XASAN O SI FIICAN LOGU BAHDILAY URURKA GEESKA AFRICA & CEEBTII TANZANIA, DOQONKII O LASO AF-JARAY🙏🏾

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 123

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 7 วันที่ผ่านมา +6

    Allow ku waa janatulfirdows ugu bishaaree😭Aamiiiiiiiin🤲😭😭😭Allahu Akbar

  • @zainabsiham3155
    @zainabsiham3155 7 วันที่ผ่านมา +2

    Allaahu akvar allaahu akbar khayr allaha siiho kuwii kucibaadaystay isagana naarta allaha kufogeeyo aamiin

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 7 วันที่ผ่านมา +6

    WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah, Qadarintana Mudan Legend Abwaan Abdulfatah BOODHARI, Runtii Waa Barnaamij Muhiima Oo Xaqiiqada Ku Saleysan, Meel Fiican Baad Dhigtay Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 7 วันที่ผ่านมา +5

    Xasan munafaq hala bahdilo masakinta ishodiba haysta ninka kitabka iilahay gubay ragii dilay. alle janada ha ugu bushareyo🤲🤲🤲🤲

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 7 วันที่ผ่านมา +2

    Alahu akbar illaahay ha xafido wiilashaas ku jihaaday gaalkaas ciraaqiga gaalka ah❤❤❤

  • @MaxamedCusmaan-gc3qm
    @MaxamedCusmaan-gc3qm 6 วันที่ผ่านมา +1

    الله اكبر الله اكبر ولله الحمد والمنة

  • @Sdt23578
    @Sdt23578 7 วันที่ผ่านมา +4

    Kuwa dilay janada allaha ugu bishareeyo amiin gaalka cadawga aaha

  • @muhubourur4608
    @muhubourur4608 6 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa Alaah gacantiinu mago ado

  • @FatimaMousa-lk1ct
    @FatimaMousa-lk1ct 7 วันที่ผ่านมา +2

    االله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu Akbar

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 7 วันที่ผ่านมา +6

    Alahu akbar ilaahay ha xifdiyo wiilashaas ku jihaaday gaalkaas ciraaqiga gaalka ah ,

  • @MaxamedQaasin-k7d
    @MaxamedQaasin-k7d 6 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar Allah akbar

  • @GEELDOORA
    @GEELDOORA 7 วันที่ผ่านมา +3

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar ❤❤

  • @Xusen-w6v
    @Xusen-w6v 7 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha Allah

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 7 วันที่ผ่านมา +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله ولله الحمد والشكر كما ينبغي لجلال وجهك وعظيم سلطانك اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين امين امين يارب يارب يارب العالمين

  • @DekoHama
    @DekoHama 7 วันที่ผ่านมา +2

    ALLAHU AKBAAR

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 6 วันที่ผ่านมา +1

    AALLAHU AKBAR

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 7 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم صلي على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @C.W.W
    @C.W.W 7 วันที่ผ่านมา +5

    Boodhari ima qaban oo ma dhuusin been dheh😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    So funny legend❤❤❤

  • @moallim1000
    @moallim1000 7 วันที่ผ่านมา +3

    Abdifitaax Boodhari (Bal Hadda Eeggey). Waa ku Salaamay. Garaac Doqonta . Calling you from Hobyo 😅😊

  • @yussufabdi6774
    @yussufabdi6774 7 วันที่ผ่านมา +6

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 7 วันที่ผ่านมา +3

    Habo gabdha sii waa Nalaye Ahmed ❤❤😂

  • @SabriyeAadan
    @SabriyeAadan 6 วันที่ผ่านมา +1

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Yaa. Rabi. Yaa. Rabi. Yaa. Rabi. Waxii. Diinta. Islamka. Dulaanka. Ku. Ah. Yaa rabi. Tirtir. Oo. Masax. Dhamaantood yaa. Rabi. Amiin. Yaa. Rabi amiin. Yaa. Rabi. Amiin

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 6 วันที่ผ่านมา +1

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ❤❤❤❤❤❤

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 7 วันที่ผ่านมา +4

    allaahu akbar illaahaay kuwa dilay janadiisa halu macsuumo gaaladana haka qavto

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 7 วันที่ผ่านมา +5

    Waa dameer bakhtiyey nacalaa dhalaye wuuba daahay awoowe 😂😂😂

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 7 วันที่ผ่านมา +5

    VIVA ABDIFATAH BODHARI IS NOT EASY ❤❤❤❤

  • @AdenHassan-n9t
    @AdenHassan-n9t 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu Akbar 🙏🙏🙏

  • @Kamaaldiin49
    @Kamaaldiin49 7 วันที่ผ่านมา +2

    Scw

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 วันที่ผ่านมา +7

    Xassan Socdaal ree eesta Afrika
    Markay arkeen wuxuu yahay ayey dhabarka ka soo laadeen
    Nin baahan Gob ma,aha

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 7 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa naga kaxeya xasan dhiqo waa nacebeyay wadanakayagina waa kucayaray 😢😢😢😢😢

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 7 วันที่ผ่านมา +1

    Qifka marka xagga Allaah laga naco, waxa Allah laga soo amraa in samada iyo dhulkana laga naco.

