL

    • @honeysherrif4210
      @honeysherrif4210 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo istiqfaarta
      Iyo ducoyinka kale badi
      In sha allah waad heli

  • @tukawyarawxassan7725
    @tukawyarawxassan7725 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh Allah ku sharafo aamiin yaa raabi waxaasi waa kubaabacani wlhi runtii Allah naga rebo

  • @ummuharuun5397
    @ummuharuun5397 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah waa arin muhiima jazakallah khery

  • @shaaficiabdicali
    @shaaficiabdicali ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheekh Allaha kubarakeeyo

  • @halimamusaali6851
    @halimamusaali6851 4 ปีที่แล้ว +20

    Amiin shekhunaa ar waan ficnhay astagfiru allaah👂🙈

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc SH Jasaka Alahu kheer Ilahay ha ku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi

  • @muniirmk8488
    @muniirmk8488 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah sheikh wad mahad santhay runtii waa caado xun

  • @deeqocabdulahi1338
    @deeqocabdulahi1338 4 ปีที่แล้ว +11

    Sheeq cabdulahi su,Al an kuweydiina lambarkaga isii plz

  • @SHARAFGEAMER
    @SHARAFGEAMER 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow adaan kaa magan galayy❤

  • @xadanhajir7320
    @xadanhajir7320 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhalin yarada oo dhan alahaa ka madoobeyo

  • @ciisecaraaye821
    @ciisecaraaye821 2 ปีที่แล้ว +1

    In shaaa allah maan ta aayaa iiigu danbeeyso wllhi

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +2

    Jizakallah kheyr sheekhow illaaheey umadan ha so hadeeyo

  • @hassankadar6171
    @hassankadar6171 4 ปีที่แล้ว +9

    Manshalah ani bishana kowdeeda bilaabay inaa dhaafo waana wada maanta ka toban cisho weeye isooduceeya walalayaal.

  • @beli-qx8cc
    @beli-qx8cc ปีที่แล้ว

    Waabalan mardanbe masameynaayo insha alaah sheeq

  • @axmedMaxamud-b6j
    @axmedMaxamud-b6j 16 วันที่ผ่านมา

    gainka hore ama habeenkii waa inta ugu badan

  • @zkicadde1833
    @zkicadde1833 3 ปีที่แล้ว +13

    Waadmahadsantahay waan iskadhaafayaa insha allah ♥🙏

  • @qnnajax
    @qnnajax 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh waxan doonayaa Ina kula wadaago arin ilaso xidhidhii

  • @MOSTAFEKANTE341
    @MOSTAFEKANTE341 ปีที่แล้ว

    Walalayal isoo duceya Inu ilahay iga modobeyo😭

  • @dalfuredeckowkhalif8436
    @dalfuredeckowkhalif8436 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh suaal raallina IGA noqo rabbiga hakaa raallin nodee bishi halmar lama siigysan karaa (1) month

  • @bossqeys5316
    @bossqeys5316 ปีที่แล้ว +1

    7 sano siigeysanooyaa rajo ma leeyahay oo hadan iska daayo maka ficnaaanaaa

  • @عبدالرحمنابنمسعد
    @عبدالرحمنابنمسعد 2 ปีที่แล้ว

    SHEEKH HALKEE LASOO HADLAA ARIN BAA IHAYSATA ILA XALI TALO 😭✋

  • @abdalla_abroz43
    @abdalla_abroz43 4 ปีที่แล้ว +6

    Jasakumulah khayran

  • @qaysarcabdiwali7184
    @qaysarcabdiwali7184 ปีที่แล้ว

    Maanta tariiqda tahy 21/32023
    ayaaaigudanbaysa in aan mardanbe samaynayn.insha alalah

  • @cabdirashiidrashka1799
    @cabdirashiidrashka1799 3 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا

  • @feyeslmxamd239
    @feyeslmxamd239 2 ปีที่แล้ว

    Badbaadochanlii watiimsta

  • @abdinasirisse6983
    @abdinasirisse6983 4 ปีที่แล้ว +3

    Shiikhow illhy haku xfdidee hdd awoodo nummerkaga baan rabaa seen ku heli karaa

  • @Safiirka09
    @Safiirka09 5 หลายเดือนก่อน

    Waan joojiyay alx

  • @maxamedyuusuf5306
    @maxamedyuusuf5306 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ayaan ka baryayaa in ilaahay iga madoobeeyo

  • @Ismajoy
    @Ismajoy 27 วันที่ผ่านมา

    Allow naga bad baadi

  • @hafsaahmet8912
    @hafsaahmet8912 4 ปีที่แล้ว +9

    Mozhalah 🤗sheekh ilahy janada hku geeyo❤

  • @maxamedyare203
    @maxamedyare203 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhoow mahadsanid

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp ปีที่แล้ว

    Ii soo duceeya dhaantiin

  • @khadardooga3718
    @khadardooga3718 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayaw nacafi ayaa rabal caalamiin

  • @AamiinMahmud
    @AamiinMahmud 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alaw na bad baadi

  • @sucdi1465
    @sucdi1465 4 ปีที่แล้ว +6

    Alaha kuxifdiyo shiiq

  • @drmaahirking6356
    @drmaahirking6356 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow naga madoobee waxaa 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @josephdecco126
    @josephdecco126 4 ปีที่แล้ว +12

    Siigada xataaa waxay luminaysaaa xasuusstaaada iyo caqligaada ooo dilmaya timahooo kutaata iyo waxyaaalo badan iska ilaaliya

    • @ahmedhassanali2634
      @ahmedhassanali2634 4 ปีที่แล้ว

      Runta wllhi ani sxbday 4 sano kahor aan sxba aheyn hada magacyashoda maxuususta

  • @sharmakeabdi7580
    @sharmakeabdi7580 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh daawadiisa waa guur wax lasameeyo maheyno kumeel gaar daawo ayan ku sugayay soonka malinta soomo nafaqo badan ayanba cuna walah

  • @MaxamadCarb
    @MaxamadCarb หลายเดือนก่อน

    Thank you 😊 shq

  • @mohamethveisal
    @mohamethveisal ปีที่แล้ว

    Illhay waxan ka bar yaya inuu waxas iga madoo beeyo wllaloyal

  • @ruqiyoaxmed7190
    @ruqiyoaxmed7190 4 ปีที่แล้ว +34

    من استطاع منكم الباءة فليتزج

  • @honeysherrif4210
    @honeysherrif4210 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah sheikh

  • @hamdiahmed1143
    @hamdiahmed1143 4 ปีที่แล้ว +4

    Amiin ya rabi 🤲🤲

  • @naajiabdi993
    @naajiabdi993 4 ปีที่แล้ว +1

    Isoo duceeyaa hada bil ayaan ka jogaa markan iska daayey

  • @maryamamaxamedaadan7377
    @maryamamaxamedaadan7377 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadaad umahadsantahay yaa sheikh ilaahey nabarakeeyo dhibaatooyinkan dambe Allah Naga dhinac mariyo yaaxayul quyuum

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 4 ปีที่แล้ว +6

    Sonka muhiim wye wlhi

  • @OsmaanMaxamuudcali-vq4br
    @OsmaanMaxamuudcali-vq4br ปีที่แล้ว

    6/5/2023❤
    Tldo
    Twice 😢

  • @faysalcabdilahi3694
    @faysalcabdilahi3694 4 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah ilaahoow baga badbaadi

  • @maxamedyare203
    @maxamedyare203 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhoow waamahadsanid

  • @ALPHABOY1234
    @ALPHABOY1234 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid shiikh

  • @alinuur980
    @alinuur980 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow iga jar 13sano baan waxan kujiraa iiso duceeya

    • @Abdilaahidaacad33
      @Abdilaahidaacad33 7 หลายเดือนก่อน

      Ma joojisay mise waad wada 13 sano wax yar maha wll

  • @zakiali6605
    @zakiali6605 4 ปีที่แล้ว +3

    MAA Sha Allah

  • @dekowabdi4026
    @dekowabdi4026 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha allha sheik ilahi haku dowro wan sameya lkn hda wan iskaha dafaye markasto TH-cam ayan Galaha sey an isgaga daayo wxan

  • @aadanaqyaarmedia4990
    @aadanaqyaarmedia4990 4 ปีที่แล้ว +11

    Waad salaaman tihiin All ❤❤👈

  • @beli-qx8cc
    @beli-qx8cc ปีที่แล้ว

    insha alaah waniska deynaa

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka alah 🙏🙏🙏🙏💯alah ku barakeyo 💯

  • @hodanabdi5352
    @hodanabdi5352 4 ปีที่แล้ว +12

    Sheekhaw arinta dhalintu way ku washen
    Wax fiican ayaad u sheegtay

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 4 ปีที่แล้ว +6

    🤣🤣🤣 jazaakalaah

  • @feyeslmxamd239
    @feyeslmxamd239 2 ปีที่แล้ว +1

    Badbaadochanlii

  • @nabadnolol7414
    @nabadnolol7414 4 ปีที่แล้ว +7

    Allow naga ilaali xanuunkan fool xumada bdn

  • @ucofficialchannel4201
    @ucofficialchannel4201 3 ปีที่แล้ว +1

    Goaan wan kagari la ahay wlhi

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ustaad

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis135 4 ปีที่แล้ว +15

    Aniga dhagaha Ayaan ka maqlay
    Kaliye waxaas 🤮🤮🤮

  • @aswanabdinasir8221
    @aswanabdinasir8221 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @shiiddo
    @shiiddo 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah. Allayah diina

  • @amidnight
    @amidnight 3 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi wax ka khayr badan iigu badal bahashaas waa nacee

  • @halaneahmedofficial822
    @halaneahmedofficial822 4 ปีที่แล้ว

    Wow Halis weyn waaye Wlhi yaah siigaysi Qatar cadiim

  • @aaminnourcunshur6821
    @aaminnourcunshur6821 3 ปีที่แล้ว

    alx sheikh wllahi arin,wngsan ayad ka hadashy

  • @siciidabdi7145
    @siciidabdi7145 3 ปีที่แล้ว

    m.a cidwlboo smysa ha iska dhaafto