HUBKA RUUSHKU SIIYAY IIRAAN OO XOG LAGA HELAY + DAGAALKA QASA/ISRAAIIL + US

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 113

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  2 หลายเดือนก่อน +35

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @abdi-bh8wr
      @abdi-bh8wr 2 หลายเดือนก่อน +6

      Allahu alkbar wuu uqalma

    • @KayseHuriye
      @KayseHuriye 2 หลายเดือนก่อน

      Scw.scw.scw ❤❤❤❤❤

    • @issarashid9585
      @issarashid9585 2 หลายเดือนก่อน

      HBN online TV wad uqalantan wax walba wad mahadsan tihin

    • @CabdiCawsle
      @CabdiCawsle 2 หลายเดือนก่อน

      P​@@abdi-bh8wr

  • @hafsaahmed2189
    @hafsaahmed2189 2 หลายเดือนก่อน +5

    Asc Ilahay ha jabiyo Isreal

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤
    Guul Falastiin
    Ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh Ee Daafaha caalmka ❤❤❤

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 2 หลายเดือนก่อน +7

    Allow xafid mujaahidiinta reer falastiin meel kastoo aay joogaan aamiin yaa rabbi Yuhuud rucbi iyo ruux beel ku rid aamiin yaa rabbi

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ walahi this news is a miracle

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iraan illahay ha guleyo insha Allah

  • @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax
    @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك ❤

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul reet falastiin alow jabi cadiwga isku bahatsay aamiin yaa rabi

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha xafido yahya sinwaari
    Amiin .wbt

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 หลายเดือนก่อน

    Inshallah sinwaar wuxuu xorayn doonaaa qasa inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathiyamaalin8849
    @fathiyamaalin8849 2 หลายเดือนก่อน

    Guul Iinsha allah

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 หลายเดือนก่อน

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow u gargaar reer qasa

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @Sakariyesanwayne-o6f
    @Sakariyesanwayne-o6f 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤saliga nabiga sarigiyo qalbiga sifeeya

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.mawliid.xaaji.iyo.Asaxaabta.Bahda.HBN

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 2 หลายเดือนก่อน

    Guul.guul.xamaas❤❤❤❤

  • @darulhadya2618
    @darulhadya2618 2 หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤❤

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 2 หลายเดือนก่อน

    HBn Xayaysiiis nafta nagaga qadeen maxn wax dawana secenkiba xayysika so galaya😮

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haxafido geesiyaasha reer falastiin

  • @AstaanQaranTv3171
    @AstaanQaranTv3171 2 หลายเดือนก่อน

    Guul Insha Allah

  • @HousseindararAwaleh-kr4nk
    @HousseindararAwaleh-kr4nk 2 หลายเดือนก่อน +1

    🖐HBN

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleysta.

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 2 หลายเดือนก่อน +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لا حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظيم
    اللهم أنا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
    اللهم يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم
    اللهم امين يا رب العالمين وصلى الله عليه وسلم واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow madaxa cusub ee muqaawamada ka badbaadi shirqoolada shayaadiintu u maleegayaan.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Maxamedxasan-t5n
    @Maxamedxasan-t5n 2 หลายเดือนก่อน

    Aad baad umahadsantahay will😊😊😊😊😊

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dilaa waxaa ah yihuuda iyo macalinka weyn iyo xerdiisa guul yaxye sinwaar

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 หลายเดือนก่อน

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @AbdiwasacIbrahim
    @AbdiwasacIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Yaxye sinwar geesi ❤

  • @abdisalandaahir-ue8rx
    @abdisalandaahir-ue8rx 2 หลายเดือนก่อน

    guulguul 😊😊😊😊

  • @faaraxbashir8719
    @faaraxbashir8719 2 หลายเดือนก่อน

    Sinwaar waa kii sifayn lahaa yahuuda insha Allah

  • @XasanXasan-sn4ev
    @XasanXasan-sn4ev 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad santahey