  • @nimoabdulahi8328
    @nimoabdulahi8328 7 วันที่ผ่านมา +2

    Anaa habaaray

  • @HamzashukriMahad
    @HamzashukriMahad 7 วันที่ผ่านมา +3

    Allahu Akbar
    Farxadeyda inaan anigu dilay baan umalaynayaaba.

  • @Dhagaxbuur-k4q
    @Dhagaxbuur-k4q 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar

  • @ZakiMaxamad-y6b
    @ZakiMaxamad-y6b 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar

  • @WalinjCade
    @WalinjCade 6 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 Allaahu Akbar
    😂😂😂Allaahu Akbar
    😂😂😂Allaahu Akbar
    MusLimiinta guuuL iyo gobonimo I,a gaaladana Allaha jabiyo I,a

  • @UmmaMunasar-k3g
    @UmmaMunasar-k3g 7 วันที่ผ่านมา +1

    Alaahu agbar

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu Akbra❤❤❤

  • @User_19567
    @User_19567 7 วันที่ผ่านมา +2

    Kahari wedey wayku haysata Xassan xumow

  • @MaxmedWiz
    @MaxmedWiz 7 วันที่ผ่านมา +1

    Alhu akbar

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 7 วันที่ผ่านมา +1

    😅😅😅 Boodhariga Well done 👏 ✔️ 👍 👌

  • @Cabdirasaaq-i7d
    @Cabdirasaaq-i7d 7 วันที่ผ่านมา +3

    Alaha akbar

  • @FarahOmar-p5l
    @FarahOmar-p5l 7 วันที่ผ่านมา +2

    Allah akbar

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 6 วันที่ผ่านมา +1

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @king_jeeni_kudhiigle2025
    @king_jeeni_kudhiigle2025 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu Akbar malcuunkii oo caawa naartu jaqeyso kusiya nebi mohamed (ascw)

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 วันที่ผ่านมา +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sahrosaciid9630
    @sahrosaciid9630 7 วันที่ผ่านมา +1

    good❤

  • @luqmancilmu
    @luqmancilmu 7 วันที่ผ่านมา +1

    Asc abdi fataxow wall hada ka horna waan ku sheegay fdln waxad ila egtahay qof rabi ku xiran ee ninka ajarkaga oga baq yuusan ka qadan waxad shaqeysatay Rabi dadkena iyo dowladena hano hagaajiyo

  • @FutoXar
    @FutoXar 7 วันที่ผ่านมา +2

    Faqri iyo xasad anigaaba ilaahy igu saliday, abeesa ii dhex jiifsatay systemkii koob biyaa laii shubi waayey😅

  • @fadumomohamud1510
    @fadumomohamud1510 7 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Allah akbar Allah akbar Allah akbar

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 7 วันที่ผ่านมา +1

    odayga madaxwaynaha ah horta maxishodo miyaa lataliye malaha miyaa

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 7 วันที่ผ่านมา +1

    Miyaad iloowday Khul yaa ayuhal kaafuruun la acbudu maa tacbaduun walaa untum caabiduun maa tacbudu.

  • @CaashoAbdi-jr2vh
    @CaashoAbdi-jr2vh 7 วันที่ผ่านมา +1

    Alaahuakbar

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 7 วันที่ผ่านมา +2

    Dorasho qof iyo cod oo ka dhacayn Puntland kama dhacayso SSC. HA NOOLAATO SSC. Maakhir + Khaatumo = DARAAWIISH state of Somalia.
    Guul Iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 7 วันที่ผ่านมา +1

    Heey waa khalkhashay maahaa😂😂😂

  • @dahirsheikh6423
    @dahirsheikh6423 7 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali laandheere ma ahayn

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar ❤️ 😂

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 7 วันที่ผ่านมา +2

    waa tuug dhuumanaya xasan xabaalo qoye aduunkii podhan baa ogaaday inuu qof baahan oo baryo lataagan meelkasta inuu yahay maninka liibiya wax waaydiiyay iyo yugaandha ceeb udhimo

