DADBAA DADKA CAAYA 2021 SOORAAN IYO JAWAAN FILM CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 331

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +11

    Sooraan ILAAHEY ha u naxariisto 🤲

  • @najahchannel1817
    @najahchannel1817 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku naxriisto Alle janadii haka waarbiyo abwaan sooran ismaacil sugule 😭😭😭😭😭 in badan baad Naga qoslisay kuma ilowbi doon mar kastan waanu Ku soo xasuusanayna

  • @axmedsanag3818
    @axmedsanag3818 3 ปีที่แล้ว +58

    Soran iyo jawan hadad tagero buxda utahay ismuji🔥💯👍

  • @guleedyare8437
    @guleedyare8437 3 ปีที่แล้ว +91

    Dadka nebiga iyo kitaabka quraanka ku qadhaabta like iyo comment yaan la siin pls waa dad duli ah oo denbi ku jira lkn aan is ogayn.

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 ปีที่แล้ว +149

    Inta amran yaray waynatay ila aragta like dhac ku sii🤪😂

    • @BashiirEbraahem
      @BashiirEbraahem 8 หลายเดือนก่อน

      Isku school ban ahyn waaba funny😂

  • @fatmakursat9250
    @fatmakursat9250 3 ปีที่แล้ว +2

    ax sooran waaki rawaxay ax ilahay haa naxaristo axa😭

  • @Sh_geyre
    @Sh_geyre 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭
    Axxxx geeriyeey xishoodlaay dadka kala foogeeyay
    DhawaaqA dhagahyga soo gaadhayaa xumaa gacal ha waayeene
    Nun mug iyo miisaan wayn leh ayuu runtii ahaa abwaanku
    Alle ha u naxariisto samir iyo imaan saadiq ahna ilaahy ha ka siiyo dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 3 ปีที่แล้ว +5

    ALLAH HA U NAXARIISTO SOORAAN AAMIIN

    • @Khayr120
      @Khayr120 3 ปีที่แล้ว

      aamiin wll

  • @xiskaal24
    @xiskaal24 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabi janatul fardowso ha geeyo sooraan

  • @Ciidanka-Cirka
    @Ciidanka-Cirka 3 ปีที่แล้ว +2

    Amran yarey way weynaatay. MashaAllah

  • @jablibaax
    @jablibaax 3 ปีที่แล้ว +16

    Sooraan "waliba inankeygu dadka gaa gaaaban buu ahaayoo waa bayaad " 😂😂

  • @isirali4317
    @isirali4317 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaahay shuqul soomaali bay ka hadlayaan umadaha kale wax qof iintiisa ku aflagaadeeynaya arki maysid🥺

  • @highflyer215
    @highflyer215 3 ปีที่แล้ว +10

    Amran waa weynaatay Man sha Allah, Keep it coming legends🙌🙌👏👏👏

  • @prembosska2519
    @prembosska2519 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah amran yar maxay waynaatay xafidakalah soran iyo jawaan salaan sare 👋

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 3 ปีที่แล้ว +4

    Allow ninkan khayr u diib waniga ku diba khary alla sidan ku xiseye sooraan iyo saxiibkise jawaan ♥️

  • @somalisbr2908
    @somalisbr2908 3 ปีที่แล้ว +16

    11:37 Amran cidna iididi mayso inaan Jaamci Noqdo Masha Allh Way waynatay

  • @angelaania_1
    @angelaania_1 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah waa horumar aan wadanka intiisa kale gaarin, Somalileynku waa cadaankii somalia, ama indhihi wadanka. Horumarka usocda

  • @ahmedgolden3906
    @ahmedgolden3906 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadba dadka waala hadana sheekadi waxay maraysa dadbaa dadka caaya
    Sheikh bashier secondry❤💯

  • @alihersi5974
    @alihersi5974 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah amran yarey naag wayn bay noqotay

  • @siciidclaahi4078
    @siciidclaahi4078 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa wacyigelin ka hadlaysa laba qodob oo muhiim ah thanks sooraan iyo jawaan