  • @genaralhadraawi5830
    @genaralhadraawi5830 2 หลายเดือนก่อน

    Wa sax I aykagubiso dacwada

  • @CabdisalanAxmed-zw7yy
    @CabdisalanAxmed-zw7yy 2 หลายเดือนก่อน

    Asc mowlid xaji adàyad umahadsantahay wararka mihimka ah ednosogudbineysid ilahay haugargaro walalahen falastin alehajabiyo yuhuda iyo reergalbadka kutageraya xasuqa qasa aykuhayso

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Yaxyaa Sinwaar haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idrisbile-n1w
    @idrisbile-n1w 2 หลายเดือนก่อน

    Falastiin way guulaysanaysaa

  • @alielml8735
    @alielml8735 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii mark🎉ii Horeba dalka china UU shaci u aha in AAN shaqonlasiinin haweenka uurkaleh maxaa lagu haysataa

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤

  • @SiciidMaxmed-e6k
    @SiciidMaxmed-e6k 2 หลายเดือนก่อน

    Wow

  • @RASHKAMAN-v6d
    @RASHKAMAN-v6d 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @BakaraliAbdi-yn1zm
    @BakaraliAbdi-yn1zm 2 หลายเดือนก่อน

    Arinta gabdha shinah dacwada shirkada kuso ogtay wa gesi anigo kale gabdha mowlid haji abdi
    Makaftamayo wll mcn

  • @Hudadhan-qr7tj
    @Hudadhan-qr7tj 2 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah help siwar as leader and palestinian be free 🙏 🙌 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤✌✌✌

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 หลายเดือนก่อน +2

    Scw.scw.scw

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 2 หลายเดือนก่อน

    Warkaaga waa afhayeenka israaiil

  • @tahiromar7251
    @tahiromar7251 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga ha noo sheegin

  • @Xuseenmaakil237
    @Xuseenmaakil237 2 หลายเดือนก่อน

    Libaax

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Maxamedxasan-t5n
    @Maxamedxasan-t5n 2 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 หลายเดือนก่อน

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤

  • @kassimbadal3620
    @kassimbadal3620 2 หลายเดือนก่อน

    hi

  • @HousseinAboubaker-pw4ff
    @HousseinAboubaker-pw4ff 2 หลายเดือนก่อน

    Ruushku 3 madaxoo hubka nukliyeerka ah ha geeyo iiraan

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y 2 หลายเดือนก่อน

    Isra,iil madaxda xamaas Marka ay ku beegsanayso Dalal kale sida ismacil haniya ay ugu. Dishay iiraan WAA nafla caari waxaanay isku furaysaa albaabo ay ku hoogto oo ku bado alle ha jebiyee 😊

  • @MaxamedShire-f6d
    @MaxamedShire-f6d 2 หลายเดือนก่อน

    Hogaamiyaha islamka yahye zinwar

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 2 หลายเดือนก่อน

    Ruushka wuxuu rabaa in uu siyo Iran diyaradaha zaqoy mowliid diyaraha ugu casrisan Russia kasohadal

  • @saidismail4529
    @saidismail4529 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xayay siis baa laydiin nacay ilaahayba arzaaqada bixiya..bilaa caleeg..naga dhaafa..

  • @MuxiyodinCali
    @MuxiyodinCali 2 หลายเดือนก่อน

    Shiinuhu ruwayad bey hayan meesha wax wal ba maykadhacan😂😂

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 2 หลายเดือนก่อน

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 2 หลายเดือนก่อน

    Xayeysiska naga yaree warkiina waxaan u nacay xayeysiinka fadlan ka daaya xaqiiq waan iska dhafaa dhagaysiga warkiina beryahan danbe oo ma furaba Vedioga becouse xayeysiiskan u nacay

  • @Mahamed-k9j
    @Mahamed-k9j 2 หลายเดือนก่อน

    Waa shooko la yaable

  • @ahmedabdirahman4180
    @ahmedabdirahman4180 2 หลายเดือนก่อน

    14:35

  • @KayesAxmed
    @KayesAxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Habeen talaado ah maahe waa habeen arbaca

