Sariir Romantic Ah Side loo Sameeyaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 6 ปีที่แล้ว +498

    Hada nasro abti doon taageero u tahay like isaaar

  • @faizaahmed6226
    @faizaahmed6226 6 ปีที่แล้ว +82

    Ar iso duceeya in Allah nin qayr qabo ah aan saan usameyo is sahlo.

    • @casho2011
      @casho2011 5 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah xbibti ale hano wada sahalo

    • @alleqabe1045
      @alleqabe1045 5 ปีที่แล้ว

      Walashay maheshay ninki alla katuugaysay

    • @umucabdalabintcabdala2811
      @umucabdalabintcabdala2811 4 ปีที่แล้ว +1

      Alla kuusahlo ruux alle yaqan ah oomelwalbo kadhamestiran kufarxadgaliyo

    • @leylaahmed3834
      @leylaahmed3834 4 ปีที่แล้ว

      Alaah kuusahlo abaayo kooduceysan ooku dagto

    • @abdirisaqabdi3923
      @abdirisaqabdi3923 4 ปีที่แล้ว

      Ciwaanka laga heleyo ii soo dir

  • @GARYAQAAN_MEDIA
    @GARYAQAAN_MEDIA 6 ปีที่แล้ว +238

    xaaskega ayan rajeyna inan sidan ugu diyaariyo qolkeeda arooska insha allah

    • @Queen-Alii
      @Queen-Alii 6 ปีที่แล้ว +7

      soo ani msha waa kudiyarina insha allh 😂😂

    • @hanidhemanqurxwanag4509
      @hanidhemanqurxwanag4509 6 ปีที่แล้ว

      Isheg malintas anaa kulagu laye haydhe hhhhh

    • @GARYAQAAN_MEDIA
      @GARYAQAAN_MEDIA 6 ปีที่แล้ว +1

      thanks walalahega aan jeclahy dhamantin wan ku farxsanahy inad garabkeega noqotaan😍😍😍

    • @Queen-Alii
      @Queen-Alii 6 ปีที่แล้ว +1

      @@GARYAQAAN_MEDIA waala iskuleyahau wlke hore usoco 😘

    • @hudaabdulahi8229
      @hudaabdulahi8229 6 ปีที่แล้ว +6

      Alle hakuufududeeyo waxaad rajeeyso waad gaareeysaa xaaskaagana ogow hadii aad sidaan usameeyso aad beeykuujeclaaneeysaa

  • @maskiintiiallemawalwasho726
    @maskiintiiallemawalwasho726 5 ปีที่แล้ว +1

    Qurux abaayo masha Allah nasra cadey tusaalaha fiican ee hablaha ayad noo tahay mcnta iinolow sharaf thank you 😍😍😍

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 6 ปีที่แล้ว +201

    Masha Allah gawadheyda qurux gacantada iyo aqligada illahey ha ku barakeyo 😍

    • @ifrahahmes3695
      @ifrahahmes3695 6 ปีที่แล้ว +1

      My rajo ilove you

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  6 ปีที่แล้ว +8

      Amiiin maami ❤❤😘😘

    • @hanisaedd9699
      @hanisaedd9699 6 ปีที่แล้ว +1

      my rajo channal 2 waan kujclhy runtii waxaana ahay qof marwalba kudaawato oo kugu xeran allaah kuxafido waxaan ahay rer my rajo

    • @fadumoadow450
      @fadumoadow450 6 ปีที่แล้ว +1

      Maa shaa aallaha

    • @aminaahmed5065
      @aminaahmed5065 6 ปีที่แล้ว +2

      Reer my rajo ayan nahay love muniita iyo gabadheeda

  • @hawomohamed123
    @hawomohamed123 6 ปีที่แล้ว +1

    caawa igu horeysa chanalka waan kaheley walaashey alha kuxifdiyo horey usoco

  • @hindiahmedxafsa8062
    @hindiahmedxafsa8062 6 ปีที่แล้ว +171

    Maasha Allah vediogaan markaan arakay aroos aaba niyestay bal ii soo duceeya nin kheyr qaba in uu Allah igu arzaaaqo

