Wareysi - Abwaan: Maki Xaaji Banaadir Waayihii Fanka I London 20/12/2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 2 ปีที่แล้ว +15

    Oday+Abwaan+Waaya arag+Wadaad+𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗡 !
    Waa nin ka Mid ah bulshada soomaaliyeed ee aan wanaaga ku tuhmayo xaqiiqdii!
    Anoo 15 jir baan ku qaan gaaray suugaantiisa maantana 22 jir baan ahay!
    Guuleyso bare sare ✌️🙏

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah
    Abwaan maki xaaji banaadir wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel wa waaya arag wax badan u sok joogay
    Wa qof aan ku daydo mar walba wa macalin sugaaneed iyo jilaaa heer caalami ah ❤❤❤❤❤❤❤
    Allow Cimri dheer iyo caafimaad sii ❤❤❤

  • @alisuldaan8314
    @alisuldaan8314 2 ปีที่แล้ว +5

    Jzakumulaah. Ayaanle. Legend. Umadisa. Uso gudbiya. Waresiyo. Aad u xiiso badan. Waxaad tahay. Weriye. Umada. Somalia waxey ku hayaan. Amaan mahadsanid aqii

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay haku daayo adeer maki xaaji banadir 🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️

  • @immigranthustlemind8655
    @immigranthustlemind8655 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend waaye abwaanka. He is one of my favorite abwaan. Illaahey cimri dheer hasiyo

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ayaanle aad iyo aad ayaad ugu mahasantahay wanaga iyo wadanimada ku dheehan wareysiga maki xaji banadir ilahey haa idin dhowro adiga iyo dhmn asxaabta ku xiran ayaanle tv waa ku mahasantahay ayaanle

  • @xamralive
    @xamralive 2 ปีที่แล้ว +2

    Maki Xaaji Banaadir wallee waxa uu ku sawiray murtidiisa waa wax cadaan ah oo dhacay oo Xaqiiqa ah Allaah hanoo xafido Maki iyo intii la mid ah ❤

  • @Curiya12
    @Curiya12 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan maka xaaji banaadir legend meel uusan taabanin malahan wareeysigaan 😊❤

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah Adero maki xaaji banaadir Alle haku xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah Noloshu kuma ciisho Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👏👏👏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayaanloow sxp dey adi iyo Annaguba aan ku wada sallino nabiga scw

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ❤️ mashallah nin culus abwan maki xaji banadir waxa dihi kara nin bulshada saxib daw l ah wa nin og mahida dadka reer muqdisho aad ayey ku jecelnhay abwan banadir Love ❤️ you

  • @HANOOLAATOTV
    @HANOOLAATOTV  2 ปีที่แล้ว +16

    Waa mahadsantihiin dhammaan asxaabta. Dad badan oo na soo booqda ayaa jira oo aan subscribe ahayn. Fadlan sameyso gmail si aad subscribe u noqoto.

    • @abdulaahiaxmed7152
      @abdulaahiaxmed7152 2 ปีที่แล้ว

      Geeraarka mukulaasha yaanyada ka tagtay iyo Bariiska qalalan
      Dadka waxay ku fasiraan xiligaas ragii hubeynaa mugulaal madoow la dhihi jiray

  • @doublehomar
    @doublehomar 2 ปีที่แล้ว +2

    Aabee xaji banadir buurfuulle.... ▫️abwaa,muumiin,caadhil,m.a🕌🕋🇸🇴📿🤲Aabe sharaf ayad mudhantahay.. ▫️

  • @husseinabdillemrabdille1472
    @husseinabdillemrabdille1472 ปีที่แล้ว

    Hooyaday oo aan fanka jeclayn balse maki lahjadiisa iyo erafisa banaadiga ah bah ku qosli jirtay waliba xayaysintii idaacafii STN muqdisho allah u raxmado hooyo markan maki arkan iyada soo xasuusta

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤Love ❤ Abwaanka weyn Maki Haji Banaadir❤❤Guuleyso Hanoolaato❤

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 2 ปีที่แล้ว +1

    Maki xaaji Bannaadir. Waan ku salaamay abwaan Somaliweyn Guuul

  • @abukarali5564
    @abukarali5564 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha'Allah!
    Abwaan Maki Xaaji Banaadir Allaha ku dhowro

