#Gabayada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 328

  • @ubaxmaxamed2035
    @ubaxmaxamed2035 ปีที่แล้ว +7

    Talo wanaag axmee faaraxnimo from reer raage
    Ale hakuu naxariisto awoow khakaf maxamuud

  • @Zimu.H
    @Zimu.H 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa taariikh caad oo qoran kuwa caytamaya cuqdad reerahaned ayaa hayse ha uu joojine, horey soco TaarTV

    • @nimcaanahmed2015
      @nimcaanahmed2015 3 ปีที่แล้ว

      Waxaba reer isaaq ba idinka soceloyay mee gelad haystan manta arladuu qadi layahay geela ogadene idina faqrad faraha tagaysane

    • @Zimu.H
      @Zimu.H 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcaanahmed2015 caqligagad hadashay marka iska faan intaas unbaad haysaye

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 4 ปีที่แล้ว +32

    Salaan carabay,Nuux gamuute,faarax laanjeer,maxamed nuur fadal,maxamed cali fadal,gun iyo baareed, ina shiciri & maxamuud faarax ragii hore ee gabayo xikmad leh & talo qabeenba aha Allaw janooyinkaaga gee Aamiin.

  • @somaliiiiiiii
    @somaliiiiiiii 2 ปีที่แล้ว +19

    Mashallah habr jeclo reer abtiigey , geesiyal

  • @mohamedilkacase1554
    @mohamedilkacase1554 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa taariikh saxa oo jirta waa barigay hbarjeclo cadaabta ahayd🥷

  • @aadancilmi9508
    @aadancilmi9508 ปีที่แล้ว +6

    H jeclo wa reerka ugu abwaanada badan somalida

    • @abdoulwahababdillahiissa7716
      @abdoulwahababdillahiissa7716 9 หลายเดือนก่อน +2

      Somali cidagale u ki abwana baadan

    • @ZudaysiAbdirahman
      @ZudaysiAbdirahman หลายเดือนก่อน

      Kuwee kamida markaa Ciidagale leh abwaan maba jire ​@@abdoulwahababdillahiissa7716

    • @AbdulaahiMukhtaar-f1m
      @AbdulaahiMukhtaar-f1m 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdoulwahababdillahiissa7716ogaaden baa ugu gabay badan from isaaq

  • @abdimahfudgelle968
    @abdimahfudgelle968 ปีที่แล้ว +9

    Isaaq waa liaaxyo ❤❤

  • @thejokhadaar
    @thejokhadaar 4 ปีที่แล้ว +5

    الله يرحمه
    Awoowgay baa ku jiray nimanka hagooganaay oo wuhu aha 10 jiir oo awoowgay racaay ilahay aa unaxaristoo

  • @adamalsomali9341
    @adamalsomali9341 4 ปีที่แล้ว +25

    Anigu sidaan umaqlay hadan sheego
    1 ninka taliyay waa reer raage maxamed axmed waana reer talada habarjeclo kuso uruurto markay qadhadhato
    2 ninka gabyay waa abtidoon axmed faarax waana reer gabayga caanku ah waana reer hure walanwal iyo hadraawiba ka dhasheen
    3 ninka faaliyay waa ciise cibraan waana reer berigii hore faalka habarjeclo u daba fadhisan jirtay
    4 ninkii fariidnimada loo dayay reer daahir faarax oo ah reer ugu fiican habarjeclo dhan kastaba ee ficil iyo fariidnimo loo dayay
    5 ninkii shiishka loo dayay isna waxu aha cibraan ciduu ka aha garan mayo lakin waa reer yaryar ee cibraan sidan u maqlay midna ma aqoon lakin adiga I sixidoona maadaba aad magac yadodii haysaba

    • @caliduulduul5925
      @caliduulduul5925 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa is yeel yeel waxaagu sxb hhhhh

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 4 ปีที่แล้ว +4

      @@caliduulduul5925 kkkkkkkk oo maxan isu yeel yeelaya waa sidan u maqlay hadad wax ka duwan hayso waad sheegi kartaa inksoo wax lagu sheekeya aanay ahayn

    • @caliduulduul5925
      @caliduulduul5925 4 ปีที่แล้ว +3

      @@adamalsomali9341
      Dee dhan leexshe bare cabdile
      Ismaaciil faarax waal bare
      Cabdile qoor qalooc reer daahir
      Yuusuf ismaaciil

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 4 ปีที่แล้ว

      @@caliduulduul5925 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllkkkk
      Kkkkkkkkkkk waa yahay hada lakin waxanad ogaynba meesha kujira

    • @mrfantasticabdi3658
      @mrfantasticabdi3658 3 ปีที่แล้ว +3

      dhan leexshe wuxu aha bare cabdile ( samater bare )
      Ismaacil faarax waal wuxu aha bare cabdile (axmed bare)
      xaji khalaf wuxu aha faarax cabdile (axmed faarax)
      gaamute wuxu aha faarax cabdile ( axmed faarax)
      yasiin qoor qalooc wuxu aha faarax cabdile (reer daahir)