  • @fartuun5586
    @fartuun5586 5 ปีที่แล้ว

    Waa ku mahdsantahay sida wanaagsan aad noogu faiideysay thanks miska qadada ayaan ka sugeyna mcn

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah caadi mahaa wlhi ❤️❤️❤️ilahey hakubarakeyo❤️❤️❤️

  • @hodankhaliifhodankhaliif1678
    @hodankhaliifhodankhaliif1678 6 ปีที่แล้ว

    M.a waa cajiib wlhi sidada u habeysy wllshy alle haku xafido 😍👌💯

  • @farduusahmet6156
    @farduusahmet6156 5 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi Nasra waa qof dacad ah Alha Haku dhawro wll Nasra ❤️

  • @NastehaMudei
    @NastehaMudei 6 ปีที่แล้ว

    waaaw m. a xbbti Waa mlintii ugu horeysay aan channelkaaga daawado wuu icajibiyY Wlhi hore usoco Nasra💝

  • @ugaasqarniquuqle6772
    @ugaasqarniquuqle6772 6 ปีที่แล้ว +39

    Illahow soojadan oo kale isahal
    Amiin

  • @fahmofarhan805
    @fahmofarhan805 3 ปีที่แล้ว

    Masha allb xppt Nin ma Lihi lkn wa Ka Faa.iiday wax bdn mustaqbilka Danbe ah Io xirfado an ku shaqaysto wa mahad santhy❤

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin 6 ปีที่แล้ว +10

    Xabiibti tnx koley nin IMA qabo balse mustaqbalkeyga danbaan ka faaideysaaaaa Alfa shukran xabiibti😘😘

    • @sahromuhammed5342
      @sahromuhammed5342 4 ปีที่แล้ว

      Insha Allah hada aaaa rajaynaaa iinaaa guursado waa u bahna vidioga oo kale ♥️🍫🍓🍓

  • @khadriinacooking8223
    @khadriinacooking8223 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllo nomberkaaga iso qor inaaan kula sooo xidhiiidhu ayaan rabaaaa
    Maaansha alaaaaaah waaan ka helay wanaàn dijaabiyaya kaaalay iska arag ayay noqoday wlllo alle kahyr haku siiiyo miisga noo soo gali wllo

  • @africancookingwithestellec863
    @africancookingwithestellec863 6 ปีที่แล้ว +7

    Superb video my friend👍🏾Enjoyed watching, loved it. Thanks for sharing💖

  • @CaaishoCabdiqdir
    @CaaishoCabdiqdir 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alah abyo alah haku xafido isha alah markan guri yeshto aya kuquruxsana wlhi wax badan aya kafaidy runti❤❤❤

  • @rayaanruun4425
    @rayaanruun4425 6 ปีที่แล้ว +26

    Illahow nin kheir qaba i sii an saan iyo si kadaran ugu sharaxee aamiinta ii raciya dadkeygiyow

    • @moh2232
      @moh2232 6 ปีที่แล้ว +1

      Rayaan Ruun
      way kanaa 😬😎

    • @rayaanruun4425
      @rayaanruun4425 6 ปีที่แล้ว

      momet elmi welcome elmi

    • @moh2232
      @moh2232 6 ปีที่แล้ว

      Rayaan Ruun
      hno wn dhawahay 💯

    • @najmaclqani1798
      @najmaclqani1798 6 ปีที่แล้ว

      Rayaan Ruun amiin

    • @nabiilaliiza2711
      @nabiilaliiza2711 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @sacdiyabintiibrahim6128
    @sacdiyabintiibrahim6128 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa malinki igu horeyso an dawado chanelkaga abayo mcn..masha allah ilah hakudesto xabibty..xage jogta adigo rali ah quruxey