  • @voosizmba5294
    @voosizmba5294 3 ปีที่แล้ว +2

    Soran ciyal kii horeh😃😃😇💥💟🌏

  • @mahdilove7736
    @mahdilove7736 3 ปีที่แล้ว +45

    Nio isadkaynta iska daayo likta saar Farta Alle kama goye
    👇

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +5

    Hablaha wax bara
    Dumarka waa Gob ❤️👏💖💖💖💖💋

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว +9

    Waar tii yarayd sawta kala baxday
    Msha Allah

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics 3 ปีที่แล้ว +3

    i will have serious talk whith the school pricipal (Orod soco waaye bal anaa u tagayee) Bal adigu labadaa is waafaji,,
    Ninka qaarlka Englishtaa qoraybaa xariife Hadii sideeda loo macneeyo micno kalay soo bixi lahayd,,
    ninka lyrics ka qoray Legend wlhi
    waxay leeyiin Oo dhan micno ka culus siday ku dhawaaqyaan buu u sameeyay

    • @APuntite
      @APuntite 3 ปีที่แล้ว

      Thanks 😊

    • @maarshaallyrics
      @maarshaallyrics 3 ปีที่แล้ว

      @@APuntite Adi miyaa Qoray

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhh 3:42 sooraan siduu usoo galay inta ku qososhay 😂🤣😂🤣😂🤣🤣

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah majajilayasha reer burco illaahay haidin sharfo Abwaan soraan jawaan illaahay haidin xiftiyo waa riwaayad aad u qiima badan ❤👍

    • @ibnucarees1673
      @ibnucarees1673 3 ปีที่แล้ว

      Masha alah amran wey weynatay

    • @Hooda36
      @Hooda36 3 ปีที่แล้ว

      @@ibnucarees1673 haa Masha'Allah waxaay noqotay marwo yar😁👍

  • @xerow5346
    @xerow5346 3 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa allah tii yarayd waa waynaatay amran😀
    Alle cumriga ha u barakeeyo

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 3 ปีที่แล้ว

    Sooraan walaahi wuu igga qosliyey ku lahaa iskiinmoosow iyo curiyow ulahaayeen
    Ilaahow kuu naxariiso wacyi gallin dhaba oo xaqiiqa farsamada ilaahay filkaa lagguma caayo

  • @mustafehaaji9956
    @mustafehaaji9956 3 ปีที่แล้ว

    Allha unaxariisto sooraan aamiin🤲🤲

  • @marwanxaashi6324
    @marwanxaashi6324 3 ปีที่แล้ว +14

    inta ilah aragta in tii yar waynatay like😂😂😂😂

  • @najimamaxamuudmaxamed220
    @najimamaxamuudmaxamed220 3 ปีที่แล้ว +3

    WLahi wa classkayaGiii 😀😀🤭 izkULka

  • @rahim8808
    @rahim8808 3 ปีที่แล้ว

    Ilhay naxaris iyo jano ha ka warabiyo ameen ameen

  • @مأجي-ز8ض
    @مأجي-ز8ض 3 ปีที่แล้ว +4

    waa waxjira runtii
    wllhi dadkeenu waa cawaan iska daa inay dadki laxaadka lahaa wax ka sheegane
    dadki caadiga ahaa ee dadalaayay ayaa kun ceebood lo samaynayaa oo iimo looyeelaya oo lala hadhayaa
    somalida cawaansanaa
    nio goorman dad isu naxa noqonaynaa😢

  • @hamseahmed4985
    @hamseahmed4985 3 ปีที่แล้ว

    Sooraan ismaaciil suguleH Alow ku naxariisoh sooraan

  • @XaamudAdan-nl7sk
    @XaamudAdan-nl7sk ปีที่แล้ว

    Allow u naxariisto soraan aamiin janada alle janada

  • @faadumoxaashi7439
    @faadumoxaashi7439 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah waa wacyi galin aad u saraysa run ahaantii hadii ardayda iskoolada saan loogu wacyi galin lahaa iyo guryahaba wax badan baa is badali lahaa caruur badana cuqdadu way dayn lahayd
    aad bay u mahadsan yihiin dadkii fikirkan lahaa

  • @dil_qalbiofficial
    @dil_qalbiofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah Amran wey weynate .......

