Gaadiidka Qaadka iyo caasimda Somailand- Daawo dhacdooyinka qaadka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 ปีที่แล้ว +2

    Geedka la yidha Qaadku wuxuu ku hayaa dadka dhibatadda faraa badan Iyo dhaqan xuumo badan.

  • @haykalengner3359
    @haykalengner3359 5 ปีที่แล้ว +2

    ilahay umada ha ka qabto qaaadka

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa dhibaato u baahan in xal-waara laga gaadho
    Dawladan cusubna aan k rajaynayno inay wax k qabato

  • @mhaarapjr8087
    @mhaarapjr8087 5 ปีที่แล้ว +1

    warmeeshani waa hargaysa mayeelayee ma hargaysaa mise waa boorame intii igu dhaanta wadanka waqooyiga isheega

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 6 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay hana qabto qaadka umadii wuu babiyay

  • @fadxiaxmed1748
    @fadxiaxmed1748 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw qaadka casimada

  • @mustefkoobekoobe9375
    @mustefkoobekoobe9375 5 ปีที่แล้ว +1

    was ayaan dark hadii maanta qaadkii baraha buldhad lava xayasiinayo

  • @Abdulghani-AlHusaini
    @Abdulghani-AlHusaini 6 ปีที่แล้ว +1

    Gaafani all day all the way.

  • @bedkachanel2863
    @bedkachanel2863 4 ปีที่แล้ว

    Waalayab sheekadan

  • @allemagan987
    @allemagan987 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay baan inkudhaarshaye maxaan ugu garaab naa walalaheena dhahaayo waa go aynaa 27 sano caasimadoodii garagaas ayay leedahaye

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 4 ปีที่แล้ว +1

    Meeshaan dad fiyow maku noolo.

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 6 ปีที่แล้ว +2

    Xaasid muxuu jaadka uga gubayaa shil wuu dhacaa lkn normally waa lagu kala baxaa

    • @iibgeeyeonlinemarket1210
      @iibgeeyeonlinemarket1210 5 ปีที่แล้ว

      Muxuu jaadka uga gubayaa waa maxuu xashiishada loo ga gubayaa o kale!

  • @marwoahmed8712
    @marwoahmed8712 6 ปีที่แล้ว +4

    qadadweyn somalilaan sidan uma ekee hanoo soo sawirina tuulooyinkiina

    • @siinatshire6395
      @siinatshire6395 6 ปีที่แล้ว

      Marwo Ahmed lahjadina dhageyso cusuri

    • @yaxyegood8368
      @yaxyegood8368 6 ปีที่แล้ว

      Marwo Ahmed wa hargeisa nio miyad la yabantahy sawdiga arkaya qadaadweynbay idinkaga dhagte

    • @shucaybmohamed7731
      @shucaybmohamed7731 6 ปีที่แล้ว +1

      Marwo Ahmed waa Crown hotel-Hargasa agtiisa.

    • @sharmaboy6578
      @sharmaboy6578 6 ปีที่แล้ว +1

      Mxa tuula waa caasimadiiye gooladda jigjiga yar

    • @cqaniwardi2163
      @cqaniwardi2163 6 ปีที่แล้ว

      dabaa imaray sowta ah qadad weyn uunbey idinkaga dhagtee

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahay dadka ha ka qabto kuwa keena sunta qaadka,mida kale wadanka waxaad moodaa inuu qaadku maamulo siduu doono ayuu u socdaa cid qabataana ma jirto,sharcigu ma qabto.

  • @dhiblaaweMD
    @dhiblaaweMD 6 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhhhhhhhhhh
    kulahaa caqligii buu sidaaa walee hargeisa waa qosol

    • @mhaarapjr8087
      @mhaarapjr8087 4 ปีที่แล้ว +1

      been maaha waa run hadlkaas waa caqli

  • @siinatshire6395
    @siinatshire6395 6 ปีที่แล้ว +1

    Qadland

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 6 ปีที่แล้ว

    Usameeya 🛑 please

  • @ahmedisaaq752
    @ahmedisaaq752 6 ปีที่แล้ว

    Bari miyaa magaloyinkani 😁😁😁

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 ปีที่แล้ว +1

    Qaadland🤣🤣🤪

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 5 ปีที่แล้ว +1

      qarax malia kkk niiko malia qadaad wayn

    • @asaldhalad4746
      @asaldhalad4746 5 ปีที่แล้ว +1

      idinka Naga drnpa miirooga walida a yad cuntn