  • @marianhussein1545
    @marianhussein1545 7 วันที่ผ่านมา +1

    Brother kadaa mdaxweynah magaca Munaafiq

  • @sadiqabdi-k2d
    @sadiqabdi-k2d 7 วันที่ผ่านมา +1

    warkahar waxa

  • @bisharo8936
    @bisharo8936 6 วันที่ผ่านมา +1

    War is ilaali meel cadow ayaa jogtaa

  • @moallim1000
    @moallim1000 7 วันที่ผ่านมา +2

    Xitaa Kursi Mas'uul lagu fariisiyo looma dhigin. Waxaa loo dhigay Kuraasta Guryaha ee loo yaqaano Sofasetka. Dicciid. Damiir-laawe Xassan-Xaabsade

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ganacasigiisu utagaye dana umada soomaaliyed uma duul duulo xasan faaruqu👁️

  • @AminaMohamed-s9w
    @AminaMohamed-s9w 5 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂ilahay cadaabta ha geeyo ninkii kitaabka gubay, 😂😂😂Xasan gurguurte ilaahay ayaa u maqan😂 Somalia awelba Puntland ayaa dhistay markii horeba hadana waa laga tuurayaa Munaafaq, waa intaas uun. GUUL Puntland 🎉🎉

  • @MohamedMohamed-qf1xg
    @MohamedMohamed-qf1xg 7 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂 arxaakawadaa

  • @feynusdahir6720
    @feynusdahir6720 7 วันที่ผ่านมา +1

    Boodgarigii jecelka runtii qosol iguma haran 😂😂😂😂😂🎉

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 7 วันที่ผ่านมา +1

    scw💎❤️🕋🌴🌺scw❤️🕋🌺💎🌴💎😭

  • @ShaficiXuseeb
    @ShaficiXuseeb 7 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaan xasan sheekh ayuu ku waashay xasan waa abgaal hadduu tagana sh shariif ayaa badali doona marka abgaal abgaal ku badal maxaa kasoo baxaaya

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 7 วันที่ผ่านมา

      It’s ok if xasan go , Shekh sharif come is good all Somalian people like no matter what darood , hawiye Somali need sheekh sharif
      Sister period !

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 7 วันที่ผ่านมา

      Xasan dadka oo dhan baa nacay hawiye jooga muqdisho sister malin walba way banaan baxaan
      Xasan doonimayno saw ma dhahaan Xasan saw dhulkii dadka masaakiinta saw ma gadan masajidadii hada saw ma duminaayo Xasan Wuu ceeboobay
      Gayiga Somalida waa madax waynaha qura oo dalka dhacay
      You have to know that sister 😭

    • @HusHas-s5e
      @HusHas-s5e 7 วันที่ผ่านมา +1

      XASAN MUNAAFAQ DAMEER WAA LA WASAA IYO ADIGA
      AAMIIN DHEH 😂😂

    • @ShaficiXuseeb
      @ShaficiXuseeb 6 วันที่ผ่านมา

      @HusHas-s5e boowe aflagaado waa mabnuux

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 วันที่ผ่านมา +1

    Rag baa helay geesiyo

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs Bodhari SCW SCW

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 6 วันที่ผ่านมา

    Xassan xaaraan aniga ayaaba balan ilaahay ku qaaday inaan tooganayo I am abaadir preffisional Assistant

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sawirka xassan baahane wuxuu kuuu cadeenayaa in uu somalia matali karin sidaa awgeed baa calanka loogu keenin,isna waa dayuus oo bah dilka ma dhibsanayo damiir xumo awgeeda,waxaan filayaa xassan dayuus hadii lacag loo sheego in uu xaaskiisa xitaa uu kaa iibinayo sida u lacag jecel yahay😅

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 7 วันที่ผ่านมา +4

    Boodhari oo jabuutiyaan metelaayo 😂😂😂😂😂

  • @AdenHassan-n9t
    @AdenHassan-n9t 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan baahane sumcadi somaali meel aan laga soo celin karin ayuu geeyey meelo aan hunguri laga raadsanin ayuu maalin walba gacanta iskaga hoorsan Bisinka 🙈🙈🙈

