CIYOWGII HABEEN DHAWAAQAY OO QORAAL WADATA with lyrics HEES SAHRA AXMED, DHABARLOW IYO QADRA DAAHIR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024
  • SUPSCRIBE si aad ula socoto kanaalkeena
    SHARE si aad ula wadaagto ciddeena
    COMMENT si aan u wadaagno aqoonteena
    LIKE hadaad ka heshay muuqaalkeena
    WARCIMRAAN TV Dr ABDILAHI AFTAHAN
    Copyright contents, reuse not allowed
    HEES HEESO HEESIHII HEESAHA HEESTA HEESTII HEESKA HEESKII 🥀🌹🍁⚘🌷💐🌺🌹🥀🌷🍁🌺💐 HORE-U-MARINTA HIDDEHEENA, DHAQANKEENA, FANKEENA, SUUGAANTEENA IYO AFKEENABA.
    WAA MAADEYS ADDUUNYADU
    DADKUNA WAA MATALAYAAN
    HEES HEESO KA TAGTAY iga dheh
    nin samaystay baa faan leh
    Keliya anaku waanu soo gudbinnay.
    CIYOWGII HABEEN DHAWAAQAY
    HEES SAHRA AXMED, DHABARLOW, KHADRA DAAHIR CIGE.
    CIYAWGII HABEEN DHAWAAQAY
    WUXUU KA CAWDUU DAREEMAY
    CAWAYSINKA HAADKA DUULAY
    CADAAWIHIISUU OGAADAY
    HADDUU RAHU UU CODDAAYANA
    JIILAAL CUSUL BAA DULSAARAN
    CIYIGII WAA KA BERYAY
    QOFKII CUNAY BAA KA LIITA
    WAXAAN HADAL II CUSLAYNIN
    JACAYLKEENII CADCEEDSAY.
    CADCEEDDU INAY WAREEGTO
    CULIMO SAYNISAA TILMAAMAY
    INUU CIRKU KALA SARREEYANA
    QURAANKEENAA CADDEEYAY
    HADDUU CARRAB HADALKA DAAYANA
    CILLADO BADAN BAA U AASAN
    DHURWAAGII DHARAAR CIYAANA
    CALAAMAD SU'AAL AH WEEYEE!
    CALAACAL WAXAAD KU DAYSAA
    JACAYL CALANAAN SIDAA
    ADDUUNKAN WAXAA CUSLEEYAY
    CADDAAN BAA MADOW AMAAHDAY
    WAXAY NABADDII CADHOOTAY
    KOLKAY CAR I TAABO GAADHAY
    GUUGUULIHII XALAY CIYAAYAYNA
    COLAAD BUU SHEEGAY YAABLE
    WUXUU CIRSAN YEEDHKU WERIYAY
    INAY CAWO DARAN BUGSOOTO
    QOFKII CALAFKII ADEEGO
    WUXUU CUNILAHAA MA WAAYO

ความคิดเห็น • 47

  • @farxaanmuse2226
    @farxaanmuse2226 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heeestan waxan dhageysaan 2018 anigoo istab fadhiya oo gaadhi sugayaa waxaana ku socday Burco ❤😢😊

  • @mohamedhussein7175
    @mohamedhussein7175 4 ปีที่แล้ว +8

    Alaha u naxariisto abwaan singub

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haw naxariisto
    Sahra ahmed
    Dabarlow
    Iyo sangub
    Runtiii waa heesaha cajiibka ah ayay ka mid tahay heestani

  • @CumarAydiid
    @CumarAydiid 9 หลายเดือนก่อน +5

    yaasalam haben axadi so galayso 9/3/2024/9:16 goobtuna garoowe 😇

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hees cajiib ah oo tusaale nool bixinayso

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hees xusid mudan Erayadii Abwaan Mohamuud Cabdilaahi Sangub AHUN.

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 ปีที่แล้ว +6

    curintii Abwaan moxamed Ciise Singub iyo Codadkii Sahara Axmad Jaamac iyo Maxamad Axmad Dhabarlow Allah Ha'unnaxariisto dhamaantood.......CADCEEDU INAY WAREEGTO CULIMA I SAYNISKA TILMAAMAY INU CERKA KALASAREEYANA QURAANKEENA CADEEYAY.....Wa erayyada itaabata zaa'id

  • @adams9307
    @adams9307 9 หลายเดือนก่อน +3

    Shimbiraha ciya habeenki ee dhawaqooda la sharaysto ama la kheyraysto habeenki meesha way ku dhanyihin intaan habaska (jaaweel garabeey) ka ahayn.
    Sida; guuguulaha, cirsan yeerka iyo ciyowga hadii sida an u malaynayo ciyowgu yahay fiinta

    • @askaryare1362
      @askaryare1362 หลายเดือนก่อน

      Ciyawgu wa nooc gumaysta u eeg ka yar yar

  • @foosiyacali2158
    @foosiyacali2158 4 ปีที่แล้ว +6

    waaaaaaaaaaaaaaw sahra axmed
    aun

  • @abdirizakmohammed7217
    @abdirizakmohammed7217 6 หลายเดือนก่อน +2

    26 june 2024 Habeen Arabaco saacadu 2:25am Garooowe 🌿🌿

  • @apdirohmankaizeh4945
    @apdirohmankaizeh4945 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan daawanaya bishii 11aad 26keedi from berbera ciyowgii habeen dhawaaqay😢

