ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Dhaanto | Ma Layaaba Hadaan Laaco Luqunta Dheer | Abwaan Muxiyadeen Shaahid |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 เม.ย. 2015
  • FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram / caweyskadalmar
    / dalmar_d

ความคิดเห็น • 28

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 8 ปีที่แล้ว +2

    Run ahaantiii wiilkan wuu cod macan yahay wuuna jawin kara fadlan wiilka magiciisa ku qora oo ka daaya xaqirada THNKS

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  8 ปีที่แล้ว

      Adeer cidina may xaqirin magaciisuna waa ku yaal fiidoweyga. Hadaad leedahay magaca ayaa qaldan soo sheeg magaciise saxa ah

  • @abdirahmaansuleimanahmed514
    @abdirahmaansuleimanahmed514 4 ปีที่แล้ว +1

    Caweyska dalmar Masha Allah muxyadiin Shaahid

  • @MohamedOmar-rv6jx
    @MohamedOmar-rv6jx 9 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka Dhaantada ayaan siiyey wiilkan dhalinyarada dadkiiba waa wada Burureen.

  • @gulwademohamed1421
    @gulwademohamed1421 9 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waxaladhaha fanankan da da yar muxiyadeen shaahid

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว

    Dhantada sida u radinayay manta helay 🐪❤😅✌🏼

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว +1

      Tana daawo isla dhaantada meel kale ka heesayo th-cam.com/video/2wb9E0pZ_w0/w-d-xo.html

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar legend wan ku wata Ninki ugu horeye TH-cam 2006 sameyay Dhaqanka iyo dhantoyinka kaydiya Thanks bro🥰👏

  • @hahahahayes7393
    @hahahahayes7393 9 ปีที่แล้ว

    maansha Alah budul iyo cali bashiir ninkanaa been yiri

  • @MohamedOmar-rv6jx
    @MohamedOmar-rv6jx 9 ปีที่แล้ว

    Wadnahaygaa Lushuud Laxow igu Ridee Malayaabaa Hadan Laaco Luqunta dheer woooooooooow fanaankan magaciisa ayaa layska rabaa Aqyaareey.

  • @fartunosman7299
    @fartunosman7299 9 ปีที่แล้ว

    #caweyska_Dalmar F adlan magaca sooraciya marka aad abwaanka dhatiyinkiisa Ana fananka so gallin
    Wanda mahadsatihin

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  9 ปีที่แล้ว

      fartun osman Walaal ila hadda ma hayo fanaanka magiicisa cidii garanaysa ha soo sheegto

    • @fartunosman7299
      @fartunosman7299 9 ปีที่แล้ว

      Haa ok huuno dhib Malah wakumahdsanta howshaada thanks

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  9 ปีที่แล้ว

      fartun osman Walaal adiga ayaa muddan

    • @fartunosman7299
      @fartunosman7299 9 ปีที่แล้ว

      En huuno fananka waxa ladhahaa muxyadiin shaahid mahdsanid

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar legend ma muxyadin shahid garan wayday kkkk😅✌🏼

  • @deeqdirir4473
    @deeqdirir4473 8 ปีที่แล้ว

    waaw waaw asal dhaanto

  • @rhmhrhmh2405
    @rhmhrhmh2405 6 ปีที่แล้ว

    waawwaaw inabacaadi maha

  • @barnpogramtv5328
    @barnpogramtv5328 9 ปีที่แล้ว

    dadkan wiilka qaadaya waxan odhanlahaa wiilka yuu idinka dhicin waa nin dheer oo wuujabikaraa dhuka u daaya halkiisa ku taageera

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 ปีที่แล้ว

    Wadna _ haygaa Lusho Laxaw Igu ridey

  • @mudhirabdirahmansheikh5844
    @mudhirabdirahmansheikh5844 8 ปีที่แล้ว

    Waxan dhaanto maaha

  • @kayseyarkadeutschland1083
    @kayseyarkadeutschland1083 8 ปีที่แล้ว

    Waaaw nin adag alow kudaa

  • @HassanHassan-fs8xj
    @HassanHassan-fs8xj 8 ปีที่แล้ว

    reerkan absame xagee kusocda away dhaqanki subana maxaa isku dhex jira mesha

  • @abdinhomohammed1364
    @abdinhomohammed1364 8 ปีที่แล้ว

    Caadi maaha adeero

  • @abdinhomohammed1364
    @abdinhomohammed1364 8 ปีที่แล้ว

    Ama igu ladhnoow Sida laf iyo jiidh ama kala lunaye orod iga lugee