Fadlan intaydan wareysiga bilaabin biyo iyo koobab u soo dhiga dadka. Dhalinyaro maha wariyaha iyo abwaanka imisa daqiiqad buu cagta xaaji qufacayaa oo dhuunta qalalaysaa kan flimka duubaya xataa ma garto miyaa biyo u soo qabo ceeb may moodaan. Ka fakara next time Inshallah
6:16 (maanta aan iska gaabnaado ani hadii rabo lakin cimrigeeda passpork uu iigu qoranyahay)😂😂😂. Maki aa daawaday ma quslin beenta waaye, Allah ku Xafido ABWAAN.
Maki iyo saxiibadiis AUN kuligood sida marshaale, cali hiiraan iyo ilka case wakhti xun oo kala orod iyo oohin lagu jiro xaalad aad u adag ayeey dadka xasuusiyeen in la qosli karo,
MANSHA ALLAHH beautiful
Waraysi. Maki. Xaaji. Banaadir
ALLAH ha ydin. Xafido. adiga. Iyo. Cagmadhige
Asww Al Fanaan maki iyo waryaha run Sheeg ah waryihii xaqalaga garalay Cagta Xaaji . Wuxi Shaan waryiyaashee Iu soo halgamay dalka dagakiii 77 dhimehee Radio muqdisho. Oo soo satay werishaa manta wax soo baray Cagta . Taariqdda ayaa Xusaya . Al fanaan maki waadna mahadsantay .angina Wacay ku Shashalow Shingani. Reer Shingani oo dhan .waana Dukaan ayaan Reer Shingani. Thanks
ASC.Cata xaaji Waad mahadsantahay.
Aad baan uga helay barnaamij ka.
Abwaan Maki xaaji Banaadir Buur fuule
Saxibkey lafahii horre waan ku raaxeystay wareeysi ciidanka. Masha’alah.
Waayo waayo baan xasuustay.
Alloow Alle
Mansha Allaah malay ama kaluun intas leukasayna magacoda maki Xaaji magcyobadn busheegay🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴
M alaah abwaan maki xaji banaadir iyo cagta xaaji guul iyo gobanimo viva
Fadlan intaydan wareysiga bilaabin biyo iyo koobab u soo dhiga dadka. Dhalinyaro maha wariyaha iyo abwaanka imisa daqiiqad buu cagta xaaji qufacayaa oo dhuunta qalalaysaa kan flimka duubaya xataa ma garto miyaa biyo u soo qabo ceeb may moodaan. Ka fakara next time Inshallah
Maashaa Allaah legend Abwaan maki xaaji banaadir ❤❤❤❤❤❤
Maki Xaaji Banaadir Afmaalka Reer Banaadiri Allaha Ku Dhowro, Abaaboow Us Lee Wax ka Rabnaa Iga Dheh Abwaan Maki Waa ku Salaamay
Maasha'allah abwaan Maki
Waa qareenka Somali Shilin 💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashaallah sxb key buurfuule
Iyo abtigey cagma dhige 2 legend 🙌
masha ALLAH laba qof oo wadani ah. Somali idinko kale ayey u baahantahay
asc salaal ,sahal baqnee waaye maki sifiican baad usoo gelbiseen yaa,salaam
Mashallah abwaan maki xaji iyo abwaan wariye cagta xaji ilahey haa idin dhowro dhmn bahda universal tv waa idin salaamay dhmn tiin waa idin ducayey waa habeen 9sac wanaga aad wadin ilahey haa ku darsamo amin Amin yaa rabbi jazakallah kheiran
Subxanallah allahu akbar
Maki Xaaji Banaadir, magac maskiin kama aha.
masha allah maki xaji banaadir ilaahey ha xifdiyo
Masha'Allah Legend Maki xaji banadir
Mshllh tabarakallah universal tv 📺 mhdsndin 😂😂❤
Makixaaji Bannaadir. Masha allha. Riya ma ahay waa run..waan ideen Sallaamay dhamaan
Maashaa allah guulayso illah ku xifdiyo mahadsanidiin cagmadhigi iyo maki
Waa ka helay qosalka aduunka
Maki maxaa logu dhigi waayey Well come London 💕💕
He is a legend. Allaha ku dhooro
Maasha Allah Abwaan
Maki haji banadir and
Weriye sare
Mohamed Ahmed haji
Cagmadhige
Kkkkkkk maki long live
Asww thanks thanks thanks
Masha Allah Abwaankeenna qaaliga ah waan kugu faanaa,,waa buuwaa baddaan galaa bacdaa dhuuqsoo
Ria maa axha ruun waaye kkkkkk.mansha Allah maki haji banadir.