  • @HajjDiab
    @HajjDiab 2 หลายเดือนก่อน

    MOSSAD aad bay ugu Faaftay gudaha IRAN wayna ogyihiin inaanay Iran waxba samaynayn Israel laftigeedu waxay badashay England oo iyagu ahaa boqorada Media ha taas ood moodid hada Israel inay media laga buunbuninayo

  • @CqaadirSaciidcabdale
    @CqaadirSaciidcabdale 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa.kamacna.ah.adaydisho.israaiil.madax .hamaas

  • @MohamedMaow-q9l
    @MohamedMaow-q9l 2 หลายเดือนก่อน

    War heedhe. Mowliidow. Xaysiinta yahuudda. Inaad naga deysid. Noo sheeg. Qasaaraha. Gaarayo. Daqiiqad kasta. Taasi ayaa. Ayaa. Inoo ah. Farxad

  • @MohamedSiciid-y3u
    @MohamedSiciid-y3u 2 หลายเดือนก่อน

    😢dagaal hadii la khafiifiyo waxay ka turjumaysa inaan ismaaciil hanging a loo aarayn sharafta eeraana aan laga fakiran

  • @mustafecabdi1526
    @mustafecabdi1526 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaxya sinwaar wuxuu noqonayaa halyaygii dhamaystirilahaa gumaysiga yahuuda

  • @ibraahinismaaciil5116
    @ibraahinismaaciil5116 2 หลายเดือนก่อน

    Naag urle shaqo yanay gelin sax weye

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y 2 หลายเดือนก่อน

    Shirkadahaasi maaha shirkado cadaalad ku shaqaynaya waxoodu riwaayad

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 หลายเดือนก่อน

    زلزال الغروب ونوا اب

  • @AbdirokiMohamedMoussa
    @AbdirokiMohamedMoussa 2 หลายเดือนก่อน

    Way udgamaaday oofaarka way yeeteniyaahi

  • @AaminaJamac-o1k
    @AaminaJamac-o1k 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhy ugar gaar oo guusha sii falstin😢😢

  • @rukioabduqadir7036
    @rukioabduqadir7036 2 หลายเดือนก่อน

    Iygana maxaabiista halaga laayo

  • @HusseinMohamed-b6c
    @HusseinMohamed-b6c 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaa maxay sheikh hasina ma magacbaa mise waa sheikha dumarka?

  • @RayaanXamdi
    @RayaanXamdi 2 หลายเดือนก่อน

    Yaxye sinwaar guul ilaahow kuguuleey jihaadka

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 หลายเดือนก่อน

    Lkn ngo hanala galin iuo our ayey ku dacweysey iyo mayee kobold dhaadheer bey wadatey. Shrine xaquuq ma yaqaaane Uighuris ayuu dhaafi lahaaye.

  • @AbdirahmanAden-ee8fk
    @AbdirahmanAden-ee8fk 2 หลายเดือนก่อน

    Shirkadu weey saxantahy waxeey kafoganeysa Adha dimarak waayo saxda ayuu
    Alaha ku Abuuray Abalaan An
    Dhagarta iyoo qalooc
    Dhagarta

  • @AhmedJama-ee3pn
    @AhmedJama-ee3pn 2 หลายเดือนก่อน

    Way khaldanyihiin inay dumarka shaqada doonayo faquuqaan

  • @museyussuf9834
    @museyussuf9834 2 หลายเดือนก่อน

    hablahaa in ay uur iskasoo baadhaan lagu xidhay waa anshax xumo iyo in la yareeyo taranka aadamaha

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 หลายเดือนก่อน

    Hadey israaiil run sheegeyso oo ay qabato gantaal walba oo ku soo dhaco, maxey warbaahibta ugu fasaxi weydey in la soo bandhigo, been hadey difaac noqoto waxey u noqon laheyd kuwaan…