  • @riyoexpress2393
    @riyoexpress2393 2 ปีที่แล้ว

    masha allah abwaan qaali ku ah bulshadeena soomaaliyed alle haku barakeeyo abwan maki xaji banadir

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan sharaf leh alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว

    ABWAAN maki xaaji banaadir ruug cadaa fanka banaadirga .. AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB.. HANOOLAATO WAA THE BEST SOCIAL MEDIA.. THANKS

  • @mohamedalifarah9300
    @mohamedalifarah9300 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan Abwaan ka Mar labaad inoo soo fadhiisi oo
    Gabayada iyo Geeraarda
    Xikmada ka dambeyso si uu inoogu sheego
    Siro badan ayaa jirto oo uu Abwanka qarinooyo

  • @jaamacabdulahi2190
    @jaamacabdulahi2190 ปีที่แล้ว

    Masha ALAH

  • @digriyowabdi8945
    @digriyowabdi8945 2 ปีที่แล้ว

    Ya salaam xafidullah abwaan maki xaji Banadir thanks ayaanle

  • @ibratamtam
    @ibratamtam 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abwan Maka xaji banadir

  • @mcy744
    @mcy744 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend wax badan og xaqiiqoyin badan xaadir usoo ahaa lkn kusabray waxa korkiisa kadhacaya

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 2 ปีที่แล้ว +1

    waa idin Salaamey maki xaaji iyo ayaanle xuseen Allah idin xafido 🤲🏾

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 ปีที่แล้ว

    Asc viva7up waaaaaaa hellan lahaaaa abwanka aynu arki karno ayan Rabbnaaaaaaa

  • @mohamedadenahmedawaale6431
    @mohamedadenahmedawaale6431 2 ปีที่แล้ว

    abwanka waa xog ogaal waxaa ficneyd in aad sameyso part two

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 ปีที่แล้ว

    Asc viva7up masha allah Makki = waaaaaaaaaaaaaaa in lagga dhiggaaaaaaaaaaaa moyer gobolka Banadir Anigu waaaaaaaa u vote ❤

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaha 💚 murtidii oo qof ah.😂💚👍💜

    • @abdishoots8504
      @abdishoots8504 ปีที่แล้ว

      Ma Waxanbaa Murti Ah Waa Buraanbure😳

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 8 หลายเดือนก่อน

    AAMIIN BIHI!!!

  • @mohamedousman7973
    @mohamedousman7973 2 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah

  • @abdirizaq626
    @abdirizaq626 2 ปีที่แล้ว

    Wan ku salamay ayanle Away qebti kale wazis mareye. We’re waiting

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah waa idiin salami

  • @mohamedcade143
    @mohamedcade143 2 ปีที่แล้ว

    Legendary Buurfule 👍

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @minamahammed3896
    @minamahammed3896 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @MaxameddeeqCabdi-o2s
    @MaxameddeeqCabdi-o2s ปีที่แล้ว

    wlh wa abwanbanankisakudhacay

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 2 ปีที่แล้ว

    So dhaww abwaane

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 2 ปีที่แล้ว

    Yaasaalam Yaasalaam

  • @UnluckyMonkey._.
    @UnluckyMonkey._. 2 ปีที่แล้ว

    Maki xaji benadir wareysi fiican oo lafahmayo maba dhiibo wariyaha waa wareriye anagana waku cajisne waxa o tirihayo hafasiro hadikale ha iska amuso

  • @fiicaneeyfarduus4331
    @fiicaneeyfarduus4331 2 ปีที่แล้ว

    Waa run dalku wuu u baahan yahay lacag....

  • @dayibidd194
    @dayibidd194 2 ปีที่แล้ว

    Waan jeclahay abwaan maki xaaji banaadir waa funny

  • @pierrekalulu5899
    @pierrekalulu5899 4 หลายเดือนก่อน

    Wariye ayaanle oo yaabnaa i ag fadhiyo😂cambiulo daango saliid slm muu dhahay😂😊

  • @DraadanBulow
    @DraadanBulow ปีที่แล้ว

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 8 หลายเดือนก่อน

    SHANGAANIY = SHANLIBAAX = SHANTA = KHAMSA= 5

  • @abdishoots8504
    @abdishoots8504 ปีที่แล้ว

    Hadda Ma Kanay Abwaan Ku Sheegayaan Reer Xamarku😳.
    Ma Sidanuu Abwaan Ku Yahay