  • @AadanBashir
    @AadanBashir 7 วันที่ผ่านมา +3

    Allahu. Akbar

  • @AishaHassan-qn7ny
    @AishaHassan-qn7ny 7 วันที่ผ่านมา +1

    Suuraaf goormaaiigu danbeysey ereygaas boodhadhi dishari weeye

  • @halimahusein5211
    @halimahusein5211 7 วันที่ผ่านมา +3

    Alxamdu ilaah alxamdulilaah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 7 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂cagaha la bajiyey ku laha weliga ma maqal 😂😂ma nooli intuu indho ku leeyahay

  • @FrieMehd
    @FrieMehd 7 วันที่ผ่านมา +1

    Adan digsi

  • @Marryan-j7j
    @Marryan-j7j 7 วันที่ผ่านมา +1

    😅😅😅😅😅

  • @king_jeeni_kudhiigle2025
    @king_jeeni_kudhiigle2025 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kalacararka villa wardhiigley iyo madaxweyne xasan ayax oo godkiisa biyo ugugaleen xerada xalanuu kucararay war Deni dalxoreeye mee ciidan ha,usodire ninka darone ta kacaraya miya Dal xoreynkara

  • @Ggnjjhbb
    @Ggnjjhbb 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulka xaguu uwadaa ninka

  • @xaawo1
    @xaawo1 7 วันที่ผ่านมา +1

    Cswasalaan

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wiilal baa helay ilaahay gacanta idinma gooyo gaalkii gaalku dhalay haday kujar jareen baas waa gobanimo maxaa ugeeyay kiraabka

  • @LibanxuseenibrahinArts
    @LibanxuseenibrahinArts 6 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkk bodheriga cashaqa wad iga qoslisay bartii ay ahayd dhigtay

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 7 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤scs scw❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 7 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂
    KUSOCO❤😊🤗❤️💯👌👍🏻🫶🫶😂

  • @EnthusiasticLoungingPand-ff3nf
    @EnthusiasticLoungingPand-ff3nf 7 วันที่ผ่านมา

    Waan Ka yaabay qiil qabe waa kanookale

  • @Mahmud-n8h
    @Mahmud-n8h 7 วันที่ผ่านมา +1

    Laandhere Karbaash Kufaarta Kufaartu Dhashay😂

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 7 วันที่ผ่านมา +2

    Kkk ismacil hadalkisa kusoceli

  • @Ggnjjhbb
    @Ggnjjhbb 7 วันที่ผ่านมา +1

    Walidaa uroon 😂😂😂😂

  • @AbdinasirsalahOmar
    @AbdinasirsalahOmar 7 วันที่ผ่านมา +1

    Bodhari saad lahjada somalida u kala taqaanid ban ku qoslay kk

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 7 วันที่ผ่านมา +1

    HIHI 😂 XASAN AYAX DUUFAAN IYO DABAYL LULAYSA BAA KOLBA QAR KA TUURAYSA😂. FARYARA BIDIX BAA SIDATA 😂‼️. BIDMILAAHI KARIM, BADAHAY KU DARAYSAA😂. QOOMKA BADUHU LIQEEN KAMA SOKAYNDOONO😊

  • @hodanaxmed9324
    @hodanaxmed9324 7 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂 xassan iyo ismacil sifiican ayay isu waryesteen 😂

  • @EnthusiasticLoungingPand-ff3nf
    @EnthusiasticLoungingPand-ff3nf 7 วันที่ผ่านมา

    Hora qofkani ma ninbaa mise waa nag afariyo tobanka saac wuu ooyayaa uun maxaa Ka maqan ma coil qabaa maalin qudha ma arag isagoo caadiy u hadlaaya oohin uuun

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 6 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂bodhari arke maa qoslin been deh

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 7 วันที่ผ่านมา

    Gaalkii mujrimka ehlul khanaasiirka ahaa Talow maragii qoorta kajarayay gaal kasta oo kitaabka qur,aanka kariimka dhibaateeya raga kufaarta noocaas ah qoorta kajarayay oo
    intooda badan ahaan jiray iran 🇮🇷 iyo Pakistan 🇵🇰 OKI maantana ma ragaas ayaa ku jihaaday gaalka makhnuudka ahaa???!!!

  • @abdullahi7866
    @abdullahi7866 7 วันที่ผ่านมา +1

    Raisul wasara kuxigeenku salax mawuxuu masuul kayahay reerwaqooye oo dhan mise beesha isaaq un buu xamar u jogaa horta

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 7 วันที่ผ่านมา

    Hasan Munaafaq & Mooryanta Fadhisa Villa Somalia Ee Kursiga ku Matalaaya Beelaha Habargidir HG Waa Dad Imaanka Illaahey ka Qaaday Waa Argagaxisada Geeska Africa