  • @MohamudAhmed-z9g
    @MohamudAhmed-z9g 2 หลายเดือนก่อน

    Waninkii.xoreyn.lahaa.falastiin..yuudana.gabalkeedaadhacay

  • @hassanali-zr8nd
    @hassanali-zr8nd 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaad tidhi, shiinahu ma damac kaga jira inuu weeraro Taywaan.waad ogtahay in Taywaan inay ka tirsanaan jirtay Shiinaha. Xagbay u leedahay inay dib ula soo noqotto

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 2 หลายเดือนก่อน

    ?? Rushka asaga muxu hubkas isku daficiwayay dsronka gantalashasha Ukrayna 🇺🇦 ku so werarto 😂😂😂😅😮

  • @XasanXasan-sn4ev
    @XasanXasan-sn4ev 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 2 หลายเดือนก่อน

    Yooyooyinka.duruuf.dhaqaale.ayaa.soosaaraya

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 2 หลายเดือนก่อน

    Gaalo siwalba ay isu dagaasho lagama yaabo muslin dhab ah inay taageero militari siiso marka iran muslin dhaba ma ahan madax dooda

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 2 หลายเดือนก่อน

    Xasuuqayaasha dadka aan waxba galabsan halaga takhaluso

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 2 หลายเดือนก่อน

    Asaga qaza waxa ey kasameynayan cano meysinoyan 24 sac ayey madfac lakor tagan yihin ilahey hanibabasho yuhud iyo marekan iahey haiskudiro wax andad iska celin karin okutirsan in lacawiyo odadka laladilo fulay yal fastin walagahiliyay mislin iyo gal bo balse ilahey ayacawinayo ocidan malaig haudiro xornimo gacan toda eykuken sadan alaha siyo asga boqar madax da muslin ka edawanayo walalahod ama dariskoda lamabinayo masibo ilahey hakurido Yuhud wadad xanun san in gacanta laqabto ma he sikale maleh falastin ilah auqadaray in cawan tan eyisaka kortag nadan haben iyo malin ayaga madili karan balse ilahey ayaqadaray maqawino gul alaha siyo yaxye sinwar ialahey haukaso niman kan folxumada badan in ogacsntisa kudilo bidnilah gul alahasiyo cadaw goda alaha iskudiro yuhuda wadad walan ilahey walida hakubadiyo qaracan iyo naxtin alaha udilo kuli wacadaw rabo dhulka falastin ineyqatan dadka falastin in eydhameyan eyraban Balse ilahey aya ukasay falastin ilahey habad badsho qof an ale ehen masugayan ialhey hauhiliyo Amin yarabi yuhuuda hadhamato Cuduro an dawo lehen alaha kurido ayaga odhan balayo hakudhacdo dhul garir iyo dabeylo ilahey hakuridi iyga iyo kuw cainayo cudur an dmad lehen inta adishen ofalastin dhigoda alaha nigu gumbo inshalah Falastiin ha guleysato yarabi dhib ka alaha kaqado walahen Galada ayga madaxa alah iskugalsho wacalada wanacay ilahey hanoco 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน

    Dhamantin wariyasha somalida iskuwar ama halwar okaliyad shegaysan!!! Halmel kasowadaqadatan

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน

    Kasohadal xasuqa gumaystuhu kasameyay danta galbed manta

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 2 หลายเดือนก่อน

    war joojiya xamas e dhaha shacabka falastin o dhan waxey tagersan yihin yaxye sinwar ibrahin wa gabar u dhalatey falastiin balse ku kortey somaliya somalia wa dadka ilamka ugu qaalisan

  • @JamacQoorey
    @JamacQoorey 2 หลายเดือนก่อน

    P0

  • @MuhammadAbdullhi-wu7lq
    @MuhammadAbdullhi-wu7lq 2 หลายเดือนก่อน

    𝐒𝐢𝐝𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐬𝐱𝐩 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐢𝐝 𝐦𝐨𝐰𝐥𝐢𝐢𝐝 𝐀𝐥𝐥 𝐭𝐡𝐞 𝐩𝐞𝐬𝐭 𝐇𝐁𝐍 𝐓𝐕

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤✌✌✌

  • @cadnaan4455sheeq
    @cadnaan4455sheeq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc