Awale Adan | Wareysi gaar ah |Jawaabtii Xarigiisi bulshada lagu marin habaabiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 158

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 3 ปีที่แล้ว +28

    Cawale aden marka arkay waso cararay wlh😂 fanan an waligey tageeri jiray cawale miss you🥰😘fanka kutabay legend welcome back🤙😍✌💞

  • @amalmumin9205
    @amalmumin9205 3 ปีที่แล้ว +19

    Illahy runta jecel cawale aadan xor uma eka qof afduban ayuu uegyhy illahy ha sahlo

  • @moominciiseofficial7665
    @moominciiseofficial7665 3 ปีที่แล้ว +9

    Cawaale adaan waan taageeraa waa niin qaliyaa

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว +25

    inta hada afurtay kadib uso daawasho tageen ismuujiya 🙏👍 Ani alx Hada ayan so afuray

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +25

    Hadad somantahy like sar❤👏

    • @halimasacdia5156
      @halimasacdia5156 3 ปีที่แล้ว +1

      Warya meel walbo majoogta tiktok facebook hadane youtuba🤯😂🤣

  • @ilyasilkacasebl9271
    @ilyasilkacasebl9271 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadal kiisa waxa ka muuqda in lagu yiri ololaha kumaad jirin

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 3 ปีที่แล้ว +6

    Cawale qof xor ah muyuu u egyahay mise qof cabsanayo

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 3 ปีที่แล้ว +3

    Free awaleh Adan inaderkay free free free free awaleh adan Waa laa soo qaabay swajigisa xata farxad kama muqatoo

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 3 ปีที่แล้ว +2

    Awaleh adam inader ilahay haa ku soo fuurdamiyo ismaciil omar geeleh waa Ethiopian an nixin awaleh indhiisay kaa muqata in laa duulmay hadalka o leeyahay luugaha kaa xiidha waa tuug xuun ilahay umada Haa kaa qaabto mida labad isha awaleh siida o castahay eega siidi loo qaracayay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hassanmohamud5470
    @hassanmohamud5470 3 ปีที่แล้ว +8

    Awale markii layi dhaxey awale waa laxirey waan ka nahey waxaan bogaadinayaa dadka been abuurka wadaan ee naga daaya ayaan lee yahay xishooda 😌

  • @somaking6709
    @somaking6709 3 ปีที่แล้ว +5

    Respect big bro ❤👉💯cawaale adan🇸🇴

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 3 ปีที่แล้ว +5

    CId wax ka qaadi karta ma jirto landheera ka tahay djibouti 🇩🇯 fanki somaaliyed baa ku tabay legend👑
    Cafimaad noogu soo noqo aado❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 3 ปีที่แล้ว

      waa qooloma cawle

    • @Mudan-
      @Mudan- 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadgesale3368 no answer

    • @nastaqali4500
      @nastaqali4500 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadgesale3368 🤣waa qoladada huno 🤣ciise unba wadanahey 😂haasi kala saarin 🇩🇯🇩🇯calankaz naga badan

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 3 ปีที่แล้ว

      @@nastaqali4500 ciise waaa kala landheeresnyahyi ee wa ayo isagu

    • @nastaqali4500
      @nastaqali4500 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadgesale3368
      Huno ana ciise aah 🤭mana kala landhersanaho ciise Waa ciise wll qali 🥰

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 3 ปีที่แล้ว +3

    Awale casri Awale aden Awale yare❤

  • @asuumaabdi4985
    @asuumaabdi4985 3 ปีที่แล้ว +3

    Yes abti mcn noolow waxad la jogtaa dhulkaga iyo Dalkaagi abti mcn allaha ku amansado abti mcn

  • @mahadoabou8780
    @mahadoabou8780 3 ปีที่แล้ว +1

    Notre legend Awaleh aden que Dieu te benisse et te protéger l malfaiteur d cet foutu pays 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 longévité à toi 🤲

  • @fatoumoud4591
    @fatoumoud4591 3 ปีที่แล้ว +4

    Ya ila arkay inuu cawaleh "ninka" leyahay marku madaxweynaha ka hadlayo intaas ba kuu filaan jawaab. Ta labad indhihisaa wa casan allaha uu gargaro.