  • @ikarmahamed
    @ikarmahamed 2 ปีที่แล้ว

    Inta u sheegay wax jiro waaye baaba maki abwaan sarbeeb dadka wax ugu sheega

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @nasamka
    @nasamka 2 ปีที่แล้ว +3

    Maki Haaji respect baan u hayaa lkn meesha ugu horaysay ee dagaal sokeeye ku burburta ma ahayn Shangaani, waxaa ka horeeyay magaalooyin badan haba ugu darnaatee Hargaysa. Marka soo ma dhihi karno Maki waa abwaan arka dhibka xaafadiisa ka dhaca uun? Midda kale isla Muqdisho xiligii Ethiopianka burburkii uu u gaystay marna I’m Sorry ma oran. Kolay anigu uma arko abwaan qaran sidii Cabdi Muxumad Amiin.

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว

      Niicda nagala tag reer Qalfoof iyo qabriyo Dacweys. Hargeysa kuwaad mujaahidka u taqaan ana aan mujrimka SNM u aqaan ayaa burburiyey. Maki xaaji Banaadir ha kaa nabad galo. Hadduusan xaafadiisa ka hadlin ma mid kaluu ka hadli lahaa?

  • @saidyasin05
    @saidyasin05 2 ปีที่แล้ว +2

    waraysigaan wad ku fashilantay sababtoo ah waxaa ku hor fadhiyey nin weyn oo wax badan u soo joogay waxaad nooga faa'iidaysayna maleh. hal tix ama tiraab ah uu leeyahay maadan waydiin waxa uu ula jeedo sababtana ma aqaan

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 ปีที่แล้ว

    Asc viva7up masha allah ebow masha allah Abwaaaaaaaaaan ka wayn ooo somaliya ma jirto waaaaaaaaa Hubaaaaaaaaaaaaaaaa Maxaaaaaaaaan ku siyay abeam somali No (1) afka somaliga 2 maaaaaaaaaaay Iyo maxaaaaaaaaaaa tiri Intaba hees Ruwayad ku sameyay + ARTS muqdsho === bacdaaaaaaa dhuuqso ka midda oooo ah arts jilay heady alife yaaaaaaaaaaaaa ku Haysta af cidla lo ma bahna Mutti makki

  • @abdullahipharah3677
    @abdullahipharah3677 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 2 ปีที่แล้ว

    Frist person

  • @selebanali4854
    @selebanali4854 2 ปีที่แล้ว

    Haji banadir

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk caadi maaha waa runtiis .waa aftahan.

  • @istaahilaxmed4027
    @istaahilaxmed4027 2 ปีที่แล้ว

    Maki waxaa lagaraba inukashekeyo ujedaa shekada

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว

    This is funny

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 ปีที่แล้ว

    Asc viva7up dadku ma fahmi karraaaaaaan Qaaaarkod Maday QaaaaaaaM iska baaaaaaare

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 8 หลายเดือนก่อน

    ABXIGAAL= STEP FATHER

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 8 หลายเดือนก่อน

    UMXIGAAL= STEP MOTHER

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 2 ปีที่แล้ว

    Shingani I’m sorry Ilahey hasoo ceeliyo

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle wallahi waad dulqaad badan tahay hadii aad ninkaan wareeysatay maxaa yelay inta oosan imaan uk 🇬🇧 nin culus ayaan umaleeyneeynay lkn waa ciyaal suug shaxaad badan meeqa ayaa lagaa qaaday soo dhoween wareysigaan

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 2 ปีที่แล้ว

      Wa edab daran thy ka xishow abwaanka hada caruur thy aqoon u leheyn waalidkada so waydi taarikhdiisa

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว

      Mxuu kaa sameyey wallo 😂

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

    Horta magaca ah ha noolaato maxaa loola jeedaaa

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid

  • @abshirali313
    @abshirali313 2 ปีที่แล้ว

    Heeskii 500 ku dar dheh

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle adiga iska fahan sheekada reer xamar ulajeedadooda ayagaa fahmaayo. [Kase hala kasiisiyo ma kase hala kor qaadsiiyo]

  • @cabdalaxaaji5666
    @cabdalaxaaji5666 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mahdiahmed4101
    @mahdiahmed4101 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abdiabaa1081
    @abdiabaa1081 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah