AROOS MIYI Sida loo dhigo Maxaad ka taqaan | Arooskii Xiir Baadoon iyo Nimco Cabdisamad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Kalshaale Channel
    AROOS MIYI Sida loo dhigo Maxaad ka taqaan | Arooskii Xiir Baadoon iyo Nimco Cabdisamad

ความคิดเห็น • 25

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +7

    Waar Somalida oo war fiican ka soo baxayo waa kow, dad faraxsan oo fannaaniin ah oo qurux badan, waxbaa la dilay bay nagu waaleen, qarax, abaar, sicir barar, doorasho laysku haysto

  • @naciimaxirsi93
    @naciimaxirsi93 2 ปีที่แล้ว +7

    Walal wiilkaa dhaatada qaadaya ayaan kahelay wll wiilkaa iisoo qabo

    • @abdiabdi.5559
      @abdiabdi.5559 2 ปีที่แล้ว +1

      Inaadero

    • @naciimaxirsi93
      @naciimaxirsi93 2 ปีที่แล้ว

      Hee

    • @abdiabdi.5559
      @abdiabdi.5559 2 ปีที่แล้ว

      @@naciimaxirsi93 waan kaahelay

    • @naciimaxirsi93
      @naciimaxirsi93 2 ปีที่แล้ว

      @@abdiabdi.5559 wall anigu ianka dhaantee nayo ayaan ku haytaa yee meel iigu sheeg

    • @abdikariimmohamed1575
      @abdikariimmohamed1575 2 ปีที่แล้ว

      @@naciimaxirsi93 aniguna adaan kaa helee yaa meel iigu kaa sheega

  • @wacdiwaano1350
    @wacdiwaano1350 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah aroos miyi mar waa galaya hadaan nolahay wan jeclahay
    Xata qorshaha waxa igu jirta inaan magaalo intaan ka tago an mustaqbalka an yagleelo qoys miyi
    From america from buraan sanaag miyi

  • @MBOsman
    @MBOsman 2 ปีที่แล้ว +4

    Gob is aroostay, isku waara oo ubad khayr qaba kala hela
    ❤️❤️❤️❤️❤️
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    ❤️❤️❤️❤️❤️
    Love my people

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 2 ปีที่แล้ว +5

    Manshlh reer buhodle hore udocda

  • @ayaancumar9794
    @ayaancumar9794 2 ปีที่แล้ว +6

    Golden voices inanka dhaanteynaya m.a

  • @MBOsman
    @MBOsman 2 ปีที่แล้ว +4

    Waar ninka dhaantaynayaa caadi maahan walle MaashaaAllah.

  • @roodaaxmed1266
    @roodaaxmed1266 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallh walshaye nimco dumashigaye ise kuwarare abdi keen

  • @eternalbliss1767
    @eternalbliss1767 ปีที่แล้ว +2

    Habeenkaas wiil iyo gabar Harti ah ba isdabsaaray😐😊

  • @hindasaleebanrermagal7228
    @hindasaleebanrermagal7228 7 หลายเดือนก่อน +1

    aros kan wajogay xarabo ayu aha 😂 habenki wlhy kkk😂 wiil iyo gabdh barakesan inshalah

  • @crqvss4227
    @crqvss4227 2 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkkk long time baan xusuustay iyo beri samadkii I love ❤️ buhodle iyo my dhuloos
    From Arizona 🇺🇸 USA
    Amino Suleman 🙏🙏🙏🌹🌹🌹🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️👈👈👈👈👈❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️isku waara Amiin Amiin yaa Alaah 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @abdiabdi.5559
      @abdiabdi.5559 2 ปีที่แล้ว

      Kusoo noqo dalkii aaminaay ✌️kk

  • @shukriaxmadcisman3027
    @shukriaxmadcisman3027 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @MaxamuudAbdi-hj9ei
    @MaxamuudAbdi-hj9ei 5 หลายเดือนก่อน

    aroskan wajogay wlhy xarabo uaha sxb wlhy dhaga yub maxa yalaba kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂dhaga yub xarabo weye

  • @naimoismail8083
    @naimoismail8083 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah reerka cusub Rabi haysku barakeeyo Aamiin

  • @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
    @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 2 ปีที่แล้ว +1

    Jana gale iyo wiilka dhantada qaadayo soo badi wll

  • @Maxamedsahal-wc3he
    @Maxamedsahal-wc3he วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @IbrahimMohamed-d9m
    @IbrahimMohamed-d9m 6 หลายเดือนก่อน

    Hhhh