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed 3 ปีที่แล้ว +13

    Libaaxyad isaaq garxajis hyonis 🦁🦁💪🏿💪🏿💉💉❤️

    • @SAM22948
      @SAM22948 2 ปีที่แล้ว +1

      6:15 muxu inagu yasaya h.wase ? 😁😅
      GARXAJISNIMO😜😘😘

  • @sheekooysheeko7122
    @sheekooysheeko7122 4 ปีที่แล้ว +14

    Dhaqankeena kama tegi karno jimcaha hadaad noogu tuurtay Mahadsanid Taartv

  • @weliiyowaaqchannel4066
    @weliiyowaaqchannel4066 4 ปีที่แล้ว +7

    Taariikh cajiib ah baad nala wadaagtay Mahadsanid Taartv

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 ปีที่แล้ว +2

    Hagoogane: ogaden Lahaa Waa suuyidhi e
    indha-badane: Sacad muuse
    Miin Allergen: Daraawiish. iwm😂😂

    • @siciitHuriye
      @siciitHuriye 10 หลายเดือนก่อน

      Makhrib iyo dayax weerar garxejis intaas ayuu sheegay

  • @khalidmohamed3154
    @khalidmohamed3154 3 ปีที่แล้ว +5

    HABAAR YOONIS 🐫🐫🐫🐫🐫

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว +5

    Gabay iyo geeluba waa waxa soomaali horumarka u diidey oo ay ku noqdeen geel geel wada

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 ปีที่แล้ว

      Waa waxa aad somaaliga u tahay jaahil yahaw qabyaaladaysan

    • @hussinahmad3074
      @hussinahmad3074 2 ปีที่แล้ว

      @@sakaaroibrahim9686 saxiib somalinimadaadu waa mid aad u isticmaasho si qaldan waxna ku noqonmeysid ee waad ku habsaameysaa aduunka dhinac ka raac saxiib caqliga ka xoraw caqligaa lagaa haystaaye xoriyad qaado weli waad is haysataane

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 ปีที่แล้ว

      @@hussinahmad3074 adigu xoriyad qaado caqliga lagaa masaxay markii lagu yidhi dhaqan kaaga ka faan!! Sidaada oo kale ayaan ahaa adeer. Waxaad haysatay iyo waxaad ahayd ku faan.

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 ปีที่แล้ว

      @@hussinahmad3074 bal sidaad brainwashed u tahay daawo. Bal waxaad soo qortay dib u akhri 🤔

    • @hussinahmad3074
      @hussinahmad3074 2 ปีที่แล้ว

      @@sakaaroibrahim9686 saxiib dhanka iyo wax aad diinta ka hormarseen waxba ii sheegi maayo waa khuraafad iyo wax ay odayaal geeriyoodey kaaga tageen meelna ku gaadhsiinmaayo ilwwaa markii uu soomaligu qaatahay iyo ilaa maana

  • @Maryam-bu2xp
    @Maryam-bu2xp 4 ปีที่แล้ว +7

    Wa alaikum salaam brother 👋👋

    • @Caynaba12
      @Caynaba12 4 ปีที่แล้ว +1

      Wacalaykuma salaam walaal Maryam soo dhowoow

    • @Maryam-bu2xp
      @Maryam-bu2xp 4 ปีที่แล้ว

      @@Caynaba12 Thanks keep up the good work 👏👏👏

    • @hassanrashid611
      @hassanrashid611 3 ปีที่แล้ว

      Waa taariikh uun wax kale maaha reeraha aan taariikhda lahayni ma jecla gabayada iyo in laga hadlo waayo maato aan geel dhaqan jirin

    • @abdirahmanahmed4973
      @abdirahmanahmed4973 3 ปีที่แล้ว

      Out u you

    • @abdirahmanahmed4973
      @abdirahmanahmed4973 3 ปีที่แล้ว

      Upon 7

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +5

    Hagoogane Geeli la odhan jirey waxa la dhacay ama laqaadey markay jabeen ina Cabdale Xasan iyo Daraawish

    • @samsammaxamed8598
      @samsammaxamed8598 4 ปีที่แล้ว +1

      Yaa kugu yidhi iyagoo caadiyaa dagaal lgaga qaaday

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +4

      @@samsammaxamed8598Inaabti maxaad kashekaynaysa

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 4 ปีที่แล้ว

      Saaqidiintii TAARIIKHDA bedelijiray waakukan coooooooc mantagayga ku fooldhaqo

  • @cabdinaasirsarmaan3723
    @cabdinaasirsarmaan3723 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa taariikh soo martay soomaalida una baahan in laga sheekeeyo intii la odhan lahaa jarmalka iyo ingriiska ayaa islaayey tanaa inoo dhaanta

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 ปีที่แล้ว +15

    War geeLa waxa dhacay habaryoonis e hj iyo dhUbahte ma shout ou bad usamaynaysaa 😂

  • @Isaaq11
    @Isaaq11 ปีที่แล้ว +5

    Reer daahirnimo ❤ mahamed nuur fadal

  • @maxamedxidig1825
    @maxamedxidig1825 ปีที่แล้ว +1

    HABAR JECLO TAARIIKH LAGUMA GAADHO WAA REERKA SOMALIDA UGU TAARIIKHDA WAYN SIDA LA HAYO FROM H.Y

    • @bigboss8700
      @bigboss8700 ปีที่แล้ว

      Hhhhh darawiishiya🤣

  • @mohanhamud6110
    @mohanhamud6110 3 ปีที่แล้ว +6

    Adeerow geela dayax weerar nimnka qarxajiz ee ciidagale ayaa soo qaady, geelaa dayax weerar daraawiish mrky dhcdy wxa la odhn jiry udub la aslay, se mrkuu ciidagale wabiga ka talpy ee uu geelaa dib u so qaady laba jibaarkii ayaa la yidhi dayax weerar, wa geelu sayidku laha ciidagale meel uu joogaba magac miyuu ku helay, taariikhda inga baandhee zxpppp

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 4 ปีที่แล้ว +8

    Oo maad cawa reerkayagaan amaanaya ee dadka kala naga raali ahada tidhahdid Adeero .
    Lakiin ma lidatid

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 4 ปีที่แล้ว +11

    Aakhiro nin aan geel lahayn Lama amaanayne😄

  • @axmedabshir4544
    @axmedabshir4544 3 ปีที่แล้ว +1

    Dagaaladii Geelasha Faraha badan Lo'yoowga iyo Dumarka lagu kala dhacaya ee uu ugu Danbeeyey Hogoogane waxaay kala ahaayeen sidan Soo socota:-
    1)- Dabad-hasg.
    2)-Cora
    3)-Ammaara
    4)-Hagoogane.
    Markaa Hogoone wuxuu ahaa Kii ugu Danbeeyey.

  • @idirisgodane9850
    @idirisgodane9850 ปีที่แล้ว +2

    Habar jeclo allow daa❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 ปีที่แล้ว +8

    Adoo nabad iyo iyo dawlad casri ah iyo horumar haysta qarniga 21aad dib looguma noqdo jaahiliyadii
    iyo cawaanimadii Somaali qarniyo qeerkeed ka reebtay.

    • @flabflab8288
      @flabflab8288 29 วันที่ผ่านมา

      Awr indha kuul muxuu ka yaqaan
      Zxp waxanba afgaran mayside maxaa meesha ku dhigay ma qadaadweyntiibaa

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 3 ปีที่แล้ว +5

    OGI OGI NIN IS FAANSHAY WAA RI' IS NUUGTAY INTAA U DHAAFI MAAYO NINKAN MAANTOO QIYAAMII DHOW YAHAY MAGAC IYO TAARIIKH AANU LAHAYN OO SAMEYS AH DOONAYA INUU MEEL IMINKA U YAGLEESHO YAAHUU

    • @sakiabdul
      @sakiabdul 5 หลายเดือนก่อน

      Mr ogi ogi

  • @mukhtarhassan2150
    @mukhtarhassan2150 3 ปีที่แล้ว +2

    Halxaran ih nirig xalalah madhasho ee haberjeco iyo dhulbahnto iyo haber yonis geeli awoow yadiin dhaceen iska celiya oo somali waa istaqan ee dadkii lah uu celiya haddii aya diinta barateen

  • @mohamedalta4294
    @mohamedalta4294 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahaybaad been usheegtay Geela hagoogane habaryoonis oo kaliya ayaa soo qaaday oodwayne ayaana lagu qaybsaday

    • @aali.j1
      @aali.j1 10 หลายเดือนก่อน

      geela hagoogane huwan ayaa soo dhacay. Nin habar yonis ayaa hogaaminayay ciidanka laakin beelo kale way ku jireen ciidanka. Qisada inta kale ma xaqijin kari

  • @sarcadbashiir9577
    @sarcadbashiir9577 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc magacaygu c/qaadir bashiir maxamed Adan dirir sxb mcn aad iyo aad ujecelnahay wararka iyo sugaanta kabaxa taar tv runtii aad iyo aad waxaa uqiima badan barnaamujka sugaanta waxaan kaacodsanaynaa soobadi barnaamujka sugaanta

  • @salahbootaan9041
    @salahbootaan9041 5 หลายเดือนก่อน

    Tariikhda ha khaldin geela habaryoonis keloya ba soo dhacday waana la ogyahay

  • @somaliboyofficial6735
    @somaliboyofficial6735 3 ปีที่แล้ว +8

    Habar jeclo uun baad noo amaantay hhhhhhhh lkn Nin is amaanay Nin uma naqaaano.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว +6

      Nuur Deeq
      adigu wax sheeg hj haka masayrine

    • @CabdicasiisIbraahim-m6b
      @CabdicasiisIbraahim-m6b ปีที่แล้ว

      inader waa tariikh jirta ee waxy samaysatat maaha

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 4 ปีที่แล้ว +1

    Fariinta hoose eeg fadlan and Allah yaxfidkum 👇👇👇

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheekada jahliga iyo dibudhaca

  • @ismaaciilmaxamed880
    @ismaaciilmaxamed880 3 ปีที่แล้ว +5

    Dadku reer somaliland inta kale maanta ilbaxnimo qalin ayay isugu faanayaa halka habar jeclo iyo dhul bahante qabiil gaboobey iyo xili jaahiligii ku fanaan awel iyaguun baad guryohooda oo dhan ka helaysaa canjelad gabay ah gubi haw badnaatee waar ka kaca hurdada oo ragga wax la qaybsada nin h/y ama h/awal ah ama w/sangeli ama gedo biirsay ama arab ama ciidan gale dhamaan guryohooda midh midh ma hubo laakiin inta badan laga heli maayo mukhaayado hooda na lagaga sheekeyn maayo aduunyo kale iyo cilmi baa yaala iyana reer habal sorry abtiyaal waan idin jelahay ee ka ilbaxa fadlan

    • @nejmanuura1068
      @nejmanuura1068 ปีที่แล้ว

      Kkkkk Habar jeclo intay futada isaq ilalinyan bay kuwa kale ee dhidiga isaaq hadlyan habar jeclo hadany jirin somalilnad may joogteen wlhi adeer iska seexda isaq yar yarkow

    • @bacayoburcaawi4503
      @bacayoburcaawi4503 ปีที่แล้ว

      Wll tana wan ka taliyay 7sano oo barwaaqo ah markaan xilka ka dagayna wataa lays cunay dahabshiilna wa h.jeclo aqoonyahana iguma yara ee fahan waxan waa taariikdeeni guunka ahayd ee dhaqanka ma inu dagaalki kowaad ee aduunka inu kaga sheekeyo wn qiraya inay tahay tariikh madaw somaali wax kala boobaysa hadana wa taarikh jaahilya oo ay mar dadkeenu marayeen ee aynu wax ka barano uun 😊

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada2534 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaasi waa wixii somali kala dilay qof jaahil ah uunbaa kasheekeeya
    Duuduub ayaa lagu dhaafay

  • @adamalsomali9341
    @adamalsomali9341 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxa kalo dhan waad saxday lakin shantii nin ee habarjeclo ee markii danbe ciidanka laga helay ciday ka yihiin habarjeclo maan sheegin waxay ahayd inad ugu darto dadka marba hadad halganken tay sheekadasi waxay kamid tahay sheekeyinkii habarjeclo dacawada loogu aqoonsaday inay talada iyo khiyaanada huud ku qaban khiyanada ay sameyena waxay ahayd
    Inay xagii Ceelka mareen dadkina ku qanciyeen in reer waliba xaga uu geela ka fadhisto waxii ugo aa uu iimansado
    Iyo inay waraabe khiyaameyen oo ay yidhahden boqol halad baanu ku siinayna markii danbena boqol duqa ay siiyeen

  • @dhuuxiisnm3238
    @dhuuxiisnm3238 3 ปีที่แล้ว +5

    Geelan hagoogane waxa qaadey
    Qolo huwan ah oo aheyd H.jeclo
    H.yoonis.dhulbahante
    Waxaana laga dhacay ogaadeen

    • @abdikariimibro4523
      @abdikariimibro4523 3 ปีที่แล้ว +2

      Caqligoodana Kumay dhicine Ingiriisba abaabulay

  • @hamsesudeysi
    @hamsesudeysi 2 ปีที่แล้ว +2

    Belo ku degtay muxu taariikh hayaa habarjeclo waa rag fariidnimo iyo geesinimo ba eebbe isugu daray.

  • @mrfantasticabdi3658
    @mrfantasticabdi3658 3 ปีที่แล้ว +3

    haber jeclo dusha iskama saarene ragu wa nuux maxamed
    dhan leexshe wuxu aha bare cabdile ( samater bare )
    Ismaacil faarax waal wuxu aha bare cabdile (axmed bare)
    xaji khalaf wuxu aha faarax cabdile (axmed faarax)
    gaamute wuxu aha faarax cabdile ( axmed faarax)
    yasiin qoor qalooc wuxu aha faarax cabdile (reer daahir)

  • @qudhacgalol6418
    @qudhacgalol6418 2 ปีที่แล้ว

    Indhobadane iyo Goobaale oo Garxajis lagameersaday ayaa ugu dambeeyey miyaad ilawday kuwaas?
    Intaad Geelii Daraawiishta iyo ingiriisku kaladhacayeen kahadlexsid?

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 ปีที่แล้ว

    Hagoogane waxa dhacay habaryoonis taariikda ha wasin waxa kale askar calooshood u shaqaystayaal ah ayay ahaayeen oo qaalinqaalin la siiyey

  • @CabdiOmar-e9w
    @CabdiOmar-e9w ปีที่แล้ว

    Taariq cajiib ah baad nala wadagtay

  • @youngbile2323
    @youngbile2323 3 ปีที่แล้ว +4

    Faan habar jeclo ugu tag 😆 😂
    Nagadaya dhakhdhakhda bilaah caleykum 😂

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 4 ปีที่แล้ว +4

    5 tuba waa Haber jeclo nuux maxamed. Hadda waad lasocotta ayaan filayaa hedhe

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 4 ปีที่แล้ว

      Nuux maxamed yay ka ahayen

    • @abdirahmansalah3643
      @abdirahmansalah3643 4 ปีที่แล้ว

      @@adamalsomali9341 Faarax cabdille cabdalle nuux maxamed abokor.

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmansalah3643 faarax cabdulle yaay ka ahayen faarax cabdulle wuu sii kala baxaye

    • @abdirahmansalah3643
      @abdirahmansalah3643 4 ปีที่แล้ว

      @@adamalsomali9341 axmed faarax & daahir faarax.

    • @adamalsomali9341
      @adamalsomali9341 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmansalah3643 haa lakin waxanad aqoon baan filaya in boog sarakiil ingiriisi somaliland iyo reer shiikh isxaaq ba ka.qoren ay ku xuseen dhacdadan iyo dhacdeyin kalo badan ragana ciday ahayen lahayo yagoo qorala
      Reer daahir iyo axmed faarax qaarba aha lakin reer kale ayaa kamid aha saaxib waxad noqotay ninkaa waraabe ee markii hore reer koda iskala jecladay oo kale lakin isagu been ma sheegin mana dafirin ragan aad sheegaysana awoowgay ayaa kamid ahaa igamana aqoon badnid

  • @abdirahmanhusein2244
    @abdirahmanhusein2244 3 ปีที่แล้ว +1

    waxan aad ula yaabay ninkan weyn ee hadana qarnigii kow iyo labaatanaad jooga waxa beenta intaa le,eg ku kellifay

  • @Darwish724
    @Darwish724 8 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante yaa geel dhacay ❤

  • @XasanCabdi-r6m
    @XasanCabdi-r6m 5 หลายเดือนก่อน

    Abwaan raage ugaas haka been sheegin
    Raage wuxuu yidhi ___Nin abkii ogaadeen yahooo aarsan baaan ahaye

  • @realkoshin
    @realkoshin 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad hore u soco

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 ปีที่แล้ว +2

    Doqoniimo iyo dulmi baan ka hadlayaa maad tidhaahdid.Jaahilnimo iyo badiwnimo qabiil hanooga sheekeyn.

  • @garbiyemediaproduction8337
    @garbiyemediaproduction8337 2 ปีที่แล้ว

    Waa taariikh dhacday anigu waa aan miyi joogay odayaal ku sheekaysanaayaan u soo joogey dhamaan wuxuu sheegay succubus

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 4 ปีที่แล้ว +1

    Tariikh cad waaaye

  • @seryu8204
    @seryu8204 2 ปีที่แล้ว

    Awrkaa iyo ininkaasi intey isu jiraan eega waa inta ay isu jiraan soomaliga manta jooga iyo csqligiisu waa sida aynu u fikiro maanta

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 ปีที่แล้ว

    Waagii dhaqash (dhaqash waa dammeerta dhadig ee marka habeenkii nafluhu wada seexdo shaydaamadu u wada yimaadaan oo la qaaq-qaaq-qaaq leeyaan habeenoo dhan ilaa fajrka laga gaaro oo nafluhu ka seexan waayo habeenoo dhan) ibnu firaash falaashkasomali eeyle ina gumeed iidoor somalidiid oo ah ingiriiska gurigiisa gudihiisa iyo gurigiisa dibadiisa kuwuu uga shaqayn jiray oo hadana sidaas oo kale doonaya inay ugu shaqeeyaan ingiriiska oo ah adoon ingiriis ah iyo ilmo bucurbacayr oo subsomali ah oo somali u liite ah oo somalidiid ah oo ooyaaye ooyaaye ooyaaye ah oo ilmada wada daadsha iyadoo somali iyo aduunka oo dhan oo u wada jeeda oo somali oo dhan dhibku la wada haysto laakiin se iidoor somalidiid afka taako kala geeyey damiir iyo damac iyo adkaysi xumihiisa oo si xun waliba maanta u ooyaaya oo cabanaaya oo uu u calwasaadsan sidii islaan midkay wax la soo tabcatay markii jirkeedii iyo xooggeedii iyo dhasheedii iyo maalkeedii iyo wax kasta oo ay lahayd hoogihii ay u dad dhashay mooraduug ku jiiday oo uusan waxarna u reebin waxay la soo tabcatay oo uu barqo ka dareersaday oo uu dariiq cidla' ah dacdaro iyadoon waxba haysan uga tagay oo dhasheedii halna kala joogin oo hadana saddexdii dalaaqood uu qablan mid mid ugu yeershay oo hadana haraati xoog badan uu laf gumaarka saxaaxeeda dushiisa ah si xun oo xanuun badan leh uga laaday oo laf gumaarka ka jabshay oo xanuun iyo dacdaro iyo baqdin la alaladaysa oo hadana aad iyo aad uga walwalsan in dugaag cashadi caawadaas ay noqoto oo ka balaanbalaysa khatartaas foolka soo saartay oo hoogihii dad u dhashay oo ay wax moodi jirtay markaas ka hor, goor maghrib soo dumayo jabad uga guuray oo maanta dhaqashka iidoortu sidaas kale ayuu iska ba'ayeystaa oo balo iyo buufis qabayaal qoomuluut iyo dhilayste iyo boonayste iyo gaalo iyo munaafiqiin iyo shirkileyaal uu muuse biixi cabdi madax u yahay waliyo u qaatay oo ku ooya waar dee faranjigii iidoor u galmoon jiray maanta maba hayno ee dee danteen maxay noqon oo iska najaasoobay oo doonaya inay najaaseeyaan sida khaniis faysal cali waraabe oo qurunka futadiisa ka socda oo qoomuluutku ay ka daadshaan ku afuufo dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed oo xaaskiisa suuban ay og tahay inay ragganimo iyaduba dhaanto dabadaloolkaan sida eeydu u wahwahleeyaan oo kale isaga wahwah leeya.
    war iidooreey wax isku fala marakan fadaro waad u badateene.
    Yaahuu yaahuu yaahuu
    Taasi kugu filan:
    Rabbanaa calayka tawakkalnaa wa ilayka anabnaa wa ilayka masiir
    oo haddii aanu nahay ummadda somaliyeed ee iidoorta dhaqashta ah xumaheeda ay qarsato iyo intay muujisaba waxaan ka magan galay Allaah SWT oo aanu wada leenahay iyadoo ay nagu waheliyaan dhasha suuban ee awoowe shiikh sharaf shiikh isaxaaq raximullaah "
    laqad jaaa'akum rasuulum min anfusikum caziizun caleeyhi maa canittum xariisun caleeykum bil mu-miniina raquufur raxiimun. Fa In tawallow, faqul xasbiyal laahu, laaa ilaaha illaa Huwa. Caleeyhi tawakkaltu, Wahuwa Rabbul Carshil Cadiim.
    Qulil laahu aclamu bimaa labithuu. Lahu ghaybus samaawaati wal ardi absir bihi, min waliyyin walaa yushriku fii xukmihi; axadan.
    Wacanatil wujuuhu lil Xayyil Qayyuum. Waqad khaaba man xamala dulman.
    Qaala laa takhaafaaa innanii macakumaaa asmacuu wa araaa
    oo habaarkaagu adiga dib ha kuu asiibo oo anigu waxaan la dagaalamayaa snm iyo garacyada iidoorta iyo inta xulatada kula ah gooni goosiga dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed oo waa ka sharfan yihiin culimaa-idiinta iyo waayeelka xumaan ka suuban iyo inta qaybta aan ka ahayn gooni goosiga dadka iyo dalka iyo diinta shacabka somaliyeed ee iidoorta qoys ahaan la sheegata dulinleyaashaaas aan kor ku soo xusay"