  • @hajifarhan2229
    @hajifarhan2229 6 ปีที่แล้ว +19

    maantay ayaa channel kaaga iigu horeysa lkn masha allah waan la dhacay kaligey ayaa qiirooday
    mash allah waan maqli jiray raaliyo nin helaa raganimo ku faana❤

    • @amlaomarmohamed5692
      @amlaomarmohamed5692 6 ปีที่แล้ว +2

      Saxiiwo magcaaga kahelay kkkkkkk

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 6 ปีที่แล้ว

      Omar Maxamed Aniga xitaa kula mid ayaan ahay tlhi dhulka 😂😂😂😂😂😂

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 6 ปีที่แล้ว

      Xaaji macawis laawe farxaan wiilaladhaho ila egtahay farxaan miyaa

    • @hajifarhan2229
      @hajifarhan2229 6 ปีที่แล้ว

      @@maryamomaanka9157 hhhh haa abyaney😂😂

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 6 ปีที่แล้ว

      @@hajifarhan2229 waryaa farxaan meel walba kugu arkaa qoofku egkumalejiray Facebook ilasohadal

  • @fatimayassin4916
    @fatimayassin4916 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wlhi nasro waxaan ka barty allaa og Abaayo maskaxdaada iyo Gacantaada alle haku barakeeyo Gaclo👏❤❤

  • @ifrahabdirahman5734
    @ifrahabdirahman5734 6 ปีที่แล้ว +7

    masha allah abayo nasra jizakallah wlh wax bdna ka faa,idestay waxana i samesay dhira galin ah ina wadankena wax walbe an ka heli karno Allaha ku abaal mariyo

  • @zamzamilaaq2484
    @zamzamilaaq2484 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah adban ugahelay abyo qali illahay gacantada haku barakeyo anaga ku kafaidaysta naga dhigo

  • @ilaqosalchannel4921
    @ilaqosalchannel4921 6 ปีที่แล้ว +45

    Waaaw sariirle miyaa masha allah nasro thnks abaayo walee wanka faaiday aniga igu haley inan san sameyo waliba xajigeyga dhalashadisa waaye malmaha sosocdo mhdsanid abaayo mcn

  • @nastehohussein8752
    @nastehohussein8752 5 ปีที่แล้ว

    farxad ku noolow waligaa wll qaali Allha kuu barakeeyo gacantaada

  • @maryanmohamed4590
    @maryanmohamed4590 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha alah nasro qaaaliyey rabi ilxun hakaa haayo gabar qiimo badan nolow.qaaali wxan Ku weydiina ubaxa qalalan miya mise kan qooyan tankale sharafey inoso gali miiska qadada sida lo sharaxo iyo cunto yaroo macan cabitan fidud wax dhameestiran qali rabi haikaa barakeyo wankaa sugaa

  • @fadumomaxamed7935
    @fadumomaxamed7935 6 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH Abyo wan ka helay video gan horey usoco siz wa video ga igu horeyo ee youtube comment an ka bixiyo hormar wacan Abyo

  • @saedaabdirisaq9362
    @saedaabdirisaq9362 6 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah xbbbti allaha kuxifdiyo fikrada barkinta nofa'daysay 😘😘😘😘 wanku jecelnahay farxad Ku nolow

    • @nasiibhussein9982
      @nasiibhussein9982 5 ปีที่แล้ว

      🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌹😍😍😘😘😍🤩🤗😚😋😜😛🙋‍♀️🌷👨‍🏫

  • @ifrahfarah6834
    @ifrahfarah6834 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabaaraka llaah horay usoco mcn bdn waan ka helay runtii sida quruxda bdn sariirta u diyaarisay Ajar allaha kaa siiyo sharafeey😍😍😍

  • @abdihassan199
    @abdihassan199 6 ปีที่แล้ว +8

    Nasro Walaashay Adoo xumaan ii fahmin. Malagu qabaa yacni Xaas miyaa tahay Mise single?