  • @hunterstrawberry9392
    @hunterstrawberry9392 3 ปีที่แล้ว +6

    That's anti-bullying, bullying is very dangerous even it can lead the person to self-harm or even to commit suicide it is very common in many countries. So be aware of it and don't dare to discriminate disability people. This is literally good message to the community members such as School princibles, instructors, parents, and students as well.

    • @Yonisaj12
      @Yonisaj12 2 ปีที่แล้ว

      The worst bullies can also be someone in the family. Especially the elderly. Talking about own experience.

  • @stayblue759
    @stayblue759 3 ปีที่แล้ว +6

    YarTii YaraN JirtaY Ano ArkaYey waynateY. Mnzha Allah.
    ✌️✌️

  • @cabdixakinibrahim5450
    @cabdixakinibrahim5450 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxaaristo sooraan ismaciil sugulle

  • @ciyaaladumbuluq8096
    @ciyaaladumbuluq8096 3 ปีที่แล้ว +6

    Inta ila aragtay inay haayad project kazoo qaateen like ta saara 😂😂😂👍

  • @laabsifeeyeofficial
    @laabsifeeyeofficial 3 ปีที่แล้ว +10

    Soraan and jawaan legen somaliyeed

  • @rashidhusein1511
    @rashidhusein1511 3 ปีที่แล้ว +8

    Number 0ne 15 second ❤

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +2

    dadbaa dadka wala waa runtood sooraan iyo jawaan ❤👏

  • @mahamoudabdi9095
    @mahamoudabdi9095 3 ปีที่แล้ว

    Allha ku naxaristo sidii adunka lagaga jeclaa allha ka dhigo marti la jecel yahay

  • @tuurtaburco
    @tuurtaburco 3 ปีที่แล้ว

    Maanshalaah Amran yariisay inan waynbay noqotay!

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 3 ปีที่แล้ว +1

    Labada abwaan waxay mudan yihiin in lagu amaano shaqada wanaagsan ee ay bulshadooda u hayaan , iyo sidey u dhisaan kuwa garaadka gàaban ama aqoontu ku yartahay,.

  • @munamohamed6037
    @munamohamed6037 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxristo soorann 😪

  • @aadanosman3367
    @aadanosman3367 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii qof dhiban wax ka sheega isaga ayaa iska arki doona qofkasta sida uu ALLE u abuuray halagu ixtiraama yaan wax laga sheegin fadlan wbt

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 ปีที่แล้ว +7

    Dalka Canada 🇨🇦 oo aan ku noolahay dadka loogu ixtiraamka badan yahay oo priority ga la siiyo waa dadka Disability gaa waa dadka lixaadkoodu buuxin

    • @ifrahkhalif4956
      @ifrahkhalif4956 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa we are proud And blessed to live. Canada

    • @salmanpalle1632
      @salmanpalle1632 3 ปีที่แล้ว

      @@ifrahkhalif4956 haa abaayo Ifraax waa Alle mahadiis I love 💕 Toronto

  • @yahyeahmedhassan545
    @yahyeahmedhassan545 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdha langarada jile ma midi yared oo soran la jili jirtah m.a🙏🙏

  • @abwaankhaalidkaftan766
    @abwaankhaalidkaftan766 3 ปีที่แล้ว

    masha alaah sooraan sujuud baa ka muuqata alaah janarul firdiwsa hakaa waraabiyo

  • @sharecoabdilahi2420
    @sharecoabdilahi2420 3 ปีที่แล้ว +2

    Amran walhy way nagu dul qaangaadhay Allah haku xafido inanyaroo aan taageero inbadan

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 3 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan wllhi markaan arkaan iska qoslaa cimriga allaha kubarakeeyo adeer