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว

    Xanuunka iyo caqliga waashay waxa laga dhaxlay geel iyo gabay iyo hadal meel waayey waa xanuunada soomaaloda habsaamiyey ee aan weli dawo loo helin iyo bar bar socda oo ay ula kala baxeen laandheere iyo wax gaagaaban ama qabiilo sida ay isugu yeedhaan iyagu ama isu yaqaanaan

  • @aadanafrico1531
    @aadanafrico1531 4 ปีที่แล้ว +2

    sxb maxamed adan dirir maxa dibku ceeliyay sxb gabayadu wa wixi awowayashen isku madhiyen ee adna dib hayno celin

    • @Caynaba12
      @Caynaba12 4 ปีที่แล้ว +1

      Jimcaha ayuu ku nastaaye tiinii wuu soo wadaaye jimcaha kale suga

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 9 หลายเดือนก่อน

    Hj nalaga dhaman waydee 😂😂😂😂

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 ปีที่แล้ว

    Wayeelna Xeeb Uga Shirtegay Maleh Shirshooruhiyo
    Shirsgoore Waa Qayb Kamida dhulbhnte
    1: Faarax Garad
    2: Mohmud Garad
    3: Abdi Garad

  • @HamseDauud
    @HamseDauud ปีที่แล้ว

    Masha,allah

  • @ismaaciilmaxamed880
    @ismaaciilmaxamed880 3 ปีที่แล้ว +2

    Walee habar jeclo iyo dhul bahantaan gabay qabyaaladeed ka gaboobin ta kale iyakoo reer jaamac waal ah ayay ku odhanayaan talo ayaanu haynaa. Oo. May maskax yaraanta iyo fudaydka is kaga daweyaan haday talo hayaan

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 2 ปีที่แล้ว +2

    Ogaadeen ilaa 100,000 kun oo geel ah ayay iidoor ka dhaceen, geel danbana uma dareerin

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj 2 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhh

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 ปีที่แล้ว +2

      Isaaq ayaa idinka dhacay 200,000 kun ee taariikhda beenta kadaa

  • @AbdiAadan-f1d
    @AbdiAadan-f1d ปีที่แล้ว

    Geel la kala dhaco indhabadane baa ugu badnaa boqol iyo afartan kun buu ahaa

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 ปีที่แล้ว

    Thanks you brother

  • @warbaansoosidaa9108
    @warbaansoosidaa9108 3 ปีที่แล้ว +1

    Beelihii huwan ayaa ingiriisku abaabuleen ayuu yiri, waxayna ka koobnaayeen ayuu yiri habar yoonis, dhulbahante iyo habar jeclo. Halkaas waxaa ka cad inaan ogaadeen reer reer inaysan ugu dhawaan karin in ingiriis saanad siiyo yamyam iyo qadaadweyne isu soo uruuriyo moojaane.

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 4 ปีที่แล้ว +4

    Daaroodku waa dad laandheere ah.
    Garaad wiilwaal(Jidwaaq absame kuumade kablalax)
    Sayid maxamed cabdulle xasan(Ogaadeen absame kuumade kablalax daarood)
    Boqor cismaan maxamuud(Majeerteen harti koombe kablalax)
    Garaad jaamac garaad cali(Dhulbahante harti koombr kabalalx)
    Xaawo axmed baaruud xaawo tako(Jidwaaq absame kuumade)
    Maxamed siyaas barre(Mareexaan sade daarood ismaaciil)
    Markaa dadka ugu caansan soomaalida waa daarood ismaaciil jabarti oo ah beel carab ah asaan ahaan!!.

    • @Zimu.H
      @Zimu.H 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk wax faan iyo beeni washay waar xaawa taako hawiye aheed

    • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
      @cabdisalaamxaajimaxamed9810 4 ปีที่แล้ว

      @@Zimu.H war dadkeedii ba noole taariikh la imoow hawiye cawaanoow.

    • @Zimu.H
      @Zimu.H 4 ปีที่แล้ว

      Waar waad iska caytamaysa oo dad caan ahaa baad iska sheegtan waxaasi waa faan jacayl laakin waa layaqan Xaawo inay hawiye aheed, aniguna Dir baan ahay asalkii dhulka laha iyo taarikhda aad shaagaysid....ma ihi soogaleeti sidada cadho u gogo hadaad doonto 🤣

    • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
      @cabdisalaamxaajimaxamed9810 4 ปีที่แล้ว

      @@Zimu.H Boowe waxba geesiyaasha beesha carbeed ee daarood ismaaciil Jabarti ha sheegan😁

    • @abahoussein620
      @abahoussein620 4 ปีที่แล้ว

      Kiwii intaaba laayeey kawaran garaadki jidwaaq yaa dilay... sayid abdallah Hassan ayaa dhulka ka saarey......

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @abwaansaadaq8069
    @abwaansaadaq8069 3 ปีที่แล้ว

    Mar hadii geel lagu soo qaado maanso ama gabay waa in lasheegaa cabdi muxumad ow magan cabdi galayax AUN

  • @Ahmed11-r6t
    @Ahmed11-r6t 2 ปีที่แล้ว

    Ilmaderayaal Been Ayad Mesha Kuhaysane Waraydiyadii 1970 Laqabtay Sodhagaysta Geela Habaryonisba Qaday Waxayna Ugu Araysay Geeli Maqrib Dumay Ninka Abandulihii Habaryonisbu Ahaaa Kan Shiish Yahankana Habaryonisbu Ahaa Ka Gabyayna Habarjecluu Ahaa Markaa Tariikhda Habarjeclay Kadaya Beenta Tolkinba Lehe Oo Niman Isaqa Ahe.

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 4 ปีที่แล้ว +5

    Habar jeclo faan baa dilay ayuu yidhi
    AYN xaaji cabdi waraabe kkkkk walhi waa runtiii

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 ปีที่แล้ว

      Ma Odaygii Guulwadaha Ahaa

  • @khadarmohamoud5405
    @khadarmohamoud5405 ปีที่แล้ว

    Habar jeclo waa shaqaysatay

  • @kayseumar1824
    @kayseumar1824 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxaa inaad soo ban dhigto waa laga fiicanyahay

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko caruureed dheh 2022

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 ปีที่แล้ว

    Alla somaalida maxayjaahil ahayd marka uu leeyahay aaqieo nimaan geel lahayñ lama amaanayne sub xaana Allah

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt 2 ปีที่แล้ว

      😁😁😃micanah sikale loolajeeda

  • @tomandjerry6262
    @tomandjerry6262 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar laangaab yagw laangaabku dhalay
    Geela waxa soo dhacay Habaryoonise
    Habar jeclo waxay Taariikhdan aad u samaynaysaa____Waar taariikhda way qoran tahy cida soo dhacdayna waa la yaqaan

    • @ustaadclraxmaanofficial4602
      @ustaadclraxmaanofficial4602 ปีที่แล้ว

      Laangaabnimo adaa isir iyo ab uleh ma habarjeclaad maanta ledahay laangaab?? Aduunkii oo isrogay weeye

  • @Nourmohamedabdi
    @Nourmohamedabdi 4 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhhh laandhere laaaandheeere dhalay

  • @hassanhusseinhassan2932
    @hassanhusseinhassan2932 3 ปีที่แล้ว

    Maxaad u omgaan weyday geelii Sacad muuse Ogaden ka soo dhacay ee la Oldham jirey dhal badane iyo waliba geelii kale ee habar yoonis uu ogaadeen ka dhacay ee Sacad muuse fib uga soo dhacay ee waliba u celiyeen habar yoonis

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd 3 ปีที่แล้ว +3

    Waar nimankii geela kusaliyi jiray yayna idin maqlin habarheclooy idinku riyaad dhaqanjirteene waatii canbaro idin sheegtee

  • @kibaarhanfi4838
    @kibaarhanfi4838 3 ปีที่แล้ว

    waa nusqaan waana ceel waxaa soo kale lama soo ban dhigu waa jaahil nimo bal cudurka wax magaratada aad ku beerayso eeg horo usoco

  • @caliomer6903
    @caliomer6903 4 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay ka cabso waxaad soo dhigayso ka fiirso oo aakhiraddaada u tudho wa bilaahi towfiiq

  • @abdirahmanhusseinhorusocod1150
    @abdirahmanhusseinhorusocod1150 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad baan uga xumahay xikmadaadii inaad kulumiso xabaalo-faq iyo xinjiro xiliyo hore la kala falay.Faa'iido malaha maanta madashii murtida laguugu iman jirayna waxaad u rogtay maqaaxi ku taala tuulooyinka howdka fog.sorry sorry

  • @hssnmoaskar3806
    @hssnmoaskar3806 3 ปีที่แล้ว +1

    H.jeclo waa gun beenban moodi jiray. Shaw caqli xumana waa udheertay.

    • @mohamedilkacase1554
      @mohamedilkacase1554 2 ปีที่แล้ว +2

      Reerka taariikh dooda inad kaxun tahay wayka muuqata midgaan midgaan dhalay

    • @hssnmoaskar3806
      @hssnmoaskar3806 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedilkacase1554 Futaxunbaad uhadal eegtay futaxun dhashay.