  • @queenrayan6292
    @queenrayan6292 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah abaayo illahay haku barakeyo jazakallah ikhtii nasra💘 inti rajeeso markee guursadan iney qolka xajiga sidan u qurxiso like iisaara 👍 iskaabulo raja kunool 😂😂

  • @MohamedHassan-ob4dn
    @MohamedHassan-ob4dn 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha allaH abayo Hormar wacan
    ❤❤❤✔✔✔✔
    Hadaba muwdisho jogto bis waaye sarirtayda adigaa sharxaya
    ✅✅✅✅✅✔✔✔✔✔❤❤❤

  • @ayaanmadar353
    @ayaanmadar353 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah baarakallaah, waxay ku fiicantahay ba xaajiga markasta oo uu safar ka yimaadaba in loo qurxiyo naqshad cusub iyo shumacyo uusan waligii arag.

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabaraka Allah
    Thank you very much for sharing this with us, it’s very helpful.
    Keep up with the good work, you are very creative girl

  • @sacdiashuceyb8868
    @sacdiashuceyb8868 5 ปีที่แล้ว

    waaaa rabnaaa qalia wana kuu mhd celineynaaa allh ku Sharfo♥♥♥♥

  • @amaliinachannel6232
    @amaliinachannel6232 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah habo mcnto ilxun kuma aragto habo mcnto

  • @anabyoung1498
    @anabyoung1498 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaashy soodhawow waan kufaraxsanahy gabar wadankeena joogto oo dhiira galineyso walaalahed ilaahy ajar hakaa siiyo macanto

  • @munaali3998
    @munaali3998 6 ปีที่แล้ว +6

    Mitkan san ugu diyarin laha wali mu imanin😂🙈anyway masha allh 👍🏿❤️

  • @hodanomsan8854
    @hodanomsan8854 6 ปีที่แล้ว

    Abyo qali waan cusbahay caawa iigukaa horaysa mansha allh dhabtii waad isoo jiidatay halkeed kunooshahy abyo nbi hadaad joogto wxaan jclaan lahaa inaan kula kulmo

  • @maryanahmed5300
    @maryanahmed5300 6 ปีที่แล้ว +8

    masha allh farxat aan dhamaan baan kurajeynaa abaayo nagu qaliya 👍👍👍❤❤❤

  • @fadumoxasan6557
    @fadumoxasan6557 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo nasro waad mahasantahay waxbadan ayaan kaa faaidey kheyr ilaahey haku siiyo guuleyso wagaa abayo❤❤❤

  • @munaabdulrahman403
    @munaabdulrahman403 6 ปีที่แล้ว +4

    Igu halee inaan ninka mustaqabalaka usameeeyo alle qof khayr qBa hakeeno

  • @ahmedabdirahman6020
    @ahmedabdirahman6020 6 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah ......ILLAHAY HAKU XAFIDO WALAL....Waa Cashir wngs inta Wanaga jecel qaata Cashirkan.... Beautifull Mnsha Allah....

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 6 ปีที่แล้ว +5

    M. Allah 💋😍😍 markii lii guursado sidaan suubinaa insha Allah

  • @hibodayib9507
    @hibodayib9507 6 ปีที่แล้ว

    Wow maasha allah nasra alle haku barakeeyo proud to you xabibti sida wanagsane eed waxkasta noola share garaysid

  • @ruweidaelmy1315
    @ruweidaelmy1315 6 ปีที่แล้ว +28

    Sariirta yey ka gubanin Abyo ragan ma is tahilaan in loo quruxiyo guriga 🤣

    • @umumaajidmaajid6080
      @umumaajidmaajid6080 6 ปีที่แล้ว +3

      Ragga dhan isku mid ma ahan gabadh walibana sowj wanaagsan allaaha u sahlo macan badaney

    • @habiibmedia2472
      @habiibmedia2472 6 ปีที่แล้ว +2

      Hadaad nasiib xuntahay
      Ma maseer la soo tagantahay gabadh hesha boqor bogeeda dagay midna waxey heshay bahal😂