  • @bilanbilan5463
    @bilanbilan5463 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @badreabdi6865
    @badreabdi6865 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa ii dheh iyo tusa dad waynaha wajigisa si an lo odhan ismacil waa ceeb ka salim o waxba ma xidhna lkn Adeer war dhafor bu ku yala o jidh ahan iyo maskax ahanba way ka mu qata mudadi sida sharci darada ah aad xabsi guriga xerada milatariga ugu xidh nayde markad xor noqotid eed Canada timadid ayan warkaga sugaya

  • @maanka6324
    @maanka6324 3 ปีที่แล้ว +6

    Haday run tahay bal wakase canada haku noqdo imikana ismail unba ka yidhi hadal oo layma xidhin dheh

  • @kadijamohamed1031
    @kadijamohamed1031 3 ปีที่แล้ว

    awale aden vive nôtre chanteur

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 3 ปีที่แล้ว +12

    Legend of somali singers 💯💥🤸‍♀️ from #borama

  • @DjiboutiPaysdesBraves
    @DjiboutiPaysdesBraves 3 ปีที่แล้ว +10

    Something not right here!
    U might control your words but your body language let u down!
    Sad reality!

    • @Cabdiwahaab-g7g
      @Cabdiwahaab-g7g 3 ปีที่แล้ว +1

      Qofka kaliya ee fahmay baad tahay xaaladda uu ninkani ku jiro body language kiisaa laga dareemayaa xaaladdisa.

    • @msabourmoumy8930
      @msabourmoumy8930 3 ปีที่แล้ว +1

      U damn right bro, this boy has double face

  • @abassalassad9884
    @abassalassad9884 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah horey u soco my brother awaleh aden deheyeh

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 3 ปีที่แล้ว +1

    Awale macaarad ayuu noqday tii ka raacdayna waan ogayn se hada Alaa xaalbog anaga Dj la joogna ayan xitaaka warhayn

  • @ilhanishaa2635
    @ilhanishaa2635 3 ปีที่แล้ว

    Adu wahkusiye ismaël 🇩🇯

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan xor uma eka ee hadii xoryahay canada haku so safro

  • @deeqmaxamuud8898
    @deeqmaxamuud8898 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah guuuul wll soomali yeed noo loow in badan cimri dheeri

  • @xamdadaganofficiall2966
    @xamdadaganofficiall2966 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Awaleh adan 😘🥰🤗

  • @somalitwins9681
    @somalitwins9681 3 ปีที่แล้ว +1

    Xata anagay naga nixiyeen ilahy ka nixi nolow awale adaan ilove jabuuti country 🇩🇯🇩🇯🇩🇯i from dalka somaliland

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 3 ปีที่แล้ว

    Welcome back legend👑 fankaagi baan u xiisnay inader 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @dalmaraden7207
    @dalmaraden7207 3 ปีที่แล้ว

    Vive awaleh aden 👍

  • @hlliye10yare
    @hlliye10yare 3 ปีที่แล้ว +7

    Whi ilgooyo ayaa ka muuqata wajigiisa, intay buusbuuseen oo ay dileen, lacagna siiyeen bay dhaheen aamus

    • @Samia-u4v
      @Samia-u4v 3 ปีที่แล้ว

      Wa iga qoslisay kkkkk

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 ปีที่แล้ว

    Ma.sha.allah.wan.farxay.👍👍💖walaykay.awale.iyo.wiilka.weriyaha.ramadam.mubarak.👍👍👏❤

  • @somalilandermidnimo3980
    @somalilandermidnimo3980 3 ปีที่แล้ว

    Awale Adan waa Halyaay Qaran oo Qaranka ku suntan oo wadaniyad wanagsan leh

  • @qalidayib3085
    @qalidayib3085 3 ปีที่แล้ว

    Hdal hyntu waa sharaf markaa thy qof horu maray legend cawale aadan

  • @xamdadaganofficiall2966
    @xamdadaganofficiall2966 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alx af Faanan rer aniga jecelhee NOLOW Awaleh adan 😘😍🥰

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 3 ปีที่แล้ว +1

    Awale adan legend🇸🇴🇩🇯

  • @hanamuse1264
    @hanamuse1264 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadalka sarbab ayu u dhahy Ismael ee waxan hupa ino xidhan yahy awale indhihisa laga garanayaa ino mesha lagu dhibayo dadka benta ka dayaa cabsi aya ka hadalineysa awale

  • @libaaxcaano4894
    @libaaxcaano4894 3 ปีที่แล้ว

    libaax wadankiisa jooga lama xidho ee iska aamusa dadow keep going libaaxa ciisow❤

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 3 ปีที่แล้ว

    Cawle Dj waala cafiyay cidna may xidhin

  • @XalaalSomalis
    @XalaalSomalis 3 ปีที่แล้ว

    it is not surprising that Awale Aden speaks this way. He is in survival mode, as is the rest of the nation. To be fair to the President, the opposition’s resolve, energy and commitment to present a better platform and argument were all weak. And we can not just blame it on President Gelle for their lack of principle and commitment to organize an effective campaign that could have given him a run for his money. Yes, I am aware how their efforts may have been derailed or their fear related to that. Courage is the will to act despite the presence of fear. But they failed to have strong show, despite those challenges. Qof walba raaxada naftooda uunbay ka door bideen masayrka generation ka soo socda. Marka I wouldn’t blame Awale as there’s no viable alternative. He did his part and to his capacity but seem to finally realize the reality about the nature of our people. Armay sidaan dan noogu wada jirta.

  • @tusmotalkshow4044
    @tusmotalkshow4044 3 ปีที่แล้ว

    👌👌👌👌

  • @virginiaharvey
    @virginiaharvey 3 ปีที่แล้ว

    Great good year vacation to all crew

  • @lullulo4880
    @lullulo4880 3 ปีที่แล้ว +5

    Awaleh aden🥰🥰 my brother ❤❤🇩🇯🇩🇯

  • @hargaysastar410
    @hargaysastar410 3 ปีที่แล้ว +1

    Cawale Aadan
    Waa Halyay

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaaaah ramadan mubarak

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 3 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH WALALKEY CAWALE ADAN MASHA ALLAH LOKING GOD

  • @farhansaidabdillahi1982
    @farhansaidabdillahi1982 3 ปีที่แล้ว +1

    Du début de la vidéo jusqu'à 2:48 il regarder 8 fois sur le côté comme si il regardait quelqu'un

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @gsgfgdsggdfd7869
    @gsgfgdsggdfd7869 3 ปีที่แล้ว

    Waad ogaan doontaan qofkii noolaada cawaale waa maxbuus laakiin waa lagu qasbay muuqalkan waxaad ku garan kartaa habka loojarjaray iyo wilka wajigiisa iyo wariyaha hadalkiisa .

  • @reerbaraawechannel3251
    @reerbaraawechannel3251 3 ปีที่แล้ว

    Awale adan ⭐ 🇩🇯

  • @neimadjama6619
    @neimadjama6619 3 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH Ruunta

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว

    Djibouti wey socotey wax iska had lana loo joojin maayo djibouti wey socteyey maan shalaah

  • @djmema7504
    @djmema7504 3 ปีที่แล้ว

    Daahir alsow ayaa kadanpeyay qof walpo zaz ugu dhagan yahy illh hku cadapo

  • @qanciyemedia6328
    @qanciyemedia6328 3 ปีที่แล้ว +1

    Inuu xidhnaa waanu fahamsanahy
    Ma hadli kartaan ee xor noqo

  • @housseinamir500
    @housseinamir500 3 ปีที่แล้ว

    the legend

  • @wllashkajr6289
    @wllashkajr6289 3 ปีที่แล้ว

    Hesihi majojisay taliye

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane463 3 ปีที่แล้ว

    fanan buuxa iga dheh cawaale lkn hada jafla yaalbaa iska sookacay allaah xafdiyo waan kutaageera sxb

  • @roblesd4565
    @roblesd4565 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxaaa cadayn nagu filan gadhka iyo tiimaha kugu baxay in aad jeel kasoo baxday

  • @akramaabdi2377
    @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว

    Cawaale aadan☺❤💯🥰

  • @moustaphaidris4757
    @moustaphaidris4757 3 ปีที่แล้ว

    Avk le temp on verra insha allh

  • @4mmm479
    @4mmm479 3 ปีที่แล้ว +3

    Cawal waxan kubartay canada wuxu ah nin firfircon Mahen nin amana ismacil cumar talawu maxa ku kalifay yase cabudhinya