  • @CawoAhmed-p8n
    @CawoAhmed-p8n ปีที่แล้ว

    Kuwii dhacay
    To Hy xirzi cizmaan😮

  • @NadraIbraahim1
    @NadraIbraahim1 5 หลายเดือนก่อน

    Haryoonis guuuul

  • @Ibrahim-jx1gz
    @Ibrahim-jx1gz 2 ปีที่แล้ว

    WAAN MAQLI JIRAY GEELII HAGOOGANE EE AY HABAR YOONIS KA SOO QAADDAY UGAADEENKA.
    WAXAAN AAD ULA YAABAY NIMANKAAS HABARJECLO EE MAAANTA OO KELIYA LAGU SHEEGAYO.
    WAANA SHEEKO KALE OO TAARIIKH CUSUB AH OO GACAN KU SAMAYS AH.
    BAL HA SOO BANDHIGO NIMANKA SHEEKADAN LAGA SOO XIGTAY?

    • @a.hakimsufi4910
      @a.hakimsufi4910 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb hagoogane wuxu aha geelii abid ugu badna ee Somali kala dhacdo taariikh Dana qof ku markuu dhalinyaro yahy libta reer kaga uun ba Isa siin laakin taariikhda saxda geela abid ugu badna ee lakala dhaco hagoogane ayu aha reeraha huwan xiliga iskula baxey AYANA wada dhacey dhulbahante,haber jeclo,haber yoonis, ‼️ haber JECLO AYANA sida uu sheegayo 5 tii nin ba laga helay ,wana khiyaameen dhulbahante iyo haber yooniz oo wa Marka ay naaneysta dawaco loo baxshay ‼️✌️

  • @najiibshaaqmumin6914
    @najiibshaaqmumin6914 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh taariikhda maxad run sheegi weysay geelii indha badane waxa dhacay jifo ka mid ah teer isaaq oo ogaadeen ah

  • @awilyare6918
    @awilyare6918 3 ปีที่แล้ว

    war sxbow dee waad ku dardaraysaa

  • @muslimcartoon9403
    @muslimcartoon9403 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxani waa khuraafaad caadiya waxba cirka ka soo dhacayaa ku lahaa🤣🤣

  • @xamseaar6794
    @xamseaar6794 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninka shiish-ka loo daayay waxaan u maqlay inuu Faarax liic-liic ahaa.

    • @khadarothman1100
      @khadarothman1100 ปีที่แล้ว

      Waa xaqiiqa indr waa faarax liicliic halkaasi way ka khaldantee

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 3 ปีที่แล้ว

    makhrib dumay waa gabaygii habaryoonis sayidku kaga qaaday geeli ugu badna 30kun halaad walina aanay ilaawin

  • @SalaanC
    @SalaanC 4 ปีที่แล้ว

    Taariikhda Geelii Hagoogane
    th-cam.com/video/puVoIvpOMdc/w-d-xo.html

  • @rujaalalicargoof5159
    @rujaalalicargoof5159 3 หลายเดือนก่อน

    Daagaalku reer bicidyahanku geela uu ku dhacay waxaa la dhahaa teedho balo ama harti cilow

  • @abumahamadshafi1338
    @abumahamadshafi1338 3 ปีที่แล้ว

    Wax badanbaa ka qaldan ninkan aanba huba dadkuna way ila arkin

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว

    Waa taarikhta weeyaan

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว

    Kala dhaci geela kala Baloodho bedelay Ila heer Madaxweyne.

  • @mubaarigdaauud6460
    @mubaarigdaauud6460 3 ปีที่แล้ว

    waxani waa diqoniimee reerbaad garan wayday si aad u garan cayda reera joiji nacas waxaasi taariikh maaha laxay

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 2 ปีที่แล้ว

    War ninka muxuu taarikhda khalday talow ma dahabshiil baa soo dirtay

  • @moeburco309
    @moeburco309 3 ปีที่แล้ว

    i abuurayee
    Illaliinka ahaa iyo
    Udgoonoow Nebigii (SCW)
    arrinkaan la tiraabo
    Aqbalkiisa i sii
    Eeraaney ku kaxaynay
    Asluubey ku xabbaadhnay
    Arbow Xaaji Waraabe
    haddaan geela Awaadho
    Haddaan Oohow idhaahdo
    Illintuu ka gelaayo
    Haddaan Oodda ka jiido
    Haddii Eebbe ku siiyo
    Markaas aad aragtaan
    Hashaan geela ka aawo
    In lay (iiri) doono
    Axdigeeda i sii
    Ugub weeye guduudanoo
    Aydhin weeye maqaarloo
    Ayaamii Toddobkiibay
    Awr madow ka qaleenoo
    Afarteeda Iboodna
    Sidii Laas la af gooyey
    uun dhabay harqisaa.

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 2 ปีที่แล้ว

    H yoonis xitaa ingriiska ka yaabay oo yiri colka h yoonis ha hogaamiso cajiiib h yoonis taariikhdeedu imnka waalailoobay lkn ingriiska mailoobin

  • @cabdicasiisindhacase9922
    @cabdicasiisindhacase9922 3 ปีที่แล้ว

    War ilaay ka baQ oo jaahiladii la soo dhaafa umada ka daa