    • @nimomahamed4036
      @nimomahamed4036 6 ปีที่แล้ว

      Qofsida had ma istahishid isna maxu ku qiimeynayo

    • @sharmarkeyoman8978
      @sharmarkeyoman8978 6 ปีที่แล้ว +1

      Ruru Ilmi Adiga hadi lagu xumeyay lamanaha is jecel iyagay Wax ka dhexeyan waxas inad dhahdo Ma ahan
      Marba waa sida aad ninkaga ka dhigato🤔

    • @esraahmat7815
      @esraahmat7815 6 ปีที่แล้ว

      Ruru Ilmi

  • @nimcoqaalic9065
    @nimcoqaalic9065 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah horuso soomaali wexeerabtee sheegaan guri maxaa bambi kadhigayo!!!!!
    Noosoobadi

  • @nasteexamireahmed1542
    @nasteexamireahmed1542 6 ปีที่แล้ว +7

    mashalh abyi wanka faiidaysanay inkastoon single an iska ahy lov u nasra

  • @hafsaosman2485
    @hafsaosman2485 5 ปีที่แล้ว

    Wankahelay walahi...thank u nasro abtidoon....qooq iyo jaceyl ayaba igalay..isoduceya inan niin wanagsan helo o sidhan cml an usameyo

  • @zainabirshad1748
    @zainabirshad1748 6 ปีที่แล้ว +7

    Runtii gabdhaha ayaad cawinysaa illaah haku daayo

    • @anisham_m7236
      @anisham_m7236 6 ปีที่แล้ว +1

      💝💝❤❤💪👍✔

  • @ahmedabdiamine124
    @ahmedabdiamine124 5 ปีที่แล้ว

    Souscrire cusuba ayan ku ahay hore u soco anig waxan rajenya inad isari donto souscrire hormar wancan iyo wada shaqen Wansan asxbata wa mahad santihen daman wan kugu sobiray keep going

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 6 ปีที่แล้ว +6

    Qurux MashaAllah 👍

  • @inawadaad7000
    @inawadaad7000 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah ,qaali waa markii ugu horeysay aan arko channelkaaga ilaahy ha kaa abaal mariyo thnk u , wlsha Faiza from Somalia

  • @qadroqaalichannel7560
    @qadroqaalichannel7560 6 ปีที่แล้ว +11

    Waaw gacanta Allaha kuu barakeeyo ,caadi maaha ,sariirta yaa laga dhicin ha lays ilaaliyo asxaabta kkkkkkkkkkkk

  • @farxiyocalicug16
    @farxiyocalicug16 6 ปีที่แล้ว

    mash allah nasro ilaahey ha ku dayo xabiiibtii wlh wan ku farxa sanahaya adoo soomaaliye joogto inad wax walbo ad noo sharaxdo xabiibti waxan raba miiska cashad sida lo sameyo iyo sid fadhig lo sharaxo aad ino soo geli xyti

  • @saiidamuse7658
    @saiidamuse7658 6 ปีที่แล้ว +8

    Wcs masha Allah xbbti waa mahad San thy ajir allaha kaa siiyo

  • @eyey-s4s
    @eyey-s4s 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allh xbbti rabi haka abal mariyo wllhy adbanu kaga faiidnay. Allah cimriga iyo cafimadkaba haku siyadiyo maacanto. Gulayso waliga 😍😍❤

  • @amranhashim6049
    @amranhashim6049 6 ปีที่แล้ว +4

    Thnks mcnto
    Wllhi wn kahely
    Anoi ley grsn aanba kahely

  • @bintuhiboali6606
    @bintuhiboali6606 5 ปีที่แล้ว

    Mazha alah abyo allaha ku barakeeyo wad iga farxisay allaha ka farxiyo mcnti kheyr badan ban ku rajeynaa iyo liiban aduun iyo akhiraba wlhi markan arkay si niyadan kugu duceyey qliyey shukran