  • @ednaabdi4062
    @ednaabdi4062 3 ปีที่แล้ว

    Awale inta jecel like

  • @dahirmohamed116
    @dahirmohamed116 3 ปีที่แล้ว +5

    Free cawale aadan indhaha cas ninka

  • @xasanxaaji7137
    @xasanxaaji7137 3 ปีที่แล้ว +6

    Cawale wad xanaqsan tahy maxa ku dhacay

  • @Maame9
    @Maame9 3 ปีที่แล้ว +5

    Calaacal badanaa ninka
    Mala soo kufsaday
    Hadalkaan aska iskama dhihine

  • @ahmeddhanteye955
    @ahmeddhanteye955 3 ปีที่แล้ว

    Afur wngsn dhaqiiqado ayaa inoogu harsan afurka Nairobi/Kenya

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere 3 ปีที่แล้ว

    Isha maha casaye cawale..
    Il a l oeil rouge maa Ismael aya Isha ku ku jiday

  • @kingmohaan9856
    @kingmohaan9856 3 ปีที่แล้ว +1

    Daahir calasow hala gaarsiiyo asaa beentaan faafiyay oo umadda qaldaye

  • @hamzenasir3733
    @hamzenasir3733 3 ปีที่แล้ว

    Inta amintay inu olololaha kabuko like isara👍

  • @Respectwithmypeople
    @Respectwithmypeople 3 ปีที่แล้ว +8

    Walal baqiilka ha iska maqnaado waxaa iga badan adigoo ah wllkeyga ama wllsheyda hal subscribe isiiya pls😭waad iga farxin kartaaye iga farxi

  • @maxamedfahiye392
    @maxamedfahiye392 3 ปีที่แล้ว +1

    Hye

  • @abdiweli.ibrahima9567
    @abdiweli.ibrahima9567 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan uga xumahay waxa Cawaale aadan ku dhacay

  • @hayatabdalla1050
    @hayatabdalla1050 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeyo huno

  • @secamal834
    @secamal834 3 ปีที่แล้ว +2

    Cawaale xor uma hadlaayo🤔

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 3 ปีที่แล้ว

    AwaLe AaDaN Legend

  • @im5media910
    @im5media910 3 ปีที่แล้ว +1

    Awaale Aadan bari waxaan xasuusta uu ahaa xaq u dirir uu diidanaa dulmiga Ismaciil Cumar Geelle. Muddo fara badan ka dib Ismaciil oo sidi shalay kasii xun ayuu taageeray waliba si miir la’aan ah talow maxaa badalay? Waa talo waligaa hankaada shilimaad ha siisan oo damiirkaada ha iibsan.

    • @hsbuhsbs6837
      @hsbuhsbs6837 3 ปีที่แล้ว

      He is forced look at his eyes he is angry got no cho

  • @liban1903
    @liban1903 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninka camerda aya lo ag tagan yahy su kolba u fiirinayo marku jawabta bixinayo ya ila arakya😂

    • @hsbuhsbs6837
      @hsbuhsbs6837 3 ปีที่แล้ว

      Sax masa waalaga danbeeya
      Askar

  • @buurahaaloog3778
    @buurahaaloog3778 3 ปีที่แล้ว +1

    Markaad masayrka umadaada lacag ku badalato waa iska sidan

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 3 ปีที่แล้ว

      Halganka waddanka wey yar yihin dad runti sii wadaa. Kuwii mucaarad ka isku sheegayay waxaad modda Inta Gelle uu ka xijaaabanayo oo gortay tahay Allah uun ogyahay in “garoonka siyaasadda” logo doodi laha masayrka waddanka iyo dalkaba ay ka fadhiisteen. Dadkuna sideedaba Ra’yigoogu kuma saleeysnaa principle ka xoojiint institution-ada. Haadii laga raynayo maxaad iskaga waali baa shaqsi walba ku jirta. Waana taya la’aan bay utahay waddanka.
      it is not surprising that Awale Aden speaks this way. He is in survival mode, as is the rest of the nation. To be fair to the President, the opposition’s resolve and energy to present a better platform and argument are all weak. And we can not just blame it on President Gelle for their lack of principle and commitment to organize an effective campaign that could have given him a run for his money. Yes, I am aware how their efforts were derailed or their fear related to that. Courage is the will to act despite the presence of fear. But they failed to have strong show, despite those challenges. Qof walba raaxada naftooda uunbay ka door bideen masayrka generation ka soo socda. Marka I wouldn’t blame Awale as there’s no viable alternative. He did his part and to his capacity but seem to finally realize the reality about the nature of our people. Armay sidaan dan noogu wada jirta.

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 3 ปีที่แล้ว +2

    Cawwale aadan tiro dhowr jeer aha ayuu taabtay sankiis sido kale gabdhkiis waan astaan sheegay inuu uusan jecealyn waxa meesh ka socoda Astaanta sadexda Cawaale sida aad wada ogtihiin marka uu hadaly waxa uu u hadali jiray si diiran hadan waxa uu u hadaly si jilicsan o qabowo ,Astaanta 4aad Cawaale waxa uu raba in aanu ka hadalin arinka xadhiga waxa uu weecinay ujeedaddii hadalka oo u leexinaye Amaanta madaxweyaha Djibout iyo shaqo 5aad Cawaale Sitoos ah meeelan uma wada eegayo hal daqiiq ama camerad oo xaaladisu ma dagan ,waxas oo astaamba waa qaar sheegay inuu uu been sheegayo Lakiin somalid waxa ay tiraahda WARKII JIRAAB CAKAARU IMAN ,,,

  • @nuradinomer2181
    @nuradinomer2181 3 ปีที่แล้ว +2

    Xata barnamijkan laftisa aya olole ahpa🤷‍♂️

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta aay afurka 7 daQiiQo uGu dhiMan thy ✌

  • @xamdimoh1444
    @xamdimoh1444 3 ปีที่แล้ว

    cawaale adan legend

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi7677 3 ปีที่แล้ว

    Cawaale Aadan

  • @hamseateyeh5345
    @hamseateyeh5345 3 ปีที่แล้ว

    Awale noolowe

  • @muzamilmuqtaar4121
    @muzamilmuqtaar4121 3 ปีที่แล้ว

    ☆☆☆☆ cawale

  • @abdurahmangaaxmaal8563
    @abdurahmangaaxmaal8563 3 ปีที่แล้ว

    Guulwade

  • @abdihakiimmuuse9300
    @abdihakiimmuuse9300 3 ปีที่แล้ว

    Een what do you mean

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 ปีที่แล้ว

    Boukao Beenalay ha ku quus qaadato iyo Ali Harare oo markasta waraysta kuwa sidda qaldan u fahmay mucaaridnimada waakan Cawaale Aden oo si live ah loo waraysanaayo. Waxaan layaabay odayga weyn ee Ali Harare oo yidhi intii doorashadu dalka jabuuti ka socotay Awale Aden miyaad aragteen?😁

  • @hibaaqlibaax2108
    @hibaaqlibaax2108 3 ปีที่แล้ว +1

    Ismaaciil cumar geelle. wuxuu yiri cawaale lugaha kaxiirta muxuu kawaddaaa ereeygaas halla xiro af reer magaal ah miyaa oo ninka waa laxiraay hhhh

  • @munosheikh1794
    @munosheikh1794 3 ปีที่แล้ว

    Cawale ani waan ku tagersanahay Allah ha ku xifdiyo 💖 🤣

  • @arafoabadidofficial42
    @arafoabadidofficial42 3 ปีที่แล้ว

    Allow astur amuraha awaleh Aden fanan bathy hore usoco

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 3 ปีที่แล้ว

    Caawaaloow ottawa baan kuu dabamaray ninki colaad ahaa baan isla joognaa😀✊

  • @hamzemedia
    @hamzemedia 3 ปีที่แล้ว

    Awaale aadan keeping

  • @muuseraamoole9031
    @muuseraamoole9031 3 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @xeefo
    @xeefo 3 ปีที่แล้ว +2

    Cawale Yare ayan ku ogaye cawale casri hhh naga cilmi badan

  • @hsbuhsbs6837
    @hsbuhsbs6837 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabsi aa kujirto indha hiisa fiiriya

    • @Mudan-
      @Mudan- 3 ปีที่แล้ว

      Yahuu

    • @khadrahassa321
      @khadrahassa321 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aaad

    • @hsbuhsbs6837
      @hsbuhsbs6837 3 ปีที่แล้ว

      @@Mudan- kkkkk maxaa yahuuu😅🤣🤣

    • @Mudan-
      @Mudan- 3 ปีที่แล้ว

      @@hsbuhsbs6837 jalouse nimadada

    • @hsbuhsbs6837
      @hsbuhsbs6837 3 ปีที่แล้ว

      @@Mudan- iimicneey ereygaas

  • @AbdillahiMoussa-zr9fz
    @AbdillahiMoussa-zr9fz 4 หลายเดือนก่อน

    War waaa munafiik Weyan hadal yaa lagu idhi canada ku noko hadad nin tahay

  • @SHUBAALMEDIA
    @SHUBAALMEDIA 3 ปีที่แล้ว

    Qof xor ah uma eka indhaha xataa wey casyihiin afkaana hadalkaa loo gelinayaa,

  • @rickyowen8711
    @rickyowen8711 3 ปีที่แล้ว

    Haha 😂👍