Isku soo baxa Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Beerta Xorriyadda Hargeysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @iftin2024
    @iftin2024 43 นาทีที่ผ่านมา

    Yarabi dadkaa isu soo baxay sii wax wanaagsan oo ay ku Farxaan, si nabadgelyo ahna ugu dhamee cadowgooda allow how jebin, somaliland guul, wadani guul❤❤

  • @se1059
    @se1059 30 นาทีที่ผ่านมา

    ✌️✌️✌️Waakaa wadani wadankii simo oo Waakaa wadani guushii hantiyay🎉🎉🎉

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 10 นาทีที่ผ่านมา

    Laba ninoo qiimo leh ayaa u'olaleynaya maamul goboleed Somaliya hoostaga. Ina Jirde iyo ina mooge. Waalakala baydhey Sidey Marwo Adna Sheegtay. Guul Laanderiska ❤❤

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 25 นาทีที่ผ่านมา

    WADANI GUUL GUUL GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM 💯 🎉🎉🎉

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 24 นาทีที่ผ่านมา

    Kuwi xolaha maskiinta ku mabaye ayaa mooge meelksta kaa caya waa inyar oo qabyaalad qalbigoda madobayse iyo tugti xola umada barataye mooge good job adiga iyo inaa Cali darod iyo cidan

  • @se1059
    @se1059 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbiga rajada shacabka ee wadani masha allah Somaliland guul iyo gobanimo 🧡🧡🧡

    • @mohamedyussuf9079
      @mohamedyussuf9079 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xisbiga baabi'inta somaliland

    • @mohamedyussuf9079
      @mohamedyussuf9079 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xisbiga uqdada 😂😂

  • @CJSOMALI
    @CJSOMALI ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sorry mr hurdo ninka leh waxan maqlay wadanka faqash baa joogi jirtay yaab 😂😂😂😂😂

  • @Mubaarikilkacase-m8p
    @Mubaarikilkacase-m8p 27 นาทีที่ผ่านมา

    waa ladagaalamayaa iyo amaanka ilaaliya miyay isqabtaan😂😂😂

  • @mohamedyussuf9079
    @mohamedyussuf9079 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadani ha daco

    • @saeedmohamudmohamoud3769
      @saeedmohamudmohamoud3769 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      hhhhhhh side buu uu dhici ma muuse ha dhaco bad uu jed

    • @Ahmednourmohamed737
      @Ahmednourmohamed737 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      adeer habaar laygu kariwaa

    • @mohamedyussuf9079
      @mohamedyussuf9079 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@saeedmohamudmohamoud3769 maya wadani ha dhaco , looma bahna wadani , somaliland ha noolato , cadawga somaliland ha jabo

    • @se1059
      @se1059 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qudhmiye bye bye

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 47 นาทีที่ผ่านมา

    Hadhco huwantu

  • @CaashaCali-ry6jq
    @CaashaCali-ry6jq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