  • @nasradahir4354
    @nasradahir4354 6 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah samideyda Allaha kudhowro qaali

  • @hanaquen3842
    @hanaquen3842 6 ปีที่แล้ว

    maansha allah nasra wlhi waan ka hellay waan ku cusubahay chanale kaga waanan ka hellay runtii❤❤❤ guulayso wll mcn💑💑💏❤❤❤🙌

  • @ismahanmohamed6453
    @ismahanmohamed6453 6 ปีที่แล้ว +3

    Abayo nambarkoda nosodir qali mesha xarfaha aad ka sogadatay

    • @faaizaabkuar1881
      @faaizaabkuar1881 6 ปีที่แล้ว +1

      Telkaga so qor marka wax shegto si lagu so waco

  • @aishaahmed1165
    @aishaahmed1165 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlh wanka faidaay xaga barkimahaa ilhy haku barakeyo mcney wlh ilhy dartis ayan kujclhy

  • @fadumadahir1652
    @fadumadahir1652 6 ปีที่แล้ว +9

    Maasha alaah ilaah haku xafito mcnto

  • @sahriinapea7199
    @sahriinapea7199 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasro hada reer muqdisha nahay wax badan naga dhistay🤩😂💋👏👏

  • @caashasheekh8384
    @caashasheekh8384 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a xabiibti ilahey haku barakeyo qaliyey wax bdn an ka bartay mhdsanid miiska cashadaneh noso gali

  • @fahmajama4144
    @fahmajama4144 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ilahay qalbiga hakufuro abayo wlhi dacad aya tahay wn kujclhy runty am new to ur channel bt ur frst video aya ianfacay

  • @hsadrihaji8947
    @hsadrihaji8947 4 ปีที่แล้ว

    Waaw masha allah wllshey allah ku barakeyo gacantada mahadsanid waan ka helay

  • @qalbidahab7594
    @qalbidahab7594 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaalah Nasro cadey alah
    Hakuxafido macan badan waxyaabo kalana waan kaa sugeynaa qaali

  • @ramlaabdirisak3045
    @ramlaabdirisak3045 6 ปีที่แล้ว

    masha allah qali Nasra manta chanal kaga iigu horeysa aadna wa uga helay video ga 👍miiskana xbti noso gali mcnto

  • @مريممحمد-ك8ه9د
    @مريممحمد-ك8ه9د 4 ปีที่แล้ว

    M.a qali napad ku noolow nolosha kuma ciiisho 😍😍😍

  • @nasteexuuqalbi1690
    @nasteexuuqalbi1690 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah xbbti wanka helay manta channal kaga igu horeyso thank you

  • @maryanshariif994
    @maryanshariif994 6 ปีที่แล้ว

    masha allah xabiibti nasro maanta igu horeyso chanal kada aad ayaan uga helay alabtan somaliya magala hela

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 6 ปีที่แล้ว

    Waxaan loo rafaadin laguma raaxeysto. Dhib ayaa ka mareysa qurxinta lkn natiijada soo baxaysa ayaa ah mid u qalanta wixii rafaad ahaa.
    Nasra thank you habo.

  • @marwaadan7906
    @marwaadan7906 5 ปีที่แล้ว

    Shamaca nalka ah soo iibsada mida dabka waa qatar waa iga talo nasra mashaallaaah horay u soco

  • @asaldhaladindeeqasaldhalad6448
    @asaldhaladindeeqasaldhalad6448 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah huno mcn thanks wallhi hormar wacan xabbti

  • @riimacusman2547
    @riimacusman2547 ปีที่แล้ว

    Abaayooy dhowr sano kadib baan kaa faaaiiday kwrn he ale haku barakeeeyo bYO

  • @munasheikh7214
    @munasheikh7214 5 ปีที่แล้ว

    Wa baln waan usameeynayaa xajigeyga shukran qaali 🙏

  • @maareeyeyahye2457
    @maareeyeyahye2457 6 ปีที่แล้ว

    masha alah wlh wankahelay aniga qurbog ayan ahay carurna wan leeyahay sideen uku habo n xabti in lo quruxsado jawab qali dumar

  • @queendeka4556
    @queendeka4556 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abyo ad ayad noodhira galisa mahdsnd horumarwacan wllshy 💯💕👌

  • @drshalimamohomoudmouse9195
    @drshalimamohomoudmouse9195 6 ปีที่แล้ว

    mansha allah xbbti qaali waan kahelay waad mahadsantahay sidaa noogu faaiidaysay illahay abaal marinteeda hakusiiyo

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah reer muqdisho awalba ilbax bay ahaayeeen nasra abtidoona wa gabar xikmad iyo fariidnimo isku darsatay Masha allah

  • @roodamuuse3481
    @roodamuuse3481 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah nasro ale gacanta hakubakeyo aad ban ugafa iidnay waxan sugnaba waa miiska aad ban ugubahnahay xbbt nosogaliy

  • @leylamaxamud4470
    @leylamaxamud4470 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh gacantada.alaha ku.barakeeyo.qaali.miiskana.noo.samee

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah new subscribe walashey qaali illahy gacantada haku barakeeyo

  • @hania3052
    @hania3052 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wan kahelay markan ley guursado insha allh wan jeclahay rumansiga shugrn ukhtii

  • @mohamoha-lm4wm
    @mohamoha-lm4wm 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alh aad iyo ad bn uga faiday thnkx xbbt❤❤❤
    Inksto hda an smynayn o an wli gursn lkn wakedsnya khibradahn mrki wqtigeda lgran ka faiday thnkx so much

  • @amaalxasan1353
    @amaalxasan1353 6 ปีที่แล้ว

    masha allah abyo nasro horumar wacn kuu rajeynaa wana ka faaideysaty Ajar allah haka siiyo

  • @queenrahmacookingchannel8803
    @queenrahmacookingchannel8803 6 ปีที่แล้ว

    wllshay mcn xageen kala soo xidhiidha inaan ku la hadlo rabaa mcn

  • @dhallgobeeddhaayahauroon6533
    @dhallgobeeddhaayahauroon6533 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah adigiyo sawkaagaba Alle ha idin barakeeyo hore u soco thank you

  • @naimacumar2743
    @naimacumar2743 6 ปีที่แล้ว

    nayaa nasra tan weekaa halaawday mahan romatic saan sarirrta dusheeda ayaad dab saartay doqon ayaad tahay romaatic ayadka fahan tahay wax fiican yhuuuuuuuuu guriga ha iska gubin sidaaas romatic kuma noqoneeisd somaali tahay

  • @saabriinmahaned3561
    @saabriinmahaned3561 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waan kaa faa idnay xbbti alle haku barakeeyo

  • @sagalmaxamed6744
    @sagalmaxamed6744 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allhy habbti qli aqoon ayaad ii kodhisay wllhy haad wiix kaa dabeeya waan saman kara qli tankz

  • @qaaliaadan5833
    @qaaliaadan5833 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allha.ilhay gamca iyo caqliga.haku dhawra wllo mcn

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 6 ปีที่แล้ว +1

    Waw thank u so much Nasra abyo jazakallaah so qurux wlhi wanka helay

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 6 ปีที่แล้ว

    Machaallah mahadsanid nin singel ayan ahay wan jeceel lahay inan sida okaleh uu raxhaysto ishaallah

  • @الهاممحمد-ر7م
    @الهاممحمد-ر7م 6 ปีที่แล้ว

    MA Sha Allah shikuren Aukti😍😘

  • @yurubcalimaxamed7024
    @yurubcalimaxamed7024 3 ปีที่แล้ว

    Mansha wllo miiska noosoodir alahakubarakeeyo wllshy qali

  • @saygadaacad7148
    @saygadaacad7148 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Nasra Allaha ku barakeeyo waad inoo hagar baxdaye Nice