  • @heyg8163
    @heyg8163 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa maadeys

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii calafkii adeego wuxuu cunilaa mawaayo
    Codka khadra daahir cajiibsanaa allow u naxariiso

  • @abdirahiimnuur7451
    @abdirahiimnuur7451 3 ปีที่แล้ว +4

    Axsan hees qofki fahme

  • @mohamedabdizamed7138
    @mohamedabdizamed7138 หลายเดือนก่อน +1

    18th November 2024 maalin isniin ah 😮😮😮😮😮hadaad iga dambeyso like idhaaf

  • @SareyFarah
    @SareyFarah ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heestii: ❤CIYOW❤Three legendary: Sahro Ahmed Jamac, Ahmed dhabarlow iyo Khadra Dahir Cige❤24/12/2024❤ Tuesday👏

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว +2

    Waxaas saah hoboloh looyaqan dhar low iyo sarah axmed

  • @amuunabdihassan7644
    @amuunabdihassan7644 หลายเดือนก่อน +1

    Arbaca 28/10/2024. 10:04

    • @Ciidle1
      @Ciidle1 หลายเดือนก่อน

      Amuunay caawa ma isku xaal baa nahay oo heesta magaceeda so raadisey mise waa la kulantay labo saac le iga horeysay comenti lkn anigu heesta wan so dajistey oo hada inan face book so post gareya rabay.

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 2 หลายเดือนก่อน

    Ciyigi waa kubaryey ey tri e ciyigu waaa maxay qofkii yaqana haigu caawiyo waliyayalow

  • @faysalhasan9717
    @faysalhasan9717 14 วันที่ผ่านมา

    Waan yaraa berigaa lkn hadana riwayaadaa 3 habeen oo burco laga dhigay waan galay kkkk kawaran

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 2 หลายเดือนก่อน

    Ciyigi waa kubaryey ciyigu waaa maxay qofkii yaqana haigu caawiyo waliyayalow

    • @AbdiwaliXirsizuudi
      @AbdiwaliXirsizuudi หลายเดือนก่อน

      Waa guumayska sidaan is leeyhy zxp

  • @Nimco-ot5jb
    @Nimco-ot5jb 24 วันที่ผ่านมา

    Bal qadaad weyntii erayga ciyi hagarntaan😂😂😂

  • @abdullahiomarabdille9996
    @abdullahiomarabdille9996 6 หลายเดือนก่อน

    Ciyow waa shinbir xiitoxiito

  • @Nasrokhaliif143
    @Nasrokhaliif143 ปีที่แล้ว +1

    Riwayadii lagudhigay magaceeda yaa isheega

    • @pashanormohamud7063
      @pashanormohamud7063 ปีที่แล้ว

      Anigoo 10 sano jir ah ayaa canjalad radio gabar ila dhalatay ku dhageysan jirtay

    • @IidXirsi
      @IidXirsi 9 หลายเดือนก่อน

      Riwaayadu waa maadays ee la dhigay 1984

  • @LuulMohamuud-kn4wn
    @LuulMohamuud-kn4wn 21 วันที่ผ่านมา

    Koinobori and ❤❤❤❤❤🎉😢😮😅

    • @LuulMohamuud-kn4wn
      @LuulMohamuud-kn4wn 21 วันที่ผ่านมา

      Yi75❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉

  • @Maxamedyusufmaxamuud-rw1ne
    @Maxamedyusufmaxamuud-rw1ne ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mldkikd1111
    @mldkikd1111 ปีที่แล้ว

    Maxamad saleeban

  • @mohamedaadan4067
    @mohamedaadan4067 3 ปีที่แล้ว +4

    Soomaliyeeey Ciyaw yaaa yaqana ?

    • @jaranesamatar6728
      @jaranesamatar6728 3 ปีที่แล้ว

      Maqaan ani sxb ma iisheegikartaa

    • @mubarikdhuule5754
      @mubarikdhuule5754 3 ปีที่แล้ว +1

      Wa shinbir habeenki ciyaa Isla markana intabadan wuxu dhawaa marka reerku gurayo ama colaad jirto

    • @Decoz292
      @Decoz292 3 ปีที่แล้ว +2

      Ciyow iyo ciyi ayay kala yihiin
      Ciyow =waa shinbir habeenkii ciya
      Ciyi = waa marti soor / waxa martida lagu soorayo
      Imika Labaduba heesta way ku jiraan
      " Ciyowgii habeen dhawaaqay " Halkan shinbirkii ayaa loo jeedaa
      " Ciyigii waa kabaryey ninkii cunay baa kaliita " Halkana marti soorkii ayaa loojeedaa

    • @somalilandergeesi3747
      @somalilandergeesi3747 3 ปีที่แล้ว

      Ciyow. Waa shimbirka.

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Ciyoowga hestu sheegtey sida dhurwaaga.weerka iyo yeeyda .duwacada i.w.m

  • @Etqtfxbju231
    @Etqtfxbju231 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🙏🏽