  • @hamsemahdi8811
    @hamsemahdi8811 3 ปีที่แล้ว +3

    Well done! For putting the subtitle on the video

  • @MohamedYusuf09
    @MohamedYusuf09 3 ปีที่แล้ว +15

    Well presented subtitles wow, impressed

  • @mohamudqanciye7355
    @mohamudqanciye7355 3 ปีที่แล้ว +3

    Lkn adigu anaa ilamid aheed kulahaa sooraan😄😄

  • @ahmedmuhumed5030
    @ahmedmuhumed5030 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlh war gabadhi amran way waynatay waxa hitinaya so ayada maaha

  • @kamoboy9436
    @kamoboy9436 3 ปีที่แล้ว +8

    Sorry wlhi barigan yara dadka wax Wal ooy yihiin wn ku caayi jiray cawaro langadhow tuuro markii aan weynaday ilaa aan qurbaha tagay maan wayo arkin hada waxanan walaladaydii iga waa weynaa an ka faaiidin ayan qurbaha ka faaiday wan iska qoomameeyaa😭hada sorry ilahow ii danbi dhaaf walalayaal dadka naafadaa dhawra oo U naxariista😍

  • @lajan1169
    @lajan1169 3 ปีที่แล้ว

    Sooraan iyo jawaan HALKA kasiiwada riwaayadaha mash allh

  • @nohamudmuse6036
    @nohamudmuse6036 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa wadanka kaliya ee is kucaya amarka ilahay

  • @abdifataxmohamad6686
    @abdifataxmohamad6686 3 ปีที่แล้ว +4

    First comment

  • @qasimnuuxqasim4575
    @qasimnuuxqasim4575 3 ปีที่แล้ว +5

    Tagerayaazha zooran liketa ila dhaca

  • @hargeisawi77
    @hargeisawi77 3 ปีที่แล้ว +4

    Number one 10 minutes

  • @cumarcali2695
    @cumarcali2695 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Wa arrin loo bahan yahay in laga hadlo

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +6

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey

  • @ducaaleahmadqare4409
    @ducaaleahmadqare4409 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku naxaristo abwaan sooraan 😪😪

  • @murzal31
    @murzal31 3 ปีที่แล้ว +4

    Amran sooraan Oo waynaatey Mncha AllaH

  • @osmansorrow4725
    @osmansorrow4725 3 ปีที่แล้ว +2

    Wacyi gelin heerkii ugu sareesay, runti waa wax u muhiim ah dhamaan dhalin yarteena inee fahmaan markee ku dhiwaateenayaan qof kale wax uusan asiga jecleesaneenin in lagu dhiwaateeyo. Wa dhaqan xun misa ka jiro guud ahaan wadankeena hooyo qof dalbaday ma jiro inuu qurux helo sidaaso kale ma jiro qof dalbaday foolxumada, so aan ku dhaqano waanada si sax ahna aan u qaadano.

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 3 ปีที่แล้ว +6

    Dadka ugu xigmada badan somaliland waa habar jeclo jowaan iyo sooraan mudhxiye iyo maroojiye xildhibaan cunaaye iyo Hibaaq Gobaad yaa igu diidan

    • @xamzeabdurahman114
      @xamzeabdurahman114 3 ปีที่แล้ว

      Cidna runtaa weyeee

    • @cabdiwalicali2177
      @cabdiwalicali2177 3 ปีที่แล้ว

      Hibaaq gopaad ka reeb maahe

    • @xamzeabdurahman114
      @xamzeabdurahman114 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiwalicali2177 hadaa waayo hipaaq gobaad

    • @sagalhassan7677
      @sagalhassan7677 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwalicali2177ma haddad dadkiii noolaana nagu qabsateen waa gabadh biciide ah xildhibaan cunaaye waa ilmaadeer

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 3 ปีที่แล้ว

      Habar Love 👑👏

  • @najmayarofficial8146
    @najmayarofficial8146 3 ปีที่แล้ว +7

    Soran BuT Like same

  • @faysalismaaciil9535
    @faysalismaaciil9535 3 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxariisto sooraan

  • @zouhmed1803
    @zouhmed1803 3 ปีที่แล้ว +1

    We miss 😢 ❤ 😔 ♥ 😞 💔 😢 ❤ 😔 sooraan

  • @somalimediaproduction143
    @somalimediaproduction143 3 ปีที่แล้ว +1

    Amran waa waynatay masha allah
    Riwaayadii dhuxusha xusuusta

  • @lucascoly4430
    @lucascoly4430 3 ปีที่แล้ว +11

    Hala yaaa HaLa Like ILa dhaCa Nclye💯😂😂😂😂 Gabigiina Tuur Baad wada leedine😂😂😂

  • @somalitiktok1709
    @somalitiktok1709 3 ปีที่แล้ว +14

    Inta Sooraaan ku qososha like

  • @isirali4317
    @isirali4317 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma amran yar baa sidan u waynaatay😃👍🏾

  • @somaliwise2248
    @somaliwise2248 3 ปีที่แล้ว +1

    11:44 amran inta ila aragta inay calanki somaliya xidhan thy like dhac kusii

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa Wax Jira Rowaayadan qisaday Ku socoto

  • @lamaanahanoloshaofficial987
    @lamaanahanoloshaofficial987 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkķ Amran gacanteeda calanka somaliya baa uku xiran masha allaaah
    Inta illa aragtay like dhac iiku siiya

  • @ifarxayassin7033
    @ifarxayassin7033 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariisto sooran mantuu dhintey😭

  • @samiirbooska4070
    @samiirbooska4070 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta aan cuqdada qabin like dhackusiiya😜😜😜

  • @naciimafarax5559
    @naciimafarax5559 3 ปีที่แล้ว

    Inta sooraan markuugeeriyooda daawanaysa like dhac kusii

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed 11 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha unaxariisto sooraan

  • @cayduruusofficialchannel5941
    @cayduruusofficialchannel5941 3 ปีที่แล้ว +7

    war tii yarayd waa weynaatay m.a

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 3 ปีที่แล้ว +1

    ☝️✌ niow tii yareyd wey weynaatay Maashalah

  • @umuaisha9899
    @umuaisha9899 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah I love you guys soran iyo jawan long life❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaaldeeq8026
    @jamaaldeeq8026 3 ปีที่แล้ว +1

    waa wacdi bulshada ku socda dadka yaan la caayin abuurta alle qaba 👏🏽

  • @maxamedaxmed3545
    @maxamedaxmed3545 3 ปีที่แล้ว

    First one view like and comment woow

  • @guleidyusuf3797
    @guleidyusuf3797 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto sooraan

  • @amiinilkacazeamiinilkacaze2837
    @amiinilkacazeamiinilkacaze2837 3 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto sooraaN

  • @x-tttabdi50cent62
    @x-tttabdi50cent62 3 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂 Curiyoow u lahayen ,, sooran Legend

  • @guuleedhawo6621
    @guuleedhawo6621 3 ปีที่แล้ว +1

    Woooooow mansha Allahu reallly wllahi wayena

  • @adeysalah5875
    @adeysalah5875 3 ปีที่แล้ว

    Geeridisa kadib ya xasuustiisa darteed uso galey wale waligey kuma hilmaamo ilah haku naxariisto

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaah jawaan iyo sooraan waa halyeeyo

  • @abdirahmangas9311
    @abdirahmangas9311 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxristoh sooran❤

  • @mahmedali1610
    @mahmedali1610 3 ปีที่แล้ว

    Ilahow kunaxariiso soran ismail sugule

  • @artanmahamud6245
    @artanmahamud6245 3 ปีที่แล้ว

    Amaran waan salaamy si gaar.ah
    Dhamaantina salaaman

  • @abdikaremahmed9280
    @abdikaremahmed9280 3 ปีที่แล้ว

    Maaazha alh amran baaa waynaatay