Nin dhuumasho ka weyn Abwaanka ha soo dal iiso
MANSHAALAH..WARIYE.MOHAMED.CAGMADHIGHE.MANSHAALAH..ABWAAN..GHEESII..MAKII..HAGI.BANADIR..WAA.INA.SALAMAYA..IDINKA.IYO.BAHDA.UNIVERSAL..TV..OO.NOO.SURTAGELIYEY.IN.AAD.ABWAANKEYNA.QAALIGA.AH.MAKI.HAGI.BANADIR.SI.TOOS.AH.NOOGU.SOO.BANDHIIGTEEN
.DR...SIRAD..O.KAHIYE.
Masha allh two legends ishelay alaha hayna xifdiyo
6:16 (maanta aan iska gaabnaado ani hadii rabo lakin cimrigeeda passpork uu iigu qoranyahay)😂😂😂. Maki aa daawaday ma quslin beenta waaye, Allah ku Xafido ABWAAN.
Mansha alaaah Maki Xaaji Banaadir
Mansha Allaah 🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖💜💜💜♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾
40 qof aa ku dambaabee 😂😂😂 hadee ku gasho qandho waa ka xuntahay 😂 😆
Masha Allah cagmadhige making xaaji allaha idinbarakeeyo
Thanks thanks thanks. Cagta .Iyo Maki
Caadi maaha maki waakan abwaan👍
asc maki waxaa ka dhex arkay soo dhaweyntiisii inan aad iigu weyn (salaal sahal ,c/dalle.bwe barni waaye 143
Masha alah abwaanka waa qaamus
Allah ku xafido abwaan
Asc viva7up masha allah ABWAN. MAKKI XAAJI BANADIR ❤
Kii qosol ahaay iguma harin masha Allah
Maasha allah tabarakalah
Malaay dhuleed aa cunaa aaba ka helay walaahi 😂😂❤
Maki he is legend
Shengaani Iam sorry
Runtii Fariin.culus ayey diree
Qaar badan. Oo anoo kale Ah
ayadoo. Burbursan garaadsadeen.
Muqdisho Nabad Alle ha Siiyo
Masha aIIah
Mansha allah
masha,allah tabarakllh
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha allah abwane
Mansha Allaah
Hay maki haye ma is dhiibay. Laa xowllah
Papa Maki kusoo dhowoow
Kkkk maki xigmad alaah siiyay maa Sha allaah
Wlhi blhi hadanunahay shacabka somaliyed 32sana dhibatada kadallay kuwi dalkena dhibkaan ugaystey ilaa mantana naguhayo mallinta qiyamaha illah kuwi dhintey iyo kuwa nolba xagena hanagasiiyo illahayow ada cadallad ah
Abwaan maki wa nin aad u war badan😂
Maki jaaxi Bannaadiir..mahad said Abwaan.
SXbyaalow Abwaanka Manchester noo keena please
MashaAllah mahadsanid walaal qaali Maki ❤❤❤❤❤❤❤❤
SHANGAANI I’m sorry 😢
kkkkkkkkkkkk 👍👍👍♥️💙🧡💚mash alh
I’m Reer Shingaani
20 kii daadaa qaaday 😆 24:38
kkkkk
rageedii
Masha allaah
Masha Alaah Saaxib Qaali
Good answer adero
Hi John
abwaan ka maasha alaah
waxaan jooga Columbus Ohio
ASC walaalo
Thanks soo dhawow London
Waxaan ku dhashay Shingaani .
Raali halon waxaan ku Dhashay Shingani.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Daaha gadaa shiisa eyes ku shaqeeyaan ...
Kumi.Taano.SHilin.20.shilin.100...500.aa qir kunkaa la isugu imaanaa
Maasha"Allaah Tabaarakallaah guul guuleysta Somaliya
Maki iyo saxiibadiis AUN kuligood sida marshaale, cali hiiraan iyo ilka case wakhti xun oo kala orod iyo oohin lagu jiro xaalad aad u adag ayeey dadka xasuusiyeen in la qosli karo,
Asc
Dadka Somalidu Waalana Maki Oo Xamar 35 Sano Burbur Ah Ku Soo Qaatay Kulahaa Baxso , Xaggee U Baxsada Cimrigiisiiba Dhibka Xamar Ku Soo Qaate
Ma u baahan qabiil
Waxaan ku Shashalow shingaani
Hhhhhhhhhhhh runwaaye
Waxa a ku Shashalow oo Xundartayna ku Dugan Shingaani
Baashaala beysaanayaashii banaadir waayo waayo
Alaha cimriga ku barakeeyo
Walee abwaka qatar waa
abwaan Maki xaaji Banaadir wan salaamayaa waa abwaan qaran